Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

Qac Qaac   

waraa Nuune, macalinka waad ku qabatay hayye, ha ka shifin, kadaa nooh. xaasi sanidaa.... may yahuuda ayaa la soo kortay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by qac qaac

waraa Nuune, macalinka waad ku qabatay hayye, ha ka shifin, kadaa nooh. xaasi sanidaa.... may yahuuda ayaa la soo kortay.

 

looooooooooooooool

walaahi waan kaa cabsaday nin culus aa tahay...... alla yakhra baytak yaa shacbul yuhuud ...aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

checkmate, macalinka ku wad habaarka yahuuda, nacallaa.

 

Nuune adaa qaba cudurkaas baan umaleen, labo jeer oo hore na waan kaa maqlay.

 

Caramel kisses, yahuuda waad ka baqdaa hayye, labo missel ee kugu dhuftaan ma kabaqee, mise in ay London kaa qafaashaan...

 

al-jazeera, iyo cnn dhiig kar ay igu dileen maba daawado anymore... playoff yaashaaba hadda iska daabadaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

qac qaac, cudurka baq-baqa ma qabtaa marka, isfiilato aan kugu ogaayee, mise mindhicir duluqoow aa ku silciyay, waraa xaaji oto iga dhaaf geedkaan yahuuda yaa haddii kale feer iyo fara laati aa billaabmaayo sidii dabaqallooc aan qoorsagaaro laba kiiloometer kugu dhagaa yaa hudhud minal khushaaniir :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

bas bas hee maxaa adi ma sal fududaatay, dagaal iyo waxaas africa aa looga yimid, dibi qallooc eeba sheekada kaa gaartay.. bas ani minanka waan ka guuraa...

 

laakiin aayar unba sidii faransiiska dabada kaaga laadi laaha, asbax yoho. asxantu sida check mate uu dhahaba...

 

CK... walaashiis Kiitos.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waryaa qac qaac, checkmate waa raggeedi ha u maleenin tuujiya oo kale, tuujiye waa seen geel wixii agtiisa soo maro dululuq buu siistaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa ani hadii seen geel ahi adi seen dooro aa tahay. Yaxaas hakugu neefto asbax yahoo iga faaf aragaada aa idhibooyee...

 

Nazra yarta sawirka aan ka helay naga ganbiso laakiin meeshaan waxaa joogaan dad qasnahada hoose ka haleysan yihiinee..lol..

wlc anyways...

 

Waraa checkmate yahuuda sxb aa latahay waa ogtahay nooh ayaga iyo boqoradooda..loooooooooooooool..Aaaaaaaaaaaa hoo masagada.....aaaaaaaaaaa....

 

Ck!!!!MAAAAAAAAAAAC...I missed you sis..I need hilib becouse these girls in here buuq ee igu wadaan nooh..ayuutul ladii aamanuu yaaqeee..lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

CK sis if you don't want us to share our views on your post you should have mentioned that at the beginning,,, anyhoo i should have known but i can't read minds-i aint psychic na'mean.

 

tujiyee abowahiis i can't say any introduction of myself,as you asked. it will be disrespectful to the poster if i do,,,,,,so maybe in some otha post.

take care all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Rayana in lagu tuug tuugo maa rabtaa macaanto..ani last time aan waxtuugay jac aa igu dhagtay..tuugoo danbe waa ka dhaartay..lol..Nuune aa lax dhimatay laan ka tuugi jiray maybe asaa tuugoo gali doono..lol..

 

Abaayo Ck wax xumaan ah maba taqaano..the best girl and person in sol waaye...anyways meesha baashaal yaaqee anaga calool jileeca naga daa..ilin aaba iga imaan rabtayee....

Share this post


Link to post
Share on other sites

tuujiye nin weyn aa tahay wax iskula har pls waraa ood aa indhaha kula jirtaa ee malaayga badso waxaa noqotay (meelkasa yaaloow)musqusha yaaloow, jikada yaaloow, qashin qubka yaalooow, tuunjiga yaaloow...waxaa dhahday

Meel libaax soo galo, LO' majoogeysee

 

haye hee ani(libaax) waa soogalay bax oradhee adi(lo)coos doono :D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

way too many Somali Sentences

abaayo Kynda, meeshaan yaa lugu dafin, ee isilaali, nin Tuujiye ladhaho ayaa jooga, waxluu tuujiyaa, nuune aa jooga oo asaga baby baby uu matalaa, laakiin miinshaar uu hoos ku wataa, also macalinka checkmate, u ku checkmate gareen ee iska jir... anigana Qac aa la iyiraahdaa, oo haddii lagu dafo kaama dhigayo, waan iskala qeebsan lahaa ayaga... ee marka haddaba is ilaali, ama haddii kale ciidamada homeland security boos ka xiro, see kuu difaacaan... as checkmate would say by now, asxantu...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this