Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
like inaad private wax ku sheegto oo kale i dhaaf
-
heedhe waan ogahay balse maxaa waaye shaqadooda :confused: maxaad qabataan :confused:
-
J'baro adiga ducana lagaama helo ee i dhaaf
-
I wonder UNLD waxay really u taagan tahay :confused:
-
Aragtida ha inoo dambeyso balse waad ii sheegi kartaa
-
Ninyahoow ducadaada Kal iyo Laab ma aheyn maxaa yeelay imtixaankii wuxuu u ekaa "Mad madoobe Allaa ku Yaqaan" oo maba la garaneyn, balse hal baa dhimanoo soo ducee.......... Go figure:................
-
hahahahahahaaaaaaa waraa ina daa dambiga sidaaan u qoslayay waxaan ka baqay in dariska soo tooso Go figure:...........
-
Su'aal uun bay aheyd ee aniga nafteyda iskuma sharaxeynin positionka.................
-
Hay isn't that what I just wrote :confused: Maxaa waaye copycat nimadaan J'baro that is hadalkeygii oo aan la badalin Wallaahi waa runtaa dadkaas waa dad aqayaar ah, qofta la yiraahdo Nafta iyo Besbaaso waa labo qofood oo rageedii ah isla markaana yaqaan kaftanka.............. Go figure:............
-
Hahaaha waan Qoslay oo hadana waan Qoslay UNLD sectratry la baad ma loo baahan yahay :confused: Go figure:....................
-
Ajaaja waxaasaa kaa istaraaro ah War heedhe J'baro iyo Yaraan kala dheeree waa oday gaboobay wuxuu qabtana la' Halkaa buu irsaaqad u soo raadiyay waana la' yahay illaa iyo hadda marka hadalkiisa yuu ku sirin Go figure:..............
-
I wonder qofka u qaso caanaha
-
hahahahahahahahahaha
-
Alle_Ubaahne walaalkiis waqti badan baa heysaa miyaa :confused: Waan kaa Qeyliyay adiga iyo qoraaladaada Go figure:...........
-
I'm just wondering, TV baa halkaan shidan waa ka socda barnaamish la yiraahdo GlobalTrekker,u know where they show places where ppl go for Vacationing, yeah, marka waxay tusinayeen Sicili Italy, there was a festival, anyways, waxay ku cayaarayaan Yaanyo oo ay isku tuur tuurayaan, marka Allaah amarkiis dadna Gaajo bay u baqtinayaa dadka waxay joogaan inay Yaanyo isku tuur tuuraan oo ay burburiyaan,,,cajaa'ib waan la yaabe........... Go figure:..................
-
Very funny
-
Alla maxuu inankani nuune ah WaashAy War heedhe maxaa sidatan :confused: Go figure:............
-
Stil wondering meesha aad Adduunka oga nooshihiin labadiinna Waan la socdaa taa inaad tihiin Dadka Aqyaar ah oo waliba ah Ciyaal Xaafadda lana fahmi karo. Runtii aniga badanaa maba soo galeen Sol haddii aynan idinka aheyn Wallaahi........Asxaabteydi wanaagsaneyd Qayr baa always idin rajeynayaa kulligiin meel walba oo aad joogtaan.....
-
I just wonder meesha aad Adduunka oga nooshihiin labadiinna Heedhe ma dhigan jirin iskool ee maxaa laga wadaa meesha bannaan buuxi :confused: maxaa Qarinoosaa j'baro :confused: Go figure:.......................
-
Maxaad ku raacsan tahay rudy :confused: waxa uu sheegayo maba lagarto most of the time........... Go figure:...............
