Sign in to follow this  
Maaddeey

Jumuah prayer behind Sheikh al Sudais

Recommended Posts

Cawaale   

Originally posted by NGONGE:

Maaddeey, how did you bring yourself to pray behind that sheikh, saaxib? According to your "political" leanings this man would fall under the category of those supporting kufur!

Cut it out Old man, put it down. the man has something to think about now. plus now we know where he prayed the last juma paryer, we know what masjid was it and what area, so let's call for a tea meeting hadaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ War adigu xaasid baad tahay dee. Anigu walaalkay Maaddeey baan doonaya in aan badbaadiyo. Wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by NGONGE:

Maaddeey, how did you bring yourself to pray behind that sheikh, saaxib? According to your "political" leanings this man would fall under the category of those supporting kufur!

Ilaahay afka kaama gooyo, waa su'aal qiimo badan ee car haka jawaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Maaddeey:

^Cawaale, ma hawshii baan billownaa?
:D

 

NGONGE, wax aan jirin miyaan ka jawaabaa? bal dib isugu laabo ee ka feker.

Maxaan ka fekera, saaxib? Adigu so Al Shabab lama jirtid? Dee Sheikh Al Sudais Al Shabab ayuu waxa raacsaan irhabiyiin ayuu ku sheegay! Marka bal adiga ii sheeg, Al Shabab ma mabda'a ayaad ku raacsantahay mese waa iska "best of a bad bunch"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xaggee buu ku yiri: 'Al Shabaab waxa raacsan waa Irhaabiyiin'? sida aad u soo quote-gareyso your ownn 3 years old posts oo kale u quote-garee.

 

Sh. Sudais anigaa Shabaab ka aqaanna, su'aasha aan ku weydiiyeyna taas maaha ee goorma ayaan Nin feker igu khilaafsan ku daba tukan maayo iri?. Zanaadiqadana 100 cudurdaar & tafsiir baad u sameyneysaa anna wax aanan dhihin baad afka ii gelineysaa? munaafaqnimo, heh?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Warya, xamaasada horta jooji. :D

 

Anigu ma waxbaan kaa sheegay mese so'aal cad baan ku waydiiyay? Zanaadiqdada aad sheegayso waxbaad ku sheegteen dee, markaa xaq bay aheed in aan difaaco o idhaahdo "hadalka saad o fahanteen anigu o maan fahmin ee raggan tuhunka ka daaya".

 

Adiga se, toos ban kula hadlay oo so'aal ku waydiiyay, lakin nin dhakso o cadhooda baad tahay oo durtaba xamaasadii xumeed aya kula tegtay. :D

 

Ma caleena, tii an ku laabano. Sheikh Sudais wuxu yedhi:

 

كما ناقش الشيخ السديس الإرهاب من حيث مخالفته للشريعة والأدلة والإجابة عن شبه المفتونين به، وذلك بتناول فضيلته نطاق تجني الإرهاب على تكريم الإسلام للإنسان، ومقدار مخالفة الإرهاب للوسطية الإسلامية وتجسيده للغلو، ووقوع الإرهاب في دائرة الإفساد في الأرض، واستناد الإرهاب على تكئة التكفير المطلق للغير بدون ضوابط، وما ينطوي عليه الإرهاب من شق عصا الطاعة والخروج على الجماعة ، مخصصا مبحثاً لتفنيد شبهة الفكر الإرهابي ومغالطته والإجابة عن هذه الشبه.

وقد تناول فضيلته شبهة تكفير الحكام حيث أوضح شروط التكفير وموانعه، وشبهة استباحة الخروج على الحكام وقتالهم حيث فندها ورد عليها، وشبهة تغيير المنكر باليد وبالسلاح وتفنيدها والرد عليها، وشبهة زعمهم أن الأمة في مرحلة جهاد الدفع حيث بيّن المقصود بجهاد الدفع ومتى وممن يكون، وكذلك تناول شبهة إخراج الكفار من جزيرة العرب حيث أوضح الجهة التي من حقها إخراج الكفار من جزيرة العرب والأسباب المشروعة لإخراجهم، وشبهة الفهم الخاطئ لعقيدة الولاء والبراء.

وقدم فضيلته حلولاً لظاهرة الإرهاب في عشرة حلول ووسائل علاجية لظاهرة الإرهاب تجمع بين الإصلاح والتربية والتثقيف والوعظ والردع والزجر منها التسلح بالعلم الشرعي، ونهوض العلماء بالبيان وتوجيه الشباب، والتزام الرفق والوسط ومجافاة الغلو والشطط، وضبط الفتوى وحصرها في الأكفاء، والعناية بالأمن الفكري، وفتح باب الحوار وتفعيل لجان المناصحة.

 

وقال السديس إنه لا حاجة للإغراق في تحديد الإرهاب، مشدّداً على ضرورة الأخذ بقاعدة "اعتبار المئالات" التي يغفل عنها الكثيرون، بأن يتحرى الإنسان عما يؤول إليه فعله فإن كان يؤول إلى خير وإلا فعليه أن يكف عنه؛ متسائلا لماذا نسمع جعجةً كثيرة في الإعلام عن قضايا فكرية ولا نسمع تأصيلاً عن بعض القضايا المهمة مثل قضية الولاء والبراء، وقضية الجهاد، وقضية التكفير، مشيراً إلى أن بعض المتحدثين في الإعلام قد يلقون على بعض شبابنا كلاماً لو رجع قائله ونظر إلى مئالته لتراجع عنه ، مشيرا إلى أنه يرى أن بعض محاور المؤتمر تحتاج إلى إعادة صياغة، فلا ينبغي أن نغوص في ذكر الأسباب حتى لا يفهم شبابنا أننا نبرر لهم الخروج والانحراف.

وأضاف : البعض يريد جرّنا إلى أنواع من التطرف الفكري المقابل فلذا لا بد من التوازن والوسطية التي امتازت بها هذه البلاد.

وأوصى السديس بعدد من التوصيات منها أن تتنادى الأمة إلى مشروع حضاري يعنى بإشراقات الدين وجمالياته يبث بلغات حية إلى كافة أنحاء العالم، وأهمية إنشاء قناة فضائية متخصصة بالأمن تتصدى للإرهاب وتكافحه، وتطرح فيها القضايا محل الشبهة والإشكال.

Qolado ka hadlayo Xarakat Al Shabab meyay ka dhowantahay mese farsamo nooc kale ayaay waxiida ku wadda? So intii uun maha?

 

Anigu so'aashan ku waydiinaya oo tii ila January isku haysanay waxay aheed 'ninyaho, adigu maxaad ka sameesantahay?'..ma sida Nur, Laba Xinnyood iyo Kashafa baad tahay mese sida Che? Sadixda hore hadaad isku koox tihiin, dee (saan anigu o arko oo o fahmay) Sheikh Sudais maad dhaba tukin laheed oo odaygo wuxu ku noqon laha 'qoomo al kufur'. Lakin hadii sida Che aad tahay, waa wax macqool oo waa la fahmay kara waalida kuu geeysay in aad odayga dhaba tukatid. Ma i fahantay mese wan ku so celiya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Adigu 'Xajar' baad tahay markaan ku iri ma dhoweyn :D

 

Hal erey oo loo fasiri karo inaan Sh. Sudais ku daba tukanayn bal soo saar!.

 

Shabaab, in been laga sheego oo wax aysan geysan lagu masabido baan diidanahay, wanaagga ay sameeyenna waan ku raacsanahay, adigu 'balance' aad qofka wixii wanaag ah uu geysto ku raacdo, qaladkiisana aad isaga deyso ma lihid miyaa?.

 

Culimada Sucudiga, waxay ku jiraan xaalad xarijah waana fahmi karaa, weligeyna Culimo in la xag-xagto waan ka soo horjeedaa, taas micnaheedu maaha wixii ay ku qaldanyihiin inaan la sheegin, si edeb leh in loo raddiyo baan rabaa.

 

Zanaadiqada, wixii aan ku tuhmay oo hadalkooda ah baan sheegay, adna si guud, baad u tiri: '100 si oo kale baa loo fasiri karaa', mana aad sheegin mid ka mid ah 100-kaas siyood, aniguna had & goor baan sheegaa in qof aan dembi lahayn in la dilo aysan banaaneyn, haddana waxaad i leedahay 'IRHAABI' baad tahay, xaggey ciyaartu iska qaban la'dahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Xajar waxaan noqda marko warwareego igu bato, saaxib. :D

 

Eeg, Al Shabab iyo (inta badan) waxa raacsan Sheikh Al Sudais way ka hor jiidan (sababto ah, dee xaakimko ka raacay). Marka, qofka qiyaas wata wuxuu o fahmaya in aanay daba tukan karin odeyga fikradahan wata. Miyaad la socota hadalkayga mese durba xadiith baad ii so diyaarinaysa?

 

Tan labaaad, anigu irhaabi kugo man tilmaamin, ninyaho hadalka fahan, waxan ku idhi Sheikh Sudais ayaa Al Shabab iyo waxa raacsan irhabiiyeen o yaqaan.

 

Ninyaho si baad o boodboodaysa oo macawis ama cumaamad aan kaaga dago baan waayay. Lets start again,

 

Al Shabab ayaad raacsantahay markay wax fiican samiyaan lakin markay khalad ku jiraan wad ka hor jiida, sax? Waxa fiican wax ka mid ah waa amaanka iyo waxa la mid. Wixi xun na waa isqarxiska iyo gardarada, sax?

 

Dee wan is fahannay, saaxib. Inta maxaa kuu diiday inaad tidhaahdo?

 

P.S.

Zanaadiqda xukumkood lago ma dagdago, hadii waxan aad sheegayso run yihiin, dee iyaaga is keeni doona. WAX FAHAN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Well done NGONGE...You became a master in Somali writing Maasha Allah.

 

Only if Ibtisam would be as good as you one day then I will be able to say my presence on SOL was worthwhile because I helped two Fish & Chips learn their language. :D

 

 

Maadeey ninkan wuu kugu baashaalayaa ee ha u bixin...isaga iyo saaxiibkii A&T SOL waxay u joogaan inay dadka dhiiga iyo sokorta ku kiciyaa ee don't fall into his trap. smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

BOB, don't take credit for what you have not done. I have been praying behind sheikh Maaddeey for the last eight months. :D

 

(Ibti is just dyslexic).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this