Sign in to follow this  
Maaddeey

Seekh Xasan Dahir Aways

Recommended Posts

Islam lagama tanasuli karo hadi kale cadaabta la ina geynaya, balse nabi Maxammad waxa laga so weriyey Caisha ibn Abubark ba ka so warisay rasuulkeeni suubana Maxammad csw oo waxay tidhi nabigu csw markay ku timado oo ay ku timado arin adag oo u laba fursadood leeyahay wuxu mar walba dooran jiray ta ugu hawsha yar oo u gu caqli galsan oo ah ay ka dhigantahay markastaba laga bilaabo ta ugu macquulsan oo la fulin karo waxayna tidhi kii ka bilaaba ta ugu macquulsan wu gaadhi doona guushisa.

 

Waxa weye maaddaay diintada ka tansul lugu ma odhan laakin wa inad xal hesha si dadka islaamku u bad badaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaajiyow .. Islaamku ma sida Maaddeey u fahmo baa saxan mise sida Taleexi u fahmo, mise sida dadka badankiisu u fahmaan? bal halkaa Maaddeey ha inoo yare bidhaamiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta ilaahay subxaana watacala kitaab Quraan kaliya 114 suradood bu ino so dedjiyey oo u nabi Maxammad inoogu so dhiibay Islaamka in la kala qey qeybiyo horta ma tageersani. Laakin wa in la keena wax macquul ah oo la qaadaan karo oo diintenu sheegeyso oo daliil leh. Walaalkeen Maadaay wax badan baan isla ogol nahay laakin isagu wuxu leeyahay yaan dadka islaamka la badbaadin cost what cost wa in la meel mariya siyasaad rag gaari watan oo siday iyagu u fahmeen risalaada nabiga aynu raacno oo aynu ku dhaqano. Ana waxan leeyahay war dhiIga islaamka yaan la daadin ilaahay raali kama aha dhiig islaam oo daata dhasheena iyo carurteena aynu korsano oo madrasdaha diinta aynu ugu dhigno inta qori lo dhibayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Speaking of Hassan Daahir Aweys, How many has he recruited and led to the battle front and never made back? Out of how many of those were his own children?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Maaddeey;799305 wrote:
Sidaydaa saxan, hadiiba gabdhaha kuwa gaagaaban aad dooratay, diontana kaba sii daran?
:)

Dookhayga waxba ha ka sheegin ninyahow. Miyaadan maqlin ninba tuu calmadaa waa u Caasha Luul. Wax fahan saaxiib hana u gefin the blessed shorties!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Maaddeey;799247 wrote:
Abwaan, hadaadan ku qancin waa yeelkaa, lakin wax kaloon ku daro ma hayo. Kas miyaad isaga indha tireysaa su'aalaha aan kaa weydiiyey beenta aad ku eedeysay Cabdiweli.

 

NGONGE, dee Sheekhu waa a Somali hero, to be remembered at all times. Don't you agree?, I know Juxa does.
:D

Fair enough. I just thought there might have been a specific reason that was later lost in the arguments that followed. Iska wado..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;799380 wrote:
Waan iska ciyaaraayey, sxb. Bilaash looma dhihin
... a gaawanooto, a gaduudanaato

Yaan sheekada meel kale la aadin oon adiga ahayn markii doodda looga raayo?:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacpher;799332 wrote:
Speaking of Hassan Daahir Aweys, How many has he recruited and led to the battle front and never made back? Out of how many of those were
his own children?

Eber plus Eber = Eber.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan, adi ber maa tahay horta?. Why do u skip the reply addressing you and concentrate on a joke I had with Taleexi?.

 

Ciyaal miyaad tahay markaad raysmo ka fekereysid?, wax baa lays waydaarsanayaa, haddii aadan ku qancin ka soco! billaa calayk. Mise judge baan u yeerannaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan, You went AWOL, come back waxba laguuma heystee, lakin beentaan ka warran?

Abwaan;798985 wrote:
...
Ninka carruur scholarship u socota oo la qarxiyey lana laayey dhahay waa jawaasiis haddii aad taageereysid waa kuu ayaandarro
..........

This is what the Good Sheikh actually said about that incident, why do you lie about it?, qabyaalad?, diin xumo, wax kale?.:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alshabab need better PR and they need to stop all this Al qeada ayanu nahay business and killing innocent people...they need better PR thats all they are 10 stronger then the TFG and more nationalistic. lakin PR is bad.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;801616 wrote:
Alshabab need better PR and they need to stop all this Al qeada ayanu nahay business and killing innocent people...they need better PR thats all they are 10 stronger then the TFG and more nationalistic. lakin PR is bad.........

Bal eega SNMkaan ,By Supporting and Sympathizing with Terrorists and anarchists he thinks somaliland will get somewhere.get a grip,walalaheen AMISOM iyo Ethiopia will put an end to terrorist groups and Somaliland will be ruled From Mogadishu wether you like it or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this