Sign in to follow this  
Maaddeey

Seekh Xasan Dahir Aways

Recommended Posts

Abwaan   

Che -Guevara;798875 wrote:
^loooooool@Shangole war ninkaas adeer iima aha by SOL defination. I have been assigned the wrong adeer since they couldn't pinpoint who I am clan-wise and put in box. I blame Duke for this.

lol....the strategy worked....though when we cannot debate, we can call others names....and islaamaha iyo magacyada badanna waa naga daba mashxaradaan...raggeedii Che....sidaasaa la rabaa inaan looga kululaan haddii hadal lagugu soo tuuro...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;797616 wrote:
People can hate this guy and he is not perfect but he is a very principled guy he will die for his
beliefs
.

Depends which one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;798877 wrote:
Duke hala yaabin waxbu isku ge geyey Che oo tageera shabaab iyo boston oo reer shangoola ay ku badanyihin

XX....horta maanta adeeryaal lama cafinayee, hoos u bax adiga horta yaa kuu adeera ah:)?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;798883 wrote:
wax kasto qabiil ey ku cabiraan!

 

Abwaan, I'll be back
;)

lol...Maaddey, glad to hear that you will be back. Ilaah ha ku soo aruuriyo.....adeer Xasan wiilashiisaba ma qarxiyo ee haka yeelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Oodweyne;798880 wrote:
Che
is from Buuhoodle in a clannish wise; but, he is Xamaraawi by birth and by upbringing, I believe..
:D

Loooool@Niiko dancing Darawhiish boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Oodweyne;798891 wrote:
^^
Carafaat
,

 

In fact, I think he (i.e.,
Che
) was brought up in Cabdicasiis or at least that side of old Xamar-cade; such Shangaani and further towards kaaraan and liido area of the city..
:D

 

In other words, his was not one of the darwiish families who used to congregate in Caso Popolare and hodan district (taleex, etc) like most northerners in Mogadishu of those days..
:D
.

:D aniguna waxaan u heystay Basaasmareekan, kuwa labada dhinac ka dheeela. Ileyn si kale ayuu laba dhinac uga dheela.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan;798888 wrote:
lol...Maaddey, glad to hear that you will be back. Ilaah ha ku soo aruuriyo.....adeer Xasan wiilashiisaba ma qarxiyo ee haka yeelin.

:D, Abwaan, I meant I'll be back in this thread!. Here I am to disclose that you are a more liar than Abdiweli gaas :D

 

Markaad ku sheegtay Sheikh Xasan Dahir inuu yahay qabyaaladiiste maxaad caddeymo heysaa?. Abwaanoow (or should i say : 'wax walba mucaaradoow', markaad wax inaad naqdiso rabto wax baa la soo diyaarsadaa, kow dheh!, Wax qabyaalad uga fog Sheekha waa yaryihiin haddeyba jiraan!.

 

Sheikh Xasan Dahir, Boosaaso & buurdhuubo ayuu u aaday si uu u difaaco wuxuu aaminsanyahay, hadduu qabyaalad yaqaan muxuu ka doonay meelahaas uusan ab & isir u lahayn!?.

 

Ma ogtahay Abwaanow, in Sheikh Xassan u diiday dhalinyaradii Itixaadka iney ka qayb qaataan dagaalkii looga soo horjeeday Mareykanka?, you know why?: Moo.ryaan ayaa u dagaalameysa li iclaa'i kalimati Caydiid! :D Sow markaas maaheyn inuu u hiilliyo Ina adeerkiis, hadduu qabyaalad yaqaanno?. Cabdiqasin oo Caydiid uga dhowaa xagga qabiilka weligiis muusan taageerin, aaway qabyaaladdii?.

 

Siduu Maxaakimtii qabiil walba mid lahayd ugu mideeyey hal urur ee uu u mgacaabay nin ka dhashay beel ay aad isaga soo horjeedaan beeshiisa?.

 

Hadduuse xukun jecelyahay, ma raaci lahaa qolo ay waxyaabo (ha yaraadaan ama ha weynaadaan) isku khilaafsanyihiin?.

 

Buugga mar horuu soo baxay, lakin maxay kuugu taallaa wuxuu ku soo baxay Af carbeed! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;798975 wrote:
:D
, Abwaan, I meant I'll be back in this thread!. Here I am to disclose that you are a more liar than Abdiweli gaas
:D

 

Markaad ku sheegtay Sheikh Xasan Dahir inuu yahay qabyaaladiiste maxaad caddeymo heysaa?. Abwaanoow (or should i say : 'wax walba mucaaradoow', markaad wax inaad naqdiso rabto wax baa la soo diyaarsadaa, kow dheh!, Wax qabyaalad uga fog Sheekha waa yaryihiin haddeyba jiraan!.

 

Sheikh Xasan Dahir, Boosaaso & buurdhuubo ayuu u aaday si uu u difaaco wuxuu aaminsanyahay, hadduu qabyaalad yaqaan muxuu ka doonay meelahaas uusan ab & isir u lahayn!?.

 

Ma ogtahay Abwaanow, in Sheikh Xassan u diiday dhalinyaradii Itixaadka iney ka qayb qaataan dagaalkii looga soo horjeeday Mareykanka?, you know why?: Moo.ryaan ayaa u dagaalameysa l
i iclaa'i kalimati Caydiid!
:D
Sow markaas maaheyn inuu u hiilliyo Ina adeerkiis, hadduu qabyaalad yaqaanno?. Cabdiqasin oo Caydiid uga dhowaa xagga qabiilka weligiis muusan taageerin, aaway qabyaaladdii?.

 

Siduu Maxaakimtii qabiil walba mid lahayd ugu mideeyey hal urur ee uu u mgacaabay nin ka dhashay beel ay aad isaga soo horjeedaan beeshiisa?.

 

Hadduuse xukun jecelyahay, ma raaci lahaa qolo ay waxyaabo (ha yaraadaan ama ha weynaadaan) isku khilaafsanyihiin?.

 

Buugga mar horuu soo baxay, lakin maxay kuugu taallaa wuxuu ku soo baxay Af carbeed!
:D

lol....Maaddeey...Horta waan ku faraxsanahay inaad ila qabtid in C/Weli been sheegay....Tan xigta labadeenna qofkii been sheegaya wakhtiga iyo waxgaradka mowduucaan la socda ayaa na kala saaraya....Xasan Daahir Soo ninkii qabiillo Soomaaliyeed oo shakhsi nooc walba laga heli karo ku sheegay maahan inay gaalo raac yihiin, gumeysina u adeegaan...Taas qabyaalad ma ahan iyo gef? Are you telling me markii Kismaayo la xoreynayey oo Marko la agmarayey qabyaalad ma ahayn..........Cirfo oo Afgooye madax ka ahaa markii wakhtigii ICU isla isagii madax looga dhigay qabiil ma ahayn? Waxaad tiri C/Qaasim ma uusan raacin...goormaa maqashay ama aragtay isagoo C/Qaasim wax ka sheegaya? Sowtiise ay Liibiya diyaaradda isula raaceen iyadoo weliba Cali Mahdi hubka looga dhigay Afgooye agtiisa....oo kartoonkii caanka ahaa ee Amiin Caamir ma illowdey? Midda kale qabyaaladdu ma waxaad mooddey inay magac kore ku istaagto siday u socoto ina-adeerkaa bay kaa horkeenaysaa, markii aad leedahay Dagaalkii SNA iyo Maraykan kama qayb gelin oo m oor yaan baa u dagaalaysa buu dhahay, meeqa ICU m oor yaan wadaad isku beddeley ku jirtey oo weliba waxyaabaha khaladaadkooda soo dejiyey ay ugu horrayso?:) Shabaabka ma asxaan buu u raacay isagaa meel uu u ciirsado waayey.....

 

Maaddeey adiga warkaaga waa cadyahay....laakiin waxaan kuu sheegayaa odaygaan wax aan mowqif-xumadiisa ahayn ugama soo horjeedo...Ninka carruur scholarship u socota oo la qarxiyey lana laayey dhahay waa jawaasiis haddii aad taageereysid waa kuu ayaandarro..........Walaalkiis Sh. Axmed Daahir Aweys ayaa nin culus ah oo daacad ah dhaqan diimeedna ka muuqdaa, waayo wuu ka soo horjeedaa waddada Xasan qaaday...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Innaa Lillaah! saan miyaa doodaadu?.

 

War heedhe qabaa'ilka dad gaar ah buu ka sheegay uu yiri kuwaas iska qabta wuuna afeeftay (qabiil ma magac dhebi jirin, lakin maanta waan ku qasbanahay), "reer hebelow, dad Quranka yaqaanna baad tihiin ee Hebel & hebel iska qabta" maxaa ku jaban?, isla meesha buu ka sheegay inuu qabiil dad kula saaxiibin ilaa yaraantiisii.

 

Horta sowtaad u qirtay inuu Cilmi diineed ku dheeryahay, maxaad title-ka 'Sheekh' ugu quuri la'dahay markaas?, mise wax kaloon ogeyn baa jira?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey haddii aan xaasid ku ahay ninkaan soo intaasba kama xasdeen...qofka wixii uu yahay iyo kartidiisa lama dafiro laakiin khaladaadkiisa waa la tilmaami karaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maadaama aad edit-gareysay, waan ku soo laabtay.

 

Kuguma raacsani inuu been sheegay in that particular event, ka fiiri threadkaas comment-kayga.

 

Beenta iska kala aayari jaalle, xagguu ku yiri waa jawaasiis ardayda?.

 

Amiin Caamir & Cabdiqasimay diyaarad isla raaceen maa keentay haddana? :D taas jawaab ma leh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;798975 wrote:
Here I am to disclose that you are a more liar than Abdiweli gaas
:D

 

Maaddeey sidee baadan iigu raacin? Ma kula xumaatay hadda mise wax kale oo aad dooddayda ku difaacdo ayaad weysey? Sow adigan ku doodaya inaan ka been badanahay, taasina qirayso inuu isaguna beenloow yahay:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this