Sign in to follow this  
Maaddeey

Seekh Xasan Dahir Aways

Recommended Posts

Sheikh Hassan arintiise waa midayda mooyee mid kale yay jirin, oo mo ogola inuu wax dhankiisa aan kasoo bixin dhagaysto, cilada kale uu kudarsdayna waa waxkasta inuu xoog iyo xabad kudayo, isagoo documentry aan kadhagaystay dhowr sano kahor lasameeyay yiri 'dagaal ayuu xalka kaujiraa' taasuu aaminsanyahay saxna ma ahan. Middeeda kale dagaaladii uu kuqaaday waqooyi Bari iyadoo dadku si nabad ah ayba raacsanaayeen Xibisigiisi waxay ahayd khalad wayn oo hadaanay dhacdeen maanta waxaa suurtagal ahaan lahayd in dadku midaysanaado xibigiisina wadanka uu kawada taliyo balse ilaahay maqadarin oo dadkii Xabad daba dheeraatay, dagaalo lagu hoobtay iyadoo ay kasii darantahay is aaminaadii oo meesha kabaxday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ The London conference and the coming August, sxb. :)

 

Edit:

Abwaan, waa siyaasi oo been kama dhamaato, lakin kuguma raacin beenta aad ku qabsatay, hadaad ka fahantay saas qoraalkayga korena crash course oo fahanka aa u baahantahay! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Maaddeey, dee naga daa saaxib. :D

 

Did the man die, have another child or invent a new xizaam naasif? Why did you feel the need to start a thread about his life story here today? Ma waxba dhacay dee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;799025 wrote:
^^ The London conference and the coming August, sxb.
:)

 

Edit:

Abwaan, waa siyaasi oo been kama dhamaato, lakin kuguma raacin beenta aad ku qabsatay, hadaad ka fahantay saas qoraalkayga korena crash course oo fahanka aa u baahantahay!
:D

Calaamadaha calaacalka markii lagaa dood-badiyo. It is ok just admit it....Anigu su'aalahaaga mid mid baan uga jawaabey adigana jawaab waafi ah lagaama hayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan, hadaadan ku qancin waa yeelkaa, lakin wax kaloon ku daro ma hayo. Kas miyaad isaga indha tireysaa su'aalaha aan kaa weydiiyey beenta aad ku eedeysay Cabdiweli.

 

NGONGE, dee Sheekhu waa a Somali hero, to be remembered at all times. Don't you agree?, I know Juxa does. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;798881 wrote:
XX....horta maanta adeeryaal lama cafinayee, hoos u bax adiga horta yaa kuu adeera ah:)?

Oodweyne :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdiqasin oo Caydiid uga dhowaa xagga qabiilka weligiis muusan taageerin, aaway qabyaaladdii?

 

 

 

 

 

 

 

 

This is hasan dahir aways supporting A.Qasim ina salaad boy

start from 2.10.and people wonder why some folks love A.Y lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Maaddeey: Markaad taariikh nololeedkiisa qorayso fadlan ha ku degdegin ee ka fiirso sidii wixii ku dhacay buuggii president A. Yusuf. Sh. Aweys is religious scholar and a military man but he is macangag - my brother died under his command - and I'm not even blaming him for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Sorry for the loss, brother. Was he fighting with or against him?

 

It is not macangagnimo or as my friend MMA believes madax adayg, it is called consistency, mayal adayg & qaddiyad.

 

Edit: I overlooked the 'under his command', shaheed IA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Fortunately/Unfortunately with him.

 

Mayal adag iyo qadiyad Qabiilkana aaminsan.... oo ku mayal adag. Bal waxaad ii sheegtaa muxuu ku qancayaa Sh. Aweys, diintii diid, adeeradii markay madax noqdeen diid, isagana madaxweynanimo ka dheer - maxaa xal ah oo uu rabaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Maaddeey;799277 wrote:
Qabiil aaminsan ka reeb, sxb.

 

Haddii Shariifba madaxweyne noqday, maxaa isna u diidaayo?
:D

Waxaa u diidaya waa keligii saxane, saaxiibkii Sharif markuu noqday muu la shaqeeyo ... I feel sorry for Sh. Aweis but rest assured he seems that he is going to die for his convictions. The morale of the story is be the president of Somalia or die trying.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;799268 wrote:
Fortunately/Unfortunately with him.

 

Mayal adag iyo qadiyad Qabiilkana aaminsan.... oo ku mayal adag. Bal waxaad ii sheegtaa muxuu ku qancayaa Sh. Aweys, diintii diid, adeeradii markay madax noqdeen diid, isagana madaxweynanimo ka dheer - maxaa xal ah oo uu rabaa?

 

He is not fighting for Qabil isaga wa ka qadiyad runti ha iska noqdo nin madax adag oo aan dadka maqlin oo aan fahansanayn tanasulka laakin wa nin qadiyad leh Amisom tageeri mayo hadaan cabdilahi yusuf ka diiday Xabashi tageeri mayo hadaan Cabdilahi yusuf ka diiday.

Ninkan wuxu raba the Somali Islamic republic dhiig fara badan bu u daadinaya si u hadafka u gaadho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this