Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

Tuujiye   

Iga gudooma salaan ka soo fakatay kil kilaha iyo jilbaha gadaashood..salaan qaali ah oo yurub iyo africa dhan kusoo fiyaateesay Americana diyaarad kasoo tac lugtay...koow dhaha...

 

Waraa niikiye aka nuune, Geel maraaci jirin run sheeg..eri carbaad aa raaci jirtay..kas geel ma'aha marax yahoo...Nirigna malaheen ee waxaa leheed Cali Uraaye..orgi,..Maxaana ka tashee labo geel oo isbaashalsiinayan.GA'' maa kasiisatid.

 

Carmel-Kisses Uk maa Joogtaa? mise af macees waaye.

 

Nuune waamood aa soo gamee yaah. Ani badaas ma gaarin..

 

Ii baashaala waraada....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Qacqac ragaan ragii ku maahmahi jirey waaye sidatan

 

"Canjeelo sida ay ukala sareeso aa loo cunaa"

"Moos hadii la fiiqo maxaa lagu sameyaa? ...waa la cunaa"

"Cimrigaaga oo dheeradana geelow dhalaaya waa ku tusaa"

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiye, ariiroow i magal horty, eey tiri,waamood aa, widaaw kan waamood ma ayty, af reewin liin ki dhahaaw, Lammi dhery langkii dab saaridi koowa ku bure :D

 

caramel, abaayadiis, af jinni aa sheegeesa maxaa waayana, af jinni masoo qorin, fa' lake yaawe oo gala dahlo leema ak mida mosalia, xawaana al hadhaa fa'ka yaamyaamda ma fa' weerin, intaas hakugu taagnaato ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Rainbow...kooko hadi dhamaato pepsi aa lagubadaalaa ..taas ma maqashay qandha fildaran qaadee....qac'qa meeshaan waxaa joogaan dhilanyarada ka socota ka hortaga xaafrowga dumarka...iyo islaamaha isbiga xaga single motherska o ka hortaga nimanka fadhiista tim hortans'ka....waxaa kaloo joogaan ciyaal nikis kaafi iyo nuunoo kale..sidee iskaga tirtirayeen waxee u dhamaadeen kab dacas oo mid fuundi leeyahay oo kale....

 

waraa nuune shaanshi waaxid..af barawaani iyo maymay aa isku lab qasee isbarmuunto oo kale yaah....

 

waraa baashaalka meshiisa kawada...

Share this post


Link to post
Share on other sites

garab tuujiye walaahi raggeed aa tahay....hadalkaaga aan u bagay, dadkii la yaqaanay aa tahay.

nuune sidoo kale...waa warey waraada meesha waa camirannay xeetay. Qac Qacc soo dhawaaw yaaqay, ciyaal bilaajo lee iska tahayee,,,,

 

waraada camiraada wada.

nuune af jinniga wad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kisses..yarta wa socdaa ee baaqa bas iga dheh nooh...Iljibis aa baabah igaga dhigtay socodkaa iga lumay nooh..

 

Waraa waxaan maqlay xamar dhagax aa roob camal ugaga da'ay..hargeesana baraf aa xayawaanimo camal ugaga da'ay waxaas wax maa ka jiraan mise sheeko balad lee waaye..?

 

P.S. kisses meeshaan beesaani ween aa ka tahay iska joog yaah..hadii ka tagtid ani waa ka buubaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waxaan maqli jiray nin tubaaka cunayoo maxaa war kuu laaban, hada ma tuujiyaa yiri xamar dhagax aa ka da'ay,alahuma najiinaa, shakhfir yaa cirbad,waxaaga habaar wuu dhaafay

 

caramel, tuujiye ma u jeedidoo,aduu kugu soo dhutinaayaa sidii bakayle tilaabsanaayo camal, hayaay,is jir hee hadii kale bugda uu kaa qasaa, geedkaan tuujiye aa la dhahaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

caramel kisses, balaayo ku shumisay.

 

Garab tuujiye, balaayo ku tuujisay.

 

Nuune, balaayo ku nuuneesay

 

Kaalay idinka ciayaal bilaajo, iyo ciyaal koolo aad ahaan jirteen hayye. horta waaba ogahay in uu garab tuujiye uu ka helo urka Gaska...

 

caramel kisses kaalay adi kuwa ceel gaab boorsooyinka dadka ka dafi jiray miyaa ka mid tahay. hadda kohor boorso aa la iga dafay nooh, let me come to England.

 

Nuune, duqa adi oo dayaasha buur karoowle gaadi jiray miyaa ka mid tahay macalinka, oo biibitooyinka ku sugi jiray inta ay qorax dhaceeso, saa buur karoowle aad isku xaadirisid... loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Garab tuujiye taas ma mqalin adaa alifatay aan umaleenaa..waligeey waa maqli jirey moos hadii la fiiqo maxaa lagu sameeya..laakinn saaxiibkay a macne kale iigu fasirey ayaan hore wuxuun dhahay gabdhaha ayey reer xamarku kwadaan..taas maxaa ka jira smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^^^ Qa Qaac ha haha hahaha loooooooooooooool

waraa qac qaac adi laftirkaaga ma fiyoobid,kacsi feebaro kulahaa,jinni ku dardar baaquli qandha ah qab ka sii, alla maxay koolba aariyo iyo burukiito kugu dhacday, raggeedi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Qac'qac adiga qarxiska maa dhaafee lafahaga dhawee...

 

Maya laakiin feebaro waa dhaafye Tifoo camal uu igu buqay nooh..lol..waraa iga xishooda nooh meeshaan gabdho sharafleh aa joogaan.

 

Nuune aabaha iyo fuundigaa tahay maxaa dhahaan..Kolba aariyo waxee kugu dhacay saa shafka u taageysay oo aa gabar ka daba ordeesay...wareeg aa ku dilay abti kaana dhameeyay waterbaruufka..

 

Waraa Qac'qac anaga haduu feebaro naga haayo kacsi, gabdhaha ayaga malaga talalay kaalay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa nacalaa, laftirkayga maxaa ku gaarsiiyay.

 

waraa Tuujiye, wuuku buqay si fiican... laakiin ilaahey ha u miciino....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this