Deeq A.

Maxkmadda gobolka Nugaal oo mushahar la’aan u xiran.

Recommended Posts

Deeq A.   

 

maxkamadda-xiran.jpg?resize=960%2C466Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa muddo todobaad ah u xiran arrimo ku saabsan mushahar la’aan haysata in ka badan lix bilood,sida uu xaqiijiyay mas’uul ka tirsan maxkamadda oo diiday in magaciisa iyo codkiisa la xigto.

Mas’uulkan oo la hadlay PUNTLAND POST ayaa sheegay in ay codsi qoraal ah oo ku aaddan mushaharka ka maqan ay u gudbiyeen dowladda,laakiin aan looga soo jawaabin,taasina ay keentay in gebi ahaanba ay xiranto maxkamadda,maadaama aan la hayn kharashkii lagu socod-siin lahaa adeegyada loo qabanayo shacabka.

Dowladda Puntland iyo mas’uuliyiinta maxkamadda ayaan midna weli wax ah ka soo saarin xirnaanshaha maxkamadda,laakiin shacabka magaalada Garoowe,gaar ahaanna dadka ay hawshu kaga xirantahay ayaa codsaday in si deg deg ah loo furo maxkamadda,si loo sii wado adeegyada garsooorka ee ay bulshada u hayso.

Halkaan ka daawo shacabka.

Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net

The post Maxkmadda gobolka Nugaal oo mushahar la’aan u xiran. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Money is in short supply since Mogadishu Port came online. And now to add more pressure, Hobyo Port is being developed which will be in competition for business in Central Somalia. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Why the deal with DP world will not fix that problems?

Do not worry Biixi and puntland have already given 6 million dollar to share for their recent visit to DABEY,. The court will be open again temporarly. In Hargeisa, people will be happy  to eat qat for while, until just later time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

It seems Puntland is having financial problems these days. Where is all the money from the big port?

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
3 minutes ago, Holac said:

It seems Puntland is having financial problems these days. Where is all the money from the big port?

Gaas is saving for his re-election 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
1 hour ago, Suldaanka said:

Money is in short supply since Mogadishu Port came online. And now to add more pressure, Hobyo Port is being developed which will be in competition for business in Central Somalia. 

 

What about Laasqorey or Saylac  coming next. I d not know if DP world is interesting too.

 

See your ST. logic

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.