Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. Somali kala goo kaa yeeli maayo ,,, ....
  2. But the original source say different ....and there is no mention of that Daroor belongs to Ethiopia.... Here with pictures,,, : http://www.cakaaranews.com/wararka/degaanka/1721-shirkii-baarlamaanka-oo-si-rasmi-ah-u-furmay-iyo-sadexdii-mkuxigeen-oo-la-ansixiyay.html
  3. The foreign aid money is targeted to fight for green grass chasers... get cash without spending cash ( when you are convinced you can) ,,,
  4. Lool@ hoolka shirarka ee Sayid Maxammad cabdulla xassan. Out 15 new districts, you have recognized only Darooor. Besides you're convinced that it belongs to Ethiopia. But why is that if it could be explained to the forum? ,,,
  5. Dhaqdhaqaaqii sida weyn looga baqi jirey ee Alshabaab ayaa cabsidii laga qabay illaahay ka siibey qalbiyada dadka kadib markii la qabjabiyey madaxtaagoodii. Dhamaan gobolada dalka ayaa dadka degan u shintirinayaan dhamaadka waayaha Shabaabka oo mudo sanooyin ah loo wada afduubnaa. Tani waxay timid markii gobolada dalka oo dhan looga furey dagaalo safmar ah oo illaa hada looga sifeeyey meelo badan oo dalka ka mid ah laguna gaarsiiyey qasaarooyin baaxad leh. Gobolka Gedo ayaa shabaabka lagu dul jiirsiiyey taangiyo iyagoo ku jira dhufeysyo, halka gobolka Jubbada Hoose baqahooda ay dhaawacyadii iyo meeydadkii saraakiishooda kaga carareen dagaalo culus. Magaalada Diif waxaa la sheegey in ciidamada Kaambooniyiinta ay dagaalka galeen iyagoo rucleynaya, mid ka mid ah dadkii goobjooga ka ahaa dagaalka ayaa yiri “waligeey ma arkin dagaal orod lagu galayo illaa sagaashankii.” Wixii hada ka horeeyey marka uu askari Shabaabka ah bartiisa la arko ayaa laga sii baqi jirey, laakiin hada dadka magaalooyinka dalka ayaa ku dhiiranaya in ay la doodaan askarta iyo madaxda Shabaabka oo ku yiraahdaan “waqtigiina isagaaba gabaabsi iska ahe, wajiga ha’iska xumeyn.” Tusaale ahaan gudoomiyihii sida weyn looga baqi jirey ee Kismaayo Xassan Yacquub ayaa maalin dhaweyd banaanbax ka dhacay Kismaayo ay dadka ka kala dareereen isaga oo hadlaya, taasina waxay keentey in ciidamada Xisbada ay dadka xoog ku celiyaan. Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in Shabaabka uu Shimbirkii ka duuley iyadoo taageerayaashooda dibada ku nool ay lumiyeen sumcadii ay dadka ku dhexlahaayeen iyagoo qaarkood bilaabay in ay dhuumaaleystaan.
  6. Ilo wareedyo ku dhaw maamulka Xarakadda Alshabaab ee wilaayada Jubbooyinka ee saldhiggeedu yahay Kismaayo ayaa la sheegayaa inay ku jirto xaaladdii ugu qalafsanayd intii muddo ahayd ee soomarta, kadib markii maamulka sare ee Alshabaab ay ku dheheen idinka lee waaye difaacista Jubbooyinka iyo Gedo. Qaylo dhaan iyo hanala soo gaadho badan oo ka tagtay maamulka Kismaayo ayaa jawaabta ay ka heleen maamulka ugu sareeya xarakadda waxay noqotay is dabara taasi oo ka xanaajisay qaar kamid ah xubnaha ugu sareeya Wilaayadda Jubbooyinka. Xubnaha maduxu faaray ee dacarta uga kharaaraatay jawaabta ay heleen ayaa waxaa kamid ah Sh. Xasan Yacquub. Walwalka ugu badan ee maamulka haysta ayaa ah sidii ay gurmad u gaadhsiin lahaayeen ciidamadooda laga soo saaray sadexda Degmo ee ka tirsan Gobolka Gedo (Luuq, Balad-xaawo iyo Ceel-waaq) iyo sidii ay u xajisan lahaayeen degmooyinka gobolka Gedo ee ay wali gacanta ku hayaan. Sidoo kale waxaa qayb niyad jabka ugu wayn ee soo gaadhay maamulka Wilaayada Jubbooyinka kamid ah ciidamo xoojin loo soo diray oo horkacayay saraakiil uu kimid ahaa Dulyadeyn oo deegaanka Diif ay ugu awood sheegteen Xarakadda Raaskaambooni. Dulyadeyn, wuxuu mar ahaan jiray wasiiru difaaca Xarakadda Kaambooni ka hor inta uusan ku biiran Xarakadda Alshabaab, waxaana la sheegay in doraad ka hor inta aan dib looga qabsan markii ay qabsadeen deegaanka Diif uu asagu laf ahaantiisa shacabka deegaanka ugu khudbadeeyay badhtamaha Diif, asagoo u sheegay shacabka inay xoogagga Alshabaab ee uu horkacayo ay deegaanka u yimaadeen inay sii qaadaan madaxa Sh. Axmed Madoobe Waxaa la sheegay in Maamulka Sare ee Xarakada Alshabaab ay ku dhaliileen maamulka Kismaayo inay bari hore soo afjari waayeen ciidamada Xarakadda Kaambooniyiinta oo ayagu dagaal adag oo jabhadayn ah la galay xarakadda Alshabaab tan iyo intii laga fara-maroojiyay gacan ku haynta gobolka.
  7. A_Khadar;702078 wrote: XX stick with this point later when you see him defecting back after $40k is spent on him to flip over to S/L now. War S/L dhib baa haysta, every day mid baa u qayilaya oo waxoogaa ka daad sanaya. Lacagta maa masaakiinta la siiyo.. Lol. Saraakiisha Tigreega xiitaa waa ka daadsadaan ,,,,
  8. You understand that repressed, unresolved, unconfronted guilt is rarely the path towards decency, dignity or integrity.
  9. But that is not what most Ethiopians feel about him. Besides he oppressed and occupied your Gashaamo Beri for more than 20 years. He used Berbra freely and invaded most of Somali lands. You don't have to blindly follow puppet rulers like Gaboose.
  10. From songs, poems, and news, you will with out realizing. Just this week I've learned all most all villages of gedo region. Lol
  11. Abokor Omar;702052 wrote: SNM doesnt exist go back to the lab and try again... As usual, we hear a lot about the side issue and almost nothing about the fundamental questions: hence the Somali National Movement remark. I believe I deserve credit for the repeated use of the words Somali National Movement. I think it was National Movement of Somalis in this National Movement week of National Movement of Somalia and not Shabaab's National Movement. Well this mean you're fighting against Piracy and Shabab?!
  12. South and North are still under the same sun, and TFG , PL and SNM are fighting against "piracy and terrorism". They are not separated yet. But uniting for this long war. More on that soon, too.
  13. Nimaan dagaal lagu qaban, ama xabsi ku jirin...laba beri markuu mirqaamo halkiisii ayuu ka miisi... Take lesson from Moqadisho,,,, or Inadha cade.....
  14. Yaa salaam ,,,, mars...welcome back....
  15. Nin amxaar futada haysta...yaa ka **** xun...
  16. Showqi, aslanba ciyaal casiirka la ima tuso. Kan yar ee magaca qalaad madaxaagaan ku dhaafay......
  17. Never mind... A man is a person who, if a woman says, "Never mind, I'll do it myself," lets her. A woman is a person who, if she says to a man, "Never mind, I'll do it myself," and he lets her, gets mad. A man is a person who, if a woman says to him, "Never mind, I'll do it myself," and he lets her and she get mad, says, "Now what are you mad about?". A woman is a person who, if she says to a man, "Never mind, I'll do it myself," and he lets her and she get mad, and he says, "Now what are mad about?" says "If you don't know I'm not going to tell you."
  18. Roobab ayaa ka curtey degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose xili lagu jirey mid ka mid ah abaarihii ugu dheeraa ee sanadihii dhawaa soo maray gobolka iyo Soomaaliya intuba. Wararka ka imanaya Afmadoow waxa ay sheegayaan in roobab lagu diirsaday ay halkaasi heleen, wixii faahfaahin ahna dib ayaan kasoo tabin doonaa.
  19. They know nothing about Ethiopia, and Mellez......next day Gabose will be reminded to find recognition from Moqadisho. Ethios have no loyalty!
  20. Mad_Mullah;701927 wrote: Who's Cowke? Cowke is a character that can be anyone. Sometimes secessionist, and next time a unionist. Like Liqaye said he is over the forum.
  21. A teacher was reading the story of Chicken Little to her class. At one part where Chicken Little tried to warn the farmer. She read “....and so Chicken Little went upto the farmer and said, ‘the sky’s falling,d sky’s falling!’” The teacher paused then asked the class”And what do u think that farmer said?” One little girl raised her hand and s…aid, “I think he said:”Holy crap! A talking chicken!”The teacher was unable to teach for the next 10mins!
  22. Lol about Abu jahl, that was good one ....it cracked me up:L