Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

Tuujiye   

Tonight with the Tuujiye show, we have a respected member of SOL, who not only can she speak German language fluently, but can also communicate in Mandarin, thanks to her Chineese mate in University,

Ladies and Gentlemen, lets welcome Serenity, balaaya magac foolxuma badan, naga tag aasbaro waaxid

 

T= welcome to the show cunugyahey aad u qabtid inee ukkun dooro soo liqdey saaka, cuq maa tahey horta

S= maxaa dhahdey,

T= can I have your IP Address

S= I can't give you my telephone number

T= I didn't ask for that

S= Boorama ha noolaato

T= are you OK abaayo

S= why not, what is wrong mentioning my town, I am not racist, I wish I was there

T= ka gudub, xalayto aa jaranjaro ka dhacdey aan u maleenaa caadi matihid

S= war caadigeyga waxba kaama galinee maxaad halkan ii keentay

T= wareer badanaa

S= adigaba yur aa lagu dhahey

T= now, lets go deeply into the show yaanyuur haku leeftee

S= jinni haku fuulo adna

T= I heard you went to Germany for a friend's wedding, when is yours

S= my wedding, are you kidding me, me and a husband, don't say that again

T= what, you are not ibnu aadam, shimee dareenka kaa tagey

S= adaa dhareer badan

T= haye how was the wedding in Germany, any luck of finding a Deutch man

S= I didn't go there to look for a man

T= why did you go there

S= Val aa ila socotey

T= acuudu billaahi, I said why did you go to Germany

S= to attend my friend's wedding, stop asking me those questions, they are so sensitive

T= so are you telling me you are not getting married this year

S= and not next year as well, because nin ii qalma waa waayey, I don't know, leave me alone waraa

T= naa nin kuu qalmo ama kuu qalmi doono majiro geed yahee siijeedka iyo soo jeedka qaabka daran ee in noocee ka heshaa

S= F.U waraa nin Soomaali dhan maba rabo, they are all retards Like you, what happened to Somali men,

T= nin ama soomaali ha ahaado ama ajnabi ha ahaado nin lee waaye, same thing just different texture and clour reer dhoore yahee

S= markaan ajaanibta aadnana wey naga daba qeelinayaan sidii ayagoo na dhaley

T= the chineese man in university you mean

S= hush, wir hadalkaas mar danbe idheh

T= you have been in SOL for qute sometime, midkoo waalan xataa maka weysay

S= Val aan weydiinaa sug

T= Naa Val haku qaniin to!! can't you not talk without mentioning that girl's name

S= she is my blood

T= what is your blood pressure

S= Val

T= Allaahuma najjaynaa

S= adiga you ask too many questions, why don't you let us ask you questions

T= I own the show, laakin I let you ask me only ONE question

S= what is your relationship with LayzieGirl, one time you said she is hot,

T= no I said she is cold, don't quote me wrong

S= Nuune said there is something going on between you and LayzieGirl

T= kaas jimanka qabo warkiisa maa dhageesatey, dadkuu waalaa yuusan kaa dhax dusin oo ku biiqin..

S= yaah, waraa maxaa i qarinee, you didn't answer my question

T= soo daa

S= yaa Allaah

T= your next trip is Canada, maxaa ka soo doonee LayzieGirl aa ku cajiimeeso hadaa imaato waa og tahee mise anaa in aad "haboo ( hug)" isiisid usoosoctaa?

S= that wild girl, ayadaaba usoo socdaa, that is the reason I am coming to Canada

T= abaayo ar ka joogo geedaas waa murqiyo gaduud oo sidii ninka u socotee, yeesan ku merjin ee joog anaa ka naxaayo hahaha.

S= abaayadaa cun, aawey Val, naa waxan iga qabo

T= honestly, you must have another life other than SOL

S= what are you trying to say, if you once more ask me those sensitive question, I will leave your show

T= Like president Sarkozy did in CBS, soco now faankuulo yahee qaabkeeda danbe aad u qabtid won abaareystay!!

S= waxaa tiri lagu yiri, who is Sarkozy

T= Val odeygeeda waaye hahahaha

S= hahaha waraa leave my friend alone you ****** twat

T= you have been away from SOL for quite sometime, why the sudden return, and what caused it? is it because I'm back and U missed me dearly hahaha

S= maxaa kaa galey if I am away from SOL or not, it is public discussion, leave other people's affairs you monkey

T= is daji, dhiig kar hadaa isku rido cid kaa daaweeneeso ma jirtee..geed yahee teetanada qabta

S= Val aa ii joogto

T= Val dhakhtar miyaa geedaas reer aaqiraadka u eg oo dhamaatay!!

S= dhakhtarka ilkaha waaye

T= ma ayaa kaa farsameysay ilkihii aad u qabtay air missaleka oo diyaaradaha loogaga hor tagi jiray..ma ayaa kaa siib siibtay ?

S= midh iguma hadhin, actually it was accidental

T= acuudu billaahi, ilaahoow yaan ku arkin, waaba kaa cabsan lahaa hadaa kula kulmo

S= maxaan kaala kulmaa ibnu aadam kale maan waayey

T= saacadahaagi aa la gaarey yaah faarabuuto

S= it is time to leave your show, I can't take this anymore

T= it is public ducussion you said, why run away, this is not real life

S= but SOL is my life

T= I know how you feel abaayo

S= mar danbe abaayo ha i dhihin

T= maxaan ku dhahaa hee

S= sug Val aan weydiinaa

T= would you stop saying that girl's name, why are you obssessed with her

S= she is my friend, badarkaa isla cunnaa

T= iyo

S= waan isla qaraabanaa

T= iyaaah..waa fakatay..wax kale hadaa dhihi leheed ani xitaa markaas aan kuu barixi lahaa.. intee laga qaraabanaa, I thought you said you don't like men

S= I said Somali men, kuligood waa istubidhiin, they don't know how to handle Somali women

T= hadaa ku fahmey, Carraweelo waaxid, I never thought a Somali girl would love a chineese man that much

S= wee ka fiican yihiin nimankiina bajaq yaasha ah..

T= bajaq dadka ha dhihin geed yahee bajaqsan oo wili cajiinsan

S= war bax bajaq yahoo..maxaa gabdhaha kugu diray?

T= I loooooooooooofe veeeedhi Muuuuuuuuuch!!!

S= ahahaha.. Tuujiye saqajaanimada jooji yaroo

T= Tuujiye la aantiis abaar waaye waa ogtahay ee farah iga qaad hadii kale makaa tirtiraayi!!

S= ahahaha you wish istaraasho yahoo ahahaha waraa F off I'm out saqajaan yahoo foosha xun.

T= ar bax qaablaaw yahee marooyinka foosha xun!!

 

T.. Thats it with me and my good friend serenity!!! I would like to ask KK bajaqda xaafada in ee joojiso showga iska doon doonka ee wado hadii kale waxaa laga soo dabi diri doonaa sakuurati oo wada dumar ah ee ka mid tahay umu Zakariya oo garba duub u qaban doonta geeda aad u qabtid doole xaarka ku dhagay...

 

See you all in Our next show with

Jaceel Baro aka Sheekha Jaceelka..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Shaactiroole maad naga kala yareesid cantrabaqashka aad nagu soo aftaxday! Widaay horta qoftaan Lazie adi maa ku haaya? Is KK ur ex or something? Ahem labadaan bajaq camiraadooda ka dareey waaye see camal baaba. Addigana goormaad ahem baaluqaysaa saan dhib waaye widaay saa beezaani isaga dhigaysay baad dhex fariisatay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

kkkkkkkkk,

 

Quote

T= is daji, dhiig kar hadaa isku rido cid kaa daaweeneeso ma jirtee..geed yahee teetanada qabta

S= Val aa ii joogto

T= Val dhakhtar miyaa geedaas reer aaqiraadka u eg oo dhamaatay!!

S= dhakhtarka ilkaha waaye

T= ma ayaa kaa farsameysay ilkihii aad u qabtay air missaleka oo diyaaradaha loogaga hor tagi jiray..ma ayaa kaa siib siibtay ?

S= midh iguma hadhin, actually it was accidental

 

T= you have been in SOL for qute sometime, midkoo waalan xataa maka weysay

S= Val aan weydiinaa sug

T= Naa Val haku qaniin to!! can't you not talk without mentioning that girl's name

S= she is my blood

T= what is your blood pressure

S= Val

T= Allaahuma najjaynaa

 

 

The longest interview so far. Hilarious

Lool@naagaha murqaha wayn aan anigana ku jiro

 

KK is jir waa luguu goodiyee yaan lugu shukulin

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk btw KK Allaha ka waraabiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

T= can I have your IP Address

S= I can't give you my telephone number

T= I didn't ask for that

S= Boorama ha noolaato

T= are you OK abaayo

S= why not, what is wrong mentioning my town, I am not racist, I wish I was there

 

T= what, you are not ibnu aadam, shimee dareenka kaa tagey

S= adaa dhareer badan

 

S= she is my blood

T= what is your blood pressure

S= Val

TUUUUUUUUUJJJJJJIIIIIIIIIIIYYYYYYYYEEEEEEEEE, maba ka hadli kari...Kax kax, walaa kix kix, walaa fiq fiq, maba u qalanto - nooc cusub oo qosol ah inaan u raadiyo waaye...The first three lines markaan aqriyay, waaba ooynaayay...Bas no more hijacking your show - inaa baqdaan u maleeyay, manarabi Umu Zack ine i garbo duubtee (eventhough aan ka adkagay, ma isku taagi kari lol)...

 

UMU ZACK, Allaha KK Ka waraabiyadaa shegeysid maxaa waaye, kilyihiiyaa i madoobaaday...Maba umleenaaye mardambe inaan qosli karo...Maafiish qosol...

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK: Horta kaalay adi, Canada goormaa timid?

MMA: Abaa, ani Canada imaashaheed dhan waxaan ka xasuustaa markii iigu horeysay HBO nooh…Abaa ani alaabtaas waanka dambeyaa ilaa iyo hada

KK: Bal noo sheeg see isku barateen?

MMA: Abaa, Canada first night aan ku bartay shock aa igu dhacay, waxaa nayroobi ku maqli jiray kanaalo waxyaabaha qaawan kaliya laga fiirsado in Canada. Ani iyo koo kale isla qol seexan jirnay...habeenkaas kanaalkaas uu arkay HBO. Lakiin biriq biriq aa ku jirtay. He thought he was in afrika.......tv gilgil ku bilaabay iyo feer… War ha nagu jibin ku dhahay. Isagana ku hey 'maya maya, anteeno uu u baahanyahay' gaw gaw gaw feer….Mar mar uu u toosaa…Markaasuu wuxuu dhahaa “ma aragtaa’

 

By this time, KK dhiq dhiq dhiqdii waaka dhamaatay, sida eey camal ey u qosloysaa…

redface.gifredface.gif:D:Dredface.gifredface.gif

 

I am going to sue this show, its disregardful producers and the channel for a defamation and an aspersion against my good character.

 

See you in court.

 

PS - It wasn't HBO, it was the Showtime channel. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

redface.gifredface.gif:D:Dredface.gifredface.gif

 

I am going to sue this show, its disregardful producers and the channel for a defamation and an aspersion against my good character.

 

See you in court.

 

PS - It wasn't HBO, it was the
Showtime
channel.
;)

Kaalay adi, ani maa u maleeyo mise labadaan bari ooyin aa kaa soo hartay?See you in court kuyeh...Let's go to Judge Judy's court room...Good character maashee...

 

LOOOOOOOOL@Showtime...Friday nights after 10pm yaah...Shuqulak Shuqulak yaa walad...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Aniga waxaan layaaba sida aa beenta iskaga dhaadhiciso mar walbo.

 

I bet your favourite part of the show was at the begining when you were asked

T= can I have your IP Address

and you answered

S= I can't give you my telephone numberwhat is your IP address hahaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Layzie, I'll repeat myself since you don't seem to get it - I'm not interested in your birdbrained, feeble minded @ss licking antics. So exercise them at someone else's expense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^LOL - now wasn't there are a more diplomatic way of putting it :D

 

Or better yet - just ignore them all - that would really drive them nuts. Attention seekers the lot of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

^^^Be cool the point ninyahow come on now.

 

Originally posted by -Serenity-:

This isnt funny. This is slander.

Slander? that's taking it too far. It was harmlessly funny naga daah suura ha, meshaan wax kala ka jira bey ii la thay.

 

 

Tuujiye wa diib loo waxiid..war ninyahow gabdha ka qalee hadaa ista taqniin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this