Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Axmed Ismaciil Samatar the new constitution will destroy Somalia and Somalis.

Recommended Posts

Taleexi   

Gheelle.T;825189 wrote:
Haddi ay PL diidi lahayd contitutions-ka malaha inta hadda diidan way taageeri lahaayeen. Guddigan qoray PL waxay ku lahayd fraction, maxaa dusha looga saaray waab yaabe.

Ma ha layska hubiyo baa dhib keentay. Teeda kale saaxiib macaanka reer PL ku arkay ee ummadda inteeda kale ku arki weyday waa maxay waa arrin qofku qoonsan karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;825195 wrote:
Ma ha layska hubiyo baa dhib keentay. Teeda kale saaxiib macaanka reer PL ku arkay ee ummadda inteeda kale ku arki weyday waa maxay waa arrin qofku qoonsan karo.

Perhaps ' reer PL' waa dad Soomaalinimadda jecel as Samatars said few months back :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^War PL mar ha laga baxo transition-kan baas hadday tiraa, waxa lagu diidan yahay maxay tahay. Yaase yiri la iskama hubin karo, soo kaa meel kasta yaal oo la leeyahay akhriya oo waxii khaldan sheega. Waa diidnay un baa socota. Wax pl u gaar ah oo ku qoran meesha ku qoran bal keena. Beside, PL did not write this constitution, it actually had few members among the authors.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Gheele, transition and Somalia's future structure are two sperate things. Xiin already tried that cheap argument and it

Was rebuffled. Somalia will pas transition anyway, but nobody says you need a new constitution to do that nor that it has to be

A federal structure.

 

Next argument. Why are Puntlanders so keen on this particular constitution most haven't seen yet?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Me and carafaat oppose the constitution because its supports clan federalism and because the citizenship part will welcome every single ethnicity in Africa to be Somali Citizens, we want to keep Somalia as homogeneous as it can be, Somalia only for the people of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I like how the secessionists and southerners like Oba have admitted that the only reason they question it is because Puntland supports it.

 

Puntland, always the center of attention. :( I bet Xaaji will come with that decentralized argument next, their moves are so predictable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;825233 wrote:
lool Axmed ismaciil samatar a isbaariste and moryaan
:D
:D

Every one is a Nabadidiid isbaariste dad qalato Somalidiid Qarandiid laakin ilma dastuur wa kheyr samada laga so hindhisay cajabay cajiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution.

 

 

 

Cutubka 2aad (Jinsiyadda)

 

Qodobka 9aad

Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta

 

1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali.

 

2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin:

 

a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo

 

b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta.

 

3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad.

 

Qodobka 10aad

Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda

 

1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn.

 

2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale.

 

3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa.

 

4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;825238 wrote:
Every one is a Nabadidiid isbaariste dad qalato Somalidiid Qarandiid laakin ilma dastuur wa kheyr samada laga so hindhisay cajabay cajiib.

Bal in cajabeey cajiib tahay XX baanu isku si wax u aragnaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;825239 wrote:
Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution.

 

 

 

Cutubka 2aad (Jinsiyadda)

 

Qodobka 9aad

Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta

 

1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali.

 

2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin:

 

a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo

 

b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta.

 

3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad.

 

Qodobka 10aad

Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda

 

1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn.

 

2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale.

 

3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa.

 

4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin.

Nacam taleexiyow daka waxan so mal maluuqay waxay rabaan in dadka Somalidu dhaxal guuraan dhulka Somaliya inta badan wa dhul iska banaan si dhakhso ba loo so degi kara oo sheegaso loo sheegaan kara wa dhibaato hor leh oo aan laga fakarin waxaba laga yaaba in dad aan Somali ahayn arintan so sameyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;825241 wrote:
Bal in cajabeey cajiib tahay XX baanu isku si wax u aragnaa!!

Taleexi thats called politics. No eternal enemy, no eternal friend, but eternal interest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this