Xaaji Xunjuf

Somaliland recognized by the State of Israël

Recommended Posts

𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐞𝐥 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

by Qaran News | Dec 26, 2025

𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐞𝐥 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

Maanta oo ay taariikhdu tahay 26.12.2025, Dawladda Dalka Israel ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kadib kulan khadka fogaal-aragga ah (video conference) oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Raysal Wasaaraha Dalka Israel, Benjamin Netanyahu oo si rasmi ah u aqoonsaday Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulanka ayaa lagu muujiyey is-afgarad siyaasadeed, diblomaasiyadeed iyo istiraatiiji, iyada oo labada dhinac isla qireen xaqa ay Somaliland u leedahay aqoonsi buuxa iyo qaranimadeeda, isla markaana la isla meel dhigay in la bilaabo weji cusub oo yididiilo leh iyo xidhiidhka adag oo dhex mara labada dal.

Aqoonsigan taariikhiga ah ee ay Dawladda Israel u fidisay Somaliland waxa uu Jamhuuriyadda Somaliland u furayaa bog cusub oo taariikhi ah oo ku aaddan iskaashi caalami ah, amni, dhaqaale, tiknoolajiyadeed iyo diblomaasiyadeed, isaga oo xoojinaya doorka Somaliland ee nabadda iyo xasilloonida Gobolka Geeska Afrika.

Raysal Wasaaraha Dalka Israel Benjamin Netanyahu ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda u fidiyey booqasho rasmi ah oo ku tegi doono dalka Israel si looga wada hadlo danaha iyo arrimaha mudnaanta u leh labada dal. 

Somaliland travel guide

𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Israel recognises Somaliland, Somalia's breakaway region, as independent state

By Reuters

December 26, 20253:20 PM GMT+1Updated 29 mins ago

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu speaks during a joint press conference with Cypriot President Nikos Christodoulides and Greek Prime Minister Kyriakos Mitsotakis (not pictured) after a trilateral meeting at the Citadel of David Hotel, in Jerusalem, December 22, 2025. ABIR SULTAN/Pool via REUTERS Purchase Licensing Rights, opens new tab

Dec 26 (Reuters) - Israel has recognised Somaliland, a breakaway region of Somalia, as an "independent and sovereign state," Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said on Friday, making Israel the first country to do so.

(This story has been refiled to fix the spelling of 'breakaway' in the headline)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.