
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Dear raula walaalo aad iyo aad baad ugu mahadsantahay dhammaan cudacaada. Laakiin raula Islam baanu nahaye goor maan bilownay inaan u Dabaaldegno san cusub :confused: Go figure:..........
-
Am I sensing some ristristions around here lately :mad: if someone wants to only see the jokes (Which by the ways everyone does here) and not the real and serious discussions/debates that we partake among with other nomads, sorry then I suggest that you (Libaax Sanka Taabte) take a look all other forums which I'm sure u could see our names and postings everyday. Wabillaahi:...
-
I have to change my password
-
Waa run inaan ka damqaneyno waxa ka dhacaya Iraq ayna tahay wax qof Islam ah uu qaadan karin. Waxaan xusuustaa maalmihii ay mareykanku damacsanaayeen inay dagaal ku qaadaan iraq sida xaaladda, jawigu iyo magaaladu aheyd iyo maanta sida ay tahay iyo waliba inta qof oo Islam ah oo ku dhimatay. Dilka ladilayo dadka shaqaalaha meel walba ay ka dhacdaa waana qalad in la dilaa qof shaqaala ah oo aan waxba galabsan wax sabab looga dhigaana ma jiro. Balse waxaa ka sii xun oo aan laqaadan karin dilka Islamka lagu hayo. Wabillaah:.....
-
Memorize the entire Holly Quran Again, that is my plan come 2005 insha Allaah . Wabillaah:..
-
Originally posted by Simply_the_Best: ^ juba aaka aaka shololob! Alla maxaad niikisay simply waan kaa Qeyliyay
-
Or more like www.isbarashowalaaltinimo.com iga dheh Go figure:.............
-
Never had that Experience of grewing up as a gal or women. I wish i did Of course I know how to behavior as a women now, but Iam lacking the experience, I grew up with a lots of boys.... Go figure:...........
-
Simply dear what u mean ma hubtaa :confused: Anigaaba qoraye come on gal.................. Go figure:..............
-
Simply waan kuu caafimaadqabnaa ee bal adigu iska waran :confused: Reerka sow ma fiicna :confused: jEcLiyAaaaaaaaaaaaa:....................
-
Waxaas maa leys weydiiyaa simply dear ma inoo diiday teleefankaaga :confused: maba na rabtid miyaa J'baro iska daa ma rabtee inaad soo wacno................. Go figure:........................
-
U were here then what :confused:
-
Haye shaaxa idinka kaligiin uun baa Qeybsanayo miyaa :confused: Go figure:...............
-
Haye maxaa i dhaafay :confused: imtixaan yar aan ceeja ku hayee Go figure:...............
-
-
so maxaad leedahay ma'ihi Macalinka Jaceylka :confused: Hmmmmmmmm I find that hard to belive
-
J'baro u made me inaan kariyo shaax right now haba sheegin shaax kaas waa leyga qalaa goor dhow Go figure:...........
-
Balse madaama aad tahay "Macalinka Jaceylka" adiga arimhaada ma dhibbadna waxaad isticmaaleysaa one of ur techniques of love markaa baad aragtaa iyadii oo isku dhex yaacda oo hadba ku tiraahda macaan xabiidi Ha isoo marin UNDL da baaba dhabkaa ah baan mooday Go figure:.............
-
Waxaa dhacaya this "Wax jeceyl la moodaa inaad jilibka u dhigto ku jilaaftay iyaduye".