Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. "waxaa kaloo noo imaaday gabartoo oo wiilo ladhaho, ilahee ka barya in ee idinku helin barxad iyadoo buuma xiran oo waxee laad ku kicaso raadineyso".. Waraa dhagayso aniga ma'ihi qof VIOLENT ah ok, laadkana waxaan ku kiciyaa BANOONI kaliya ok, haddii meesha waar diyo laygaga dhigo Qayr weeye wax dacwad ah kama qabo Go figure:.............
  2. "Yaa Reer Hebel Ah" Caqligaan ah yaa Reer Hebel ah makula tahay inaan ka gudbi doonno mar uun? Mase dhici kartaa jiilka (faca) hadda soo koraaya inay ka gudbaan amaba aysan ku dhaqmin caqligaan ah yaa reer hebel ah? Runtii ani ahaan waxaan aaminsanahay inaan ka gubdi doonno arintan iyada ah oo aan u gudbi doonno xaalad ka qurux badan tan maanta taagan iska markaana dhalandoonto is reeb reeb aqoon, ay aqoontu dadku kala reebi doonto. Waa ra'yi uun wixii dhici doono Allaah baa og.
  3. Who :confused: Ur talking to Simply the Best sow maahan :confused: Go figure:..............
  4. Wiilo

    SHUKAANSI

    Shaax buu sugayaa dee
  5. Oh God that was great and helpful thanks.... Classique Thanks again dear.........
  6. Wiilo

    Career Planning

    Brother Nur as much as I want to work for my Somali people but then I don't think I can take that responsibility, besides, can Somalis allow women to become a president? Aniga waxaan dhihilahaa Simply the Best way noqon kartaa President waxaan kaloo filayaa inay qaadi karto masuuliyaddaas culus. Wabillaah:.............
  7. Simply the best this is for dear........ " Waa Kuu Talaalanaa Tusaalooyinkaadaan Taraacaayee Taladay Adaa lee".
  8. Simply the Best gal adigaba haddii aadan tagayn anaga maxaan ka doonaynaa :confused:
  9. Simply the best macaanto waa ila jeclaan lahayd miyaa, waraa aniga iyo kan waxba iskuma hayno ok odaygaygina maahan ee iga wareegso yarta Waa inaan joojinnaa sheekada kale aan qusayn topicka maxaa yeelay waxaan ka qasaynaa dadka topicka marka fadlan aan kawareegsanno ummadda oo aan topicka sidiisa u dayno
  10. (Siday udaynee London bay joogtaaye Kaftan) J'baro ii daa simply the best, oo mar dambe haku oran marjaanka iyo waxa aad sheegayso.........
  11. Where exactly can one find her articles, Essays and etc :confused:
  12. Good Q maxaa lagu waydiiyay marka hore :confused:
  13. "walaasheey wiilo" thanks dear,,,,,,,,,,,, Simply the BEST Macaanto anigana waxaan kuu rajaynayaa sidoo kale sanad wacan oo wanaagsan, and to dhammaan aqyaarta sharafta leh ee Sol ka aan isku baranay Alle-Ubaahne, Garab Tuujiye, Qac Qaac, J'baro, DR. nuune, and last but not least My gal raula, Sanad wacan iyo CIBAADO fara badan dhammaantiin....... Wabillaah:..............
  14. War heedhe u sheeg my gal waxa ay ku waydiinayso oo hadalka haku celcelin Go fgiure:..................
  15. Wiilo

    NFL

    Yeah they won :mad: :mad: ,,,,,,,,,,,,,,,,,,
  16. J'baro walaalkiis waxaan ku qoslayaa simply the best hadalkeedii that is all........... Go figure:................
  17. Wiilo

    Arranged Marriages

    J'baro Wiilo knows what :confused: u dragging me into ur day dreams huh :confused: Brother Please.................. Go figure:.................
  18. I guess I'm the only one who can understand that huh, :confused: abaayadiis waan aqaan juba aaka aaka shololob iyo hees kasta oo reer xamar ah soo daa waxaad heyso oo kala....... adiga tan qabso.. " Waa Kuu Talaalanaa Tusaalooyinkaadaan Taraacaayee Taladay Adaa lee". Go figure:..............
  19. Bismilaah:... I believe it is a by-product of marriage...... Wabillaah:............