Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Wiilo

    SHUKAANSI

    Waan soo soconnaa aniga iyo raula ee bal sii diyaari shaaxa
  2. Originally posted by juba: ^^^ Why are you guys acting bashful when you always write in somali anyway?? What makes you think you can't write in somali here when you do everywhere else?? :confused: no prob wid me feel free Why is it your business anyways :confused: I can write in Somali and in English (Alhamdullaah)And that is exactly what I gonna do Don't think u can do anyway about it Go figure:...................
  3. raula dear stay in ur little santuary and be warm Oh yeah SHAAX is ready up here as always
  4. Since I like/love to write our language then English I wanna know if iam allowed to write Somali to answer this Q Go figure:..................
  5. Thanks Diamante Waan Runtaa balse it is up to the Admin to choose who they think contributed to forum. We are not trying to favor anyone here, we are just nominating couple nomads who we feel they have contributed to the forum in positive way that is all. However, we will waite and see what the Admin does on this case................. Go figure:...............
  6. raula i'm also watching Oprah too Dawaco walaalshiis haa waa run marka sidaa la yiraahdo, balse haddii sida kala loo eego it is not our holiday. Besides tittle baaba laga cararayaa Raula dear same to u and stay "Warm" Go figure:..........
  7. Qayr weeye imika haddii aysan jirin cid soor diida
  8. Qabow baa ina laayay waa tii ay oran jireyn " Doqani Ma garato " waxaa jira qabow aan kala joogsan, waxaadba moodaa inaad ku nooshalay "North Pole" ka Go figure:...................
  9. Ma'ahan inaan ku garan waaye balse waxaa ila foolxumaatay sida aad adiga iyo raula ba aad hadalka u dhigteen oo aad tiraahdeyn "Happy Holidays" sida inay annagu inoo tahay holiday,, I din't take it in a wrong way, of course I got it what u meant it................. Wabillaah:...........
  10. Wiilo

    SHUKAANSI

    Aargalaanka bal u shub heedhe caanana ku dar oo isii inta uu kulul yahay Go figure:............
  11. Qayr baa la sheegay ee bal adigu inoo waran waa sidee xaalku :confused: Go figure:..........
  12. Wiilo

    Caashaq

    Saddex cabow ayaa jiray, Dadka soo caddibi jiray Oa ciriiri gelin jiray Lab waa la cirib tiray Cilmi li' wax laga baray Cirka waatan loo kacay La carraabi gaajo! Cayr xoolo laga dhacay; Ha yeeshee colka u daran Weli caymo loo waa! Culimada adduunkee Caafimaadka baartaay Cudurrada la dabargoyn Caashaqa ha lagu daro; Cimrigiisu dheeraa, Ciidankiisu badanaa Calankisu adagaa Waxaa i la cajaa'iba! Carraduu ku nool yahay Cidden kaga dacwoonnaa! Wuu innaga cadgoostoo, Ka cabaadday duniduyee! Sidee loo curyaamnshaa Oo loo cadaadshaa! Culimada cakuye adduunkee Caafimaadka baadhaay Cudurrada la dabargoyn Caashaqa ha lagu daro; Cayn ka mid ah gumeysiga, Hadba ruux cunaha qabay Oo ciirsina u diid! Cidla keligii ula bayr Haddii loo calaalcalo Ma yaanno cabashoo Taa waxaa caddayn kara Intuu curad i naga dilay! Cakuye waxaa ka sii daran Caraduu inoo qabo! Culimada adduunkee! Caafimaadka baartay Cudurrada la dabar goyn Caashaqa ha lagu daro. Go figure:..........
  13. J'baro what are u trying to say :confused: Annagaa dhaheyna inaga daaya isla markaan sameyneyno waxa aan dadka ka celineyno :confused: Anyways; waa qalad inaan niraahno happy holidays 'cause it is not our holiday, balse qofkii raba dee wuu dhihikaraa oo isagaa iqtiyaar leh, balse weytahay inaan xumaanta leyska reebo... Wabillaah:.........
  14. Wiilo

    Caashaq

    Caashaqu waa Cadaaboo wuu ku Cidhabtiraayoo kuma Ciseeyee Cirra buu kaa soo saaraa wuu kaa Careysiiyaa Cunno kaa Careyriyaa Caana la'aan buu ku Caraabiyaa Canaan buu kugu Ciqaabaa Cidla buu kugu Cararsiiyaa Cidna kaagama gabbadee Culeys buu kugu Curiyaa mana Cirab go'o. I don't know it just come out of the Blue, so enjoy it Go figure:..........
  15. Happy holidays and new yearkan aad inaga dabawadaan inaga joojiya annagu gaala manihine :mad:
  16. Walaahi ma garanayo meesha uu ka keenay iyo sida uu u quseeynkaro mawduucani :rolleyes: Go figure:.............
  17. J'baro thanks for the update or the due date kidding, joking Anywayzzz back to rudy yeah waa sida aad sheegtay faraha iyo indhaha bay iskala hadlaan, heedhe haddii ay ku fahmeyso waa Qeyr Go figure:.........
  18. Bismilaah: Simply the Best iyo Jaceylbaro runtii aad iyo aad baad ugu mahad santihiin waana run maadaama ay halkani tahay meel loogu talagalay in Af-Somaliya leysku weydaarsado ama lagu hadlo Afkeenna Hooyo anigu waxaan oran lahaa ha loo sameeyo moderator(s) maamusha halkan haddii aan u soo laabto Nomination ka ama magacaabidda moderators ka goobtan. I nominate Simply the Best, Jaceylbaro, Alle-Ubaahne, iyo nuune. And I'm sure they will make great moderators Wabillaahi:....
  19. Caqli iyo cilmi badan uma baahna in la garto caddaaladdu in ay tahay asaaska jiritaanka ummadeed. La'aanteed miyey bulsho dhisnaan kartaa? Sow dulmigu ma aha waxa keena balaayo kasta oo dad ka dhex dhacda? In balaayadaas laga badbaado sow ma aha danta loo dejiyo xeerar lagu kala leexdo, haddii la isqabtana lagu kala baxo? Qof walba oo inaga mid ah mar ama ka badan si uun dulmi waa loogu geystey, sidaa darteed ma jiro qof aan aqoon xanuunkiisa. Laakiin dabciga xun ee nafjeclaysiga ayaa keena in uu qof waliba marka isaga la dulmo uun damqado. Dabci xumadaas lagama sinna ee waxaa jira dad xilkas ah oo naftooda ka gudba, una halgama caddaaladda guud iyo sinnaanta bulshada. Taariikhda dhow iyo ta dheerba waxaynu ku aragnaa nebiyo, filosoofyo iyo halyeeyo kale oo u dhintay ama u darxumooday burburinta dulmiga. Waxaan Idin Weydiinayaa; Sidee u Aragtaan arintan? Sidee baana oga Gudbi Karnaa Annagoo dhalinin wax dhibaata ah? Fadlan adigoon badalin mawduuca kani ra'yigaada ka dhiibo. Wabillaah:....