Adna

Nomads
  • Content Count

    398
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Adna

  1. Salaama calaykum wr wb. Brother i have this Question wich is,if some one takes a loan from the bank and knowing that they have to pay the money back with interes fees on it. the person knows that it's haraam to pay or take riba. What the person has to face i mean what are the consiquences? danbiga uu sameeyay how bad that danbiga could be? thank you p.s Reason was they needed the money and didn't had no other choice.
  2. salaam talk about confuse know aniga i can't see nor hear anything,,, i don't know why? my comp doesn't accept any java things,,, i don't even know how they look... love you alll,,,, i feel like why can't i see? :mad:
  3. allaah ayaa mahad iska leh , nabad gelyoiyo naxariisina Nobi muxammed korkiisa ha ahaato iyo ehelkiisa iyo asxaabtiisaba. Allaah subxaanahu watacaalaa, nicmooyinka uu muslimiinta ugu nicmeeyey waxaa ka mid ah innu u hibeeyey xilliyo ay badiyaan gudashada cibaadooyinka ayna u toobad keenayaan Rabbiga cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa waxa ku sugan abuuray. xilliyadaas kua ugu waaweyn waxa ka mid ah bisha Ramadaan ee barakaysan taas oo dhexdeeda Qur'aanka la soo dajiyey lana furo irdaha Janooyinka lana xiro irdaha naarta , shayaadiintana la xixiro . . Bishaasoo dhexdeeda kor loogu dhawaaqo Ruuxii khayr doonayoow soo qaabil kii shar doonayaoowna ka gaabso , Ilaahayna uu Naarta ka xoreeyo in badan oo khalqigiisa ka mid ah. Bisha Ramadaan dhexdeeda muslimiintu waxay la soo qaabilaan Allaha Casiiska ah Salaad,Soon, Sadaqo,Qur'aan akhris iyo iyagoo ilaaliya inay ku gutaan Salaadaha jamaaco, waxayna badiyaan cibaadaadka wayna ka gaabsadaan wixii laga xaaraantinimeeyey, waxaad ku arkaysaa dabeecad wanaagsan iyo isu dabacsanaan dhexdooda ah taas oo aadan bilaha kale ku arkayne Fadliga bisha Ramadaan qaar ka mid ah bisha Ramadaan waa bil barakaysan waana bishii uu Ilaahay dhexdeeda soo dajiyey Qur'aannka kariimka ah, "Bisha soon waa tii la soo dejiyey Qur'aanka isaqoo dadka hanuun u ah iyo caddayn hanuun iyo kala saarid(xaqa iyo baadilka)".surat albaqara185 waxaana cad in habeen barakaysan oo weyn dhexdii Qur'aanka la soo dejiyey sida aayaddan ku xusan, "Ilaahbaa garanaya macnaha uu ula jeedo x&m. Waxaanku dhaaranayaa kitaabka dajinney {Qur'aanka}habeen barakaysan annagaana wax u digayna".suurat al dukhan 1-5 Habeenkaasuna waa Leylatul qadarka uu Ilaahay yiri; "Annagaa soo dajiney {Qur'aanka}habeenka Laylatul qadarka(sharafta leh). Mataqaanaa Laylatul qadarka? Waa habeen ka khayr badan kun habeen. Waxaana soo dega Jibriil iyo amarkiisa . waana habeen nabad gelyo ah inta waagu beryayo''.suurat al qadar ***************************************** Sidoo kale Axaadiista Nabiga(NNK) ayaa inoo caddaynaysa fadliga soonka:- {Dhammaan camalka wnaagsan ee bani'aadamku la yimaado waa loo laa laabaya, halkii wanaag toban u dhig ayaa looga dhigayaa ilaa todoba bogol oo jeer, Eebe Sarreeye wuxuu yiri:''Soonka mooyaane,Soonka aniga ayaa iska leh, anigaana ka abaal marinaya,wuxuu ka tagey hawoodkii iyocuntadii aniga dartay" qofka soomani laba jeer ayuu farxaa;marka uu afurayo iyo marka uu la kulmo rabbigiis}. Suyuca afkiisa ayaa ka udgoon Alle agtiisa carafta miskiga{waxaa kaloo la wariyey Soonku waa Gaashaan(1)ee haddii uu qofkiin sooman yahay yaanu hadal xun oran hadalkana yaanu badin, haddii uu qof caayo ama la dagaallamo ha yiraahdo"Anigu waan soomanahay"}. Waxaa kale oo Rasuulku (NNK)yiri:- " Salaadaha shanta ah iyo jimce ilaa jimcaha kale laga gaarayo iyo bisha soon ilaa soonka kale laga gaarayo waxaa lagu dhaafaa dambiyada haddii laga fogaado kuwooda waaweyn". Nabigeennu(NNK)wuxuu xadiis kale ku yiri:- "Soonka iyo Qur 'aanku way u shafeecaan addoonka (qofka) maalinta Aakhiro, Soonku waxa uu oranayaa:{Rabbiyoow waxaan addoonkaaga ka hor istaagay cuntadiisii iyo haowoodkiisii maalintii ee igu shafeec}Qur'aankuna waxa uu oranayaa:{waxan u diiday hurdadii habeenkii ee iigu shafeec} wayna u shafeecayaan" waxaa kale oo Rasuulku yiri(NNK):- haddi ay soo gasho bisha Ramadaan waxaa la furaa irdaha Jannada, waxaana la xiraa irdaha Naarta, Shayaadiintana waa la xirxiraa" Xaddiis kale Naigu (NNK)isagoo wax naga tusaya fadliga bisha Ramadaan wuxuu yiri :- "Qofkii sooma bisha Ramadaan isagoo rumaysan waajibnimadeeda, ajarna dalbaya waxaa loo dhaafaa dambiyadii uu horay u galay oo dhan" Waxaa kale oo Rasuulku yiri(NNK):- "waxey Jannadu ledahay albaab la yirahdo rayaan oo ay ka galayaan dadkii soomi jirey,qof aan iyaga ahaynna albaabkaas ma galayo waxaana la oranayaa aaway dadkii soomi jirey/ way u istaagayaan qof aan iyaga ahaynina ma galayo, marka ay galaanna waa la xiraa iyadoo qof kale aanu galaynin". Abu Umaama (IHR) ayaa isna wuxuu yiri: "waxaan Rasuulkii Ilaahay ku iri;- i far amar aan kaa qaato , wuxuuna iigu jawaabay "Soon,waayo soonka wax la mid ahi ma jiraan" markaas ka dib Umaama lalama kulmi jirin isaga,Afadiisa iyo khaadimkiisaba iyagoo sooman mooyaane, haddii gurugooda qaac lagu arkana waxaa la oran jirey marti baa utimd , dad baa ku soo degey"
  4. salaam thanks rudy walaahi abowe i didn't know about that and plus i don't know how could that posibly be that u're in my ignore list hell nooo i never ment to do that nor did i knew? u got to beleave this hada markaa ii sheegtay leen arkat ooooopsss sorry bro didn'r meant to ..... lobe you all
  5. salaam i would have to agree on thins with nafisa sis you got that right.... SO i've decided, nin kuusan oo gaaban oo buuran oo madoow oo biidaar loofna ah baan rabaa anigu like some of you mentioned qurux.education, and every thing ma'israacaan so u have in la sameeyo tanaasulaat, or make short list.. love you all
  6. salaam I migh not have all the ansewrs but sure i know th somali language used to write like how the pakistan language is written it's arabic but a bit different i think. that was before they came up with somali alphapetic.I could be wrong but i think my uncle might have abook was written then, so will look for more in fo, in sha'alaah will keep you posted....... love you all
  7. salaama subxaana laah.... walaahi our religion has more enemies then we know, this gaaloos allah qabto, and in sha'alaah alaah wil punish them for what they are doing. i think it's getting way out of hand what this galos are trying to do,,, i read some other thread that gabar yar gets expeled from the school jus because she has an scarv/hijaab.... i think it's time the muslims should do some thing about it... why ony islams get picked on by every gaal?,,,, i don't know what to say runtii but i will come back next time insha'alaah. love you alll
  8. salaam Lakad bro i might not spelt right but i know he says that most of the time/famous with it... i will make sure the spelling is right i know i'm not good at that.... But what kinda of isue u have with my segneture know? :confused: ,, joke though,,, love you all
  9. salaam like most of the nomada her have no i dea what ignore lis is ? mje just like that never knew if ther is such thing exist, but any ways how do u find that out if u're in ignore listlove you all
  10. salaam I would marry the guy if it's my parents last wish I would say yes i will marry him. because like the rest of u said parent's would never pick some bad person out of the bule u know what i mean they care about you, love you.......I love my momy to death ,,,,, love you
  11. salaam Thanks Mizz unique sis for in lighten that stroy,, waaw i'm really imprest whoooo..... Hiv..... and eating dameer subxaanalaah.... But waita a second evey animal oo ilka sare leh sow xaaraan ma'ahan in la cuno? waaaw love you all
  12. Salaam,,,, Mizz unique,,, Remember what u said to me about that ....yeah I rmemeber the night . runtii we should have an other night like that don't we?.... missed al of you,,, ooh well got to live with it. Lakkad it's interesting cuz some ppl my feel ofended u c what i mean,,,,,, any ways i'm just kidding no hard feelng guys,, cuze i love you all
  13. salaama I DON'T WANNA SOUND LIKE RUDE BUT I SOME TIMES FEEL LIKE WHY AN EARTH U GUYS USE AS AN EXAMPLE HALIMA :mad: ,,,, THAT DOESN'T SAY MY NAME IS BUT IT MIGHT BE ANY ONE ESE'S NAME. IT CAME TO MY INTENTION HORTA WHY NOT USING OTHER NAMES I NEED AN ANSER BEFORE IT GOTS TOO LATE.....
  14. salaama calaykum wr wb Jazaalakal kheyral jazaa brother nuur. Allah hana siiyo cimro dheer and cibaado wanaagsan. alaaha sanadkan sanadkiisa caafimaado qab cibaado wanaagsan hanaagu gaarsiiyo. love you all
  15. salaam Let me welcome you first to this lovely nomad family. then macaanto ur topic aad ayuu u wanaagsan yahay , but macaanto xasuuso 13yrs ka hor wadankeenii in uu burburay, then ciyaakii markaa dhashay ama yaryaraa waxay ku soo koreen qurbo aligood school soomali matagin. so marka macquul ma'ahan in ay yaqaanaan sida loo qoro akhriyo soomaliga, marka macaanto you need to accept the fact that in aysan ayaga khladka leheen. sis aniga i have siblings who don't even know sida loo qoro somaliga, like Lukcy and Mizzunique said ayaga oo yar yar ugu danbeysay. marka macaanto half of what u wrote i my slef got lost, marka sis all what i'm saying is we have to look up them not in aan lagu yiraahdo why aadan somali u qorin like i said it ani't their faoult. so please we don't need to arque over nothing. love you all
  16. Adna

    WAKE UP!!!

    salaam i think that is his brother like captvating soul said. love you all
  17. salaam it seems to be fun but i caouldn't pass o 10, so Section6er tell me how to do it . love you'all
  18. salaam A 40 yr old man raped a 3 yr old boy. runti i'm so suprised and he got to go prison for 30 yrs... subxaanalaah miyesan eheen wax la'la yaabi in my case yeah ..... love you all
  19. salaam My vote goes to muqdisho, where else the place i was born. meela aan ku doorsanaayo majirto. love you alll.
  20. salaam at this moment i can't even think of anything that is just how tired i'm,,, ove you all
  21. salaam yes indeed we have to show the brother how much we care,,,,,, Darman and Malaika in sha'alaah i will be more then happy in aan u tacsiyeyno wiilka aduunyada waalaga tagaa waa uun lakala hooreeyaa ma'ogiye. so plese in forme if you guys dicide that..... love you all ps Malaika in sha'alaah i will call you soon.
  22. Adna

    RAMADAN

    salam Aamiin aamiin aamiin
  23. salaam laaxawla walaa quwata ilaa bilaahil caliyil cadiim, alaaha u naxariisto samir iyo iimaana alaaha ka siiyo shehem bro,,,
  24. salaam Qac Qac don't you think u're getting too much hursh on the sis flying still abaayo sidaado oo kale kacsi feebaro ima hayo. so i don't have to say phuck nor the f word. subxanalaah. love you alll
  25. salaam Happy Birth day Lucky and wish you happiness in ur life. love you all