Sign in to follow this  
Mooge

Puntland returns beans (cambuulo) cargo sent by Qoslaye

Recommended Posts

cadnaan1   

Arintan waa cunaqabateen lagu hayo beelaha Taleex iyo Goldogob waana inay ka hadlaan arintan ,,,Arinta kale dowlada waa inay markabkaas u leexiso dekeda Hobyo halkaasnav loogu sii gudbiyo degaanka goldogob.

Share this post


Link to post
Share on other sites

cadnaan1;973012 wrote:
Arintan waa cunaqabateen lagu hayo beelaha Taleex iyo Goldogob waana inay ka hadlaan arintan ,,,Arinta kale dowlada waa inay markabkaas u leexiso dekeda Hobyo halkaasnav loogu sii gudbiyo degaanka goldogob.

+1. Reer goldogob and reer taleex must fight back

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabyaalad qurunkeeda dad uu lafaha si xun ugu galay. Eebboow. Turkigii xataa qabiilo Soomaaliyeed laga dhigay.

 

Maamulka Puntland oo ka celiyay Dekedda Boosaaso Markab siday Raashin ay ku deeqday Hay'adda Bisha Cas ee Turkiga

 

Dowladda Puntland ayaa dib u celisey markab sidey raashin ay ku deeqday hay'adda Bisha Cas ee dalka Turkiga. Markabkan ayaa dhowaan soo gaarey dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

 

Guddi wasiiro ah oo ay dowladda Puntland arinta markabkan u saartay ayaa go'aamiyey in deeqdan raashinka ah dib loogu celiyo magaalada Muqdisho oo markii horeba laga soo diray.

 

Wasiirrada guddigan xubana ka ah oo kala ah: wasiirka amniga, wasiirka maaliyadda, wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose, wasiirka dekedaha iyo gadiidka badda iyo wasiirka warfaafinta iyo Isgaarsiinta ayaa war-saxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen arintan ku faahfaahiyey.

 

Deeqdan raashinka ah oo u badan Bariis, islamarkaana ku wajahneyd degmooyinka Isku-Shuban, Taleex iyo Gal-dogob ayey wasiirradu ku tilmaameen in ay tahay mid lagu khalkhal gelinayo ammaanka iyo xasiloonida Puntland.

 

Waxay sidoo kale sheegeen in Puntland aan lala soo socodsiin, lagalana tashan go'aanka deeqdan raashinka ah ee ay bixisay hay'adda Bisha Cas ee Turkigu loogu soo diray deegaanada Puntland.

 

“Qaabka sharci-daradda ah ee raashinkaan lagu soo diray iyo baalmarista Dowladda Puntland waa mid xadgudub ku ah Dowladda Puntland iyo shuruucda dalka..." War-saxaafadeedka ayaa sidaas lagu sheegay.

 

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli dhowaan ay dowladda Puntland shaacisay in ay xiriirka u jartay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Puntland ayaa tallaabadaas ay qaaday sabab uga dhigtay xadgudub ay sheegtay in xukuumadda Muqdisho ay ku sameysey dastuurka dalka iyo heshiisyadii ay labada dhinac horay u wada gaareen.

Xigasho

_____________________

 

Waa gartooda those masuqmaasuq ku nool hoggaan ku sheega celiye deeqdaan because carruurtooda dibadaha ku nool uma baahno deeqdaan loogu tala galay in loogu farxiyo danyarta ku nool deegaanadaas maadaama maalmaha Ciidda lagu jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

You can't bring "aid" from the backdoor. Talk to the admin there first. Midda kale food aid umaba baahno Somalia, that thing makes people think backward.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland rejected the symbolism not the gesture no matter how well intended. After cutting relationships with SFG you can't expect puntland to accept that mogadishu should be the siphon where everything come from, they want the turks and the international community to deal with them independently.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Homunculus;973021 wrote:
Puntland rejected the symbolism not the gesture no matter how well intended. After cutting relationships with SFG you can't expect puntland to accept that mogadishu should be the siphon where everything come from, they want the turks and the international community to deal with them independently.

True.. there is this thing called principles! Wasaaradda gudaha bey waraaqo ka wateen kulahaa LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have no idea why non-Puntlanders are even concern with what happens in the clan-enclave up North-Eastern Somalia. Also, to the Khaatumo fellows, I've been hearing all your Anti-Faroole rhetoric since 2009. Faroole lives within 5 miles from Yoocda, why can't ya'll just go enter Garowe and drag him out to justice. If that won't happen then please STFU!

 

As for the incident. Faroole wanted to expand his muscles and get some attention and he did.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Classified;973032 wrote:
why can't ya'll just go enter Garowe and drag him out to justice..

you need all these muscles to help you achieve it.;)

exepndable-movie-still.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

islawaynida kibirnimada, iyo munaafiqnimada dawlada Muqdisho waa mid la yaab ah. qabyaaladaan goormee ayaa laga wantoobi doonaa , mise Aniga ayaa Madaxwayneh hada, sida aan doono ayaan u naqmi doonaa miyaa!!, Ciyaarta iyo sheekada noo wad ileen since 1990-2013 ayaa ku jirney.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this