Deeq A.

Madoobe of Jubaland jets off to the UAE

Recommended Posts

Deeq A.   

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay booqasho ku jooga magaalada Abu Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo ku biiray qorshaha Cabdiwali Gaas ee lagu garab istaagayo dagaalka dhaqaalaha badan ay ku bixineyso Imaaraadka Carabta oo dooneysa inay meesha ka saarto midnimada umadda Soomaaliyeed.

Dowladda Imaaraadka ayaa horraantii Isbuucaan u yeertay Axmed Madoobe, si ay dhaqaale ugu siiso inuu ka hor yimaado dowlada Soomaaliya oo imaaraadku ay is hayaan.

Axmed Madoobe ayaa laga cabsi qabaa inuu ku biro siyaasiyiinta Soomaalida ee dhaqaalaha lagu siiyo sidii ay qas siyaasadeed ugu sameyn lahaayeen dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee ay hogaminayaan Madaxweyne Farmaajo iyo raisul wasaare Khayrem oo mudadii koobneyd ee ay talada dalka hayeen muujiyey waxqabad dhab ah oo dhinacyo badan taabanaya.

Ummadda Soomaaliyeed waxay xasuusantahay dhagarta dalalka Shisheeye iyo sida ay ugu sahlan tahay inay adeegsadaan madaxda hogaamada dowlad gobaleedyada.

Aqoonyahanada Soomaaliyeed iyo dadka falaanqeeya siyaasadda ayaa isweydiinaya Sababta Axmed Madoobe ku kaliftay inuu waqtigan xiriir hoose la sameeyo dowladda Imaaraadka Carabta, maadaama dowladda dhexe ee Soomaaliya ay go’aan cad ka qaadatay faragalinta qaawan ee Imaaraadku ku sameeyay madaxbaanida umadda Soomaaliyeed, iyo iyadoo weliba labada gole ee Baarlamanku ay aqlabiyad ku meel mariyeen ilaalinta wadajirka iyo midnimada Soomaaliyeed.

Bulshada Soomaaliyeed oo taageertay go’aanka dowladda ayaa isha ku heysa dhaqdhaqaaqyada Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee uu ka mid yahay Axmed Madoobe, iyagoo si gaar ah u xasuusta tanaasulkii ay sameysay dowladda Soomaaliya xilligii lagu howlanaa dhismaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland, halkaasoo uu Axmed Madoobe ku dhisay maamul uu kaligii garwadeen ka ahaa, bulshada degaankaasina aysan u dhameyn.

Dhinaca kale Socdaalka Axmed Madoobe ayaa laga cabsi qabaa inuu ka dhasho kala qeybsanaan ku timaada maamulka Jubbaland dhexdiisa. iyadoo la wada ogsoon yahay in dadwaynaha iyo waxgaradka reer Jubbaland aysan ku qanacsanayn hogaaminta Ahmed Madoobe. iyagoo tirsanaya caburin iyo masaafurin lagula kacay xildhibaanno, Siyaasiyiin, Salaadiin iyo Suxufiyiin.

Shacabka Soomaalida oo dhan ayaa toosh dhawaanahan la daba taagan siyaasiyiinta qudba sirada ugu tagayay dowladda Imaaraatka oo kala qaybin ku haysa midnimada Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Axmed madoobe hadduu fardo cayilay iska dhex galo orod gaaban buu ku kufi aragtidayda.

federaalka uu casuumada ku helay kan puntland oo kale ma'ahan.

Balse ha laga war sugo shirkiisa jaraa'id, waxaa laga yaabaa inuu hargab ku xumaaday iska dawaynayo barakacayaashana timir u keeno.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
27 minutes ago, gooni said:

Balse ha laga war sugo shirkiisa jaraa'id, waxaa laga yaabaa inuu hargab ku xumaaday iska dawaynayo barakacayaashana timir u keeno.

funny

Are you advising him what to say or prempting him and denying him to use that cover of medical

He also mght play a constructive role in calming and civilizing the disagreement between the two countries. Individuals can sometimes be good conduit.

There is also nothing to prevent him as there is no restrictions issued by SFG and I am sure businessmen from Mogadishu have not been affected in their relations with UAE officials

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Awoowe madoobe mutarjimkiisu waa Dr.gaas, hadduu af-soomaali fiican la yimaado waa nin oday ah, dambina ma'ahan tagidda uae.

Jubbaland waa dad laysku kakabay oo kala masaalix iyo qabiil ah.

dhankastaba way u sahlantahay in dabku si dhaqsaa u qabsado, wuuna garanayaa xaaladda meesha ka jirta.

Puntland

Baarlamaankeeda waxaa u badan gobolada Ssc, waxaana lagula heshiiyay inay mushaarkooda iska qaataan oo aysan ka hor imaan beesha talada haysa, madaama goboladii ay kasoo jeedeen intoodii badnayd, wax ku darsadeen snm,

Runtiina waa laga gar leeyahay,waligaana mooshin ka maqli maysid iyo wax is haysta,

imaaraadkana waxaa kala dhexeeya taariikh fog oo awoowayaashood qaar baa ku aasan, la'aantoodna waa biyaha niilka oo masar ka go'ay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Somalia is effectively unravelling in front of the world. The Emiratis must be shocked at how quickly they managed to subdue Mogadishu. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 minutes ago, Tallaabo said:

Somalia is effectively unravelling in front of the world. The Emiratis must be shocked at how quickly they managed to subdue Mogadishu. 

Me thinks this issue got mixed up with the issue of Speaker. As there is never an issue or opportunity a politician wastes some used and mixed up the internal and external issues.

Actually this occasions may turn out to be useful and helpful to SFG. I have the feeling that, SFG might even have discussed with the two governors before they visited UAE. You need some channel to calm down and put things in perspective and the right weight.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 minutes ago, Tallaabo said:

Somalia is effectively unravelling in front of the world. The Emiratis must be shocked at how quickly they managed to subdue Mogadishu. 

They are haven't subdued Xamar as Xamar had no control over the rest of the country. Right or wrong, Mogadishu is what matters and Emirates have no longer any solid presence. And contrary to what many say, all nations prefer Mogadishu to regional governments.

What problem with the Federal Government is that it asks everyone to fall in line without offering any alternative. For instance, CCECC has presence in Puntland, they built Bosaso Airport and suppose to build Galkayo Airport, Garowe-Ely road, etc. The Federal Government could have approached the Chinese in trying to find more investments for Puntland, in particular, Bosaso port.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, Duufaan said:

Media is making a big deal of it. 

Politicians are making a big deal of it.

This whole thing is again and again based on the constitution, constitution, constitution...

Mugadishu is 2 in 1. When some people say Mugadishu in terms of political power they mean federal government

But when most people say Mogadishu in terms of influence and real power they mean the other Puntlands of Somalia.

Only clear constitution of the status of Mogadishu can clear up for everyone and open to public.

Example: kilil

Somalis in the kilil were accusing each other of being a traitor over idealism and not realism. After a lot of life and limb, after so much being left behind, to the extent survival of the people was threatened, people and politicians learned to shelf idealism and deal with reality.

This was victory for both sides. The Somali people govern themselves with near total autonomy, this safeguards the identity in culture, language and many intangible identity issues. As long as this is maintained and developed the kilil people are ready for anything that can happen. From being a kilil in Ethiopia to being a country if need be. This satisfied the side that wnated independence, join Somalia or anything in between.

The other side that has idealism of succeeding in Ethiopia or even be greater in commerce, politics of Ethiopia also has a solid base to fall back to and takes advantage of what ever is available in Ethiopia.

The catch was both sides needed a constitutional guarantee. And both got what they wanted in federalism and article 39 which is legal basis if the Somali decides to go a different way than others in Ethiopia.

Even in paper legalizing or constitutionalizing something should be a start. Everything else is fakery and hidden fights that has no intention of coming out in the open.

Qatar and UAE are same for Somalia. Why someone who changed friend to Qatar is nationalist and one who changes to UAE is traitor is beyond belief and the fact that people buy into this is beyond comprehension to me.

 

The more this goes on becomes even more dangerus since all north and south Somalia will be on one side and central and Mogadishu (the real power behind not the public face SFG) will be another side. 1990s poltitical alignments all over again.

That is why Mogadishu will always delay the real debate Constitution, until the day it feels powerful enough to dectate issues to others. So many gimmick fights in parliament, in government will go on until that is achieved.

It was the same in Ethiopia. Would have been impossible to have federalism working if it had to wait to Addis Ababa. Federalsim in Ethiopia was baked and ready to eat in the fields of Qebri Dahar, Asyhita, Negash and presented accepted and now being practiced.

In my view Somalia can only succeed if something gets cooked in Baidoa or other similar places and imposed on Mogadishu. The same way America or Canada and every other country succeeded including Turkey surviving loss collapse of Ottomans.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Just another meeting by maamul goboleed oo Imaaraad qamiis weyne lacag loogu cuno. Whatever happened to shirkii la isku biirsaday ee Kismaayo ka dhacay back in Oktobaar, where the so-called 'madaxda' maamul goboleedka had an alliance. It failed miserably and this too will.

Axmed Madoobe wuu isqarinaayaa, one because of his recent eye surgery in Nayroobi oo waxba ma arko, but also ceebtiisa luu sii kordhinaayaa. From Barbaarta, to Xisbul Islaam to 'madaxweyne' maamul goboleed to this. Ceeb looma dhinto.

Others, like Gaas iyo Shariifka, are shameless, as always, jeebkooda u daran kuwaas, mana buuxsamo. Ka soo aruursada the naive Imaaraad any doolar you can get, but meeshii gurbaanta lagu tumi lahaa la iska rabaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Aah the beauty of Clan "federal" system and its leaders at work. In any other nation, these guys committed treason - This is tolerated in Somalia because "madaxweyne" Yaashaan Tolka + region kooday u qaraab tageen. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, Yunis said:

Aah the beauty of Clan "federal" system and its leaders at work. In any other nation, these guys committed treason - This is tolerated in Somalia because "madaxweyne" Yaashaan Tolka + region kooday u qaraab tageen. 

Yoonis, this is why I was and still am always against federaalkaan baas. Soomaaliya and Soomaalis didn't choose this when C/qaadir Soobe and his political party were an ardent advocate of federalism in 1950-60s. Soobe's urur reprsentatives even went to Qaramada Midoobay in New York in late '50, giving a speech at the UN, advocating federal system for Soomaaliya's upcoming independence. They believed Maay and Maxaatiri federal states. Soomaaliya rightly didn't follow this when we gained our full sovereignty. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA,

Why not give it a chance? Currently there is no federalism in Somalia. There cannot be federalism if:

1. The constituent parts are not defined (provinces, ethnic, states etc)

2. The relatinship between constituent parts and the constituent parts to the union are not defined

There is never a country that is federal without an agreed, approved and defined constitution.

The current system is the cart before the horse. Every group interpreting it in own way and who ever has better foreign friends like Qatar on one side can mae the others look like they are not respecting the country against UAE.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.