Carafaat

The Somalia-Somaliland talks Thread

Recommended Posts

SomaliPhilosopher;926332 wrote:
Are you pro union Xaaji?

I am for what brings solutions Union would have been great if we had great unionist down South and understood the true notion of what a greater Somali statehood could have been. But since the years have been passing by the 2 countries have unintentionally developed different national identities so it will be very hard to achieve another union, but we never know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;926333 wrote:
This whole concept of Somaliland/Somalia talk is piece sh*t. The right term should be a talk between Somalia and the triangle clan, beesha cadhootay. XX come again and talk about honest and fairness when in fact you are favoring your clan's agenda to be the consensus and agreed fate of entire clans of what is known British Somaliland. This should ring the bell of "Hypocrisy".

Come on Khadar wamaxay waxan aad sheegeysid eeh cadhooday, Cid cadhootay ma jirto eeh dadkan Koonfurianska iyo reer Somaliland dawladnimadi wa isku af garan waayeen iyo wixi la isku darsaday. i am not favoring any one. i want every one to be pleased that includes the garaad clan, oo iyagu laftigooda laga qadiyey kuraasidi xamar.Khadar ta Reer SL ka dhexeysa wa mid sahlan eeh wanu dib u dhigan idinki ilaahay.Aniga iyo beesheyda iyo beesha Siilaanyo ba dont see eye to eye , laakin dib banu u dhiganay i believe the garaad clan iyaguna saaso oo kale wa in dib loo dhigta. Mise khadarow waxad rabta in reer Somaliland la xaqiro sidi 1960? Hada wala barugay oo la yeeli mayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XX, stop the lyrics put in the "wax magarato" ears. Same can be said, let us build Somalia nation first and have our different put in behind. See how hypocrite and lame your point is. This aint about Xamar baa lanaga qadiyey or 60 baa xaqeenii la duudsiyey. If that is what you are arguing about, it has a way to approach no chest beating and forcing people likes of you always puke out here..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar the Koonfurians do not want to include you into the nation building of Somalia. They take it as its their right and do what they prefer with it. No one is chest beating the people of Somaliland are enlightened today so are even the Garaad clan who stopped blindly supporting the Xamar Project. So we have to set some priorities straight first before we can move on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XX keep your hallucinations. I am telling you, I rather have somalia standing itself and peaceful regardless of what position i get or my clan gets instead mini weak little clan fields.. So awoowe, halkaa inoogu daa isu qirimayne nin meel u cadahay qabiil buux dhaafshaad tahaye..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar but thats far from the reality, we need to come and see what is going on today in Somalia. Are you saying Reer Khatumo do not want to a fair share in the government, i really doubt that. Why would they make khatumo isnt it an clan identity for the garaad clan , to achieve things in Mogadishu? Anigu hada qabiil kama hadlin adigu uun ba adeer ila hor hordayaa. Anigu waxan leeyahay Somali si bay isugu timi 1960 sina wa ku kala tagtay, hada dib lo raba midow sidi ay wax ahaan jireen ba la isigu noqon doona , haday dhici weydena dee siday tahay maanta la kala ahaanaya manay gar ahayn. Meesha qabil ma sheegin cambaru cuud na ma sheegin, eeh siday dadku kala yihin maanta uun baan ku sharaxay. Ileen hadaad qabil mamuul diidaysey , qabil mamuul ma samaysateen awoow yanay ka hoos bixin. Waxad rabta inad meesha ka muuqatid wana garta bal aan diido

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Why would they make khatumo isnt it an clan identity for the garaad clan , to achieve things in Mogadishu?

See these are the things we different. I held no position in the current Somalia and this simply kills your point of Khatumo is built to get posts from Somalia cause I am standing for greater Somalia, my enemy is not Somalis but yours is Somalis and yourself that is why totally you and me are far apart. So keep peddling with your lalaland project and I will keep counter-peddling it. Let us how far each one of us go..

 

Anigu waxan leeyahay Somali si bay isugu timi 1960 sina wa ku kala tagtay, hada dib lo raba midow sidi ay wax ahaan jireen ba la isigu noqon doona , haday dhici weydena dee siday tahay maanta la kala ahaanaya manay gar ahayn. Meesha qabil ma sheegin cambaru cuud na ma sheegin, eeh siday dadku kala yihin maanta uun baan ku sharaxay. Ileen hadaad qabil mamuul diidaysey , qabil mamuul ma samaysateen awoow yanay ka hoos bixin. Waxad rabta inad meesha ka muuqatid wana garta bal aan diido

I want to correct you on this, Somali isuma imaan ee cadow baa kala ka xeeyey oo kala qeybiyey cadowgii intii uu ka kacay baa xorowday oo jiritaankoodii halkii ka sii watey. Bal intaa ha kaa dhaadhacdo in Somali ay somali oo hal dal iyo dad ah ahayd before 1884 ahaana doonto hadii alle idmo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;926395 wrote:
See these are the things we different. I held no position in the current Somalia and this simply kills your point of Khatumo is built to get posts from Somalia cause I am standing for greater Somalia, my enemy is not Somalis but yours is Somalis and yourself that is why totally you and me are far apart. So keep peddling with your lalaland project and I will keep counter-peddling it. Let us how far each one of us go..

 

I want to correct you on this, Somali isuma imaan ee cadow baa kala ka xeeyey oo kala qeybiyey cadowgii intii uu ka kacay baa xorowday oo jiritaankoodii halkii ka sii watey. Bal intaa ha kaa dhaadhacdo in Somali ay somali oo hal dal iyo dad ah ahayd before 1884 ahaana doonto hadii alle idmo..

Hadaba waxad i sheegta Somali 1884, caasimadooda dawladooda impariyadooda cidi u talinaysey ma jamhuuriyada Somaliyeed ba jirtay waxad rabta inad samaysid wax aan jirin waxa jiray dad Somali ah oo aan dawlad ahayn, wax hal dal ah ma jirin 1884 ka hor oo sida ay maanta yihin uun ah oo kala xad xadanaya dhulka.. Where did i say Somali ba i cadaw ah, Somali haday ku heshiin wayeen waxay wada haysteen walaalo wada is ag yaala wa noqdeen, dhib maha taasi maha in cadaw la isu yahay. Cadawaadan fog eeh aad ka sheekenysid anigu ma garan. So tell me why was khatumo built if it was not to get seats why not just stay with Puntland , why call you're self khatumo hadanad wax raadinayn so objective ma lihid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mr xunjuf it is funny that you are trying to negotiate with yourself in an online fora ---wait and see how the whole thing pans out for you have no way of influencing what will transpire ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^xiinfaniins predictions has been proved correct and right. Remember when you were in the business of telling us & the gallery that SL 'way duushay' , xiinfaniin told you no such thing. He even went far and told you that the whole project will come down to a political bargaining, which could risk the relative stability in the North as politics of secession implodes. And what do we have today ? Exactly that ---meaning the top leadership are negotiating some type of union.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We always wanted to talk we never made a secret that we wanted to talk to a goverment of Somalia for their people. Cigaal said it rayaale said it Siilaanyo and the Kulmiye party said the same. and the international community even encouraged such a dialogue even better. Somaliland indeed way duushay its stronger than ever , stronger than it was decade ago. Union you keep talking about that, but how come not a single SL politician mentioned it even culusow is not certain if there will be a union. I think some folks will be very disappointed soon. Talks between Somaliland and Somalia, between the 2 Presidents between the 2 governments cid u dhexeneysa ma jidho:D You predicted that Khatumo would take over the sool region awdal state would take over Borama you predicted Maakhir state would take over Sanaag. Where are they yes they are online calling Hassan the President names and what not :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Weftigiisii Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Qaadacayna Ka Qayb-galka Shirka London

 

Hargeysa (Ramaas) Mar 15,2013 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa maanta galinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay.

 

Madaxwaynaha Somaliland, ayaa waxa madaarka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, Wasiirro, xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo tiro badan.

 

Madaxwaynaha ayaa safarkiisa uu kaga soo laabtay dalka Turkiga, waxa ku wehelinayey Wasiirrada Wasaaradaha Madaxtooyada, dib u dejinta, Khaarajiga, Macdanta iyo biyaha iyo Marwada koowaad ee Somaliland.

 

Madaxwaynaha ayaa intii uu dalka Turkiga ku sugnaa waxa uu kulamo la yeeshay Raysal-wasaaraha Turkiga Wasiirrada Tamarta iyo khaarajiga Turkiga.

 

Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markii uu dalka ku soo laabtay saxaafada u waramay ayaa sheegay inaan Somaliland ka qayb-galayn shirka London, isaga oo sheegay in shirkaasi yahay mid lagu marti-qaaday dawladda Somaliya, kaasina aanay ka qayb-galayn.

 

Madaxwaynahaoo ugu horeyn faahfaahinaya safarkiisii Turkiga ayaa yidhi "Madaxda Dawladda Turkiga waxaanu ka wada hadalnay dhinacyo badan inaynu wax ka wada qabsano, iyaguna gacan inaga siiyaan oo ay inaga taageeraan, waxaanu rajaynaynaa inay si dhakhso ah ay wufuudi inoogaga iman doonaan, waxa kale oo aanu ka wada hadalnay sidii aanu u xoojin lahayn xidhiidhka labada dal iyo inaanu halkaasi ka furan doono cid inoo ilaalisa danaheena iyo maslaxada Somaliland"

 

Madaxwayne Siilaanyo, waxa kale oo uu soo qaaday "Wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, wax muddo badan socday-bay ahaayeen, meelo badanbaa laga soo hadal qaadaa, laakiin hadda wax barnaamij ah oo noo socdaa ma jiro, kaa London ayaa ugu dhawaa, kaasina waa martiqaad loo sameeyay dawladda Somaliya, marti-qaad dawladda Somaliya loo sameeyayna anagu ka qayb-gali mayno shuqulna kuma lihin, laakiin mar ay yimaadaan wada-hadalo gooni loo wada hadlayo marka ay yimaadaan ayaa laga wada tashan doonaa”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ambasadoor Cawil Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaadacay Ka Qayb Galka Shirka London

Writen by Qaran News | Published: Mar 19th, 2013 at 11:33 AM

 

 

Hargeysa(Qarannews)-Ambassador Xuseen Cali Ducaale Cawil, oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii hore, ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku qaadacay ka qayb galka shirka London ee la qaban doono bisha May.

 

Danjire, Cawil oo u waramay Geeska Afrika,wuxuu sheegay inay qaadacadaasi keeni karto tanaasul ka iman kara dawladaha shirka abaabulaya. “Waxaan u arkaa talaabo aad u fiican oo uu Madaxweynuhu ku talaabsaday. Shir uu Madaxweynaha Somaliya guddoominayo madaxweynaheenu ma fadhiisan karo, waxaanan la yaabay dawladda Ingiriiska ee hunguraynaysa inay Somaliland ka qayb gasho, waayo wax dhici kara maaha, markaas talaabo fiican ayay ahayd. Haddii adduun weynuhu isu keen dhagaysanayo iyaga iyo inaga qaddiyadeenu way cadahay, oo waxaynu ka wada hadli karnaa, jaarnimo iyo sidii lagu wadan noolaan lahaa wax Somaliya kaga lumayaana ma jirto haddii ay Somaliland qaran madaxbanaan noqoto, wax ugu kordha mooyee.”

 

Cawil Cali Ducaale, oo la weydiiyay bal inay qaadacaada Madaxweyne Siilaanyo ee shirkaasi, Somaliland ku keeni karto go’doon diblomaasiyadeed iyo cadaadisyo kale, wuxuu ku jawaabay “Had iyo jeer diblomaasiyadda halka ugu saraysa ayaa la qabsadaa, markaad halkaas qabsato wax badan oo tanaasul ah oo dhinaca kale ka iman kara ayaa jira. Markaas waanu qaadacnay waxay keenaysaa mararka qaarkood saaxiibtinimo inay kuu soo hoyso, had iyo jeer diblomaasiyadda halka ugu saraysa ayaa la qabsadaa. Qaadacada shirkanina dhibaato iyo go’doon diblomaasiyadeed oo ay inoo keenaysaa ma jiro, waxase aan aaminsanahay inay wax inoogu soo kordhayaan oo waxa la arkayaa inaynu nahay dad qaddiyadooda ku dhegan, oo haddii aynu shirka tagi lahayn waxa la sawiran lahaa inaynu yara dabacnay. Laakiin markaad meel sare istaagto waxa imanaysa inaan lagu dhayalsan oo dib la isugu noqdo. Markaas waxaan aaminsanahay inay miisaan diblomaasiyadeed ay qaadacadda Madaxweynuhu inoo soo kordhinayso.”

 

Cawil, wuxuu sheegay in qaadacadu ka mid tahay diblomaasiyadda, waxaanu sheegay in mararka qaarkood ay dawladuhu xataa xarunta shirarka lagu qabanayo u dirtaan dad xog ka keena tirada kuraasida la dhigay inay isku mid yihiin amaba ay muuqaal ahaan isku qurux yihiin. “Qaadacadu diblomaasiyadda waa ka qayb, mararka qaarkoodna marka ay dawladuhu wada hadlayaan ka hor inta aan shirka la tagin waxa la dirtaa dad gaar ah oo kaaga soo warama kuraasida shirka in loo dhigay tiro siman oo aanu dhinac badnayn, inay qaab ahaan dhinaca quruxda isku mid yihiin iyo waxyaalo kale.” Ayuu yidhi Cawil.

 

Mar la su’aalay sida uu u arko qaraarkii uu golaha ammaanku xayiraadii hubka kaga qaaday dalka Somaliya, wuxuu sheegay inuu yahay qaraar lagu degdegay “Talaabo khalad ah weeye oo hubkaas 80% wuxuu galayaa gacanta xagjirka, markaas dawlad awood leh oo hubka ilaashan kartaa ma jirto, waana talabao lagu deg degay oo khalad keenaysa.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.