Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

Nephissa   

BCP037-54.jpg ..

 

Af-xaarkii aa ii soo socdo, where's KK hayga laaluushteee. Wax dhaaxe ooy waa i tiree, cawada indhaheey maraq aa ka daatanooyo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@indhaheey maraq!!!Kaax kaaax kaax...Ka xaaxaabi hee, saas lee u baqee...And I hope he takes a week to do your interview, saa ugu jirtid 'toloo muxuu soo wadaa'...Kix kix kix kix kix...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waxaa jira dumar iyo rag qayila oo ku marqaama is dulsaar !!
"igu gur aan kugu guree"
calaashaan... Waxaana loobixiyey "GEERISHEEYN"

Maxey isku guraayaan waraa mise cunto mise jaad? Kix kix kix kix kix kix...

 

I am soooooo bad...Is it Friday yet?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Jinni ninkii keenaa baxsho, ani maa bilaabey, just sharraxaad dheeraad leen ka baxshey si ay ummada u fahmaan micneenta eraygaas smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Originally posted by xiinfaniin:

^^Waraa ma istaqaaniin tuujiska ninyahow! Ani 4 beri aan dacwa ahaa ilaa hadda odoyaashiis aan raadinooyaa saaxiib!

Awoowe Xiinfaniin

 

Ana ku haye Tuujiska odoyashisaa :D

 

Maxaa dacwoo ka qaabta wiilkaan walaalkeey ahh

 

Tuujiye Raabsholoow waxiid hadanee Odoyaashi maa oo kasheey.. Ceeb caleeyk

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^Waraa ma istaqaaniin tuujiska ninyahow! Ani 4 beri aan dacwa ahaa ilaa hadda odoyaashiis aan raadinooyaa saaxiib!

Xee tahay maxkamadeynta? Xuu galabsaday igaarka duufka iyo daafka miiran sinta tuujiyo? Sooridii muu bixin waaye? Shimee kana gabar la siiye hortiiba?

 

Ar soo daa, xaal waa lagu kala baxaa, washamsi ha lagu qaadee ama waab hala giliyee waa lagu kala baxaa si showr ah.

------------

 

Nuunoow, maxaas waayena isku gurgurka aad keentay meesha adigana? Ar yihooy mahaan barbaar jiil soo koraayo noo aqriyee, kistoo XXXka ka rooji yaaqeey. Igu gur, aan kugu guree! Bisinka iyo burdaha, qooleey miyaana isquudineyso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The Show....

Hosted by Tuujiye

Produced by Admin and Ciyaalka Xaafada..

 

Tuujiye: Haaaaaaaatiiiiishuuuuuuuuuuuu!!!! baa la idin wada yiri.. ciyaalkiina kuus kuusan iyo kuwiina balbalaaran!!

 

Waxaan u maleynayaa in aad la wada yaabaneedeen sababta ku dhacday showgeynii ee SOL iyo waxa loo soo dhajin waaye "is jar jarka" cusub.. Ha u bixina oo waxa la lamaqnaa waa culeeska lasoo wada... kolay raali iyo rubac noqda!.........

 

Tonight we have bajaq rabsho badan oo wili socod qaabdaran.. she was always the big mouth of SOL, hasa yeeshee baryahaan danbe wee qaboowday oo wee dagtay.. Bal aan ka wareysano waxa qaboojiye oo dajiye bajaq deena caanta ah oo la yiraahdo Nepthys!!!! (sacab)

 

T: Nepthy! balaayo aa ka dhici weysay!!!

N: Hi everyone (walks out with dirac foolxun oo see thru eh..)

T: War ileen balaayo!! waraa aaway MMA kaalay bajaq qalad eh maa jidka kasoo daftay oo Nepthy aa ii goosay? (Maya Maya Abaa!! Iyada naftirkeed waaye)

N: ahahaha waraa Tuujiye waa ku ceejinaa runtii hadii wax iga sheegtay!

T: naa kaalay masaan baad u ekeed ilaah aan kugu dhaarshee!!! :eek: !! oo ma saan baad nimanka SOL kuwada jeeb dhiitisay!!

N: Iyaaaaaaaah!! ehehe..you wish you had all this!!

T: naga tag geed yahee jacfaafufta eh!! gaabnaan badnidaa ma islaa shiinees naaskeedaa lagugu soo korshay!! Cuudu bilaah!!

N: ahaha kir waraan asbax yahoo!! adigana qaaliga iska dhigi jiray hadaan ogaan lahaa in aad u egtahay hindi sigaar loodiiday, pm dhan wiligee makuu soo diri laheen!!

T: ar ilaah baa iga kaa qabtay oo PM yadii qaabka darnaa iga indha tiray.. sacadaan wax kuusan oo aad u qabti juuni gees lagu tiiriye baan ka tirtiri lahaa ka waran!!

N: war bax waraa.. you know lots of men Died for all this (gets up and shakes her back)

T: naa bal naga fadhiiso!! cuudu bilaah!! mexee luxda..adiga dhan madax to kuunto to jilbo aaba isla dhaqaajineysaa!! waxa kili aad ku fiican tahay waxaan u qabaa in ee tahay taako baabuur..sidii dhagax kuusan!!

N: war bax geed yahoo aad u qabtid skoobe dhamaad ah!!

T: aloo yaa sidii golf ballkii ul ku dhufta!! naa kaalay yaa hada ku heysaa?

N: waraa naag danbe hadaa iigu yeertid indhaha aan candhuuf kaa tufaa walaahi..iskoronyo yahoo!!

T: ka soco.. yaa kugu haayo?

N: waad af xuntahay!!

T: ok... yaa kaa tirtiraayo?

N: ma sabuurad baan kuugula egahay?

T: balaar ahaan haa..laakiin dherer ahaa ABADAN!!

N: ahahah qumay waaxid!! war nimanka SOL dhan ma jiraan.. I found me a good man oo ii qalma!!

T: Let me guess, Legend of ZU..kaasna iskugu kiinma arki karo..asagana waa birta canjeerada oo dhulka ku malaasan.. waxaad iska dhashaan waa in miyuusiyam la dhigaa wale!!

N: ahahaha! war kaas reer AUSiga ah oo gaaja heyso maxaan ka falaa..

T: Kalooba ninkuu yahay waa nin cajaa ib eh.. wax ala waxuu sameeyaba, haduu asturayo jilbahaas kuus kuusan waa nin rag ah!!

N: waraa waqti kuuma haayo bye!!

T: fiiri yaaqee..next time aa showgaan imaadid, digniin isii nooh.. dirac see thru aa soo xiranee iyo gorgorad dhamaad eh!! shiiidh.. adiga dhana waa isku jirtaa sidii cajiin rooti wili la fidin oo kale!! naga tag hana nasoo marin mar danbe!!1

N: (gives the middle finger and runs away)

T: waraa MMA, mar danbe saas ha iigaga nixin faankuulo yahoo!! shaatiga aan usoo xirtay bajaqdaan wili bajaq kale ma usoo xiran nooh..bacda showga aan ka fikiraaye in aan ku casheeyo..asbax cagaar yahoo!!!

 

T: thank you all for coming to our show!! I hope y'all enjoy it today.. I'll see you all in our next show with our guess J11

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this