Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. If you ask people where they think Godane was hiding, the answer would inevitably be Marka or Moqadisho. But for some reason, the reporter believes he is hiding in Hargeysa.
  2. Hogaamiyaha kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane oo Dhuumaaleysi ku jooga magaalada Hargeysa 16/3/2011 Xog hoose oo aynu helnay ayaa tilmaameysa in hogaamiyaha kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane todobaadyo ka hor si dhuumaaleysi ah uga soo baxay magaalada Muqdisho oo mudadi danbe uu ku dhuumaaleysanayay Soo bixitaanka Godane ayaa la sheegay in ey ka danbeeysay dhaawacii Mansuur Amriika, iyadoona warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan halka iminka uu ku suganyahay. wararku waxay sheegayaan in uu si qarsoodi ah ku yimid magaalada Hargeysa uuna ku sugan yahay Xaafada Axmed Gureey oo ay dagaan lafta uu ka dhashay ee Carab, waxaana dadka qaarkood ay sheegayaan in xaajo ugub ah eyna aheyn Godane oo Hargeysa ku sugan, iyagoona taas sabab uga dhigay in kol horaba la tuhunsanaa in Godane uu sanadkiiba mar Booqdo magaalada Hargeysa. Dad reer Hargeysa ah ayaa sheegay in sanadihii la soo dhaafay xaaska Godane ay sanad walba umuleysay taasina waxey muujineysaa in deegaanka Somaliland uusan marnah ka lugbixin Godane. Mudooyinkii dambe mugdi Siyaasadeed xoog leh ayaa soo kale dhex galyay Kooxda xag jirka ah ee Shabaab oo burbuka iyo Xasiiloonidarada ku haya Koofurta Somaliya, waxaana is khilaafka Koxhaas uu sababay in dagaalo badan ee ku jabaan. Posted by Cabdi Waheliye Kismaayotimes.com
  3. I bet you can do before Japan's tsunami hit you hard...,, by the way it was typo....
  4. Lol. Somalina kuwan yar yar "their website" ayey ka akhriyeen,,, in qamandi iyo boorash lagu tuurto maba oga...
  5. Daroor waa laba dirgadood ,,, ceel ay amxaaradu ka cabto wuu ku yaalaa....waa gedo yar oo ay ONLF iyo TPLF isku hardiyaan ...laakin xaaji adeerkiis ayaa maqaaxi shaah ku kariya.... kolba qoladii u timaadana qamandiga oogu tuura...
  6. SSC waa dhul calan, iyo ciidan leh seed u iloobi kartaa....ama ciidanka SSC u xaqi karta.....
  7. And then he will join the other side again.......he is just fooling around...by the get cash without spending cash ( when you are convinced you can) ,,,
  8. Waryee ,,,, SSC waa dhul, waana wadan...juquraafiga soo baro teeda kale Raaskambooni waa kuwa Diif wacdaro ka dhigaya...waamonews.com gal...adaa arki doone...
  9. Taleex, cidi umaba diidanee ...bal intay buhoodle ka ag wareegi daroor may xoraystaan...viva horta waa afkee?
  10. Saalax;702386 wrote: Bashiir. Aar meel fadhiisho xageed ka gubaynaysa? Viva Daroor. Maba taagni, adeer. Laakiin lugta hoosteeda ayaa i gubanaysa, si aan u dhaho viva daroor ma dhabi yaa Saalxiya?
  11. Lool. You singled out one tinny district out 15 districts, and still dancing around. Taleex, you see how unity of the artificial state of Ethiopia is kept, while breaking Somalia in to triangles. Dadkan maba qajilayaan!
  12. So basically you gave up, and faced the reality but hanging on a dream of taking the little Daroor toward Somalia, or northwestern province. Why was this a news to you objectively? ,,,,
  13. bilan;702336 wrote: you forgot to add SOMALILAND How could he forget SNM, SSC and Raaskambooni....
  14. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya markab la sheegey in uu hub u sido maamul Jubooyinka laga dhisayo kaasoo kusoo xiranaya dalka Kenya Raadiyaha Codka Jubba ayaa ka diyaariyey warbixin dheer , inagoo xiriiro la samaynay qaar ka mid ah dhinacyada ay arrintani quseyso La soco warka Radio Codka Jubba oo idinku soo fool leh
  15. The thread maker could say straight forward " Dahabshiil to get tolka out of Libeya. " ,,,
  16. You said .."And it's a district with in Ethiopia and the Ethiopian regional goverment in jigjiga named it as a district." That is wrong. You should have said the Somali regional admin made it district. Even in their website they never said it is an Ethiopian district nor in their news. Ethiopian's colonial policy is still there. But Somali regional admin have their own leaders armies, police, flag and constitution. Their parliament house is named after Sayid M.Abdella. They are somalis ,and Daroor is Somali district no matter what you keep telling to yourself. On the other hand, there is ONLF armies who are military and politically advocating for the total freedom of the Somali region, and except few puppets no one consider him self as an Ethiopian citizen. Even Oromo, Afar etc never consider their land or districts as an Ethiopian land or districts. There is a reason why the true Afars and Oromos never give up the fight for freedom, truth and justice. But we have here XX lander, praising black colony , and handing his Daroor away. Seriously you have given up everything. They live in your triangle, Daroor and use your ports with out resistance. Is that not right and true yaa XX lander? ,,,
  17. Horjoogayaasha Maleeshiyada Alshabab ee Magaalada Kismaayo oo boorsooniyka xirxirtay kadib guul daradii ay kala kulmeen dagaalkii ay Diif ee ay kula galeen Mucaskarka Raaskaanbooni. Wararka ka imanay degmada Kismaayo ayaa sheegaya in cabsi xoogan soo food saartay Horjoogayaasha kooxda Alshabab ee magaalada Kismaayo isla markaasna ay qorsheynayaan in ay magaalada ka baxsadaan inta aysan ku go’doomin. Horjoogayaasha doonaya in ay baxsadaan waxaa ka mid ah Xasan Yacquub iyo Sheikh Abuukar Cali Adan , labadani nin oo ku kala magacaaban Gudoomiyaha Goblada Jubboyinka ee kooxda Alshabab iyo kan degmada Kismaayo ayaa waxa ay ka soo kala jeedaan Goblada Bay iyo Hiiraan. Warar xog ogaal ah oo aynu ka helnay Kismaayo ayaa sheegayaa ay u baxsan rabaan dhanka gobolada ay ka soo jeedaan si ay ugu badbaadaan .
  18. You have given up, why hung up in dreams? ,, Daroor is a dead horse for you so let it go and leave for the brave ONLF to finish and do the manly job... ... ..
  19. Did the people vote for it yet, was there any referendum? You are going ahead or behind the freedom movement that is already wet and fresh.... If you cared about Daroor and not being hypocrite in this case, ..... you wouldn't have called it an Ethiopian district....
  20. Yeah I will keep it for ever , lot of thanks to you and Saado...
  21. Lol if you need example of irony ,,, it's right there...
  22. First it was profile picture, now about signature... I think I've to keep it for you since you're not around most of the time...
  23. Leave my signature alone ,....