Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

nuune   

^^^ awwalba lakkad baad aheed waxaad sheegtaba kasoo qaad maleh waa hal bacaad lagu lissay,

 

waraa lakkad, aawey kooxdaadi numberada ahaana maxaa ku dhacay, miyey idin ka dhicistay hashii irmaaneed ee rimaneed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

nuune

gt

qaqac

and sis ck

sorry for intruding your beautiful dialogue but i was wondering if one of you could teach me that fluent dialect- the somali language. And keep talking in somali, waa in laga garta meeshan in ay tahay website somaali ah. I was outraged markii aan arkay some votes ay bixiyeen in general section which showed about 80% of sol nomads prefered to speak somali. Hada waxas folxumo ma aho?maxa nacsiyey dadka dhaqankooda?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

which showed about 80% of sol nomads prefered to speak somali. Hada waxas folxumo ma aho?maxa nacsiyey dadka dhaqankooda?

i think u meant most sol nomads prefered to speak english and not somali,

 

anyway, rayaana, adaaba af somali faseeex ku haddlayee maad kooxdan ku soo darmattid ood adigana noo faaiideesid, maskaxdaada soo tuuji oo kasoo miir wixii murti oo ku jirto si aan u dhuuqno loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

NUUNE NUUNE waraa gebarta hada lee is barateen horay maa dhuuqmo ka waydiisanee garabkaa alaha galo wixii ka heshid wax ha iga siinin inbili waaxid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Nuune:

^^^ awwalba lakkad baad aheed waxaad sheegtaba kasoo qaad maleh waa hal bacaad lagu lissay

......

 

Maya Dameer Bacaad Lagu LisaY :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Meeha waa dhiidhiin ay noqotay.. eebow walax kale mala koydiinoo... tan ma soconeysee.. mise mininka nacnacda aas noqday... sheekada meehii laga waday iyo meeha ay mareyso.. is buri waaye.. isii... buufiska..

 

qac Qac: horta ma kuu sheegay in aan ku jeclahay aboowihiis?.. INdhaha ha gadgadinin.. shukaansi ma ahan.. walaltinimo waaye...

 

Garab; Adiga garabka xaas u tuujisaane... horta kumaba weydinin? Nin iyo naagba ma tuujinee mise waa kuu kala baxsan yihiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Try me, abooto, iga daa nooh wadnaha banaanka ha iga soo tuurin ee. laakiin hadhoow marka aad cajiinta aad doonaysid aan kuu fadhiisan jidka.

 

Rayaana, ma adaa af soomaali ku baraynaa, ma waa lantahay. ani afkayga tabcaan waaye, nuune af jinni uu ku hadlaa, tuujiye na wuxuu ku hadlaa kuwa ruwaayadaha.

 

ee marka macalimadda adiga wax noo faa iidee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

Aboowahiis i meant English, thankx for correcting me, midakale murtidayda marka aad dhuuqdo waxa aan ka baqanaya inn psychiatrista horee lagugu turo, kadibna ambilancka. Markaas i don't want to mentally affect you in any sort of way waayo gabadha woorigeeda lama fahmi kore iskabadhaf dhuqis aad igu caawisid ;)

 

qa qac aff jini ilaahay nama siinin walgeena kuu hadlimayno ACUUDKE. Tujiyee as you know he collects pickup lines from ruwayadaha-- markaas taas aa ugu roon luqada saxiixka ah--and all those maah maahyo garan maayo siduu uu xafido

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

mininkaan malay feebaro haayo masoo moodi karaaaaaaaaa....?

 

Rayaan wlc to our group here. As you could read every one who post things here are cool sida CK iyo Itijaabi (try-me) and ofcourse labada gacmaha ku socdo..qac' iyo nuune...

We know each other and since your new well describe your self...

 

magaaban tahay, makuusantahay, macadahay, ma madowdahay, ma balaaranb tahay, ma dhuuban tahay...tell us..

 

Now aniga hadaan isku kaa sheego magaceyga waxaa la dhahaa garab tuujiye ina Lug lagde, garmaqaate, qaarmaroodi...ma balaarni mana dhuubni caadiyoos aan ka ahay dhinicaas..mana cadi mana madoowi laakiin hada kahor ayaa hoyadee labeenta caanaha cream iigaga dhigi jirtay. yaa mafahantahay..mana dheeri mana gaabni.

 

Nuune hadaan kaaga waramo..waxaa la yiraahdaa nuune, ina masaasad diide, wuxuuna ku magac dheeryahay arkacarara..

 

Ck caremal waaba shukulaato socoto oo faanto lagu qooye oo maraq lagu macaaneeyey ileen ayada dhan weyba macaantahay waatee wax macaan labaxdee..yaa magaratay..

 

Qac'qac hadaan kaaga waramo waa nin inta uu san dhalan iska xanaaqnaa oo marka uu dhshayna uu ku dhashay goosyo waaweeyn ileen waatuu iska jaray xuduntiisayee..yaa..waa nin gar galin kana bixin waa nin kibir ku dhalaayey ileen waatuu kibir daraadeed shafka isaga kaadshayee..yaa..

 

marka rayaanee kusoo dhawoow qeebtaa adigoo dhinacyada iska ilaalinaya eleen meesha shuftaa ku jirtee sidee curugiina balaq ee dafaan raadinaayaanee..yaa..

 

waraa qac qac gabarta soo dhawoo laakiin macawiista cesho ileen cawees kaliya ayee raadineysaayee..yaa..magaratay...

 

lol..I love you guys take care..

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

^^^^^^Habarta labeenta ay iga helmaantay miyaa sheekada . Aniga waaba yaabee... meeha waa la foorimkeehooyaa lee.. bisinka ale... Adiga xaad magaca ula baxday aan ku dhahay eeboow... ii abtirso ma ku dhihin...

 

Qac: JIdka walaasheey yariis aa loo diraa.. ha iga fadareenin.. hadii kale... kala footo aan kuula kacaa... madaxeey in aad tahayne waa lee sheegay... durbaanka laga tumo...ilaa Aw Cusmaanka in la wareejiyane waa lee sheegay.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Hibo kaalay adiga sambab maa cunosaa markaa aa wax qoreysid...somali jiis ah aa ku hadlee kawaran..na dhaaf khuukh aa lagu dhahee..

 

yarta Garab tuujiye waxa la iigu bixiyey waxaa waaye..........pm me..lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this