oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Oba, Jaxiimo Alle ha ka koriyo intii Muslim ah!. Nimankaas iney muslim yihiin shaki aa ka qabaa;)
  2. ^^ johnny den här personen är för radikal, han vet inte ens vad Islam är. Våran profet Muhammad SAW brukade läsa du'a för de kristna och de som dyrkade andra gudar när dem gjorde något bra för profeten SAW. Det är personer som Yaa tahay som skämmer ut Islam och gör så att muslimer blir stämplade som terrorister och radikala. Jag tror att det är därför du själv är ateist då du själv har fått en felaktig bild av vad islam verkligen är. Islam står för fred och respekt, islam är ett livsmönster då man ska följa profetens SAW fotspår och det är inte vad dessa salafister/wahabister gör utan de har en radikal faktiskt avskyvärd människosyn.
  3. Dhaq dhaqaaqa Ahlu Sunnah oo dagaalo faraha looga gubtay kula jirta Xarakada Al Shabaab ayaa waxay Ahlu Sunada Gobolada Dhexe ay wadaa dagaalo culus oo ka dhan ah Xarakada Al Shabaab oo iyadu gacanta ku heyso qeybo kamid ah gobolka Galgaduud. Ahlu Sunada Gobolada Dhexe oo uu fadhigoodu yahay magaaladda Dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay magaaladda ka wadaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan, isla-markaana Ahlu Sunnah ayaa dhawr goobood ciidamo xoogan ku diyaarisay. Goobo kamid ah goobaha ay Ahlu Sunnah kaga sugan tahay Gobolka Galgaduud ayaa waxay ka wadaa dhaq dhaqaaqyadii ugu xooganaa bishaan, isla-markaana saacadaha soo socda ayaa waxaa dhici kareysa in dagaalo faraha looga gubto ay ku qaadaan Shabaabka Galgaduud. Mid kamid ah saraakiisha Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo ka gaabsaday magaciisa ayaa wuxuu u xog waramay Shabakadda Caalamiga ah ee Dhacdo.com, isla-markaana wuxuu sheegay in saacadaha soo socda ay dhici kareyso in dagaalo xoogan ay ku qaadaan Xarakada Al Shabaab. Sarkaalkaan ayaa wuxuu sheegay in dagaalada Ahlu Sunnah ay qaadeyso ay timid, kadib markii hal cisho kahor ay kullan culus magaaladda Dhuusa Mareeb ay ku wada yeesheen Xukuumadda Soomaaliya iyo Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, isla-markaana waxaanu isku af-garanay buu yiri inaanu Shabaabku ka saarno guud ahaan Gobolka Galgaduud. Dhinaca kale shacabka ku dhaqan magaaladda Dhuusa Mareeb oo maanta ay Shabakadda Dhacdo.com kula sheekeysatay gudaha magaaladda Dhuusa Mareeb ayaa waxay inoo xaqiijiyeen inay qabaan dareen cabsiyadeed oo ku aadan, dagaalo culus oo markale ka qarxa Gobolka Galgaduud. Si kastaba ha-ahaatee waxaa maanta magaaladda Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud ka taagan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh, oo ay wadaan Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, lamana oga waxa ay kusoo idlaan doonto natiijada Gobolka Galgaduud, laakiin wixii kusoo kordha kala soco wararkayna dambe, haddii uu RABI
  4. Hadey run tahay allaheey jaxiimo haku fogeeyo ninkan, Aaamiin.
  5. Sensei;703667 wrote: Al-Baraka & Black sea ? Xagee waaye meeshaan ? Ma Balcad baa ? waa degmada hodan suuqa bakaaraha ay saarantahay.
  6. Somalina;703481 wrote: Bahuukiya is better than Gunterland. looooooooool
  7. Dhaq dhaqaaqa Ahlu Sunnah Wal Jameeca oo dagaalo culus kula jirta Xarakada Al Shabaab ayaa waxay shaaca ka qaaday in ciidamo badan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay isu soo dhiibeen. Afhayeenka Ahlu Sunnah ee gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen “Al Qaadi” oo maanta laga maqlaayay warbaahinta magaaladda Muqdisho ayaa wuxuu *****lka ka qaaday in ciidamo tiradoodu ay gaareyso 20 askari oo ka tirsan Al Shabaab ay isu soo dhibeen dhinacooda. Afhayeenka ayaa sheegay in labaatankaan askari oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay qeyb ka yihiin kuwii ka qeyb qaatay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolka Gedo, isla-markaana wuxuu sheegay inay iyagu ugu baaqeen inay isa soo dhiibaan, deetana ay isu soo dhiibeen, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Wuxuu sheegay in Xarakada Al Shabaab ay qaldeyso inta badan ubadka Soomaaliyeed, hase ahaatee wuxuu sheegay inaysan taasi marnaba ka yeelli doonin, isagoo intaasi ku daray inaysan u dul qaadan doonin in la-marin habaabiyo buu yiri dhalinta Somaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Sidoo kale wuxuu sheegay inay jiraan ciidamo badan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, kuwaa oo doonaaya buu yiri inay isu soo dhiibaan Ahlu Sunnah Wal Jameeca, kadib markii ay xaqiiqsadeen buu yiri in uu Shabaabku wado fidno. Majirto wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab oo ku aadan, sheega-shada Ahlu Sunnah ee ah, in labaatan askari oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay isu soo dhibeen Ahlu Sunnah Wal Jameeca, inkastoo saacadaha soo socda ay dhici kareyso inay ka hadashao.
  8. Mar dhaw ayaan waxaan la xiriirney xumbo sare oo ka tirsan Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa waxay inoo sheegeen in ay shalay gelin dambeedkii iyo maanteyba ay isku soo dhiibeen Maleeshiyaad ka mid ahaan jirey Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab. Maleeshiyaadkaan ayey Culimadu ku sheegeen in ay kor u dhaafayeen 28, waxayna wateen Gaari iyo weliba hubkoodii Gacanta oo isugu jirey kuwo fud fudud iyo kuwo waweynba. Maleeshiyaadkaan ayaa intii aysan isa soo dhiibin ka hor waxay la soo hadleen odaayaasha deegaanka oo ay doonayeen in ay uga shafeeco qaadaan Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca, halkaas ay Culimadiina ay oggolaatey shafeeca qaadkii odayaasha. Culimada ayaa Meeshiyaadkii kala wareegey Hubkii iyo gaarigiiba, waxayna bilaabeen in ay du’aalo waydiiyeen, waxaana ilaa iyo imminka ku socda su’aalo badan. Culimada ayaa sidoo kale ugu baaqey in ay isa soo dhiibaan inta ka hartey Khawaarijta inta goori gor tahay, haddii kale, haddii dagaalka dhex diisa ay isku soo dhiibaan aanan la aqbali doonin.
  9. Masuuliyiin ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen maliishiyaad ka tirsan Al Shabaab oo maalmihii u dambeeyay ka qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay gobolka Gedo. Sheekh Max’ed Xuseen Al qaadi oo ah Afhayeen culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo oo la hadlayay Ragga wararka dira ayaa u sheegay in Maliishiyaad tiradoodu ay kor u dhaafeyso 25 dagaalyahan ah oo ka tirsanaa Al Shabaab ay haatan isku soo dhiibeen ciidamada Ahlu Sunna.kuwaasi oo ka soo baxsaday Al shabaab. Afhayeenka ururka Ahlu Sunna ayaa waxaa uu sheegay in ay rajo weyn ka qabaan in ay Ahlu Sunna isku soo dhiibidoonaan wax uu ugu yeeray dhalinyaro kale oo ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo uu tilmaamay in la marin habaabiyay balse hatan ay ******* runta waxa ay tahay iyo dagaladda ay ku soo wadaan Ciidamadda Ururka Ahlusunah ityo kuwa dawladda federalka ee soomaliya eek u soo wajahan Goobaha kuunfureeyd ee ay weli kusugan yihiin al shabaab. Majiro wax war ah oo ka soo baxay Horjoogayasha Kooxdda Al shabaab Al Shabaab oo ka Duwan hadalka ka soo yeeray Masuuliyiinta ahlusunaha ee ka gedesan inkastoo aty jiraan dagalo xoogan oo sacadihii ugu dambeeyay ka dhacayay goboladda koonfureeyd kuwaasi oo ay horsed ka yihiin Ciidamo lagu magacaabo Raskabooni iyo kuwo ay leedahaya dawladda federalaka soomaliya oo xiligaan dagalo ka wadda degmooyinka goboladda kuunfurta dalka soomaliya una muuqddo kuwo isaso taraya sacadba sacadda ka sii dmabeysa.
  10. ^^ Janno iney meesha oolin ayaa ii caddeeysa abaa
  11. This song is of the hook Se väst hyckleri dom stöder demokrati/ men vägrar erkänna ett folkvalt parti/ Med andra ord är palestinas vilja inte fri/ tredje världen den förblir en förslavad koloni/ En slav ekonomi under västerländskt regi/ med sålda diktatorer som alltid får amnesti/ Medan äkta frihetskämpar som strider placeras i/ en terrorkategori hur vriden kan världen bli/ När värdet på våra liv/ värderas efter den delen i världen du föds i/ I den tredje är du körd Palestina är du död/ redan i din modersmage innan ens du blivit född/ Så FN var är dom var är alla trupper som/ försvarar freden i världen empatin var fan är den/ när palestiniernas städer blir koncentrationsläger/ och gravarna som dom gräver är fler för barn än för fäder/ reff: Vem e terrorist? Är det dom som förtrycker eller är det dom som förtrycks? Vem e terrorist? Är det han som tittar på eller han som vägrar va tyst? Vem e terrorist? Bror låt inte media manipulera dig med sitt gift! Den största terroristen mannen e han i kostym/ Som sitter bakom sitt skrivbord och bombar sönder en by/ Han bombar och skiter för eliten aldrig blir/ Beskjuten ute på fälten och söndermejad med bly/ Istället lurar dom i vanligt folk att det är vi/ Som är hären som ska befria världen från tyranni/ Men det är inte det vi gör när vi dödar och förstör/ När vi rövar och förgör det vi gör är vi dör/ För att stjäla kapital åt dom som redan har/ Så pass på deras tal låt dom skicka sina barn/ Bror jag vägrar dö för opium nere i afganistan/ Politiker måste skoja när dom snackar om moral/ Dessa ******* hycklare har inte något samvetskval/ Dom vill bara ha betalt hyckla till sig nästa val/ Kalla mig för radikal hellre det än liberal/ Som Carl gömmer sig bakom sina falska ideal/ Fred till pirater som kapar och tar betalt/ Av gamar i deras hav som gapar och äter av/ Det som folket borde ha forsätt göra det ni ska/ Haffa era cash tvinga tjuvarna att dra/ Även i vårt land så vill han vi ska jobba åt Han/ Förut på plantage nu i fabriker med plåtband/ Så kan någon klaga på Mugabe/ Som jaga kolonisatörerna ut ur Zimbabwe/ Mandela gjorde en tabbe lät dom stanna kvar/ Nu är det samma folk som har och inte har/ För var du än är finns det guld är dom där/ Lurar fattiga till skuld och håller dom i misär/ Först med allmosor och i andra han gevär/ Den första är falldosen sedan säljer du din själ/ Det är så det är och dom som kämpar emot/ Stämplas som terrorister och målas upp som ett hot/ Brygga: Svart man, vit man ställ dig upp och stig fram/ Låt oss ta tillbaka våran jord tillsammans vi kan/ Gul man, brun man skrik om du är lack fan/ Låt det eka världen runt så vi kan passa facklan/
  12. Janadda maxaa ka maqneysiiye xassan daahir,roobow,cali dheere iyo godane etc dagaalka maxey uu gali la'yihiin mise meesha janno ayaan yaalin jaxiimo mooye
  13. Dowladda Soomaaliya oo horey u qabsatay muddo boqol cisho ah inay dalka uga saari doonto Xarakada Al Shabaab ayaa waxay markale qabsatay muddo ay sheegtay in Xarakada Al Shabaab ay uga saareyso gudaha dalka Soomaaliya. Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed “Farmaajo” oo maanta la-hadlay Radio Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya muddo seddex bilood ah, ay dalka uga saari doonto Xarakada Al Shabaab. Farmaajo ayaa wuxuu sheegay in Xarakada Al Shabaab ay dhibaatooyin fara-badan ay ka wado gudaha dalka Soomaaliya, isla-markaana wuxuu sheegay inaanan marnaba loo-dul qaadan doonin dhibaatadaasi, isagoo intaasi ku daray in muddo 90 cisho ah ay dalka uga saari doonaan Xarakada Al Shabaab. Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshayaal balaaran, isla-markaana wuuxu qeexay in caalamka uu diyaar u yahay in dalka Soomaaliya uu u soo diro ciidamo fara-badan oo ka socda dalalka Midowga Afrika, si buu yiri ay gacan u siiyaan ciidamadda dowladda iyo kuwa Amisom ee iminka dalka ku sugan. Sidoo kale wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya, ciidamadda Amisom iyo Beesha Caalamkuba ay diyaar u yihiin in muddo seddex bilood ah ay dalka uga saaraan Xarakada Al Shabaab, isagoo intaasi ku daray in Shabaab uu wado xasuuq guracan oo ka dhan shacabka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Dhanka kale majirto wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Xarakada Al Shabaab oo ku aadan, hadalka maanta kasoo yeeray Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed “Farmaajo”, hase yeeshee saacadaha soo socda ayaa waxaa dhici kareysa inay ka hadasho.
  14. XX howlgallka saakay dhacay tijaabin uu ahaa lagu ogaanayay awooda khawarijta..
  15. Liqaye;703590 wrote: This report lacks logic, if as we know al-shabaab was in control of dhoobley from the start how can it be taken "over" by them again? Truth is they are being pushed out as we post to the tune of new kids on the block " step by step oo baby"!! Haha
  16. Abow waa ku tuugaa threadka Islamka mar danbe wax haku so qorin adoo raali ah!
  17. acuudi billahi mina sheydani rajiim anaa ma waalan mise kan dadka banooniga ciyaaraya ama fiirsahaaya gaaleeysiihaaya, acuudi bilaahi yaaqe al shabaab maxaa uu la yaaba saa lo socdo hadana ma tanaa la sheegaa walahi kaan waa lagu dambaaba allow naga astur sharta igaarkaan diinta qaladka ka fahmay bismillah
  18. loooool naagta rapkeeda caadi maha Xaaku qabiixaa xandhiyo xoolo xaa heysataahon xilo kugu noqaa xeradaan teydaa xasil ii dhaaf