oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Dhulka waxaa leh prof Mukhtar iyo beeraleyda jubooyinka azania maya, maamul kenyaati maya
  2. Bilan see cml ninkaas reer galmuduga maba degaan dhulkaas, reer abtigey ma wax ka hagranaa see cml adi?
  3. ^^ lool Awoowe Cabdullahi yuusuf iyo adeerkey Geedi niman rag ay ahaayeen, waligeynaa dowladd-doon waa ahaaye... Adeer waxba hays wareerin dadka beereleyda iney leeyahiin jubooyinka walaa kasaaya gar ahaan Bu'aale keep on dreaming about Narnia
  4. Zack you where a Shariif supporter until Gandi uu Madexweyne ka noqdey Narnia
  5. ^^Nin ethiopia ka imaaday oo jubbooyinka sheeganaayo intee lagu arkay ? loool :D, Prof Mukhtar wants his (Azania) back
  6. NFD iyo jubbooyinka ha isku qaldin sxb, dadka jubbooyinka leh waa nool yihiin wali waana la kasaaya
  7. ^^beeraleyda dadkey yihiin waa la yaqaanaa, jubooyinkane beeraleydaas ayaa leh. Geeljire maba degenaan karo jubbooyinka, iska daa geeljire MSB soo dejiyey
  8. The Zack;709782 wrote: Looool usheeg xariifka 4.5kii buu rabaa inuu u baddalo 1.5 kkkkk. nin cadaalad jecel ayaad isku dhigooysa bal arag maamul ku sheegadi say waxa uu qeybsadeen markaasa ii leedahay 4.5kii ayaa 1.5 uu bedeleysaa, yaab yabkiisa.. ps. ku xigeenka labaad mudug ayuu degaaye xaa kenay meeshaas?? http://gedoonline.com/?p=19058
  9. Jacaylbaro;709613 wrote: Waar hablaha ha waydiin waxaas ,,,,,,, hahahahah :D JB
  10. Bilan lool koonfurta xarardheere ilaa iyo koonfurta jilib aa degaa waligeyna degi jiray , anyways waa iska kaftamaye awalba wax ka soconeyso malaha azania ,waax iyo waadi,mareegstate,hiiraanland kulli waa isku mid, Galmudug,ximan ii xeeb iyo PL la dhihi karaa maamulgoboleed jiro waaye because dalka gudahiisa ayaa lagu sameeyay shacabkiina ayaa keenay fikradan..
  11. ^^ kana wuxu ku hadlooyo arag hee konfurta Jilib awoowgey iyo aabahey iyo aaba ku dhashteen oo beero iyo ku lahaa... waana la kasaaya cidii degta sxb ee adi naftarka amaa kooyto tahay..
  12. SXb hadda dhow ayaad degteen badhaadhe iyo afmadow, dadka majoority ku ah gobolka waala kasaaya oo waligood degenaa
  13. Guddoomiye kuxigeenka guud ee Ahlusuna Waljameeca Shiikh Maxamed Maxamuud Yusuf "Awlibaax" oo maanta wareysi dheer uga hadlay xiisadihii dagaal ee ugu danbeeyey ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo,kuwaasi oo ay qeyb ku leeyihiin Ciidanka Ahlusuna Waljameeca oo uu hogaaminayo Shiikha. @Shiikh Maxamed Awlibaax ayaa waxaa uu sheegay inuu dagaalka Gedo iyo Jubbooyinka ka socday ay yihiin kuwa ay ku cirib-tirayaan kooxda Alshabaab ee gacanta ku heysa goboladaasi,isagoona intaasi ku daray inay ciidanka Ahlusuna iyo kuwa Dowlada ay horumar weyn ka sameeyeen dagaalada ay kawadaan goboladaasi. Shiikha oo mar wax laga weydiiyey waxa iska badelay dagaalkoodii xooga ku socday oo ay maalmo isku xiga ku qabsadeen dhowr magaalo,hadana aysan ilaa hada ugu dhaqaaqin magaalooyinka kale ee Gobolka Gedo ee ku jira gacanta Al-Shabaab ayuu sheegay inay arintaasi tahay xeelad dagaal oo aysan jirin wax kale oo is badal ah. Mar la weydiiyey waxa ay ku sameynayaan haddii ay gacanta usoo wada gasho Gobolada ay dagaalka ku qabsanayaan ayaa waxa uu sheegay inay u sameyn doonan maamul ka imaanaya degmo kasta iyo dadkeena,taasi oo lagu dhawaaqi doono hadba marka ay gacanta kusoo dhigaan magaalo ama gobol cusub. @Sidoo kale waxa uu sheegay inay ciidamo ka tirsan Ahlusuna inay ku sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka,inkastoo hadana uu sheegay inaysan ciidamada qabsaday Dhoobleey aysan ku jirin kuwa Ahlusuna,waxana uu ku sheegay ciidankaasi inay yihiin kuwa dowlada iyo Raaskambooni oo ah kuwa ay wada leeyihiin hal cadow. waa sida uu hadalka u dhigaye Shiikh Maxamed Awlibaax. Dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka guud ee Ahlusuna Shiikh Maxamed Maxamuud "Awlibaax" ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mowqifka Ahlusuna waljameeca ee Maamul dhawaan looga dhawaaqay Kenya,kaasi oo la sheegay in madaxweyne loogu doortay Prof,Maxamed Abdi Gaandi,iyadoo maamulkaasi loo bixiyey Azaniya State of Somalia isla markaana ka talin doona Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Shiikh Awlibaax ayaa gaashaanka u daruuray Maamulkaasi,waxaana uu sheegay inuu yahay mid aan socon karin,isagoo arintaasi ka hadlaya waxaa uu yiri : "... Siyaasiyiinta Somaliyeed baryahanba waxaa ku dhacay hal Cudur,kaasi oo ah inay madaxweyne noqdaan,Hade Somaliya miyey madaxweyne u wada noqon karaan.Waxa kenya lagu soo dhisay iyo Prof,Gaandi waxaan u arkaa nin uu kusoo dhacay cudurkasi,mana jiro meel uu ka shaqeyn doono.waxaana uu iska noqonayaa mid aan soo dhaafin fadhi ku dirirka iyo meelaha shaaha lagu cabo,wax dadka deegaanka ah oo Maamul uu Madaxweyne ka yahay Gaandi dhistayna ma jiro" ayuu yiri Guddoomiye kuxigeenka guud ee Ahlusuna Waljameeca Shiikh Maxamed Maxamuud "Awlibaax" Hadalka Mas'uulkan ka tirsan Ahlusuna Waljameeca oo ka mid ah xoogaga ka dagaalamaya gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxaa uu noqonayaa mucaaradad kale oo xoogbadan oo soo wajahda Maamulka Azaaniya iyo Prof,Gaandi,waana garabkii ugu horeeyey xoogaga ka dagaalamaya Jubbooyinka iyo Gedo oo kasoo horjeestay Maamulka Azaaniya. @Shiikh Maxamed Awlibaax waxaa dhinaca kale cadeeyey inay Ahlusuna Waljameeca si rasmi ah uga qeybgeli doonto Shirka lagu wado inuu ka dhaco Magaallada Nairobi ee Dalka Kenya,kaasi oo horaanta bishan furmi doona,isagoona sheegay inaysan ka hordhaceyn ilaa ay arkaan waxa kasoo baxa marka la isugu tago. Mas'uulkan oo ahaa midka shaaciyey khilaafka Ahlusuna Waljameeca ee Gobolada Dhexe ayaa eeda kala jabkaasi u saariyey Macalin Maxamuud,waxaana uu sheegay in macalinka iyo nin ku fikir ah oo uusan sheegin magaciisa ay shir isaga qabsadeen Dhuusamareeb,kadibna ay isaga sameysteen maamul u gaar ah iyaga oo aysan la qabin Ahlusuna kale,taasi oo uu sabab uga dhigay in isaga oo xitaa ah Guddoomiye Kuxigeenkii Maamulkaasi Ahlusuna uu ka maqlay idaacadaha isbadelka iyo magacaabista lagu sameeyey Dhuusamareeb,kadibna ay taasi muujisay in wixii la isku ogaa laga leexday.waa sida uu hadalka u dhigaye. @Ugu danbeyntiina waxaa uu si weyn u taageeray maamulka u gaarka ah oo ay sameysteen Ahlusunada Cabudwaaq,waxaana uu taasi ku sheegay inay timid,kadib markii la sii wadi waayey howshii guud ee dadka ka dhexeysay,waxaana taasi ay keentay buu yiri in dantu ay bado inay sameystaan maamul ay iyaga u gaar ah. @@Cali Dahir Ciid Delft,Holland
  14. ^^ Waa magaalo magaceed
  15. Dowladda mowqifkeedi wey ka hadashay marka adeer waxba ha degdegin