Sign in to follow this  
Mooge

BREAKING NEWS - Qoslaye tries to assasinated a Somali MP over kismayo comment

Recommended Posts

raula   

Settling political scores & equilibriums aside laakin dumarka iyo masaakinta kufsiga iyo folxumada lagu haayo ka ilaaliya faragelinteena walaaloyaal..(w/respect to Mooge-nothing personal but just that part startled me). Sida kale iska wata sheekadiina :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

nuune, see camal hee?. Maanta ii koow adoo qof masabidanaya Macallinka said in the above post:

.... aan meelna jirin ragaan anakaa kaa naqaano sxb ee tartiib
dagaal wax fiican maha
. Si ragnimo ku jirto aan wax u qaybsano
oo ay san ahayn dagaal ayaa ka dhalanaya
meesha.

Hadalkaas wax kale uu yahayba dagaal doon maaha!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;922215 wrote:
^^
Oodka
, our
Gabbal
and
Macalinka
had different view,
Gabbal
supports Jubbaland whereas
Macalinka
position can be read in that long post, he is clearly advocating for a clan warfare, and that is the sad part of his post, at least that is what I read from his post: 'nin raga hadaad tahey iska key celi ha barooranin' is what his post reads!!

 

Nuune where am I advocating dagaal? Bal dib u akhri I stand corrected if you point out where am advocating dagal? Mise you falling for the corrocodile tears too ?

 

As for Mooge you can't be ingaged as long as you drag wives and moms into the conversation period.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;922595 wrote:
^^just don't drag an entire clan into your filthy conversation next time. that is all ninyoow.

We all talk my clan this my clan that sxb wax kale meesha maba lagu hayo but lets respect hooyooyinka iyo ragaq xaaskooda. .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

there was no disrespect of any woman ninyoow. stop fabricating bs. i know you don't want to hear her name, but Asha Haji is a tough somali MP and a public official ninyoow. belittling her to "raga xaaskooda" is getting ahead of yourself ninyoow. she is the whole reason Saacid Hurdaye is in mogadishu and everyone who follows politcs knows that fact ninyoow. adigu hada ha caayin gabadha intad isledahay belittle her. loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;922570 wrote:
Nuune where am I advocating dagaal? Bal dib u akhri I stand corrected if you point out where am advocating dagal? Mise you falling for the corrocodile tears too ?

 

As for Mooge you can't be ingaged as long as you drag wives and moms into the conversation period.

Macallinka, Sheekadaan xaasaska lagu soo daro doodaha ma iyadaa cusub. Miyaadan Xasuusan 2001 iyo xaaska C/Qaasim markii khudbo dhan ay qayb ka noqotay?:D Marka halla yaabin Mooge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waa run oo in dumarka la qabo doodaha lagu soo daro waa khalad. Sida middan hoos ku xusan. Malaha qofbaa xasuusan doona :);)

 

Back to the topic....check on 59.15 C/Weli said golahayga hadda jooga ee wasiirrada hore isuma aannaan aqoon and he even said wallaahi.....and that is not true, waayo atleast 3 ministers (Maaliyedda, Arrimaha Gudaha iyo Caafimaadka) waxay ku koreen amase ka soo jeedaan gobolka Galguduud, magaalo-madaxdiisa Dh/Mareeb ayayna ku koreen oo iskuul ku soo dhigteen, xogta aan hayana qaar bay C/Weli isku iskuul iyo dugsi ahaayeen. Wasiirrada A. gudaha iyo Caafimaadka waxaa kala dhalay labadii Shiikh ee magaalada ugu caansanaa.....Macallin Maxamuud iyo shiikh Yuusuf.
Wasiirka Gaashaandhiga waxaan maqlay inay xaaskiisa qaraabo yihiin.
..Who knows inta kale ee wasiirrada ah ee uu indirect u yaqaanneyna?. Anigu ma qabo in warka qof hoggaamiye ah sheego inta sidii kaniinigii loo laqo haddana biyo laga daba geeyo...waxaa ila habboon in si cilmi iyo caqli ku jiro oo eex iyo maalayacni ka dheer loo lafa-guro......Checkmate PM Gaas

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this