Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/16/2020 in all areas

  1. 1 point
    The mountain of lies they have built the myth of the civil war would come crashing down. I suspect Bihi will orchestrate anti-Farmaajo demonstrations in Hargeisa.
  2. 1 point
    Aqoonsiga ka maqan waa Ethiopia!! Abbey Ahmed yaa hargaysa imaanaya bay la seexan la'yihiin farxad darteed, farmaajo haduu la socdana ma diidi karno yuu leeyahay odaygu
  3. 1 point
    Lol. Xaaji, I agree, it may not happen in a million years. However, keep a telephone handy just incase it does. We wouldn’t want to loose you so prematurely, would we?
  4. 1 point
  5. 1 point
  6. 1 point
    Oodweyne has been in a good the last few weeks. Don't spoil it
  7. 1 point
    Saalax, madaxweynaha Soomaaliya hadda ka hor wuu tagay gobolka Waqooyi Galbeed, siiba Hargeysa as a prime minister in 2011. Diyaaradda Daallo ayuu saarnaa, rakaabka shacabka ayuuna la saarnaa. Transit ayuu ku ahaa Hargeysa saacad. Waliba gudaha ayuu galay. Secessionists marqaankooda iskaga fadhiyeen, waxee ka warqabeen ma jirin. Eniwey, Muuse Muqayil last time (only time invited then) orod ayuu Adisababa kaga soo noqday markii lagu qasbay in madaxweynahiisa ee Soomaaliya Hargeysa ku soo dhaweeyo. Waa ka soo fikiraa ayuu ku soo marmarsiyooday, Xabashada warkooda si toos uma diidi karee. I guess markaan xoog Xabashada ugu sheegeen. Intee ka baxaa meel Alle ayee ku noqotay Muuse Marqaanweyne.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up