Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Axmed Ismaciil Samatar the new constitution will destroy Somalia and Somalis.

Recommended Posts

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka digay Dastuurka Cusub iyo isaga oo baaq u diray Dowladda soomaaliya

 

Prof Axmed Ismaaciil Samara oo kamid ah Aqoonyahaanada soomaaliya oo iminka ku sugan magalada Muqdisho ayaa sheegay in Dastuurka Cusub uu nusqaan yahay islamarkana dhibaato badan u keeni doona umadda Soomaaliyeed

Porof Samatar waxa uu kadigay in Dastuurkaasi lagu dhaqan galiyo dalka soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in dastuurkaasi lagu doonaayo in lagu bur-buriyo dalka soomaaliya, Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa intaa kusii daray ayuu waxa uu sheegay in dastuurka ay ku jiraa qodobo si gaar ah lagu doonaayo in lagu kala geeyo bulshada soomaaliyeed taasoo uu ku sheegay in ay salka ku hayso kor dhinta Cunsuriyada loogu magacdaray 4.5 oo uu ku sheegay in ay sabab u tahay xasuuqa iminka ka taagam dalka soomaaliya

Ugu danbeyntii Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tibaaxay in Dastuurkaasi uu sababi doono sii kor dhinta maamul goboleedyada oo iyagu kasoo horjeeda awaamirka xukuumada soomaaliya , islamar ahaantana xukuumada Sheikh Shariif ay dhaliisha dastuurkaasi iyo dhibaatooyinka ka dhasha ay dhabarka u dhigan doonto

Short URL: http://markonews.com/?p=4590

Share this post


Link to post
Share on other sites

...taasoo uu ku sheegay in ay salka ku hayso kor dhinta Cunsuriyada loogu magacdaray 4.5 oo uu ku sheegay in ay sabab u tahay xasuuqa iminka ka taagam dalka soomaaliya.

Ma anaa waalan mise cadan baa laga heesayaa, Soomaaliya hadda ma dagaal lagu xasuuqayo .5 baa ka socdo.

 

War heedhe profesooradeenii maxaa helay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Another so-called professor not pointing out which part of the constitution is bad.

 

"Destroy" Somalia, come on, 21 years of civil war and it will "destroy"? Hhahahahaha :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Wallaahi this is embarrassing

 

These are supposed academics who formed a party of national unity, and they cant even articulate what they are opposing here. Where is 4.5 in the new constitution? Where?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin Call your friend Abtigiis who is a big supporter of Hiil Qaran.;)

 

in early 1990 the Generals were the warlords.

post 2000 the wadaados became the warlords.

now it seems its the time of a new breed of warlords, The professors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@now it seems its the time of a new breed of warlords, The professors.

 

Culumaa cannot oppose this. This is one of the most comprehensive constitution ever written by Somalis. Consider following snippets in the draft constitution:

1- The official religion of the State is Islam

2- No Somali Muslim can change his or her religion

3- No religion other Islam can be propagated in Somalia

4- The Law in disagreement with Islam can be adopted by the Somali parliament

 

Adeer one cannot oppose out of ignorance, but when one reads the constitution one finds it rather reflective of the current political realities, and in agreement with the principles of Islam and Somalia social values.

 

Bal car wakaase hasoo baxeen oo ha mucaaradeen, substantively .

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

they are not opposing the constitution out of love of somalia but all these talking heads have some other motivations .

waxaa ugu daran niman la yiraahdo qaar madoobe oo wax walba diidan , federaal yeeli maa, dastuur yeeli maa, dawladnimo yeeli maa oo maxay rabaan bal yaab?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marba waxbaa lagu waashaa, it is that time of the season. Barigi Abdulahi Yusuf lasoo doortay 2004, waxay kuwaasheen, Abdulahi Yusuf,Abdulahi Yusuf,Abdulahi Yusuf,Abdulahi Yusuf,Abdulahi Yusuf,Abdulahi Yusuf,Abdulahi Yusuf,

 

Markii 2006 lagaraayna waxaa bilaabatay, Ethiopia Cadowga Somaliya, Ethiopia Itoobiya Ethiopia Itoobiya Ethiopia Itoobiya

 

Markii Sheekh Shariif meesha yimidna wax yar kadib waxaa bilaabatay: Ina Abdirashiid, Ina Abdirashiid , Areey naga D-block naga ceshta ninka, Puntaloonow kayimidee ha iska aado lkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

 

 

Hadda waxaa socota: Dastuurka Dastuurka Dastuurka Puntland baa wadata, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka, DastuurkaDastuurka, Dastuurka, Dastuurka, Dastuurka,

 

 

 

Xaaji Xunjuf sidaan unbuu waxyaabahaasoo dhan usoo shabin jiray uguna waalnaa, markaa waa iska caadi, balse waxaan garan waayay waa maxay faa'iidada goonida ah ee Puntland ugu jirta dastuurka, iyagana meey iska dhahaan marabno dastuurka marabno dastuurka ileen fashion ayay iska noqotayee - Faroole waxaan kula talin lahaa maalin ha iska dhawaaqo marabno dastuurka :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

xiinfaniin;825147 wrote:
lol@now it seems its the time of a new breed of warlords, The professors.

 

Culumaa cannot oppose this. This is one of the most comprehensive constitution ever written by Somalis. Consider following snippets in the draft constitution:

1- The official religion of the State is Islam

2- No Somali Muslim can change his or her religion

3- No religion other Islam can be propagated in Somalia

4- The Law in disagreement with Islam can be adopted by the Somali parliament

 

Adeer one cannot oppose out of ignorance, but when one reads the constitution one finds it rather reflective of the current political realities, and in agreement with the principles of Islam and Somalia social values.

 

Bal car wakaase hasoo baxeen oo ha mucaaradeen, substantively .

Si baad isu hubtaaye ma'adaa qoray mise faataxada baad u xafiday .... War car carta jooji .....Waanu akhrin galdaloolooyinkoodana halkan waanu ku soo dhejin...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Absoluletly waa rag xaajaddii ninka inta aqriya yiraahdaa waxaa iyo waxaa ba ka qaldan. Wuxu quraan maaha, waana la beddeli karaa.

 

laakiin isbaaro ma ogali awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddi ay PL diidi lahayd contitutions-ka malaha inta hadda diidan way taageeri lahaayeen. Guddigan qoray PL waxay ku lahayd fraction, maxaa dusha looga saaray waab yaabe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow, inta diidan waa inay marka laga doodayo ay muujiyaan waxa aysan rabin, ka dibna ama badalkiis keenaan ama vote ku diidaan. War oohintu orgiga ka wayn. Qolyaa isku xulufaysi wada, deadline Aug waa soo dhowaatay iyadoon ay wax ku heshiin, marka tani waa mar marsiyo la rabo in dib road map-ka loogu dhigo ama status quo la iskaga jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^The Commission was based on 4.5

 

But people who oppose this constitution are not interested in facts. They are literally spoilers and are driven by political motivations as the case has been for the last twenty years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this