Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

Qac Qaac   

Try Me, haddaba tan yariista ha soo dirin. tuujiya ayaa ka hela kuwa ka yar yar 16 jir. haddii kali iyada hostage ahaan aan u qaadan si aa adi banaanka isku keentiid, oo aan looto isla ciyaar no loool.

 

Waraa tuujiye, barkin tuujiye, yaa ku dhahay nama gacoow, geed yoho tuujinta badan, madaalo miyaa ma bunni machine aah geedka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooooooooooooooool

wax wada waalan loooooooooooooooool

 

rayaana don't worry, wax baan kuu reebi, maskaxdaada ma wada dhuuqayee lool, laakiin maxaa waaye af jinni maku hadashid miyaa, sabab

 

tuujiye, lax dhukkan sanbabkeeda adaa soo cunay ee hibo ka dhaaf bootada bahalyahoow ciddiyaha waaween ood moodo xalay oo dhan inuu kalluun la qayilayay,

 

 

loool hibo anaaba ka yaabay af soomaaligaaga, aabiteey camal uu u buubaayaa :D:D

 

 

aawey abbaay caramelka, mala daffay, qac qaac lee suspect gareenaayaa,asagaa xagga hostageka ku dheereeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuune lax dhimatay laan katuugoo aa tahyee ceesaan yaroo mina shaakiriiiiiiiiiiiiiiiinaaa..lol..

Malay qayilaayo kulahaa..lol..waraa rayaana dhuuqoo aa baabah kadhigtee baynaka cuudu bilaah..

 

rayaala abaayo nuune iskool bulisiya geeskiisa iyo sheleemo somaliya ayuu koolo ku dhuuqi jiray iska ilaali..dhuuqoowga garaado aa lagu siiyey..lol.

 

waraa qac.qaac ck adaa xaday aa la dhahay ee kaa jaray nooh..

 

hibo aka (aboo itijaabi) suuxoow aa qabtaa uu nuune igu dhahay run miyaa...lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Nuune: Hadii la buubo buub aa lee dhahay.. hadii la jiiso roor aa lee dhahay.. marka sheeko saas lee waaye eeboow.

 

Garab: Adiga baabasiirkii maroorka kaa galaayey oo lagaa qalaaye maba iiga waramin bee... weli malagu cuncunooyaa mise sheeko waa isku dhagantahay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

walaashiis baabasiirkii waa ii ficnaaday doctor carabeey aa boomaato khatar i siiyey alxamdu lillaah(dabadeedna lee ha i dhihin) horuus iiga kacaa looool. hayabo adi biijada iiga waran shoobto meekho sano aan ku dhahaayey baqbaqa afka kaaga jiro iska suubi war mamaq leesid adi hayebo marxaba. (ninkii tuur qabo as lee kasaayo si loogu seexdo ma ohoo) laakiin biijadada walaashiis hadii kusii wadid weershe eekaa dhigee hadaba waa kuu sheegay ani waa kaa naxaa kistoo.

walaahi waxaa u ekaanee too galkacyo joogjirtay yaa kheey magaceed aa ii gambiyey haaaaaaa

(kuu jeedo kaa jeedo) sheekadeed biijo ee ku bilaabatay aa la dhahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
:( meeshi waa nalaga bartay........labo quf aa kusoo darsoontay. meeshaan afar quf aa frastrationka iskiiga saari jiray, laakiin no more. aniga meeshaan waa iga bas, meelkale aan raadsanaa oo aan frastrationka iskiiga saaro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

kaalay adi booto iyo thread lee nagu waddaa marwalba... ck... don't worry abaydiis. labo gabdhood oo lakala baxay try me ama itijaabi iyo rayaana aa waxay is dhaheen ck, caawis culus ee ubaahantahay... marka don't feel threatened by them, now is 3 on 3.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ qac qaac maxaa dhahdayna, now is just 3 by 3, acuudko minal qasariini yaa hudhud, sxb geeloow horta indha kuul muxuu ka kasaa, xudunta uu dabtaayee, laakiin runtaa waaye juusto juusto fiintadi mallaayo waaye tirada hadda, waa saddex aka jaratiini yaa khamaar minal qowsaari hadaayay aa waxaa iga hor imaatay too boojaal ah yacni bajaqdoo dhacdhaceeso, anigii naxdin aa caloosha ila xanuuntay, gagab haku dhaco feera armaajo waaxid ay heed,astaqfirulaah qof dhintay aan wax ka sheegaayaa, ka baxaaay looooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune walaalkiis single motheryaasha aa madaxa kaa cunay yaah cimri degdeg ay kugu rideen ck aa ka nexeeso oo single eh maa la sheekesadid 100 jeer ka qurux badan habrahaas, waano dayda qaado duf ku baxee...... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Dad waalan Aaa meeshaan la isku keenay walaahi..lol..

 

 

waraa ani waa i haleyseen nooh..cunug yar aan ahay waraa ha igu ciyaarina

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

qac qaac, tuujiye wuxuu ka wadaa ammaan isiiya aan iska qaraabtee,marka hallees kama ahan, waa duur xulid makasee, duur xulida waxaa garan karo un ninka ay naagi lagaday bas,bahal qonof ah intey ku taagtay cirkaas intay u qaaday dhulka bo' ku siisay, xoog badanaa xabadkeeda xiita xiita aaban u heestee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this