Sign in to follow this  
Macallinka

President Shari - Farmaajo did not take no Money

Recommended Posts

Taleexi   

Maaddeey;852364 wrote:
Maya, lakin ha la simin niman dufanku ka muuqdo sida A.weli & sharifyo. Monitoring group aa ka baqayo 'alleged' u dhaafin waayey!.

War Maaddeey, iga daa Abwaan warkiisa iyo madddaxdan hantida lunsatay. Innagaa weligeen isu dhoweyne, yaad adigu wadataa beryahan, ma wasiirkii badaha saxeexay baa sheekadu? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Loool....Maaddey, at least adigu runtaad ka sheegtay, meeshiiba hadday noqotay nin walbaw ina adeerkaa ku daba fayl anna maxaa iga reebay dheh!:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Farmaajo u malayn mayo in uu isagu qaatay lacagtaas balse waxaan filaya inu u fududeeyey sharif iyo wax la midka ah in ay ku tagri falaan lacagtii wadanka. Ma shaki baa idinkaga jira ninkan marba dhinaca usii saaran private jetka in uu ka baxsho lacag uu isaga soo tabcaday? Intaas waa inta ugu yar hada inoo muuqata lakiinse waxa kale inaga qarsoon baa badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this