Sign in to follow this  
Mooge

Breakinig news - shariif behind the bombing

Recommended Posts

Aaliyyah   

Moge lol hadii cid mesha wax ku waalatay adaa puntland ku waashey .malinti dhoweed aan so post gareeyey in ninki la eryay yidhi gaas ba hishiis ila ahaa wa adigii dagaal igu bilaabay iyo aflagadeen anoo war uun so dhajiyay ..marka sxb hadii cid wax ku walatay wa adiga.

 

Shiekh sharif adeerka in uu dilo waxba kama faaidayo marka wax intan ka macquul ah lasoo shir tag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Jacpher;815716 wrote:
^lol. War inanta ka xishood cirka lagula aadi yaan ku oranee.

waa run jacphar gabar weeye, lakin waxay ku hadlayso waa yaabka yaabkiisa. adeerka bay tiri. lol. shariif way so dhawaysay, cabdiwelina way nacday. cabdiweli waa ninka wadanka kala wada oo wax badan qabtay. waa nin maskiin oo wadani ah jecel inuu dowladnimo so celiyo. wamaxay waxa aliyah abdiweli ku nacday? waa masayr qabiil. puntland qabiilka ugu weyn dega ma maqli karto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

moge, cuqdada iyo qabiilnimada iska saar sxb. Intaas ba iko talo ah. Shiekh Sharifna amaan haka helo.Adeerka abdiwalina haduu wadani yahay cidna uma diidaso laakin ogow runtuba way tagi. Wadninimana afka laguma noqdo, you know what they say "actions speak louder than words".

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Mooge adiga mainstream somalia media outlets maba akhrisid baan filaaya..

 

meelo baas oo shayaadin ku falaado baad akhrisaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;815794 wrote:
shacabkamedia.com

 

so far these are the known facts;

 

exhibit A: key mogadishu politicians who normally take part in key events were missing. WHY:confused:

 

exhibit B: the young woman easily passed through mogadishu's "green zone" without difficulties. WHY:confused:

 

exhibit C: on the very last minute, key mogadishu politicians such the current transitional federal president and mogadishu mayor decided not to attend the event. WHY:confused:

 

motivations

 

factor 1: push for more time even though the UN, US, and EU stated the current government must end before August 31, 2012

 

factor 2: the current UN Representative, Mahiga, for Somalia exposed the connection between the terrorist group and the group behind sharif

 

factor 3: the clan elders of the south do not want a peaceful somalia, it's not in their interest

 

factor 4: many groups both inside somalia and outside somalia, mainly composed of somali politicians and interest group are against peace and transition to federalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its more likely that someone from buntuland tries to kill their own pm.

The second president was taken out by same brother from Garowe community centre.

 

 

Who is behind all the assassinations in Bosaso, Northern Gaalkacyo ?

U cant blame it on the Baidoa citizens because they are deported to south Gaalkacyo.

 

So this all says to me: the puntlanders are at each others throat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peacedoon;815838 wrote:
Its more likely that someone from buntuland tries to kill their own pm.

The second president was taken out by same brother from Garowe community centre.

 

 

Who is behind all the assassinations in Bosaso, Northern Gaalkacyo ?

U cant blame it on the Baidoa citizens because they have deported to south Gaalkacyo.

 

So this all says to me: the puntlanders are at each others throat.

naive and wishful thinking on your part.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkaan qabyaaladd ayaa dardartay.. (AUN dhamaantiin).

 

Kaba soo qaad Shiikh Shariif ama Tarsan oo rabo inay dilaan Cabdiwali, ma waxay ku dhax dilayaan Tiyaatarka oo ay imaanayaan dadki ugu badnaa ay ka dhasheen, (4 qof oo ku dhimatay, dhamaantood waa reer Muqdisho). mise waxay dooran lahaayeen si ka fudud oo ah in Baabuurkiisa, Gurigiisa, Sariirtiisa bam u geliyaan. Xitaa ilaaladiisa ayay u diri karaan iney dilaan.

 

Istaqfurulaaah! Waxaasoo dhan waxaa iga keenay ciil aan u qabo Qabyaaladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this