oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^^ Ma garanayo dastuurka balse Barlamaanka waaye koleey laakin Barlamaanka 3 sano extra ay ku darsadeen oo iyaga isa siiye marka sharci darro waaye, marka laba wax ayaa lagu xalin karaa khilaafka saan hore kugu sheegay, Barlamaanka iyo xukumadda oo la kala diro ama sanad lo kordhiyo Xukumadda iyo Barlamaanka...
  2. TFG will not be attending the Peace Conference in Nairobi :D
  3. ^^ Sharci haddii la rabo iyo waxqabad Ama sanad halo kordhiyo, hadii kale Barlamaanka hala kala diro Xukumadana sidoo kale kedib hala doorto Barlamaan iyo madaxweyne. Ya maqlaayo hee
  4. Zack meesha sharci kama jirto Barlamaanka oo 11 sano wax ku qaban waaye maxey 3 sano ku qabanaayan? Shariifka waa saxan yahay... Sanad ayaa ku haboon in lagu daro Xukumadda ileen hadda ma doorasho iyo wareer ayaa la galaa iyadon Dalka laga sifeyn cadowga? Aniga koleey olalaha Sakiin iyo barlamaanka wado waxaan uu arkaa mid lagu fashilinaayo howlgalada dowladda ay ka wadaan dalka ileen everytime howlgall la bilaabo waxaa fashilinaayo Sakiin iyo Barlamaan ku sheega..
  5. Inaaan xarbigii ehliga xukun lagu heleyn inaad Xamareey runtii dembiga xaruntiisa tahay inaan ururada xal heyn xasuuqana baadil yahay Xaqiiqdii sidaa uu garo qabyaaladii waa xasara xawaalaha cudur badshee wakhtigii ku ............. Xusuuso xasuuso jabkii la maray.. Qaladaad iney jiraan so saxa hadaad aragtaann
  6. Alpha Blondy;706982 wrote: i cant find that song by abdulahi - the guy from qabyo with the squeaky voice. i think its called sahra, i think. please find it for me! cheers Bro kan miyaa?
  7. Iyadoo maanta ay ku egtahay waqtigii Xukuumadda KMG ah ee Soomaliya ay Cafiska ugu fidisay Khwaarijta Alshabaab ayaa waxaa isa soo dhiibay horjooge ka tirsanaa kooxdaas, i isagoona ka warbixiyay dhibaatoyin uu la kulmay intii uu ka tirsanaa. Xilli maanta ay ku egtay waqtiga cafiska ee Xukumadda Soomaaliya u fidisay Khawaarijta Alshabaab islamarkaan ay ka faa’iideesteen dhalinyaro badan oo ka tirsaneeyd Al shabaab ayaa gelinkii danbe ee shalay uu isa soo dhiibay hor jooge ka tirsanaa Khawaarjita Al shabaab. Afrax Cali Afeax oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka uu isku soo dhiibay hor joogahaasi iyo sida ay u soo dhawee yeen isagoo tilmaamay in Dowladu ay si wanaagsan u soo dhaweeysay horjoogahaasi marki uu isa soo dhiibay. Sidoo kale horjooga ah isa soodhiibay oo lagu magacaabo Cabdi-najiib Maxamad Aadan ayaa sheegay intii uu la shaqeenayay qawaarijta Alshabaab uu kala kulamay dhibaatooyin aan la soo koobi Karin haatanna uu go’aamsaday in uu isaga haro falalka guracan ee khawaarijta, in kastoo uu tilmaamay in ay adagtahay sida looga soo baxo kooxdaasi lkn ay fufudahay sida looga mid noqdo. Ma ahan markii ugu horeeysay ee dhalinyaro ka tirsan Khawaarijta Alshabaab ay isu soo dhiibaan dowladda KMG Soomaaliya, kuwaa oo ka faa iideestay cafiska ay u fidisay Xukuumada Soomaaaliya.
  8. Yeah but faham de hadii uusan ku weerarin adna wax ku sameyn caadi waaye, but still dad aa iska neceb
  9. soo Barbaara dhalinyarooy dalka iyo dadka iyo diintaba wax uu taraa!!!
  10. Zack Abow abow oo adeer ya ku habaari ma ninka badda gaday ayaad madaxweyne la rabtaa, inalilahi...
  11. Waraa jiirow afka suubso where i come from culimaddu lama caayo. hadaad la doodeysid oo ka cilmi badan tahay PM-ka telkiisa aan kugu siinayaaye la dood bal. Gaashaamo Harshin waxey ka heystaa reer SLAND Bokh Geladi xaey ka haysta reer Pland Mustahil Ferfer waxey ka heysata reer USC etc etc etc War soomalida ayaaba dhexdeedi is heysato maxaa xabashi lala dagaalama yaaqey, JigJiga kuwa ayaa jiro oo sheeganaya Ethiopian iyo kuwa kaso horjeedo sida ONLF iyo Xoreynta soomali galbeed, ONLF vs Xoreynta Somali galbeed VS New Police,,, idinka is dila lee kedibna ethiopia cadow waaye dhaha bal heshiiya oo mideysanaada kedib dagaalkii wuxuu noqonaa legitimate hadaf ayuu lahaana laakin intey saan ku soconeyso waa a bad triangel, marka halaga fikiro taas.. Anigiibaa is gaaleeysiineyno oo hebel waa Murtad iyo hebel waa Khawaarjiji dhahaaye, marka waa pointless statement in la dhaho ethiopia ayaa cadow ah imbeesha anaga is colaadineyno oo cadow isku ah, ma layla qabaa???
  12. Sheekh Muuse Sh. Nuur (Cadde) oo ka mid ah culumaa'uddiinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dadka Muslimiinta ah ay diinta u ogolaaneyso in ay si nabadgelyo leh kula noolaadaan dadka heysta Diimaha kale, isla markaana ay haboon tahay in laga faa'iideysto. SHeekh Muuse oo ka hadlayay kulan magaalada Den Haag ay isugu yimaadeen Soomaalida ku nool Holland ayuu ka sheegay in Itoobiya Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ay u sameysay ixsaankii Labaad, isla markaana aysan jirin xiligan colaad u dhaxeysa labada shacab. "Waxaa la leeyahay Itoobiya waa caddow Islaam, taasina ma ahan wax jira, maxaa yeelay Itoobiya waxay Muslimiinta u sameysay ixsaankii Labaad, Asxaabadii markii ka soo hijroodeen Gaaladii waxaa magangalyo siiyay Boqor Najaajigii xukumayay Itoobiya, oo diiday in la laayo Asxaabadii, sidaasna ku nabadgalay, ixsaanka labaadna waa tan ay Soomaalida u soo gurmatay xiligii Dowladdii Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geeddi oo dadka badbaadinayay" ayuu yiri Sheekh Muuse Cadde. "Dad badan ayaa aaminsan in Itoobiya ay caddow ku tahay Soomaalida, laakiin ma qabo taas, waad aragtaan Walaalaheena Soomaaliyeed nabadgelyada ay ku heystaan Addis Ababa" ayuu sii raaciyay Sheekh Muuse Maracadde. "Hiindo dile qori kugu dhibayo iyo Gaal aad la noolaato iskuma dhawa" ayuu sii raaciyay Sheekha. Sheekh Muuse Cadde ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in maanta Sacuudiga oo ah dal Muslim ah dadka Soomaaliyeed oo xaalad adag ku jira in dalkooda laga soo tarxiilo, "Sacuudiga waa dal Muslimnimada nala wadaago, gabdhaheenana maanta wey soo tarxiilayaan" ayuu intaa raaciyay Sheekha.
  13. ^^ Sheekada Sakiin naga dhaaf yaaqii, shariif haduu baxaayo hala rido barlamaanka, ileen sharci kuma joogaane.
  14. “Xukuumadda Siillaanyo-na waxay u qaybsan tahay saddex kooxood oo kala ah, Shabaab Nasaqan, Basaasiin Mutadawiciina Indeed
  15. Woow mashallah, Gobolka Hiiraan caadi mahan, ku dayo ku dayo
  16. “Xukuumadda Siillaanyo-na waxay u qaybsan tahay saddex kooxood oo kala ah, Shabaab Nasaqan, Basaasiin Mutadawiciina :D
  17. Shankaroon haweenkaay shib waxaan iraahdaba miyaan kugu shukriyayaa, qatar
  18. Xasan Wiif lol waa ninka Isbaarada ugu ooli jirtay Suuq-Bacaad maantana shaati diimeed uu huwan yahay markaasu leeyahay hebel waa murtad, cajaaib