MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Read http://www.nation.co .ke/News/-/1056/6007 58/-/ujn69f/-/index. html
  2. Can Someone tell me what are they doing on this pic, I thought maybe someone droped a penny and their helping him to find it.lol Breath taking pics though, Puntland and Somaliland are the only pride left for Somalia since they manage their issues peacfully and are progressing their regions, good luck to them both, but I believe breaking away is not a good idea.
  3. So is that the new flag of Puntland Mr AwMuse on your badge. I understand the frustration felt in Puntland, but breaking away is not the answer.
  4. Stup1d arr0gant shabab provocations led these guys to drop their tusbax and pick their AK47, and they seem to be leading the eradication process of this cancer.
  5. Very interesting video. http://video.nytimes .com/video/playlist/ world/africa/1194811 622207/index.html#11 94840299556
  6. The responsibily is fully on the brainwashers, the leaders,and the funders, and also lets not forget the armchair fans.
  7. Watch carefully 1:27 , the Shabab & HI guys are pickpocketing the dead and anotherone shouts, (War waa eber waa la baartay, waa la baartay, eber waaye), shocking. Barbarics who are covering their wicket criminality with Islamic scarf.
  8. Qabuuro ku yaala Baardheere oo ay maanta burburiyeen maamulka Islaamiga. 22 May, 2009 04:57:00 Maamulka Islaamiga ah ee gacanta ku haya degmada Baardheere ayaa maanta bilaabay inay burburiyaan qabuuro ku yaala degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ciidamada maamulka Islaamiga ah ee magaalada Baardheere ayaa la sheegay inay fal burburin ah kula dhaqaaqeen qabuurayaal ku yaala gudaha degmada Baardheere. Maamulka ayaa sheegay in falka lagu burburinayo qabuuraha ay ka dambaysay kadib markii ay soo bexeen dad caabuda qabuuraha sida ay maamulku ku andacoodeen. Sargaalka katirsan maamulka oo lagu magacaabo C/qaadir Yuusuf ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka uu burburinayo qabuuraha, isagoona sheegay inay ugu wacan tahay ka hortago xaalado uu ku sheegay inay halis yihiin sida uu hadalka u dhigay. Mas'uulkaan ayaa si aan gambasho laheyn u sheegay inay jiraan dad caabuda qabuuraha oo ku sugan magaalada Baardheere sidaas darteeda ay go'aansadeen inay ka hortagaan. Horey qabuuro burburinta waxa ay uga jirtay gobolka J/hoose oo ay ka taliyaan islaamiyiin hubaysan kuwaas oo ku tilmaamay qabuurahaas kuwa la caabudo oo shirki ah.
  9. Read http://www.independe nt.co.uk/news/uk/hom e-news/exclusive-how -mi5-blackmails-brit ish-muslims-1688618. html
  10. Daandureey calm bro, don't curse a muslim its xaraam, he my be mistaken but he is still a muslim.
  11. The world has gone mad, next time he will compare Zanawi to Nagashi.lol
  12. Sheekh C/raxmaan Janaqoow oo difaacay hogaamiye kooxeedyada ka tirsan dawlada, isla markaasna Xassan Daahir iyo Xassan Turki ku tilmaamay kuwo danbi faraha kula Jira Mogadishu Friday, 22 May 2009 SMC Dawlada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa difaacday hogaamiye kooxeedyada ka tirsan baarlamaanka MQ ee Soomalaiya Iyadoo Xubnaha dawladu sheegeen in ay yihiin kuwo ka soo laabtay wixii xumaan ahaa oo hada diyaar u ah in ay wax ka dhisaan dalka. Wasiirka garsoorka ee Dawlada ku meel gaarka oo maanta ka qaybgalayay Barnaamijka Hadal haynta Todobaadka ayaa sheegay in xilligaan aanay jirin wax la yiraa Hogaamiye kooxeed iskiis u qaata amar ama hawlgaliya maleeshiyo balse ay jiraan rag ka tirsanaan jiray hogaamiye kooxeedyadii oo hada fahmay danta dalka, dadka iyo dowladnimada waxa ay tahay. Sheekh Janaqoow ayaa tusaale u soo qaatay Khaalid Binu waliid oo uu sheegay in uu ahaa hogaamiye dhibaato badan u gaystay Asxaabtii kana qayb qaatay dagaalo badan oo looga soo horjeeday Nabi MUxamad SWC iyo Asxaabtiisii. Khaalid Binu waliid waxaa uu Markii danbe noqday sarkaal toobadkeenay una adeegay diinta qaatayna awaamiirtii Nabi Muxamad CSW, isagoo markii danbana ka qayb galay dagaalo lagu jabiyay Gaalada iyo kuwii cadawga ku ahaa Islaamka. Ayuu ku dooday Wasiirka garsoorka C/raxmaan Janaqoow. Waxaa kale oo uu wasiirku sheegay in maanta ay soo baxeen hogaamiye kooxeedyo kale oo badalay Kuwa hada ka tirsan dawlada , waxaana ay ahaayeen Hogaamiye kooxeedyadaani kuwo shalay fiicnaa oo u dagaalamayay Danaha Shacabka balse maanta taa badalkeedii wado wax aan dan u ahayn Shacabka. Hadii aad Maqli Jirtay Muuse suudi , Qanyare, Maxamad Dheere Waxaa hada aad maqlaysaa Hogsaamiye Kooxeedyo kale oo uu ka xusay Shiikh Xassan Daahir Aweys, Xassan Turki iyo Dr Cumar IImaan. Waana nasiibdaro ayuu yiri janaqoow in maanta loo bixiyo ragii wacnaa shalay magacyo Xun Xun. Sheekh Cabdiraxmaan Janaqoow oo kamid ahaan jiray Golihii maxkamadaha Islamaka ee uu madaxda ka ahaa Shiikh Shariif, Shiikh Xassan Daahir iyo Dr Cumar IImaana ay ka ahayaeen Gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeenka golaha shuurada ayaa sheegay in koox walba oo khilaafta dawlada ama ka soo horjeesata ay Noqonayso Khawaarij Mudan in dagal lagala hortago. Waxaan ka codsanaynaa shacabka Soomaaliya in ay ka soo qeeb galaal oo ay taageeraan dawlada oo ay iska dhiciyaan kuwa banaystay Dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee aad u bixiseen Qaxiyayasha, iyo abaalawayaasha waa sida uu wasiirku hadalka u dhigay.
  13. Somalis are tired of Muqdisho, I was born, and bred in Muqdisho, Its where I studied an grew up,it has a special place in my heart, but the thing is The Whole nation is standing still for the last 19 years because of Muqdisho problems and endless wars. The who country is in time freez because of Muqdisho. Is it time to think seriously and relocate the capital to a more peacefull place, What about Hargeysa, Galkacyo, Bosaso, Burco, Lascano, Even Kismayo would be better as there is stability there for the moment. Of course all these cities are controlled by their local authorities and their permission will be needed, but I think they will accept it, as being recognised the capital will benefit their local economies and attract intrnational attention for reconstruction efforts. Otherwise lets stick to Muqdisho and we will still be talking about death and distruction in the next 20 years. Lets make it something not worth fighting for by demoting it. Lets at least experiment it for a year by making another city the nations capital and see if it works.
  14. The HI and shabab leaders were under lots of pressure from M society and their tribal leaders to stop fighting, but last night'surprise attack by the gov forces gives them now the excuse to continue the war. I believe it was a mistake to provoke them, the TFG could've just stayed on the diffensive coz they had the moral high ground.
  15. LOOOOL NG very creative indeed, I really couldn't stop loughing, WAR WAX BAAD ISKU QASTAYE, Waali cade in Addis, waali indhacade in Hargeysa, lol. Messenger: News has reached us that the local governor has insulted their tribal sensibilities by demanding that they produce five able young men every single day so that he can be carried around when he does his daily inspection of the town. loooooooooool This is the fuuniest, NG prepare yourself a fight with the Duke, he will not tolorate this. Now Duke the mic is yours.lol
  16. Only Allah knows, but when you read and digest the current situation, what can you conclude from it?
  17. For the next 12 monthes. Today is the 19th of May, what is you pridiction of the ever increasingly unpictable somali politics, Alshabab and HI are expanding rapidley who do you think will be winners and losers. We will revisit this topic on 19th of may next year and see if what we predicted we correct inshalah. 1) Will shariif & his gov survive? 2) Will Alshabab & HI capture the whole country including P/S land. 3) Will ethios come back to save TFG? 4) Wil there be a civil war between Al-shabab and HI? 5) Will America come to fight these goups? 6) Will Amnisom leave? and many more questions..
  18. Terrifying news, Alshabaab coming to your door steps soon. Lengthy interview with Alshabaab official. prepare for a rollercoster. http://www.bbc.co.uk /somali/meta/tx/nb/s omali_1800_au_nb.ram
  19. Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar oo bililiqaysanaya xarumaha maamulka iyo saldhigga magaalada. Kadib markii saacad kahor ay magaalada Jowhar la wareegeen xoogagga Al-shabaab ayaa waxaa magaalada ka dhacay isbadal dhanka maamulka ah. Dadweyne fara badan aya ku xoomay xarumaha maamulka, waxaana magaalada ka socota bililiqo xooggan, bililiqada ayaa ka socota xarumaha muhiimka ah ee magaalada sida xarunta maamulka, saldhigga Booliska iyo xabsiga magaalada. Qof goob jooge ah oo ku sugan magaalada ayaa xaqjiiyey bililiqada ay dadweynaha kula kacayaan xarumaha maamulka ee magaalada Jowhar. Wadooyinka magaalada ayaa waxaa lagu arkayaa gaadiidka dagaalka oo ay wataan xoogagga Al-shabaab kuwaas oo si raxan raxan ah u maraya waddooyinka. Maxaabiis ku xirneyd saldhigga magaalada iyo xabsiga ayaa oodda laga qaaday kuwaas oo ku eedaysanaa dambiyo kala duwan. Saraakiisha Al-shabaab kama aysan hadlin bililiqada ka socota magaalada Jowhar oo ay saacado kahor la wareegeen. Si kastaba ha ahaatee isbadalka ka dhacay magaalada Jowhar ayaa saameyn ku yeeshay magaalada, waxaana magaalada weli laga dareemayaa xiisad iyo kacsanaan. Boondheere.com
  20. Anathor black monkey nomad promoting desperate Somaliland supremasism, just like the KKK promote white supremasism.
  21. Shiikh Indha Cadde oo ka war bixiyay Ku biirida uu dowlada ku biiray. Posted: 5/17/2009 8:35:00 PM Shabelle: MUQDISHO Shiikh Yuusuf Max'ed Siyaad Indha Cadde ayaa Maanta ka war bixiyay Ku biirida uu dowlada ku biiray,waxaana uu ka hadlay arimo dhowr ah. Shiikh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde iyo Xubno ka mid ah ururka Xisbul islaam ee uu hogaamiyo Shiikh Cameey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Indha Cadde waxaa uu sheegay in ay ku biireen dowlada kmg Soomaaliya kadib markii ay qaadatay Ku dhaqanka Sharecada islaamka. Shiikha waxaa uu meesha ka saaray in aysan jirin Sabab ay uga soo hor jeestaan dowlada kmg mar hadii ay qaadatay ku dhaqanka Shareecada islaamka. Waxaa uu sheegay Indha Cadde in ay u dagaalamayaan dowlada isla markaana ka difaacayaan waxa uu ugu yeeray kooxo Qasawadayaal ah sida uu hadalka u dhigay. Yuusuf Max'ed Siyaad (Indha Cadde) ayaa waxaa uu kulamo la qaatay Madaxda ugu sareeysa dowlada kmg gaar ahaan Madaxweynaha dowlada kmg iyo Ra'iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah golaha wasirada kuwaasi oo ka wada hadlay xaaladaha ugu danbeeyay ee dalka iyo ku biirida dowlada ee Indha Cadde iyo Ciidmadiisa. SHABELLE.NET
  22. So the highway from Muqisho to Baladwyne is completly cut off, they had Balcad before, but now the governmet has only two major pockets, north xamar, and half of Balad weyne.
  23. JB ADIGA .......... ISAGA ....... IYAGA ..... DHAMAANTIIN ....... What about Adiga, because Nabada iyo horumarka soomaliya way ku dhibtaa, isku dirka iyo kala faquuqana waad promote gareysaa, your topic of Puntland girl from sool is clear case when you tried to stear clanism.
  24. Shabelle.net Sheekh Yuusuf Al Qardaawi Gudoomiyaha midowga Culumada Islaamka ayaa ugu baaqay dhinacyada Soomaalida ee isku heeysta siyaasadda Soomaaliya in ay joojiyaan dhiiga daadanaya islamarkaana ay wadahadlaan. Gudoomiyaha midowga Culumada Islaamka Sheekh Yuusuf Al Qardaawi ayaa ugu baaqay dhinacyada Soomaalida in ay wadahadlaan oo miiska wadaxaajoodka ay wada fadhiistaan,isagoo farta ku fiiqay in ka shaqsi ahaan uu diyaar u yahay in dhex dhexaadin uu ka galo arinta Soomaaliya. Waxaa uu sidoo kale sheegay in midowga Caalamiga ee culimada islaamka ay diyaar u yihiin in la wado Musaalixada iyo dib u heshiisiinta kooxda isku haya Soomaaliya,waxaana uu tilmaamay in dhamaan dadka Soomaaliyeed ay yihiin dad muslimiin ah dhamaantoodna heysta mad habta shaaficiyada. Dr Yuusuf Al Qardaawi waxaa uu sheegay in dalka Soomaaliya uu galay mixnad marka laga hadlayo dhinaca dhibaatada dunida Afaraad oo xitaa dhaafsiiyay dunida sedaxaad. “Waxaa ay Soomaalidu dhibaato ba’an ku qabeen waxyaabihii ay ka dhaxleen madaxdii kalikiis taliska aha oo markii ay iyagu tageen ay wadankii uga tageen kuwo dhiiga ka ganacsatada kuwaasoo iyana hardan ay hogaaminayeen dad shisheeye ay gudaha Soomaaliya mudo dheer uga jireen”ayuu yiri Al Qardaawi. Sheekh Yuusuf Al Qardaawi waxaa uu sheegay in markii la doortay xukuumadda cusub iyo madaxweynaheeda cusub iyagu ay ku farxaeen,soona dhaweeyeen islamarkaana ay yiraahdeen Al Xamdulilaahi, maadaama maxkamadaihii islaamiga uu hogaaminayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed markii loo dhiibay xilkaasi iyaguna ay si weyn u soo dhaweeyeen uguna baaqeen in gacmo furan lagu soo dhaweeyo oo la wada xaajoodo. Waxaa uu shaaca ka qaday buu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed in uu dhaqan galinayo Shareecada Islaama laakiinse walaalo kale ayaa waxa ay wali ku adkaysanayaan sii wadadi dagaalada kuwaasi oo uu sheegay in dadka nolashooda iyo hantidooda ay galaafanayso. Waxaa u ugu yeeray dhinaca Xisbul Islaam iyo Al Shabaab in ay yimaadaan wadaxaajoodka isagoo dhanka kalena dowladda ugu Baaqay in iyana ay la hadasho dhinacyada ka soo horjeeda. Waxaa uu soo qaatay Axaadiis iyo Aayado Qur’aan oo dhamaantood ka hadlaya xaaraanimada in dad muslimiin ah dhexdooda ay ka dagaalamaan. Sheekh Yuusuf Al Qardaawi ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed uu ugu baaqayo in ay wadahadlaan oo ay joojiyaan dhiiga dhexdooda ah oo ay iska daadinayaan taasoo uu sheegay in qur’aanka iyo Nabi Muxamed (NNKH) dhamaantoodba ay ka digeen in la kala qoqobnaado oo muslimiintu ay isdilaan.