Sign in to follow this  
Mooge

Abdiweli and Hailemariam

Recommended Posts

The long saga of maryooley ignominy ( guninimo) continues. 

The periodic pilgrimage to Abyssinia and homage to its rulers continues, they are full satraps.

May the this shitty race disappear from the face of the earth.

Aamiin!

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow i think Hailemaryam D likes to play games with all somali leaders. he enjoys it because he is always laughing and smiling with that big ugly fanax on his face whenever he meets them. 

Image result for desalegn

Share this post

Link to post
Share on other sites

True, if Farmaajo was strong and charismatic,  or put these regional leaders in order, he would get some from Ethiopia.

What a disaster, bring back QOSLAAYE.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Wasn't avoiding this sort of meeting the whole reason for selling Qalbi Dhagax to Ethiopia? I am not against Cabdi Wali meeting whoever he wishes, but I think president Farmaajo needs to answer few questions about the Qalbi Dhagax affair.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Balwadaha naftu barato way adagtahay inaad dhaqso u joojisid mararka qaarna dhaxal bay noqotaa.

Tagista itoobiya waxaa bilaabay adeerkiis c/lahi yusuf allaha u naxariistee,waxaana ku xigay dhamaan cidkastoo kala garan wayday farqiga u dhexeeya dal iyo nadaam.

Wuxuu saxaafadda u sheegay intuusan ka dhoofin garoonka caalamiga ah ee c/yuusuf, inuu kalasoo hadli doono itoobiya,danaha ka dhexeeya labada dal puntland iyo itoobiya iyo dhamaan danaha soomaaliya.

way adagtahay in la fahmo inay somaliya ka hoos marto puntland.

Balse waxay qiimo wayn ugu fadhidaa itoobiya oo u aragta in madaxda federaalku yihiin ducufka soomaaliya, gacantoodana ku sitaan xariggii lagu dabri lahaa ama hoggaan looga dhigi lahaa si aysan u arag qaran dambe oo somali leedahay.

Dawladda dhexe way ka daciifsantahay puntland waana laba dal oo siyaasadooda iyo danaha labada beeloodba kala jeedaan sidoo kale tan shariif xasan iyo jaamac madoobe iwm.

Qalbi dhgac arintiisa cid dambe oo ka jawaabi karta ma jirto walaalayaal allaha u naxariisto samir iyo imaan.

Gunooyinka xildhibaanada ha laysugu daro labadii xaas iyo caruurtii uu ka tagey.

Markii madax la doorto dadka islaamka waxaa ku waajiba inay u duceeyaan madaxdaas, si ay u noqdaan kuwo ilaaliya danaha dadka iyo dalkaba, waa haddii qalbigoodu nadiif yahay waa shardi ilaahay xadaday subxanu-watacalaa.

Hadduusan nadiif ahayn waxay kusoo noqonaysaa isla ayaga.

Ducadiina habaar bay isu bedalaysaa ama dhib badan bay kala kulmi doonaan,madax kasta oo ay doortaan, xataa hadaysan dhib badnayn shakhsi ahaantoodu wayna muuqataa sida qoraxda oo kale.

Nin oday ah yaa hadda ka hor igu yiri haddaad u safarto itoobiya "qodax"ku mudda iyo qof ku dhiba waxaa kuugu dambaysa markaad ka dhamaato dhulka soomaalidu degto musaafurkana salaadda iyo soonkaa alle u fududeeyay waan wada naqaan qiimaha uu ilaahay agtiisa ku leeyahay.

Markaad ka baxdo xudduudkooda waxaad gelaysaa naacaw roob,barwaaqo iyo dad kusoo dhaweeya oo waji furan hadaysanba hoos fiirin ixtiraam dartiis.

Taas waxaa noo raaca munaafaqad iyo caadifad khafiifa oo aan dhamaad lahayn telefishino badan iyo baraha bulshaduna, dhaqaale badan kasoo xereeyaan.

Waxaan kula talin lahaa walaalkeen c/wali gaas puntland waa qaan-gaar sida dastuurkeeda ku qoran waa "dawlad"ma'ahan maamul gobaleed waana ceeb inay galmudug is ag fariistaan.

Waxaa loo baahanyahay inuu nin adag noqdo oo sida -snm-ku dhawaaqo inuu ka madax banaanyahay somaliya inteeda kale.

Arimaha dibadda,gudaha iyo heshiisyada caalamiga ah aan cidu soo fara galin, shacabkiisana gaarsiiyo "qof" iyo cod.

Way dhici kartaa in aqoonsigu kasoo hor maro kan  -snm- gaaladu si kale oo aanan garanayn bay wax u fiirisaa waa maasuuniyiin takhdiid fog.

Koonfurtana walaalhood afrikaanka ah iyo turki yaa illaalin doona, federaal puntland soo samaysayna ma rabaan ama ma doonayaan,waayo sharuucdiisu waxay fara gelin qaawan ku tahay caasimadda soomaaliya ee muqdisho.

Qof kastoo caqli wax un ka taabteen wuu jeclaan lahaa inuu arko dad iyo dal is haysta oo isku mid ah dhimashada ka hor.

Waayo akhiro cid noogu soo warami karta ma jirto sida aanan anaguba ugu warami karin,kuwii dalka usoo dhintay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
14 hours ago, gooni said:

Duqii Gooni wuxu meeraysto oo Soomalinimo iyo ilmoda yaxaaska daadiyo, ma wuxu ku danbeeyay in Maamulka MJteenya Gooni isu taago? ahaha 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this