Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. There are many fans of the Admiral from every corner of the world just like there are opponents. He is product of Somalia and you know him. I support the freedom movement. But personally let me ask you again, do you support his efforts to free Daroor and Somali region over all? If yes, then what is difference between you and me? If you read carefully worded earlier posts you would have been less confused.
  2. But I also think that answering personal question ultimately has to do with the prudential criteria and a serious attempt to try to find out and assess whether or not the messenger is what we think of him that or not, I don't think you know the answer at present. You're simply confused now.
  3. That is your weak point, you assume much. If I was a clan minded I wouldn't have reject your simpleton labeling. How clever are you sure I am whom you assumed I could be?
  4. ^Why assume I am related to the Admiral? I could be from any tribe that I've to tell you yet..... Wareerka iyo Siyasada guracan waa laga bixi, nin walba isgaa ciisaantiisa keeni...idinku iska suga..
  5. It seems a new Somali style revolution that offers an important opportunity to create trust among people, and hopefully lead to peace and progress...
  6. Xaajigu ma foga siyaasada waalan ee geeska Afrika uun baa maskaxda ka yaraha jiidhay... mar aan fogeyn Idam Alle isagaa Silanyo ku dhihi doona..Somali kala goo kaa yeeli maayo ,,
  7. Excuse my layman question, but this is a question for JohnnyB. And it is known that since beginning of 2007 almost half a million fled war-torn Mogadishu alone, more than 10,000 civilians have been killed in the fighting and untold numbers of Somalis bear the scars of seeing family members killed or raped because of helping the Transitional Gov't. According to your definition of proportionality, how many innocent people can be sacrificed for a presidential place?
  8. Wararka aan ka helayno Deegaanka Diif ayaa sheegaya in ciidamada Xarakadda Kaambooni ay xalayto faarujiyeen Saldhig ay ku lahaayeen Diif, halkaasi ooy dabayaaqadii todobaadkii tagay dagaal adag kula galeen Xarakadda Alshabaab. Ciidamada Alshabaab ayaa gaadhay Diif kadib markii ay heleen xogta inay magaaladu haawanayso oo Kaambooniyiintu isaga hadaafeen. Lama oga halka ay qabteen iyo sababta ay u faarujiyeen Kaambooniyiintu deegaanka Diif, balse wararka aan la xaqiijin ayaa sheegaya inay aag badasheen maadaama ay ku jiraan wali dagaalka dhuumaalaysi ah. Mid kamid ah dadka deegaanka oo KismaayoNews u waramay ayaa sheegay inay Kaambooniyiintu ka war heleen ciidamo badan oo dhinacooda ku soo maqan, sidaa daraadeedna ay u faarujiyeen saldhiggooda Diif, wuxuuna intaasi ku daray inay meel kale ka bus kicin doonaan goor aan fogayn. Ma aha markii ugu horaysay ee Deegaanka Diif ay kala qabsadaan labada Xarako ee Kaambooniyiinta iyo Alshabaab, mana aha markii ugu horaysay ee Kaambooniyiintu iskood u faarujiyaan. Dagaalka u dhexeeya labada Xarako ayaa daba dheeraaday, wuxuuna galaaftay boqolaal nafood, waxaadna moodaa inuu maalinba maalinta kasii danbaysa sii hulaaqayo.
  9. Jaad, caano, kaluun, iyo nirig toona midna midnimada Somaliyeed ma goyso, riyada intaad ka baxdo hadaad wax goosan daroor soo gooso....hadii kale buuga qaado oo iska sug intay dhoobadu kala degi.... Teeda kale shanta Somaliyeed ima kala xigaan, dadkuna waa ii simanyihiin Itoobiyanka aad sheehi kii isu dhiiba ee tuuladiisa u dagaali waaya ayaa noqon si kale hadaan u dhigo adaa iiga dhow itoobiyaan ooy ku dhaleen isir ahaana aad ka soo jeedaa shalayna ku soo hubeeyeen imikana degmo yar oo hoos tagta ay kaa dhigeen... Somali kala tagaysa, iyo wax lala noqday ma arko....waagu intuuna kugu baryin imika toos...
  10. Sheekada ma dibaan oogu noqonaa....sow taan ku idhi Somali inaad kala jarto iska ilow..haddi kale horta Daroor la soo noqo oo dhiiga aad ku daadin meel kale iyada ayaa kaa mudan ileyn waa dhul xoog lagu haystee oo adi kaa maqane... Maanta dhan inaad isku waregaysato ma ahan...
  11. Fara gelinta shisheeye dhibkaasay leedahay. AS iyo TFG fikiradaha ka danbeeya kork ayaa dadka looga keenay. Waanu lagu qasbayaa, dhiigoodana loo qubayaa.
  12. Xaaji Xunjuf;702668 wrote: Anig Midnimada Ethiopia ma hayo waxay u taala shacabka Ethiopia haday rabban inay kala tagan iyo haday wada joogeyaan ma fahantay adeer Tan Somalidana ma haysid, mana kala jari kartid buuga qaado skoolka ku mushquul intaad been iyo balaayo akhriyi lahayd.
  13. Inkstoo soomalia tahay hal wadan oo dadkiisu wada wadaagan diin, luqo iyo dhaqan, hadana qabiilada soomalidu waxay ku kala noolyhiin gobalo iyo deegaamo kala duwan qabiilkastana la ogaaan jiray halka ay xoolihiisu daaqaan ama ka cabaan ( traditional land) maadama soomalida inteeda badan tahay reer guuraa. Dhul kala qaybsigaas waxay soomalidu taqaanay intuuna isticmaarku iman Africa, wixiii dhibaata ee dhacdana waxaa lagu xalin jiray xeer Soomali ama dhaqan soomali (Somali custom for peace and reconciliation system). Dagaalka sokeeye ee soomali wuxuu galaaftay nolal iyo hanti badan intaba, waxaa ku dhintay malyan badhkii, waxay gaajo soo food saartay in kabadan 4.5 million ruux, waxaa ka qaxay howgoodii in kabadan 2 million, waxaa qaxooti noqday in kadan hal million [1]. Hadaba, si xal waara loogu helo arinta soomaliya waxaa jiray dadaalo iyo tijaabooyin fara badan oo ay hormood ka ahaayeen dowladaha dariska ah , UN ta, dowladaha carabta iyo ururada uduunka. Dadaalada nabad raadintu wax la taaban karo oo natiijo ah kama dhalan, waxayna keentay uun burbur, barokac iyo faragalin shisheeye. Sidaas darteed, waxaa iswaydiin mudan maxaa kalifay in lagu guul daraysto in guul laga gaadho wadahadala xal u raadinta soomaliya? Maxaase dan ah oo xal waara lagu gaadhi karaa? Sababaha kalifay inay wada hadaladu midho dhalin waayaan, ayaan kusoo koobi karaa: Faro galinta shisheeye Isu dheeli la’aanta awood qaybsiga Isu dheelitir la’aanta dhaqaale qaybsiga Qubarada ku takhasusay cilmiga bulshadu waxay aaminsanyihiin in arinta Hoosta laga soo bilaabo si loo helo dowlda midnimo qaran [bottom up approach,[2], iyada oo dadka loo diyaarinhayo qaabka muulka wanaaga, dowladnimada, kala dambaynta ee heer gobal, si mustaqbalka loo hanto midnimo qaran oo waarta. Waxaa tusaale fiican u ah Puntland iyo Somaliland, inkasta oo ay kala duwan yihiin (ideology) ahaan hadana waxay u horseedeen umadoodii nabad, daganaasho, hor umar. Gobolka cusub ee Cowl, la yaab ma leh. Nabad, deganaansho siyaasadeed, awood qaybsi dhaqaale iyo horumar ayey rabaan. Iyagoon Somali kala go'ayn dantooda haday gartaan waa in lagu taageero.
  14. Adu wiil yar ayad tahay,,,,, waxba laga waydiinmaayo.....laakin mid ogow somali kala jar atoobiyana midnimadeed xaji is keeni mayso... Ma ogtay in Atoobiya aysan ku cunayn hadad wir iska dhahdo?
  15. Daroor, ma ka maarantaa sida aad midnimada somali ooga maa ranto?
  16. I am sure they already know his plans or where he is.
  17. Hargeysa is where he is running his family business now. All the media fuss is make-believe. He probably has coffee daily with secessionist officials.
  18. I think catching him is not important for Xaaji xunjuf.
  19. Abokor Omar;702539 wrote: Gumeysi, give it arrest. The only one la gumeysta waa adiga. 100 years and still counting. You think carrying dhaan for the queen, was not gumaysi. Or Daroor is awarded for nothing? While Zack fights back, and resist you gave your neck to white and black colonies. Si dadban iyo si toos ahba.....
  20. If he was in Hargeysa, he would be somewhere in Xaaj ixunfu's house.
  21. Oba, I can't think why he would be there when he is on their number one wanted list. He would be among Marka or Baidoba people.