Sign in to follow this  
BOB

I Miss The Good Old Days.

Recommended Posts

Kool_Kat   

BOB, liiwasheen rafaha ak daaq, dahii lake sheemtaan gadheey rafeey aa ak cadheyso...Meesho xaawid!

 

Originally posted by NinaNC:

Is qorqor oo meel oo ku dhashey la aqoon aduunka aa dad kale oo magaalo caan ah ku dhashey wax ka sheegayo, yaahoo! hana cayuumin!.

Reer miyi maqaar rafaadsan oo English bartey, oo surwaal loo galiyey maxaa awalba laga sugaayey.

Yacni waa maqlay 'qofkaan waa la jarjaray' ama 'qofkaas waa loo dhameeyay', saanaa laakiin? Inaalilaahi wa'inaa ileyhi raajicuun! Gacan, lug iyo dhagbo waan kuu taagay...I'll try my best not to get on your not-so-good side! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@KK...

War kuligeed sixirkooda ha keenaan bal, gambar ha lug ka jaban tahay aan ugu fadhiyaa oo aan ka dhaceyn! icon_razz.gif

 

p.s. Hada BOB wuxuu i bilaminooya adeerkiis. Najeynaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by NinaNC:

Is qorqor oo meel oo ku dhashey la aqoon aduunka aa dad kale oo magaalo caan ah ku dhashey wax ka sheegayo, yaahoo! hana cayuumin!.

Reer miyi maqaar rafaadsan oo English bartey, oo surwaal loo galiyey maxaa awalba laga sugaayey.

Reer miyi waanu nahey oo geel jireyaal baanu ahaan jirnay oo dhaqan Soomaaliyeed ah, waanu ku faanaa. :D

 

Waana runtaa, afIngiriis waan bartey oo Reception (kindergarten sp?) baan ku bartey oo waa iska caadi.

 

Surwaalna maan gishan jirin oo waxaan gishan jirey guntiino raggeed oo waa dhaqankeyga oo ceeb ma ila aha. ;)

 

Marka thank you for finally realising my Soomaalinimo and branding me as a raggeedi geel jire :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Faan badanaa, geel maad aragtey weligaa, ari iyo lo'da anorexic siga maa geel kuu noqdey. Indha adkaa.

Nin rafaadsan, oo ay ka taalo, hadana soo indha cadeynaayo sidii yaanyuur darbi joog ah oo maqaayad hortaagan adiga ayaa iigu horeeyey. smile.gif

Kismaayo iyo Gaarisa dad cad cad ma joogaan, biyaha karkaraayo aad isku shubeysiin cadaan lagama helo ee Cadeey part iska tuura. Cadeey waxaa qaadan karo magaalada "Marko" keliya, biyo qaboowna wey ku qubeystaan, weyna cad cad yihiin ma garatey.

Waalee waa sheeko aduun, madoowgaan ogaa aaba Cadeey isugu wacaayo. icon_razz.gif

Awees Khamiis wuxuu dhahey "waraa jiridoonee wiishka lee ha yeeree"...Cadeeybaa qalad laga fahmey walee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Cawaale horta kismaayo makaa sheekeeye adoomoo?

 

anagoo rafaadsan oo xabad kasoo cararnay aan soo galnay kismaayo.... guri aan kusoo dagnay oo adeerkaa lahaa... Guriga iyo guryaha agagaarkiisa dhan waxaa ku dhex yaalaan labo wax haduu sar yahay xitaa..Labadaas maxaa waaye makasee? Barkad iyo Ceel! war hadii biyo cabtid rabtid xitaa barkada aa aadee sidii Lo' dii..barkada bax iska soo waraabi aa lagu dhahaa... dhar hadii rabtid in aa dhaqdid barkada aad aa lagu dhahaa..alaabta dhaqidooda sidoo kale...Biyo ceel maalintaan cabayna wiligee ma iloobaaye..calool xanuun iyo shubanka nugu dhacay! war amba shaliini wax waa noo tari waaye....

 

Tiikaloo iigu darneed waxee aheed kawaanka!...kawaan waxaan ogaa oo lug lo' suran tahay ama lug eri, laakii madax deero iyo biciid oo geeso leh aa suran..hilib ugaar aa la cunaa bas! anaga ZULU maa nahay mise masaayadii gudgudeedneed!

 

xeradii qaxootiga iigu horeysay kismaayo ee aheed.. xamartii hore (tan hada qabuure waaye) wixii ka baxsan waxaa loo yaqiinay "Banaanka!" or "duurka" ama "Baadiyaha" ilaahoo mee noqoto Boosaaso, Hargeysa, Kismayo, Burco..Boorame iyo gaalkacyo iyo gobalada "G" iyo "Q" ka bilowdaan dhana maba la aqoon dagaal kii kahore oo xero ari ee ahaan jireen iyo geel...

 

 

BOB, adiga horta mushunguli ma aheenoo? see reer kismaayood ku noqotay? mise kaluumeesatadii bada ku lumay baad ka mid aheed....

 

 

Nina, Kismaayoodkaan suu u ceyn karaa reer xamarkii "hore" ? lool

 

 

KK, geel waa waxa lama goodle eber ka dhigay! lool Af jini saan maa ku aheed aceed? loool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@Tiikaloo iigu darneed waxee aheed kawaanka!...kawaan waxaan ogaa oo lug lo' suran tahay ama lug eri, laakii madax deero iyo biciid oo geeso leh aa suran..hilib ugaar aa la cunaa bas! anaga ZULU maa nahay mise masaayadii gudgudeedneed! :D:D:D

 

Tuujiye, kursigaan ka dhacey saan u qoslaaye. Saas aan kaa rabaa, jajabi aan ku dhahay kuwaan. :D:D

 

Oz, feistiness is needed when dealing with Haatu and BOB. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Nina Xamar waa qashin wixii ka imaadana waa Qarraab just like you and Tuujiye oo aa u moodo baabuurtii biyaha ku socday oo furdada ka shaqeyn jiray. :D

 

 

KISMAAYO CADEEY waa meesha Soomaaliya ugu dhaqaalo badan ama diida ama hadiidina hool idinka idiin taalo waaye laakiin waa wax jiro taas oo Soomali oo dhan ee ogtahay laakiin Xamar maxee heesataa? Geed talaal iyo tiin waxaan aheen kama baxo iyo Qaro dameer oo Tuujiye uu cuni jiray waaguu fadhiidka ahaan jiray. :D

 

 

Waraa Tuujiye adiga beenta maxaa u sheegee goormaa Kismaayo aragtay? qixii adiga fadhiid aa eheed ma adigaaba sariirta ka dagay shukumaan inuu nappy ahaan kuugu xirnaana waa isoo gaartay anigana abaa markaas xeebta aan jiifay sida the true beach boy that I was. :D

 

 

Kismaayo alone can and will rebuild Xamar Insha Allah..dhaqaalahaas aan heena, shaqo Kibaruo ahna hadaa u baahantihiin waa diyaar walaaleheen aa tihiin waan idin soo dhoweyneenaa. :D

 

 

Haatu...kuwaan markee shaqo kuusoo raadsadaan abaalkooda mari abaa..illaa ee sakeel biyo ah sanka ka keenaan. :D

 

 

Wareegto Luga Cad

 

Baladaan sheemta leeqo yio gadaal ee ak gidheen, gadaal, toobo yio goox ee baraan ni ee maxar xaw gua gidhaan....la dahal laboonta ludhka gidha ku hedh dahii lake leemaan raasaa La Bashaab macal naa sikugu raqxinaa lawaahi. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

meeshan waa af.soomaali iyo afjini rifaas loo wada qorayo aniga iyo ninkaan garanayna waa banaanka. intaan indhuhu nagu casaana waaka baxaynaa

 

ilma batuulo sheekadiinu ha idinku ekaato Xamar waxaan ku ogaa Mooro iyo 4 sac oo kudhex xidhan iyo Ayeeyo bal sida lol waxaase ka danbeeyey? adba sheeg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Suul Cowro lool Mayee Faryaree Niqaami..leerta nasii duqa oo wili xagaaga noogu dar..

 

 

BOB, abtar ma kisu yehsid ee ama goojtid bacdoo!

 

Kismaayo cade kulahaa lool meel xaar lo' taako kaste yaalo aa cadee la dhahaa kawaran lool wiligeena ma arkin bajaq ama xaaji cad oo kismaayo sheeganaayo lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

loll@gobalada "G" iyo "Q" ka bilowdo.

 

Maa joogtid meeshaan in ay boosteejada ceel-gaab isku baddasho maa rabtaa? kuwii koryeeriga ku imaadeen aa rabta in ee meeshaan suu buuxiyaan ayakoo "G" "Q" difaacaayo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Tuujiye:

war hadii biyo cabtid rabtid xitaa barkada aa aadee sidii Lo' dii..barkada bax iska soo waraabi aa lagu dhahaa...

Tuujiye, Waa iga qoslisiisay saaxiib :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Bal fiiri kuwan. Kuwa xamar dayeyaal ah (Nina and Showqi), ku aan iskuul weligii arkin oo dadka jaab siiban jirey oo Kismaayo Cadeey lagu soo tarbiyeeyey(Tuujiye) iyo tu Xamar Cadeey ka sabartey oo tuulo aan la aqoon sheegatey (KK) baa isku dayaayaan iney Kismaayo af xumeeyaan. Allow Alle! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xamar Cadeey! :D:D

 

Tuujiye wuu idin dharbaaxay coast to coast. Wax aad heesiin aaba iska yar, oo aan oohin aheen! Xalwo Laqe iyo Indha-Maraq meel fadhiista oo barta sida dadka la iskaga celiyo. Fulaynimaa wejigiina iyo wadnihiina ku taalo, naga taga idin dhahey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiye:

xamartii hore (tan hada qabuure waaye) wixii ka baxsan waxaa loo yaqiinay "Banaanka!" or "duurka" ama "Baadiyaha" ilaahoo mee noqoto Boosaaso, Hargeysa, Kismayo, Burco..Boorame iyo gaalkacyo iyo gobalada
"G" iyo "Q"
ka bilowdaan dhana maba la aqoon dagaal kii kahore oo xero ari ee ahaan jireen iyo geel...

E'yo listen, let me break it to you like this young blood, just cuz adaa laguugu sheekeeyay wixii Xamar ka baxsan inuu 'Banaanka', 'duurka', ama 'Baadiyaha' yahay doesn't mean way ahaayeen! Teeda kale Xamar dadka jooga markey raaxo, caro gadis, dalxiis, indhonuursi rabaan banaanka Xamar aa loo doonan jiray! Dagaalkii kadib baa indhaha kuu furmeen, ee "Q" meelaha kabilaawdo afkaaga kasaar...Hadii kale, by the time I'm done with you wajigaaga wuxuu u ekaanaa sadex baabuur isku dhacay kii dhexda ku jiray...Yacni sida laguu buusbuusaayo darteed nooh... :D

 

Intiina kale, soodhowaada, Kismaayo sababta looga wada gariiro hadaan runta isku sheegno, waxaa waaye reer Kismaayood ka *I'll probably regret this later on :mad: * waa dadka dad ugu bashaashsan, ugu afmacaan, ugu ilbaxsan, uguna sabar badan...AND last but cetrainly not least, sixirka yaan iloobin...( icon_razz.gif ) You know I couldn't let that one go right?

 

Abkeey ciyaal Xamar aka ciyaal tiptop leefayaal aka ciyaal baraf aka ciyaal maamoyaal iska dhaafa dadka, Somalia dhan Xamar lee ma'eheen...Kii geel raacay, kii ceel biyo kaso arooray, kii barkad ku qubeystay, kii dhuudhi galay waaba inaan ka maseerno eey aheed, life skills baa ladhaa waxaas...Isgarasiyaato waaxid!

 

Bob, aaw saak ee ram badme aay aak laqnim da'igoo maXar fakaaga uk gaataayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this