Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. Vans;704056 wrote: I hear a lax . Wan or lax? ,,,
  2. Waxaanu xiriiro badan lasameeynay meelo kaladuwan si aan wax uga ogaano xogta dhabta ah ee la xiriirta sidii uu udhacay duulaankii baryahanba loo shintirinaayay iyo sababaha fashilka ku keenay.Waxaanu xogtan kasoo aruurinay khuburo ciidan iyo mas'uuliyiin kusugan jiida hore ee dagaalka. Ciidanka weerarka qaaday ayaa qiyaastii dhanaa 700 oo askari halka ciidamadi magaalada difaacanayay ay tiro taa udhiganta ahaayeen hadii aysan ka badnayn.Dagaalka ayaa bilaabmay abaarihii shantii subaxnimo iyada oo ay duqayn xoogan loogu sii gogol xaaray waxaana halmar isqabsady hugunka madaafiicda garbaha laga tuuro iyo dhawaaqa rasaasta darandooriga udhacda.Ciidamadii lagu soo tababaray Kenya ayaa muujiyay kalsooni iyo qaab dagaal oo casri ah waxayna muda kooban kadib jjabsadeen difaacii hore ee ciidamadii Alshabaab iyagoo xoog kugalay gudaha magaalada hadaba maxaa dhacay? Ciidamada Alshabaab markii ay arkeen quwada, hubka iyo carcarta ciidamada dagaalka kulajira ayay islamarkiiba taaktiko cajiib ah dhigeen waxayna go'aansadeen inay baneeyaan gudaha magaalada una kala baxaan labo jiho oo kala gedisan.Ciidmadii duulaanka ahaa ayaa magaalada gudaha usoo galay waxogaa yar kadibna waxay xabad kabilaabantay gadaashooda oo waxaa soo dhabarjabiyay ciidamo uu hogaaminayo Dulyadeyn oo kujiray meel aan soo uga fogeyn magaalada waxaa kaloo soo rogaal celiyay ciidamadii magaalada kabaxay oo sugayey baaqa rasaasta dhabarjibinta halkaa waxaa kadhacay dagaal culus waxaana si adag isu difaacay ciidamadii Isiyeelow oo xabadu dhowr jiho kagasocoto iyagoo ay kusoo maaxatay maahmaahdii ahayd dib ugurasho waa xeelad dagaal waxayna dib ugu gurteen halkii ay kasoo duuleen iyagoo aan wax hub ah laga qabsanin dhaawacoodiina qaatay. Guuldaradu way magacyo badantahay hase ahaatee khaladaadkii dhacay iyo sababihii fashilka keenay waxaanu kusoo koobnay dhowrkan qodob:- 1): Xog la'aan iyo deg deg : Saraakiisha dagaal gelinaysay ciidanka wax xog ah kama aysan haynin ciidankii kasoo horjeeday oo aan ka ahayn qiyaasta tiradooda iyo in gudaha magaalada kusugan yihiin.Ciidanka Alshabaab waxay isu qeybiyeen dhowr aag oo magaalada dusheeda ah waxaana gudaha magaalada kujiray ciidan kooban.Xog la'aantani waxay keentay in la ogaan waayo ciidankii dhabarjabinta sameeyay ee uu hogaaminayay Dulyadeyn. Khaladka kale ayaa ah deg deg waxay weerarka bilaabeen iyagoo muda 24 saac kayar kusugnaa deegaanka hadana wax sirdoon ah ujoogin goobta dagaalka 2): Kaarta xumi iyo Khibrad la'aan: Habdagaalanka ciidamada Alshabaab oo aysan waaya arag ama khibrad u lahayn. Waxay dagaalka ka qaadeen hal aag oo kaliya waxayna magaalada ka galeen hal dhinac taasoo sahashay in ciidankii Dulyadeyn dhabarjabinta sameeyo waayo hadii magaalada dhowr aag laga weerari lahaa waxay faktii horaba arki lahaayeen ciidanka Dulyaden ee geeska kale ee magaalada ku gabanayay. 4):Qaabka ay dagaalka ugaleen oo ah qaab dowli ah (dagaal garbasiman ) oo aan loo isticmaali karin ciidamada Alshabaab.Alshabaab markii ay arkeen in xabada haysa hal dhinac ka imaanayso ayna yihiin ciidan isdaba fadhiya waxay baneeyeen wajahaadii ciidanka ee naartu kasoo afuufmaysay wxay ukala baxeen dhinacyada markii ciidamadii gudaha soo galeena dhinacyada ayay kaga dhufteen.Marka lasoo aruuriyo dagaalku dagaal culus buu ahaa ciidamadii Isiyeelowna been Allaa caayaye way geesinimo dirireen waayo way adagtahay in la arko ciidan la dhabarjabiyay oo dhaawiciisa qaata dhanka Alshabaab waxay muujiyeen khibrad iyo taatiko dagaal oo ah tan sababtay in dheeshii noqoto ciyaari waa gelin dambe guushiina kuraacdo.
  3. Duqeyn xoogan ayaa xiligan kusocota magaalada Dhoobley oo shalay dirir khadhaadhi kudhexmartay ciidamada Alshabaab iyo ciidamo taabacsan DKMG oo lagu soo tababaray dalka Kenya dirirtaas oo ay guushii kuraacday ciidamadii Alshabaab. Madaafiicdan ayaa la aaminsanyahay in laga soo tuuray dhanka Kenya oo saldhig u ah ciidamada Isiyelow.Magaalada ayaa ilaa iyo saaka daganeyd waxaynu duqeyntu ku bilaabatay muda yar kahor.Lama oga in madaafiicdan magaalada lagu bilaabay ay hordhac utahay dagaal iyo inkale. Wixii kasoo kordha lasoco wararkaanaga dambe
  4. Dagaalkii ugu horeeyay ee ciidamada DKMG ay ku qaadaan gobollada Jubbooyinka oo ahaa kii ay saaka mar kula wareegeen gacan ku haynda magaalada Dhoobleey ayaa noqday mid ayna wax natiijo ah ka korodhsan. Sababta ugu weyn, waxaa lagu sheegay kala ahdaaf iyo ujeedooyin duwanaanta ciidamada dhexdooda iyo waliba hogaankooda sare. Maadaama DKMG ay ku salaysantahay nidaam qabiil, waxaan meesha ka madhnayn jilaafooyinka iyo caqabada dhinaca qabiilka ee curyaamiyay horusocod kasta ooy samayn lahayd DKMG. Ciidamada waxaa lagu soo ururiyay hab beeleed, waxayna ku hawl galayaan magac dawladeed, askari kasta iyo sargaal kastana waxaa jira qorshe iyo damac ka sareeya kan DKMG oo ayada laftirkeedu ku dhisan nadaamka faashilka ah. Hadaba, wararka aan helayno ayaa tibaaxaya in markii ay magaaladu u gacan gashay ciidamada DKMG uu markiiba banaanka u soo baxay khilaaf dhaliyay in si ka sahlan sidii ay ku qabsadeen magaalada looga qabsado. Dhanka ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa ah kuwa hal fikir iyo hal hogaan leh, taasi oo u sahlaysa inay mar kasta waajahaan quwad kasta oo usoo mudh baxda inay awood ku muquuniso. Ciidamada Kaambooniyiinta ayaan dagaalka maanta ka qayb galin, taasoo ayana abuuraysa su’aal ku saabsan xidhiidhka dhabta ah ee ka dhexeeya ciidamada DKMG iyo kuwa Kaambooniyiinta ee Sh. Axmed Madoobe hogaaminayo oo ayagu mudooyin badan uu dagaal kululi dhexmaray Xarakada Alshabaab. Dagaalkii maanta wuxuu ahaa tijaabadii ugu horaysay ee dhex marta Xarakada Alshabaab iyo ciidamada DKMG, ayadoo noqotay tijaabo dhiiri galisa ciidamada Alshabaab, jabisana mooraalka ciidamada DKMG, fashilna qarka u saarta damaca DKMG. Khasaare lixaad leh ayaa ka dhashay dagaalka; ayadoo dhinacyada dagaalamay ay kala gaareen inta la ogyahay 35 dhaawac ah iyo 17 dhimasho ah isku darka labada dhinac, halka dhinaca shacabka magaaladana la sheegayo dhimashada dhawr ruxuux iyo dhaawaca tiro kale, waxaana sidoo kale ku basbeelay dhawr guri ooy ku habsadeen madaafiicdii ay is waydaarsanayeen labada garab. Isku soo duubo, dagaalkii maanta wuxuu ahaa mid ay ku hungowday DKMG, wuxuuna noqday mid ay ka faa,iidaan xinjiro dhiig leh iyo waxay korodhsadaan halkeeda ha joogtee inay ayagii galeen maynis (-). Shacabka deegaanka wuxuu u ahaa maalin balaayo, maalin qax iyo maalin khasaare naf iyo maal. Alshabaabna wuxuu u ahaa maalin guul, maalin ay ka faydanto kurbada ay ku haysay cududda ciidamada lagu tababaray Kenya.
  5. 40 tan kor baa loo dhafay,,, waama iyo waama....
  6. Iraq's government has expressed support for international efforts to "protect Libyan people," a spokesman said, according to Reuters.
  7. Hugo Chavez, who has enjoyed good relations with Muammar Gaddafi in the past, has been condemning what he called "indiscriminate bombing" by the US, Britain and others. "What madness. ... It's imperial madness," said the Venezuelan President. The Associated Press reports on his comments, made during his weekly television and radio program: Chavez demanded the airstrikes be halted and echoed claims of civilian victims by the Libyan government, which said 48 people were killed. "Civilian victims have now begun to appear because some bombs are launched 200, 400 bombs from out there at sea and those bombs fall where they fall," Chavez added. "Libya is under imperial fire. Nothing justifies this," Chavez said, holding up a newspaper showing an explosion on the front page. "Indiscriminate bombing," he said. "Who gave those countries the right? Neither the United States, nor France, nor England, nor any country has the right to be dropping bombs." Chavez said African Union leaders were meeting in Mauritania to discuss the conflict. "That's what must be done, and going there to talk with the parties in the conflict, but not launching bombs, more bombs, more death," Chavez said. "We pray to God for peace in Libya."
  8. Guys ,,it's time you reach front line not to fight but report properly....
  9. *ANWAR*;703570 wrote: Syria,your next! Lol...nin kuu digay kuma dilin miyaa...
  10. Protesters at an anti-war rally in Los Angeles - marking eight years to the day since US-led operations against Iraq began - oppose any "US/UN war on Libya". [Picture: GALLO/GETTY]
  11. A no-fly zone is now officially in place over Libya. The US chair of the Joint chiefs of staff, Admiral Mike Mullen, told the NBC news station that Libyan government air defences had been "taken out" and there was no sign of Libyan aircraft. "Several" US F16 fighter jets are waiting on the Tarmac at the Italian base of Sigonella in Sicily, after an unmanned US drone landed at the base this morning, say Reuters. An extra four Danish F16s have arrived at the base this morning, adding to the two that arrievd there yesterday.
  12. Dhul aan gacmo la saarin saas ayuu noqdaa ,,, ..faraha la dhaqaajiyo....
  13. The Guardian Iran has joined in the fray. A missive from Tehran says Western attacks are a neo-colonial attempt to gain control over Libyan oil. Although the Iranian has voiced support for the uprising against Gaddafi, in what it called an "Islamic awakening" in the Arab world, it says Libyans should not trust Western military intervention. These countries enter usually with seductive slogans of supporting the people but they follow their own interests in ruling the countries and continuing colonialism in a new form," said Ramin Mehmanparast, a foreign ministry spokesman, according to the Isna, the students' news agency. "The records and the actions of the dominant countries in occupying oppressed countries means their intentions in such moves are always in doubt. Although Iran has taken a zero-tolerance approach to any protests at home, Mehmanparast said the Iranian position "is always to support the people and defend their legitimate demands."
  14. (AFP) – 8 hours ago NOUAKCHOTT — The African Union's panel on Libya Sunday called for an "immediate stop" to all attacks after the United States, France and Britain launched military action against Moamer Kadhafi's forces. After a more than four-hour meeting in the Mauritanian capital, the body also asked Libyan authorities to ensure "humanitarian aid to those in need," as well as the "protection of foreigners, including African expatriates living in Libya." It underscored the need for "necessary political reforms to eliminate the causes of the present crisis" but at the same time called for "restraint" from the international community to avoid "serious humanitarian consequences." The panel also announced a meeting in the Ethiopian capital Addis Ababa on March 25, along with representatives from the Arab League, the Organisation of Islamic Conference, the European Union and the United Nations to "put in place a mechanism for consultation and concerted action" to resolve the Libyan crisis. The AU committee on Libya is composed of five African heads of state. But the Nouakchott meeting was only attended by the presidents of Mauritania, Mali and Congo. South Africa and Uganda were represented by ministers. The committee said it had been unable to get international permission to visit Tripoli on Sunday but did not elaborate. Libyan generosity and Moamer Kadhafi's role in the creation of the African Union could explain the continental cautious stand, experts said. The AU was born in the 1999 Sirte Declaration, named after a summit hosted by Kadhafi in his hometown on the Libyan coast. The declaration said its authors felt inspired by Kadhafi's "vision for a strong and united Africa." "The AU as an organisation has benefited significantly from Kadhafi's wealth," said Fred Golooba Mutebi of the Institute of Social Research at Kampala's Makerere University. The pan-African body has taken a firmer stance on three west African crises: most recently Ivory Coast and previously Guinea and Niger. Handouts aside, Libya has invested billions of dollars in sub-Saharan Africa. It has interests in more than two dozen African countries, while its petroleum refining and distribution unit Oil Libya has interests in at least as many. Libyan telecommunications unit LAP Green is present in five countries in the region and expanding rapidly. Copyright © 2011 AFP. All rights reserved. More »
  15. Libraryga ayaan ka raadiya. Ilaahay amarkiis.
  16. There are currently 935 users browsing this thread. (: Keep it coming Duke......
  17. Zack, I think you have long way to go ,,, not that ...thanks though..
  18. Yet,.. he thinks himself not incapacitated from reading.
  19. Cool cat, ...waxaan galay tiro Zero ku dhamata.... juxa, it's never too late...join us....
  20. Aduunka dhan baa khatar noqday ,,,... meel ami ah ayaa iska yar.. Ob, how is the election in Moqadisho going?
  21. Muqdisho: Bisha ogoosto 2011 waxaa jira saadaal ah in dalka Soomaaliya lagu qaban doono doorashooyin waxaana jira warsaxaafadeed kasoo baxay aqalka baarlamaanka oo sheegaya in xilka madaxweynenimada dalka soomaaliya loo tartami doono bisha Agoosto 2011. Qaar kamid ah aqalka baarlamaanka ayaa sidoo kale sheegay in dorashooyibku ay kala horeeyaan sida sharcigu qabo loona baahan yahay in marka hore la doorto guddoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliya bisha Agoosto 2011, kadibna loo gudbo doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Dowladda ka jirta dalka Soomaaliya waa mid baarlamaanteri ah awoodda waxaa leh baarlamaanka sida axdiga Kmg ahi sheegayo, lamana oga sida loo xallin doono khilaafka soo foodsaaay dowladda Soomaaliya. Baarlamaanka dalka Soomaaliya wuxuu muddadiisa ku kordhistay 3 sanno oo hor leh, sida sharigu dhigayo muddo kordhinta baarlaanku sameeyey waa in uu ansixiyaa maaxweynahu, in kastoo uu diiday in 3 sanno ay baarlamaanku kordhistaan. Dowlada soomaaliya ayaa mamusha dhul yar oo ka mid ah dalka Soomaaliya, waxayna xilligan ku jiraan dagaal adag oo ay ku doonayaan inay maamulka dowladda Kmg ah ku fidiyaan dalka oo dhan gaar ahaan Koonfurta dalka. Si kastaba ha ahaatee, lama oga qaarka doorashooyinku noqon doonaan, in sidii hore ay noqon doonto mid baarlamaanku wax dooranayo iyo ay noqon doonto doorasho shacab.
  22. Diyaargarowga doorashada Madaxweynenaha dalka Soomaaliya ee lagu wado in ay qabsoonto ka hor inta aysan dhammaan bish Ogosto ee sanadkan aynu ku jirno, ayaa ololaheeda maanta Muqdisho si weyn looga dareemaya. Arrintan ayaa imaneysa kaddib marki uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan, warfidiyeenka u sheegay shalay in la abuuray Guddiga Diyaarinta Doorashada Madaxweynaha dalka Soomaalia. Doorashadan ayaa noqoneysa tii ugu horreysay ee ceynkeeda ah kana dhacda gudaha dalka Soomaaliya ilaa iyo inti uu dalku martida u noqday qaska iyo qaranjabkii ku dhacay sandkii 1991 oo aheyd markii ay jabhadihii dalka ka kacay rideen taliskii Kacaanka ee Maxamed Siyaad Barre
  23. Cabdirashiid Xidig ayaa saxaafadda u sheegay inay DKMG ka go’antahay inay Xarakadda Alshabaab mar aan fogayn kala wareegayso gobollada Jubbooyinka. Wasiir ku xigeenka Arimaha Bulshada, Shaqada, Shaqaalaha, dhalinyada iyo Isboortiga Cabdirashiid Xidig oo asagu ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayaa carabka ku adkeeyay damaaciga DKMG ee ku aadan Jubbooyinka, asagoo soo hadal qaaday guluf halkaasi ku waajahan. Wuxuu sidoo kale daaha ka rogay in ciidamada iyo hogaamihaha Xarakadda Kaambooni Sh. Axmed Madoobe ay kamid yihiin ciidamada Dawladda, isla markaana ay wali jihooyin kala gadisan ka kulaalayaan deegaanka Diif oo dhawaan gacan ku hayteeda ay kala wareegeen Xarakada Alshabaab. Sheegashada Xidig ee ah in ciidamada Kaambooniyiintu ay kamid yihiin ciidamada DKMG ayaa waxay burinaysaa waraysi uu todobaadkii hore siiyay idaacadda BBC-da sargaal ka tirsan Xarakad Kaambooni ee deegaanka Diif dagaalka kula gashay Xarakada Alshabaab. Sargaalka oo lagu magacaabo Sh. Daahir ayaa sheegay inay wadashaqayni ka dhaxayso DKMG, balse ay ayagu yihiin Xarakada RaasKaambooni. Isku soo duuboo, DKMG ayaa in badan ka dhawaajisay inay guluf ku bixinayso gobollada Jubbooyinka si ay halkaasi ugala wareegaan Xarakada Alshabaab, laakiin wali ma dhaafsiisna hadal iyo sheegasho.