Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO

Recommended Posts

Wadani   

^ We should've known. Feelings of inferiority/Self-hate is the most insidious and destructive disease known to man. There is more honour in slavery, for atleast a slave has been physically forced into bondage.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;856975 wrote:
Maahmaahdii caanka ahayd ee 'abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa' waa in la cusbooneysiiyaa.

 

Abkoow waraabe cunoow ruux nool maas dhaafaa
.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Who eats kirishow mirish?, the two above will raise their hands, before you do, you know that you are eating xaar!, marka nin hilib jiir cunaayo maa nin mindhiciro xaar dhexda uga jiro gowska gelinaayo wax ka sheegaayo!. Mid kale, yaa geel cuni lahaa, hadduusan weligiis arkin ama dhaqan u lahayn?, ani mugoo ma cuni lahay, marka waxaan waa u barasho iyo ka helitaan, haddaadan adi wax jecleysan ogow adibo wax dadka qaar ku yaqyaqsanaayaan aad cuntaa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

^ Yaa geel cuni lahaa kulahaa. Waar wax hagaagsan lasoo shir tag, ur rationalizations for this deprave and un-Somali behaviour just aren't cutting it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xoog miyaa waxaagu, adiga aniga maahid, anaa iska hadlay!, sey ila noqoto ama aan u fekerona adiga kaalama tashanaayo ee dan yeelo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;856994 wrote:
Who eats kirishow mirish?, the two above will raise their hands, before you do, you know that you are eating xaar!, marka nin hilib jiir cunaayo maa nin mindhiciro xaar dhexda uga jiro gowska gelinaayo wax ka sheegaayo!

Haye, sabab sabab maa u raadineysaa cunida dhurwaaga? Calooley xoolo daaqsado laga keenay, kaliya dhirta cunto.

 

Wax bini'aaden cuno oo miciyo leh see u cunee. Reer Sacuudiga ayaa cuno ha igula imaan. Carab dhaqamo qashin ah ka buuxee. Soomaali haddaa nahnay dhaqamo soo jireen leenahay.

 

Qof dhurwaa cunaayo waliba asagoo cuni karo hilibyadii la yaqaanay meel lama fadhiisteen. Beri adi ayuu ku cuni doonaa since that person indirectly tasted human meat. Yep.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhurwaaga in lacuno wuu ubaahan yahay, sababtoo ah, dad badan (ama bahalo kale) ayuu cunay. Marka ha arko dhibaatada uu dadka cuno uu lahey. Waa fikradeyda. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nudawn   

Let the degenerate maadeey and his terrorist brethren consume the diseased flesh of the scavenger heyena. Let disease destroy these sickos

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ adi yaad/tee ahayd?.

 

MMA, wax aan qiil u raadinaayo maleh, maxaan qiil u raadiyaa dhurwaa kirishowmiriskaba ma cunee, lakin adiga sow markaad calooleyda ruugeysid, waa ogtahay inaad xaar cuneyid, bahasha si kastoo loo dhaqo inuusan ka dhamaaneyn geedka waa ogtahay nooh!, haddaba nin waxaas cunaayo siduu dad kale wax uga sheegaa!.

 

Waxa hilib ka buuxa neefka, maxaa marriin saxaro kuu geeyey?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nudawn   

Maaddeey;857066 wrote:
^ adi yaad/tee ahayd?.

 

MMA, wax aan qiil u raadinaayo maleh, maxaan qiil u raadiyaa dhurwaa kirishowmiriskaba ma cunee, lakin adiga sow markaad calooleyda ruugeysid, waa ogtahay inaad xaar cuneyid, bahasha si kastoo loo dhaqo inuusan ka dhamaaneyn geedka waa ogtahay nooh!, haddaba nin waxaas cunaayo siduu dad kale wax uga sheegaa!.

 

Waxa hilib ka buuxa neefka, maxaa marriin saxaro kuu geeyey?.

You are not allowed to eat the meat of a predator animal according to the deen. Pig is not the only animal that's forbidden for us to consume. Shows how much you know about the deen u degenerate terrorist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

If you are a muslim, you have to be a terrorist, full stop!. Terrorising the enemy of Allah, that is a verse from the quran, I know that much from the Deen, yaa sheikh/a.

 

Did I hear you say predator?, wait for my next post!.

 

Opophis, sorry magacaaga ma karee!, I don't post every thing about the enemy, trend aan ku socdaa, lakin waad cusubtahayoo mindhaa dib baad ka garan doontaa!.

 

Ps. Qof baa diyaaradaha dhacay post'gareeyey 2 beri ka hortaa, hal comment-na kama bixn, taas maxay kuu sheegeysaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this