Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO

Recommended Posts

Maaddeey   

Qofka marka hore si yar iney wax ku fahmi karaan ayaa la eegaa, istidraaj baa la yiraah oo waad garaneysaa, sida kan moonlight ee google-ka uu sheekha u yahay ee hadba aayad ama xadiiith uusan fahamsaneyn kala soo baxa; baan rabaa iney card-kooda miiska soo saaraan, kadibna ku qarxiyo!.

 

Aan ku yara saxo (ma qaldame waa Ilaahe): di'b (waraabe) dabc (wax kale).

 

Ps. Maxaa ku soo jeediyey, ma leylatul qadr baad gaadeysaa?, noo doo ducee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ It's the only time of day (or night) when I am awake and have time for myself away from work or kids, saaxib (summer holidays nooh). Ducada adaa iga badiyaa, marka taydii waan kugo dari ee taada ha iga ilaawin.

 

p.s.

istidraajka iska daa waad ku daali. Albaabada ka wada xidh ليموتوا بغيضهم

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Ngonge: I think this argument is more about Shabaab than dhurwaa. It about AS bringing new phenomenon to Somali people and their culture than dhurwaa xalaalnimo.

 

AS introduced a long list of things in Somalia which all are xaraam or new to Islam. Suicide bombing, stealing little children, recruiting them into soldiers, blowing up little school kids and declaring them 'cadduwulaah' as cali dheere did, ten/eleven yr olds telling their parents to let them fight in jihad against Somali government or they'd be labeled kufaar, killing their political opponents under murtadnimo, executing anyone differs their ruling/opinion or badmouths them under Islamic law, etc.

 

Is eating dhurwaa the xalaal thing they introduced? We are talking about people that banned bra, digging up old grave sites, and banning Somali music but allowed Arab nasheeds with music beats?

 

Dhurwaa is the least of Maaddeey's problems. That's why he's trying hard to equate calooleey to xaar and dhurwaa to hilib geel. He knows Somalis will reject this one as just another AS crap to win the hearts of Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lol, muutuu bighathikum hadda kadib!.

 

So, ma sheekooyinkaagii baad billaabi rabtaa?.

 

Ducada Allaha naga aqbalo, raggii ragga ahaana ha ilaawin. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Apophis;857199 wrote:
Let's use our brains and reason it out as a people, is that too much??

That's of course an option but it sounds like an atheist option to me and I'm not atheist, saaxib. I only choose to reason within the parameters of my faith. Last I knew, you were doing the same too. What changed?

 

Jacpher,

 

Some of the accusations you throw Al Shababs way are true but many are simple and very weak propaganda. Like I said above, I do not agree with most of what they do but I do believe (for the most part) in their intentions when they do what they do. I only hope that they will see the light and stop (or failing that, be utterly and totally defeated).

 

p.s.

The new phenomenon is ISLAM, saaxib. Since most Somalis adhere to the Shaafici madhab (or at least are supposed to), all this stuff has already been there. It's only the Shabab's insistance on applying every last trivial point that makes it look like new "customs" are being introduced. Was applying the xuduud a new phenomenon? We all knew about it but it was not applied widely until the Courts and Al Shabab came.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiikh Umal oo ka hadlay cunista Hilibka Waraabaha

Talaado, August 15, 2012(HOL): Maalmihii aanu ka soo gudubnay waxaa isa soo tarayay war ku saabsan in Xarrakada Al-Shabaab ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ay dadka magaaladaas u xalaaleysay cunista hilibka Waraabaha ama Dhurwaaga.

 

Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da oo arrintan raad-raac ku sameysay ayaa waxay wareysi la yeelatay dad ku sugan Magaalada Kismaayo iyo Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culumaa’udiinka waa weyn ee dalka Soomaaliya iyo dibaddiisa sida weyn looga yaqaanno.

 

Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa wuxuu ka hadlay cunista hilibka Waraabaha, wuxuuna sheegay in uu cunista hilibka xayawaankaas uu yahay mid bannaan oo la cuni karo, isla markaana ay banneysay diinta Islaamka.

 

“Walaal Waraabaha ama dhurwaaga sida loo yaqaanno xadiith ayaa ku soo arooray cunistiisa, waana xadiith-ka saxaabiga Jaabir werinayo. Wuxuu Jaabir sheegay in Nabiga CSW uu sheegay in hilibka waraabaha la cuni karo, isla markaana uu Ugaar yahay. Xadiith-kan waa saxiix, waxaana soo saaray Axmed iyo Afarta Ahlu Sunnanka ah, isla markaana ay saxiixiyeen Bukhaari iyo culumo kale”ayuu yiri Shiikh Maxamed Umal oo soo daliishaday mas’alo shaaficiyah ah oo sheegeysa in ay carabta suuqyayada ku kala iibsan jireen hilibka dhurwaaga, cid diidi jirtayna aysan jirin, iyadoo uu tibaaxay in ay weliba carabta aad u jecleyd hilibka Dhurwaaga.

 

“Kutubteena Fiqiga ugub kuma aha oo Minhaajka iyo kutubta ka hooseysa waa ku taallaa, balse culumadeenna ayaa si kale u fasirtay oo yiri {waraabaha waa midka aan dhulkeena joogin waana midka nacaska ah ee dhulka carabaha jooga ee aan xoolaha cunin} ayay ku sheegi jireen, wax diidayana ma jiro, kutubta Imaamu Shaaficina waa ku taallaa. Mutjamaceenana waxa aysan u cuni jirin culumada ayaa tafsiirkaas siisay, haddana baahi ayaaba jirta oo dadka waxay mararka qaar gaarayaan xilligii bakhtiga u bannaanaa”ayuu yiri Shiikh Umal oo caddeeyay in warka guntiisa iyo gunaanadkiisa uu yahay in cunista hilibka waraabaha ama dhurwaaga uu bannaan yahay.

 

 

Halkan ka dhegeysto Warbixinta VOA

 

Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Kisamayo ayaa VOA-da u sheegay in hilibka waraabaha si caadi ah loogu kala iibsado suuqyada hilibka lagu iibiyo, isla markaana hilibkiisa iyo subaggiisa la kala siisyo lacag aad u badan, iyadoo ay xuseen dadkani in markii hore hilibka Dhurwaaga lagu kala iibsan jiray si qarsoodi ah, balse hadda si caadi ah loo kala iibsado. Kiilada Hilibka Waraabaha ayaa la kala siistaa 5.50$, halka Kiiladii Subagga ahna la kala siisto 10$.

 

Dhegeystahani la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da waxaa uu sheegay in dadka qaarkiisa ay rumeysan yihiin in cunista hilibka dhurwaaga ay dawo u tahay xanuunno ay ka mid yihiin jinka sixirka iyo qallalka, iyadoo taasina si aad ah loola yaabay.

 

Ugu dambeyntiina, dhegeyste kale oo magaciisa qariyay oo hilibka Dhurwaaga ama Waraabaha cunay ayaa sheegay in hilibkan uusan wax badan ka duwaneyn hilib Ariga gaar ahaana midka Dheyllada ah. Dad badan oo ku nool magaalada Kismaayo ayaa ka maagay in ay hilib ka soo iibsadaan suuqyada, iyago ka baqdin qaba in ay soo iibsadaan hilibka Dhurwaaga maadaama ay meel wada suran yihiin hilibkii Ariga iyo midkii Dhurwaaga ama Waraabaha.

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

It's insane how Maaddeey and NGONGE are telling us to eat Waraabe (Dhurwaa) when we can eat hillib adhi, lo, geel, digaag, ugaadh nooc walba leh iyo Kaluun. Bal iminka yaa waalan ma Al-Shabaab mise inteena kale. Markaasay waliba waxay ku leehiyihiin Waraabuhu waa hilibka ugu qaalisan Kismaayo (ogoow Kismaayo waxaa ka talisa Al-Shabaab, oo waxay doonaan ayey ku khasbaan dadka masaakiinta ah ee ku nool Kismaayo). Aniga oo helaya ama iibsan karaya Hillib adhi, geel, lo digaag iyo ugaadha kale, ama Kaluun bal maxaa igu khasbaya Waraabe, Akhas. Waraabe waa hillib qudhun ee wax kale ii sheeg sheekh Maaddeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

We had only one meat factory in Somalia and it was located in Kismaayo. The reason was because the most cows was located in Jubada Hoose area and now Al-Shabaab are forcing our people in Kismaayo to eat Hyena how ubsurd. Hadii aad xusuusantihiin Al-Shabaab Bay iyo Bakool ayey waxay ka dhaliyeen abaaro lama ilaawaan ah. Reer Kismaayona maanta waxay ku khasbayaan in ay cunaan Waraabe. Ninkii caqli leh wuu fahmayaa meesha ay Al-Shabaab Ummadda Soomaaliyeed u wadaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Showqi;857249 wrote:
It's insane how Maaddeey and NGONGE are telling us to eat Waraabe (Dhurwaa) when we can eat hillib adhi, lo, geel, digaag, ugaadh nooc walba leh iyo Kaluun. Bal iminka yaa waalan ma Al-Shabaab mise inteena kale. Markaasay waliba waxay ku leehiyihiin Waraabuhu waa hilibka ugu qaalisan Kismaayo (ogoow Kismaayo waxaa ka talisa Al-Shabaab, oo waxay doonaan ayey ku khasbaan dadka masaakiinta ah ee ku nool Kismaayo). Aniga oo helaya ama iibsan karaya Hillib adhi, geel, lo digaag iyo ugaadha kale, ama Kaluun bal maxaa igu khasbaya Waraabe, Akhas. Waraabe waa hillib qudhun ee wax kale ii sheeg sheekh Maaddeey.

Hadoo qof kale intaa iga sheegi laha si fiican baan o hurgufi laha, Showqi. Lakin adigo, inta badan, nin caqli leh baad tahay oo ciyaalkan meelaha ka orda kuma jirtid ee maanta maxa kugo dhacay?

 

Ma aniga kugo idhi Waraabe cun? Ma Maaddeey ba yedhi waad ku khasbantahay? War sheekado waxay aheed: miya la cuni kara mise maya? Dee culamada (ila kan somaliga halkan lago qoray) waxay yidhaahdeen 'haa wa xalaal wana la cuni kara'. Aniga waxaanan sheegin afka ha ii galin saaxib. Khaaf allah dee.

 

As for disgusting food, ii ma ogid ninyaho. Ma ninkaygii Jb & Norf ka wiswisay markay bareeskooda 'moos' raaciyeen ayaa Waraabe cuni kara? Malak anta!!

 

Apophis,

 

Are you one of those that use the word 'eebe' when referring to ALLAH and don't do it from habit but as a matter of principle, saaxib? I can appreciate your aversion to modern Arab culture and understand your insistance on perserving Somali culture (what little of it there is to begin with) but it's totally misplaced on this thread, saaxib. Think it through and don't limit yourself, saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

NGONGE;857276 wrote:
Hadoo qof kale intaa iga sheegi laha si fiican baan o hurgufi laha, Showqi. Lakin adigo, inta badan, nin caqli leh baad tahay oo ciyaalkan meelaha ka orda kuma jirtid ee maanta maxa kugo dhacay?

 

Ma aniga kugo idhi Waraabe cun? Ma Maaddeey ba yedhi waad ku khasbantahay? War sheekado waxay aheed: miya la cuni kara mise maya? Dee culamada (ila kan somaliga halkan lago qoray) waxay yidhaahdeen 'haa wa xalaal wana la cuni kara'. Aniga waxaanan sheegin afka ha ii galin saaxib. Khaaf allah dee.

 

As for disgusting food, ii ma ogid ninyaho. Ma ninkaygii Jb & Norf ka wiswisay markay bareeskooda 'moos' raaciyeen ayaa Waraabe cuni kara? Malak anta!!

NGONGE, I like that sentence: "Haduu qof kale intaa iga sheegi lahaa si fiican baan u hurgufi lahaa" hahaha Af Soomaaligaagu waa khatar wallaahi. kaftanka hadii aan intaa kaga hadho sxb Waraabahaasi wuu iga xanaajiyey. Saddexdii cisho ee ugu danbeeysay waxa aan SOL ka akhriyaba waxay noqdeen Waraabe iyo Waraabe hillibkiis. Bal iga raali noqo hadii aan cadhadii aan Waraabaha u qabay adiga kugula dul dhacay, my apology NGONGE I will send you Xalwad iyo Muqmad by FedEx to make it up with you:D:D Muqmadu waa hillib adhi Waraabe hillibkiis ma'aha:D

 

 

Ps. laakiin Maaddeey gambadh gaaban ayaan ugu fadhiyaa. I already started another thread for him:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Hyena, Sakaaro, rabbits, dig dig, lobsters, shell fish, birds. War wax kasta ha la cuno, as long its halaal and nutricious.

 

Some years ago I was invited to this exotic restaurant. The only thing I recongnized on the menu was wild pork and alligator steak. I choose for the Alligator and it tasted delicious.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this