
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
AJ Walaalkiis ilaahay ha u Naxariisto familkana samir iyo iimaan, faataxada aan u soo aqrinaa inay ilaahay u naxariisto aamiin aamiin.
-
Nawatarajiya Njema Kwa Mtihani yenu........
-
Yeah u better be 20 yrs old to___________________. Go figure:................
-
Barlin dear excellent Qs, and I agree With Alle-Ubaahne our hope is Islam, and what we need is to go back to Diinta and to practice exactly how it should be practiced and we will be fine. I get back to this I'm knida running late for class insha Allah. Wabillaah:.........
-
heedhe maad naga deysaan carabigaa aan jirin meeshii oo dhan baad u cayaarteene PLEASE inaga joojiya :mad: ha inaga xanaajinine :mad: Waxaa loogu talagalay inaan debate sameyno but inaad wax uun meesha iskaga qortaan maaha so PLEASE stop it :rolleyes: Go figure:.................
-
Alle_Ubaahne raula aad wax weydiinee war tan haddii ay Dacaskeeda xusuusato nasiib ay leedahay Ayada waxaad u sheegtaa Aargalaan weeyn oo shaax ah iyo mukaati that is it wax kaleba uma baahna Go figure:.........................
-
Simply dear I don't think inaad aqrisay qoraalkeyga :confused:
-
Tamina dear are u inviting me to Canada :confused:
-
Aamiin Aamiin
-
yeah waa maxay qosalku
-
First dear welcome back inkasto oo aan la yaabanahay wixii aad ku maqneyd Simply the best dear la'aantaa waa abaar ee yaan lagu waayn. Aqayaarta way badan yihiin oo adaa ka mid ah J'baro Alle-Ubaahne oo asna baryahaan iska key daba dhitay (kaftan) iyo raula oo sanadkii mar la arko ma aqaan Ugali mey dagaal ugu jirtaa mise wax kalaa jira iyo koo isku sheego inuu yahay Ina Baq Legde maba garanayee wuxuu legdinta ku hayee marka abaayadiis wey iska badan yihiin aqyaartu adigaba aad ugu fiicnaatide Qeyr baa kuu rajeynayaa dear... Go figure:................
-
Hijacking the topic is not the purpose here but it is how u respond others posting and that sometimes can alter the whole topic, simple is that.............. Go figure:....................
-
Cali Cadde walaal soo dhawoow aniga magacaygu waa wiilo waxaa ahay gabadha kaliya ee Solka wiilasha moolada la dheesho haddana ku sii dhow inay retire noqoto maxaa yeelay waxaan ku jiraan cimritul waayeel waxaana ku sii magac dheerahay ina Tusbax dheer Go figure:...............
-
Garab Tuujiye waxaan filayaa fahankaaga in wax ka qaldan yihiin Thanks raula I was expacting to be asked some reference, and u know who I would say is my reference Well as long as i'm not considered Mlendo am good................. Go figure:.............
-
Aaah waite a minute I'm not sujui, but I have been living in Kenya for six years, i guess that qualifies me to be sujui huh, and I'm friends with a lot of excellent sujui ppl Go fgiure:............
-
My dear Justcause first and foremost I'm thanking for your comments but be attention and fully aware that I am not here to chit chat or practice anything associate with unappropriate manner. Secondly, your argument include that most people in here doesn't read and write Somali language: first, I can frankly tell you without hesitation that you are practicing prejugment here 'cause, I wonder how you noticed that most people are ignorent about Somali language, if you want, you can say, I don't read and write Somali language but you have no right to hijacke the whole notion of the room to your own interest. However, I would feel shame for myself that I am a Somali and I can not read and write Somali language. your language is your heritage and it is one of the most important element that you can identify yourself with, so if you don't know Somali language I don't mind to tell you that you lost your heritage. Nevertheless, it is your primary responsibility to learn Somali language until you master it. Moreover, you invaded what you stand for which is your language so I encourage you to learn your language first. On the other hand, if you lost your language don't critizise my writting of my language and even if you continue to critizise me about my Somali language million times, it don't matter 'cause Somali language is not something I would forget easily. I would rather increase its practicing writting/speaking, it is my language and I am proud that I know my language. Wiilo
-
I'm all ears,,,,,,,,,,oh yeah I'm all ready to read..................
-
Aaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnn
-
Heedhe kani imtixaan maaha kii Aaqiraa ina sugayee bal kaa inooga duceeya....
-
Alla maxaa waali halkaan oga jeedaa
-
yap, waa runtaa afkaaga caana qabow lagu qabay..............
-
Wallaahi runtii aniga aad iyo aad baan u qoslay markii aan aqriyay dhammaan qoraalkiinii heedhe garanaye riyadaadee aniga maxaa meesha i keenay waan yaabanahaye. Horta aniga wali kuma riyoon aqayaarta Sol balse way jirtaa dhowr jeer oo aan ka fakaray dhammaan dhaliyada meeshe ku baashaasha. Sida runta ah qofku markii uu riyoodo waxaa qeyrku ku jiraa in riyadaa soo fasiro ama lagu badalo wax qeyr ah. Marka waxay ila tahay inaad jeceshahay dhammaan aqyaartaada Sol kana fakarto mar walba. Go figure:..............