Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Axmed Ismaciil Samatar the new constitution will destroy Somalia and Somalis.

Recommended Posts

Abwaan   

xiinfaniin;825295 wrote:
Abwaan, the proposed federalism is based on the Somalia's 18 regions. I am not sure where you got the qabiil thing. Somaliduna qabaa il waaba tahay.

 

Saaxiib, labaatansano baa qolo dacwoonaysay. Walad Cabdalla aha aad sheegaysid waan taageernay, heshiiska Maxaakiimta xukunka loogu dhiibay ee Jabuuti ka dhacayna isagaa ka shaqeeyey. Sheekadaas waa dhammaatay hadda horay baa la socdaa ee reerka inta warkaagu gaaro wax u sheeg, oo dastuurka raaca dheh :

 

ps. maanta oo kale lama kala haro awoowe
:D
, when Yalaxow becomes the intellectual and the standard bearer of Xamar xaaladu ma fiicna

D lol....Xiinfaniin, reerku waa dimoqoraadi oo hal dheg iyo il wax kuma maqlaan. 18-ka gobol ee aad sheegeyso ayaa caddaalad darro ka billaabatay. Sheekadii Jariiban nin demagada uga dhigtay si uu kursi u helo ayaad moodda inaysan dadku fahmayn waxa ka jira...haddii aad rabtid inaa tiraahdo reer baa Isbaaro dhiganaya soo dhab ma noqonayso in 1978-kii ciddii dowladda ka hortimid dad magacyo u sameeyeen iyana ay noqonayaan wixii lagu tilmaamay? Iyo inay qaran dumis noqdeen, ma noqonayso inay dhabiobeyso, waa markii loo fekero caqliga ah reer hebel baa saan ah oo weliba lama oranayo goormaa qaran-jacaylku ku soo duxay....taas waa iga tilmaan in dad la is wada raaciyo ma fiicna, oo Horta aan talo ku siiyo, caqliga generalizationku ma fiicna. Reerkan aad igu xaglinayso Qullaten waa ka badan yihiin haddii aad murtida taqaannid...Waxaan kugu raacsanahay in gobollada Bari iyo Mudug dad Soomaalinnimadu ku weyn tahay ay deggan yihiin laakiin ha iga dhaadhicin kulligeen Asharaaf baan nahay. Sheekadaan aad SOL iskugu nacamlaysaan ee wixii xunba Xaawaa leh iska daaya meeshaanna Goof cidi ku kulanto ayaad ka dhigteen ee naga daaya, Somaliaonline on line baa na soo jiidatey ee aan ka run-sheegno, haddii kale nagu kala wada. Waxaan qabaa qofkii isna iska dhaadhiciya Mudug iyo Bari baan xaqirayaa inta aan xaqdarro ka doodayo taasna ma soconayso...enough dagaal with qoryo, enough dhiig, let us move on. Xamar halloo duceeyo, guryihii hallagu noqdo, adinkuna guryihii Boosaaso dadka u oggolaada lol.. Mise waxaad leedihiin Eyl baa Xamar ka weyn oo ka dad badan, wax walba meeshaan waan ka akhriyey runtiina waxaan u yaabaa dadka waxaas tun moodaya.

 

Muuse Suudi, wax uusan Faroole hallayn ma hallayn, the difference is mid baa calan gaar ah leh roog guduudanna dhulka loo dhigaa ee labadaba banooniga dhulka dhiga halla dhaho. Muuse shalay dagaal ooge ayuu ahaa oo magac beel iyo koox buu watey, maantana Soomaalinnimo ayuu ka hadlayaa that is an improvement, laakiin waxaa ayaandarro ah in Faroolihii la is lahaa wuu dhaamayaa uu sidaad aragtay u hadlo adiga iyo beeshuna aad la duuban tihiin...Maxaad Muuse ula yaabaysaan haddii aan waxba la is dhaamin....before you take me back to Xamar iyo 20 years....Xamar waxay la degi weydey Soomaali oo dhan baa damac kaga jiraa unlike degmooyinka yaryar ee dadka Soomaaliyeed kala degaan. Aan Soo koobee dalkaani Soomaali oo dhan waa wada deeqaa, nagana badan, adna ha isku deyin inaad i xaqirto anna ku xaqiri maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa,

 

Abwaan wacdiga iyo waanada ka dib, which I think are mostly good, dastuurka aan labadeennuba cidaha ka dhaadhicinno.

 

Dacwo labaatan sano ah maaro looma hayyo ninyahow, horay halloo socdo, hala tanaazulo, ku-meel-gaarnimada halaga baxo, ninkii dad, degaan iyo magaalo leh waxba weyn maayo, kii raba inuu internet portals dadka ku qabsado oo buun-buunin iyo faan ku meel maro waa khasaarayyaa...laakiin nabad ha la helo , danta ku jirta awoowe

 

ps. maanta dagaalkii waa iga dhanyahay ,mar haddii Carafaat difaac galay, xaaji xunjuf ahlu sunna baa i aqoonsatay war deg dega ah nagu siiyey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xiin, Somalia is slowly restoring and Muqdisho is rebuilding. Even without the constitution we will push for peace and development within a year. No need for a constitution creating 12x another Faroole, who have divided and destroyed what they were suppoed to build. We belief Somalia deserves better, adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;825321 wrote:
Waryaa,

 

Abwaan wacdiga iyo waanada ka dib, which I think are mostly good, dastuurka aan labadeennuba cidaha ka dhaadhicinno.

 

Dacwo labaatan sano ah maaro looma hayyo ninyahow, horay halloo socdo, hala tanaazulo, ku-meel-gaarnimada halaga baxo, ninkii dad, degaan iyo magaalo leh waxba weyn maayo, kii raba inuu internet portals dadka ku qabsado oo buun-buunin iyo faan ku meel maro waa khasaarayyaa...laakiin nabad ha la helo , danta ku jirta awoowe

 

ps. maanta dagaalkii waa iga dhanyahay ,mar haddii Carafaat difaac galay, xaaji xunjuf ahlu sunna baa i aqoonsatay war deg dega ah nagu siiyey
:D

Car aan taas kaa diido, maanta laga billaabo ka billaabata aniga iyo adigu aan isku jeel noqonno for nabdda, midnimada iyo horumarka Soomaaliya.....Wixii hore halla qubo, "Xalay dhaley hallaga noqdo" ayay reer Muduggu yoraahdaan lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Maantoo dhan hadaad akhrinayso wax khalad ah kasoo saari maysid marka laga reebo meelo yaryar oo cadilaad u baahan

Mushkiladu hadaba sidaa maahan aragtidayda dastuur layskuma haysto waxa is haysta waa siyaaysiin aan garanayn sida maslaxad loogu wada socdo dalkuna uusan usii tirtirmin

 

Puntland aad bay ula dhacday dastuurkaan, koonfurna shaki baa galay, macnaheedu waa sheekadii faaska iyo maska. waa in laga gudbaa sida ugu dhaqsaha badan si caruurta hoy iyo wax barasho loogu helo

 

Shakiguna waa imaan karaa ninbaa igu yiri hadda ka hor anigoo aan dabaal aqoon baa yaman u tahriibay reer barigii doonta igu qaaday markay badda bartankeeda tageen goor habayna, bay i yiraahdeen buu yiri, wataa aadan yabaal nalkeedii muuqdee doonta ka bood haday yaman i oran lahaayeen shaki ima galeen buu yiri,halkaas waxaad ka garanaysaa in wali xoogaa madmadow ah nagu dhex jiro

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Abwaan;825315 wrote:
D lol....Xiinfaniin, reerku waa dimoqoraadi oo hal dheg iyo il wax kuma maqlaan. 18-ka gobol ee aad sheegeyso ayaa caddaalad darro ka billaabatay. Sheekadii Jariiban nin demagada uga dhigtay si uu kursi u helo ayaad moodda inaysan dadku fahmayn waxa ka jira...haddii aad rabtid inaa tiraahdo reer baa Isbaaro dhiganaya soo dhab ma noqonayso in 1978-kii ciddii dowladda ka hortimid dad magacyo u sameeyeen iyana ay noqonayaan wixii lagu tilmaamay? Iyo inay qaran dumis noqdeen, ma noqonayso inay dhabiobeyso, waa markii loo fekero caqliga ah reer hebel baa saan ah oo weliba lama oranayo goormaa qaran-jacaylku ku soo duxay....taas waa iga tilmaan in dad la is wada raaciyo ma fiicna, oo Horta aan talo ku siiyo, caqliga generalizationku ma fiicna. Reerkan aad igu xaglinayso Qullaten waa ka badan yihiin haddii aad murtida taqaannid...Waxaan kugu raacsanahay in gobollada Bari iyo Mudug dad Soomaalinnimadu ku weyn tahay ay deggan yihiin laakiin ha iga dhaadhicin kulligeen Asharaaf baan nahay. Sheekadaan aad SOL iskugu nacamlaysaan ee wixii xunba Xaawaa leh iska daaya meeshaanna Goof cidi ku kulanto ayaad ka dhigteen ee naga daaya, Somaliaonline on line baa na soo jiidatey ee aan ka run-sheegno, haddii kale nagu kala wada. Waxaan qabaa qofkii isna iska dhaadhiciya Mudug iyo Bari baan xaqirayaa inta aan xaqdarro ka doodayo taasna ma soconayso...enough dagaal with qoryo, enough dhiig, let us move on. Xamar halloo duceeyo, guryihii hallagu noqdo, adinkuna guryihii Boosaaso dadka u oggolaada lol.. Mise waxaad leedihiin Eyl baa Xamar ka weyn oo ka dad badan, wax walba meeshaan waan ka akhriyey runtiina waxaan u yaabaa dadka waxaas tun moodaya.

 

Muuse Suudi, wax uusan Faroole hallayn ma hallayn, the difference is mid baa calan gaar ah leh roog guduudanna dhulka loo dhigaa ee labadaba banooniga dhulka dhiga halla dhaho. Muuse shalay dagaal ooge ayuu ahaa oo magac beel iyo koox buu watey, maantana Soomaalinnimo ayuu ka hadlayaa that is an improvement, laakiin waxaa ayaandarro ah in Faroolihii la is lahaa wuu dhaamayaa uu sidaad aragtay u hadlo adiga iyo beeshuna aad la duuban tihiin...Maxaad Muuse ula yaabaysaan haddii aan waxba la is dhaamin....before you take me back to Xamar iyo 20 years....Xamar waxay la degi weydey Soomaali oo dhan baa damac kaga jiraa unlike degmooyinka yaryar ee dadka Soomaaliyeed kala degaan. Aan Soo koobee dalkaani Soomaali oo dhan waa wada deeqaa, nagana badan, adna ha isku deyin inaad i xaqirto anna ku xaqiri maayo.

I'm not sure why you can't make your point without reference to beel this and beel that and waa leedihiin or other malayacni?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan we are now on the same page.

 

Meeshaan filin baa ka socdaa, dadkaa la wareerinayaa awoowe. Somali makala xoog badna xiligii nin kale xoolihii la damaacin jirayna waa lagasoo gudbay, xoog iyo xeelad midna maanta reer kale wax looga qaadi maayo. Maalin dhaweyd oday reer warsheeq ah baa i yiri yaa Garoowe ku shiray ma taqaan , markaasaan iri Soomaali. Markaasu yiri, beenta. Saan iri wallaahi. Suu yiri war istaghfuralaah dheh.

 

Saan iri yaa ku shiray suu yiri,Habar Gidir iyo **********, iyo dawllada dhexe :D , saan iri shariif yuu yahay. Markaasuu i yiri, su aal qalad ah. Saan iri see weeye. Suu yiri yuu metelaa dheh. Saan iri waa iyadaba ee i jawaab. Suu yiri, cidna

 

Aniga iyo odogaii gadaal ka heshiinay, waxaan ku heshiinay in haddii nabad la helo, cadaaladdu soo dhawaanayaso, nin walbaana gurigiisa iyo beertiisa aan cidna ka haysan karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

I don't see why those that oppose the constitution are causing khalkhal when there is a proper platform for these discussions to take place: the upcoming gathering on its ratification. All this rabsho only causes more and more confusion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu, you got it. That is the whole point. If one has objections , he should bring it to the discussion table ...not take to the airwaves and misinform the innocent masses .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Haatu, you are right if the process was transparent and the final draft would be published. Then indeed one could voice all arguments coming constitutional meeting. But what if it's not made public? The traditional elders will be suprised with a new final draft for approval, which they cant consult with their constituency and public. Giving them no time to study and amend it. odayasha wa la afdubaniyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

xiinfaniin;825388 wrote:
Haatu, you got it. That is the whole point. If one has objections , he should bring it to the discussion table ...not take to the airwaves and misinform the innocent masses .

Sadly after 20 years of this kind of behavior being tolerated, every Dick, Harry and Tom thinks it's acceptable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Carafaat;825391 wrote:
Haatu, if the process was transparent and the final draft would be published. Then indeed one could voice all arguments coming constitutional meeting. But what if it's not made public? The traditional elders will be suprised with a new final draft for approval, which they cant consult with their constituency and public. Giving them no time to study and amend it. odayasha wa la afdubaniyaa.

Sxb whatever the outcome of this conference, the constitution will one day go on a referendum. Then the people will have their choice. But right now is not the time for rabsho iyo dhib.

 

Besides, us nationalists will have our day Carafaatow when national elections are held. Then we'll all vote for Tayo and federalism and Faroole's power grabbing will be abolished :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this