SOO MAAL

Nomads
  • Content Count

    1,494
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SOO MAAL

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> A Deadly Night in Erigavo - Sept 19, 2013 : Clashes between Somaliland militia and Maakhir-Khatumo militia
  2. xiinfaniin;978488 wrote: Care to remind me what Siyad Barre's war against SNM rebel was all about? And you have the audacity to talk about knowledge about Somaliland region Faisal Waraabe is saying the war between Somaliland and Khaatumo is about clans, and water wells. However, in reality the ongoing Somali civil war was never about clan-hatred or between clans, but always it was between tribal-based political factions. http://youtu.be/ymL7PlaLBvU" frameborder="0" allowfullscreen> Cismaan Kaluun “Ururadii S-ta Miidhan ahaa uunbaa Land loo Rogay””Joojiya Land-ta beenta ah, waxba kama duwana ‘S’ tii beenta ahayd” " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Waa Arin Adag: Fikir, Aragti iyo Mab’da kala Duwansho aad Qoto Dheer http://oodweynenews.com/2013/08/3-sano-kadib-siyaasadaynta-danaha-guud-ee-qaranka-iyo-masiibooyinka-ka-dhalan-kara/ Fikir ahaan, Aragti iyo Mab’da ahaan ayaaan inta badan ee dadka deegaankaasi la dhacin Qadiyada Madaxbanaanida, sida kuu cad arintu maaha mid Dhaqaale, Mana ah mid Xil ama Saluug awoodeed ee waa Mid Fikir, Aragti iyo Mab’da kala duwansho qoto dheer , tan macneheedu waxa weeye wax kastoo 22 sano la soo dhisayey anagu ma aqoonsani, (Waa Arin Adag). Qormadan aan ku eego qodobkeeni labaad ee Siyaasada Gobolada Bari iyo Ciidanka ee halkaa ku sugan sanadkii 10-aad, ugu horeyn intaanan ka hadal Siyaasada Xukuumada horta bal aan eego waxaan uga jeedo Goboladda Bari si aan iskula fahano dooda iyo falanqaynta, Gobolada Bari qormadaydan waa Sool, Sanaag iyo Cayn. Hadaba su’aasha Muhimkii waxay tahay Maxaa Goboladaas ka dhigay kuwa farta lagu fiiqo, kuwa ka danbeeya inta kale ee dalka, Kuwo ay dul hoganayaan Ciidanka, Kuwo dawladu wax u qabadkooda ka dhigato libin siyaasadeed, su’aalahan jawaabohooda ayaa ah kuwo ina siinaya Qiimaynta Siyaasad kastoo lagula dhaqmo deegaanadaas. Dabacan cidna kama qarsoona jawaabtu oo waa Fikir ahaan iyo Mab’da ahaan ayaaan inta badan ee dadka deegaankaasi la dhacin Qadiyada Madaxbanaanida ee inta kale ee shucuubta S.land, taaso ka muuqata Fikirkii Shirkii Khaatumo ee taleex dhidibada loogu taagay Dawlad iyo maamul u gaara beela kamida beelahas (***********), kala Cadaan la’aanta masiirka siyaasadeed ee beesha kale ee Warsangali, iyo ku dhex asqawga fikiradaas ee beela kale daga iyo u dabranaanta xifiltankaas, sida kuu cad arintu maaha mid Dhaqaale, Mana ah mid Xil ama Saluug awoodeed ee waa Mid fikr, Mab’da iyo Aragti ka duwan ta taal Hargaysa, Burco iyo Borame, tan macneheedu waxa weeye wax kastoo 22 sano la soo dhisayey anagu ma aqoonsani, (waa Arin Adag). Arintan ayaa ku xasuusinaysa dagaalada ka socoda AFghanistan, kuwaaso oo dawladii Aduunka ugu waynayd ku fashilantay soo afmeerkooda, sababtuna waa kaliya inay adeegsatay Awood, Dhaqaale iyo Siyaasad Cabudhin ku dhisan, iskana ilawday ama isdiidsiisay dariiqii saxa ahaa ee Wada-hadal, Hoos-u-eegid, iyo tix-galinta dhinaca fikirada kala duwan ee kasoo horjeeda, iyo waxay Washiton Damacsantahay (Democratization), taasi waxay dawlada maraykan ku keentay Dhimashada Askar, dad Masaakina, Dhaqaale burbur baaxad wayn, iyo sumcad xumo soo gadahay kaalintii hogaamineed ee ay ku lahayd caalamka, ama soo Xasuuso dawladii Kacaanka iyo awoodeedi, meeday waxa cunay SNM, waayo fikirkooda la cabudhiyey. Hadaba hadii Washiton ay xoog waxba kusocod siin wayday, rer Hargaysana ay leeyin wayo aragnimadii Kacaanka iyo inaan Awoodi waxba qaban, Maxay ciidankooda ugu direen Jiida Bari waa arin Maan gaabinimo ka muuqato, ma maxay kula tahay Hargaysa, iyo Xukuumadeena Kulmiye inay Xoog, Mansab, Lacag iyo koolkoolin wax ku helayso ama ugu soconayan, Jawaabtu iyadoo gaaban waa Maya? Waayo Ciladii iyo Bu’dii khilaafku lama dayin ee wali waxa jira” Fikir iyo Ra’yi kala duwan”, Erayga ugu qaalisan ee dawladi dhistana wali waa lagu kala duwan yahay (Muwaadin), yaa muwaadina lama garanayo, ma ka Aabihi Wasiirka yahay mise ka Adhi jirka, Ma ka Laas-qoray kaluunka kasoo saaraya mise Askariga qoriga la dul jooga? Muwaadin Xalku wuxuu ku jiraa in Dib loo eego waxa Jira, Sababta ay Muwaadiniintaasi u diidan yihiin Aragtida Hargaysa, lala fadhiisto geed hoostii, lagu qanciyo lana tuso sababta loo abuuray S.land,la dhagaysto sababta ay ku diidan yihiin, laga dhaadhicyo waxay ku badalanayaan fikirkooda hore, taaso qudha wax lagu heli karaa, Tasoo qudhaa Ciidanka dib loogu soo celin karaa, Tasoo qudha dadku isku calan ugu heesi karaan, Tasoo qudha dalku ku noqon kartaa mid qaran, hadii kale xaalku waa Xunbo Daad wato, waa in Danaha Guud laga saaraa siyaasadaynta iyo Libin ku raadisiga. si loo gaadho natiijo midaysan Mustafe Baroud
  4. Wadani;969494 wrote: I was talking about u. I posted that video to mock this thread and Garoodi, a man who hates D- clan so much You should discuss the topic. and no need for foul language.
  5. GAROODI;969484 wrote: ^^^ you gotta love Reagan lool. The man is halarious Very funny man indeed!!
  6. Wadani;969481 wrote: ^Intellectual migit-kan bal eega. You can disagree with him, but he is smart man who knows what he's looking for. He wants recognition and sympathy from the British Government.
  7. Message from the President of Somalia, regarding June 26 Independence Day " I wish my people and country all the best, happy June 26"
  8. Happy Independence Day Somalia June 26/July 1 " frameborder="0" allowfullscreen>
  9. Kooxda Isku Magacowdey Khaatumo State Iyo Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Oo Shir ka dhan ah qaranimada Somaliland Ku Yeeshay Nairobi Kenya. Nairobi(Somalilandcitizen):-Waxaa Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Kooxda isku magacowdaa Khaatumo Magaalada Nairobi, waxaana kulankaasi Lagaga Hadlay wax lagu sheegay 3 Arimood oo kala ah. 1.Midnimada Somalia, 2. Isku Xirka Dowlada Somalia iyo kooxda Khaatumo, 3. Dhaliisha Dowlada Somalia inay booqatay Deegaanada Badan ee Somalia ah Aysana booqan meelaha ay joogaan Khaatumo. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Si wayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan U qorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay. “Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana noo geysey uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh Sheekh Xasan Axmed oo Kamida kooxda Khaatumo ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa, iyo Waxyaabahu uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada kooxda SSC iyo Khaatumo. Jawaabtii Madaxweyne Xasan “Waxaanu La shaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan” C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) oo ka tirsan kooxda khaatumo isku magacowdey ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha u soo Bandhigay Inaan Dawladu cidna gaar ula shirin iyadoo raadinaysa midnimada somaliyeed, Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho. Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu kooxda khatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan si fiican loo qeexin ama la qariyey. Isku soo wada duubo shirkaasi ay wada yeesheen madaxweynaha somaliya Xasan Shiikh iyo kooxda isku magacowday khaatumo ee nabad diidka ah ayaa ahaa shirqool loo maleegayo qaranimada iyo jiritaanka jamhuuriyada Somaliland. Tafatiraha Guud Somalilandcitizen.
  10. Madaxweyne Xasan oo Wacad Ku Maray In uu Garab Istaagayo Khaatumo State Kadib Kulan uu Xalay La Yeeshay Wasiiro Iyo Masuuliyiin Ka Socda Maamulka Khaatumo State Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud oo xalay kulan albaabada u xiran yahay la yeeshay wasiiro ka socda Maamulka Khaatumo State iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Khaatumo State ayaa kala hadlay xaalada Soomaaliya iyo waxyaabihii ugu danbeeyay. Xasan sheikh ayaa u sheegay Mas’uuliyiintii uu la kulmay ee Khaatumo State in danta Soomaaliya ay tahay lama taabtaan, waxa uuna sheegay Madaxweynaha in Khaatumo State uu soo dhawaynayo Maamulkiisa. “Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” iyo in Soomaaliya la isku keeno’ayuu yiri Madaxweyne Xasan. Sidoo kale ilo Xog ogaal ah ayaa Bogan u sheegay in madaxweyne xasan uu u sheegay taageerayaasha khaatumo in ay Soomaaliya Midnumadeeda uu ka shaqaynayo, uuna garab taagan yahay maamulka ay dhisteen. Cabdixakiin Cilmi Xasan
  11. Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Xalay Ee Dhexmaray Madaxweyne Xassan Iyo Wasiirada Maamulka Khaatumo State Sawiro Waxaa Habaynimadii Xalay Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Wasiiro iyo Masuuliyiin Katirsan ka tirsan Maamulka Khaatumo Statewaxaana kulankaasi Lagaga Hadlay Arimo Dhowra. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Siwayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan Uqorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay. “Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh Sheekh Xasan Axmed oo Kamida Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Bulshada Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa iyo Waxyaabah uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada SSC ee Maamulka Khaatumo. “Waxaanu Lashaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana a Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan” Ayuu Ku Jawaabay Xasan Sheekh. C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha Usoo Bandhigay Inaan Dawladu, Aysan Iyadoo Doonaysa Midnimo, Cidna Gaar ah Lashirin Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho. Madaxwaynaha Ayaa Amuuurtaasi Siwayn Usoo Dhoweeyay Isagoona Hoosta ka Xariiqay Dhaartii uu Umaray Dawlad Nimada Umada Soomaaliyeed. Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu Maamulka khaatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan Haboonayn Inaanu Halkan kusooo Bandhigno.
  12. At Xudun (Hudun), Somaliland Accepts Khatumo Reality xiinfaniin;961013 wrote: This kills of kitchen table tales of Xaji Xunjuf and Saalax, namely it proves for all to see that Xudun is a Khatumo controlled territory . This leaves Lascanod, Ceerigaabo, and some districts in Caynabo to be outside of Khaatumo control Very soon, both Somaliland and Puntland will normalise relations with Khaatumo State of Somalia, good relations between Somali regions are in the interest of all Somali people. Mahatma Gandhi - "First they ignore you, then they ridicule you, then they fight you, and then you win."
  13. Saalax;957489 wrote: the raids inflicted on the Khaatumo clan were written in British history archives. Haji Musa Farab ISO also known Igare of the western Burco community causing a devastating raid on Khaatumos and the Mad Mullah. Looting thousands of livestock. The hagoogane battle was in 1921, after the British invaded Taleex with airplanes in 1920. If you celebrating the British attacks and looting of Daraawiish livestock, don't use the British history archives as a proof. Haji Musa Farah was a foot soldier for the British. If as a part of the British army he did any looting of Darawiish Livestock, he was following the orders of the British.
  14. D.O.C;954855 wrote: http://youtu.be/37QIYfb0ELQ" frameborder="0" allowfullscreen> Beeni Raad Maleh Gabadh ku nool dalka Sacuudiga oo Ka Qeybgashay Xafladii May18 ee ka dhacday Sacuudiga, oo lagu sheegay in ee tahay Saado Cali Warsame , degdega iyo hubsasho laanta.
  15. Saado Cali iyo Xafladdii Jubbaland State St,Cloud Minnesota May 22, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen>
  16. Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xidhxidhay 15 Haween Maleeshiyada Somaliland ee magaalada Laascaanood, ayaa xabsiga u taxaabay dad haween u badan,oo ku sugnaa guri ku yaalla badhtamaha magaaladaas. Warar kale oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in haweenk la xidhay ay doonayeen inay qabtaan kulan ay ku dooranayeen guddoomiye cusub oo uu ururka haweenka Gobolka Sool. Dadka la xidhay oo tiradoodu tahay 17-qof ayaa la sheegay inay laba ruux oo keliya ay rag ka ahaayeen, kuwaasoo aan qayb ka ahayn hawsha meesha ka socotay, halka inta kalena ay ka ahaayeen haween doonayay in qabtaan doorasho. Ciidanka booliiska ayaan illaa iyo hadda ka hadlin arrintan iyadoo waqtiga howlgalka la sameeyay uu ahaa xilli loo diyaar-garoobayey salaaddii Jimcaha ee maanta. Xadhiga loo geystay haweenka ayaan ahayn midkii ugu horreeyay ee ka dhaca degmada Laascaanood, balse uu yahay mid soo laalaabtay; iyadoo xadhiggii ugu dambeeyey ee haween loo geysto uu ahaa markii la doortay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), kuwaasoo doonayay inay taageero u muujiyaan doorashada ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. http://www.allmarqaan.com/?linkid=76 Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Dad Haween u Badan Laas Caanood May 24, 2013 Laascaanood(Gollisnews) — Ciidanka booliska magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xabsiga u taxaabay dad haween u badan oo ku sugnaa guri ku yaalla bartamaha magaaladaas. Dadkan ayaa la sheegay inay wadeen bandhig ay taageero ugu muujinayaan maamulka laga dhisay magaalada Kismaanyo ee gobolka Jubbada Hoose ee Jubaland sida ay HOL u xaqiijisay, Xaliimo Maxamed Cali oo iyadu ka ka mid ahayd dadkii halkaas joogay. Warar kale oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in haweenk la xiray ay ka tirsanaayeen urur lagu magcaabo DARYEEL ayna doonayeen inay qabtaan kulan ay ku dooranayeen guddoomiye cusub oo uu ururkoodu yeesho. Dadka la xirxiry oo tiradoodu tahay 17-qof ayaa la sheegay inay laba ruux oo keliya ay rag ka ahaayeen, kuwaasoo aan qayb ka ahayn hawsha meesha ka socotay, halka inta kalena ay ka ahaayeen haween doonayay in qabtaan doorasho. Ciidanka booliiska ayaan illaa iyo hadda ka hadlin arrintan iyadoo waqtiga howlgalka la sameeyay uu ahaa xilli loo diyaar-garoobayey salaaddii Jimcaha ee maanta; isla markaana aanay madaxdii ciidamadu ku sugnayn xarumahooda. Xariga loo geystay haweenka ayaan ahayn midkii ugu horreeyay ee ka dhaca degmada Laascaanood, balse uu yahay mid soo laalaabtay; iyadoo xariggii ugu dambeeyey ee haween loo geysto uu ahaa markii la doortay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kuwaasoo doonayay inay taageero u muujiyaan doorashada ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Degmada Laascaanood oo ah xarun u ah gobolka Sool ayaa waxaa ka taliya maamulka Somaliland oo sannado ka hor ka qabsaday maamulka Puntland oo ka talin jiray. Gobolka Sool ayaa waxaa sannadihii ugu dambeeyay ka jiray muran dhinaca maamulka ah oo u dhexeeya, maamulka Somaliland oo ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, maamulka Puntland iyo Khaatumo State oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. http://golisnews.com/ciidanka-booliska-magaalada-laascaanood-oo-xabsiga-utaxaabay-dad-haween-u-badan/
  17. Midkamid ah Cuqaasha Khaatumo Oo Caawa xabsiga Laascaanood U Hoyday Caaqil Saciid Cashuur Abyan oo kamid ah Cuqaasha , ayaa maanta loo taxaabay xabsiga Laascaanod. http://afbakayle.com/2013/05/22/midkamid-ah-cuqaasha-khaatumo-oo-caawa-xabsiga-laascaanood-u-hoyday/
  18. Sool: Ciidamada Somaliland Oo Xidhay Caaqil Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Taageera Nabad-diidka Khaatumo La Baxay Ciidamada Somaliland ee xarunta Gobolka Sool, ayaa xabsiga u Taxaabay nin Caaqil ah oo lagu Magacaabi Siciid Cashuur Abyan oo ka mid ah Madax-dhaqameedka deegaanada Sool ee taageera kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo. Ciidamada Somaliland, ayaa caaqilkan maalintii saddexaad ku haya Saldhiga dhexe ee Magaalada Laascaanood, iyadda oo wararka halkaasi laga helayo ay sheegayaan in ciidamadu ka war heleen abaabul uu caaqilkaasi ka dhex bilaabay dadwaynaha Magaalada Laascaanood, si ay ugu kacaan falal lid ku ah nabadgalyada iyo mudaharaado rabshado wata. Caaqilkan ayaa la sheegayaa in amarka lagu xidhay uu bixiyay Badhasaabka Gobolka Sool, kaasi ka hor tagaya dhibaato ka dhalata abaabulka nabadgalyada lidka ku ah ee la wariyey inuu ninkaasi ka waday Laascaanood. http://somalilandtoday.com/sool-ciidamada-booliska-laascaanood-oo-xidhay-caaqil-ka-mid-ah-madax-dhaqameedka-taageera-nabad-diidka-khaatumo-la-baxay/ http://maandeeqnews.com/ciidamada-booliska-laascaanood-oo-xidhay-caaqil-ka-mid-ah-madax-dhaqameedka-taageera-nabad-diidka-khaatumo-la-baxay/
  19. Amnesty International – Annual Report 2013 (Khaatumo Regional State & Somalia). In January 2012, Khatumo Regional State was created, claiming to consist of Sool, Sanag and Ayn regions, and claiming affiliation with the Mogadishu-based government. These regions are subject to disputes over control between Somaliland and Puntland. Clashes between Somaliland armed forces and militias allied to Khatumo state displaced thousands of people. Thousands of people were displaced by fighting in eastern Somalia between the Somaliland Army and militias affiliated to the newly created Khatumo state. Freedom of expression was increasingly curtailed. Dozens of journalists were arbitrarily arrested and detained. Some reported being beaten in custody. One journalist was killed. Ahmed Saakin Farah Ilyas, a journalist for Universal TV, was shot dead by unknown gunmen on 25 October in Las Anod town. http://horufadhi.com/2013/05/24/amnesty-international-annual-report-2013-khaatumo-regional-state-somalia/
  20. The former British Somaliland enclave of northern Somalia, otherwise known as Somaliland, is going through very delicate period. The emergence of anti-secession administration of Khaatumo State of Somalia from the east in particular and to some extent, still in exile Awdal State from the northeast combined with the encouraging military and political progress in the South makes military confrontation more likely unless cooler heads prevail. An urgent appeal for calmness is necessary, especially since both sides have adamant supporters, compelling story to tell, a rigid positions to defend, at least in public... Let Cool Heads Prevail in North SOMALIA The former British Somaliland territory of Somalia is increasingly becoming more factionalized, militarized, and tribalized... http://www.hiiraan.ca/op4/2013/may/29453/let_cool_heads_prevail_in_the_north.aspx
  21. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuska 18-may Laascaanood
  22. " frameborder="0" allowfullscreen> Xuska 18-may Laascaanood
  23. " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweynaha Somalia Xasan Somalia oo Mid ah waa in la helaa
  24. JFK: "Those who make peaceful revolution impossible will make violent revolution inevitable." Dad Shacab Ah Oo Maleeshiiyaadka Somaliland Ku Xidhxidheen Magaalada Laas Caanood Wararka Naga soogaadhaya magaalada Laascaanood ayaa Sheegay In maleeshiiyaadka Somaliland Ay dad shacab ah Kuxidh xidheen gudaha magaalada laascaanood,Dadkan shacabka ah Ee xabsiyada magaalada laascaanood laga buuxiyay Laga soo qabqabtay Guryaha ay ka dagan yihiin Magaalada Iyo qaarkale Ay kasoo qabteen ciimada Somalinad Goobaha aya ku ganacsadaan. Dadka Shacabka ee aan waxba galabsan Maleeshiyaadka maamulkaasi ay ku xidh xidheen ayaa Waxaalagu qiyaasayaa Inay kor u dhaafayaan 20 qof Dadka Oo marka ay sooqbqabenayeen ciidamada maleeshiyaadka siilaanyo ay qaarkood ugaysteen Jirdil. Sababta ka Dambaysa Xadhigan Loo gaysanayo dadka shacabka ah Ee kudhaqan Magaalada laascaanood ayaan Lagaranayn,Walow maleeshiyaadka Somaliland ee Laascaanood ay caadaysteen Inay Tacadi iyo Jirdil ugaystaan shabka laascaanood iyadoo ay kamid tahay xadhigan maanta lagu xidh xidhay Dadkashacabka dhibaatooyinka Ay kawadaan maleeshiyaadka siilaanyo Deegaanada khaatumo Malayshiyaadka Siilaanyo oo lasoo dhoobay jidadka Magaalada laascaanood Malayshiyaadka Maamulka Siilaanyo ayaa taagan habeenkii kolka ay gaadho ilaa 10 ka fiidnimo qaar ka mid ah jidadka magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool. Culayska Malayshiyaadkan ayaaa la dareemay habeenadii ugu dambaysay iyadoona jidka mara agagaarka xarunta shirkada isgaadhsiinta STG ilaa Dugsiga muuse yuusuf ay xalay xidheen Malayshiyaadka jiida ee Maamulka dhagarqabe Siilaanyo. Lama oga waxa soo kordhay balse habeenadii u dambaysay waxaa ay Magaalada laascaanood ka qabqabteen Maamulka siilaanyo qaar ka mid ah dadka shacabka ah ee ku dhaqan Magaalada laascaanood iyadoona intooda badan lagala soo baxay guryahooda / si kastaba ha ahaatee lama oga culayska iyo baqdintan daran ee soo wajahday Malayshiyaadka ka amar qaata Siilaanyo kuwaas oo tuban qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee magaalada laascaanood xiliyada dambe ee habeenkii . shabakada holholnews.com