Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne Indho Sheel oo Talex Lagu Soo dhaweeyey {Daawo+ Video}

 

 

Madaxweyne Col. Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Wafti balaadhan oo uu horkacayo ayaa lagu soo dhaweyey degmadda Taleex galabta iyada oo meel ka baxsan magaaladda looga hor yimi waftidan waxana dadweynihii soo dhaweyey horkacayey Golaha Sare ee dhaqanka iyo Madaxweyne Axmed Karaash.

waftidan Madaxweyne Indha sheel horkacayo ayaa xalay ka soo anbabaxay magaaladda Buuhoodle si ay ugu qayb galaan shir bari ka furmaya Taleex kaas oo ay yeelanayso Maamulka Khaatumo golayaashiisa sharciga ah.

Madaxweyen Indha sheel ayaa mudadii uu ku jiray booqashadda waxa uu u guurgalayey xaaladda deegaanadda uu marayo isaga oo warbixino ka dhagaystay bulshadda deegaanadaas uu marayey.

 

 

DSC07931.jpg

DSC07957.jpg

DSC07947.jpg

DSC07946.jpg

DSC07940.jpg

DSC07889.jpg

DSC07917.jpg

DSC07958.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khaatumo State Summit

 

 

ShirWeynihii Xukuumada Khaatumo State Of Somalia oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Caasimada Taariikhiga Taleex (SAWIRRO)

 

 

Waxaa Maanta Si rasmi ah Caasimada maamulka Khaatumo State Of somalia ee Taleex si Toos ah uga Furmay Shir waynihii Maamulka Khaatumo State,waxaana shirkan goob joog ka ah Golaha madaxtooyadda,Golaha Wasiiradda iyo sidoo kale Golaha Sare ee Dhaqanka.

 

 

 

Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan(Axmed Karash) ayaa ugu Horayn Shirka Madaxda Maamulka Khaatumo ka Hadlay,waxa uuna madaxwaynuhu sheegay in uu ku faraxsanyahay in 3 Bilood kadib Caasimaddii Taleex ay iskugu Yimaadaan Madaxda Kala Kudwan ee Maamulka khaatumo,waxaana madasha shirkan jooga Dhamaan madaxdii maamulka Khaatumo marka Laga reebo Gudi iskugu jira Golaha Dhaqanka,Golaha Wasiiradda iyo Madaxtooyadda oo Safaro shaqo ugu Maqan Dalka Dibadiisa.

 

 

 

 

 

 

 

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

 

 

Taleex City, Khaatumo State Of Somalia

 

 

0-32.jpg

0-1.jpg

0-4.jpg

0-7.jpg

0-8.jpg

 

 

0-11.jpg

0-15.jpg

0-38.jpg

0-36.jpg

0-39.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Daawo: Kulankii Maanta ee Madaxda Xukuumada Khaatumo State Of Somalia

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Daawo: Kulankii Maanta ee Madaxda Xukuumada Khaatumo State Of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KHAATUMO STATE SUMMIT

 

Kulan Xaasaasiya Oo Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo State Ugu Furmay Caasimada Taleex -Sawiro

 

 

Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex oo shalay gaadheen Wafdibalaadhan oo uu hogaaminayey Madaxwayne Indhasheel oo kamida golaha madaxtooyada Maamulka khaatumo State Ayaaa waxaa Maanta kafurmay Shirawayne balaadhan oo ay yeelanyaan Madaxda iyo Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State,iyadoo madhasha shirkan ay goob joog ka yihiin Golaha madaxtooyadda,Golaha Wasiiradda iyo sidoo kale Golaha Sare ee Dhaqanka.

 

Fur}itaankii Shirkan ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay Madaxwayen Axmed Cilmi Cismaan {Axmed Karaash} oo kamida golaha madaxtooyada Maamulka khaatumo State.

 

Madaxwaynaha ayaa ka hadlay Arimo Dhowra ,waxuuna madaxwaynuhu sheegay in uu ku faraxsanyahay in 3 Bilood kadib Caasimaddii Taleex ay iskugu Yimaadaan Madaxda Kala Kudwan ee Maamulka khaatumo si ay isula gorfeeyaan halka ay marayso xaalada deegaanada Khaatumo State Of Somalia.

 

waxaana madasha shirkan jooga Dhamaan madaxdii maamulka Khaatumo marka Laga reebo Gudi iskugu jira Golaha Dhaqanka,Golaha Wasiiradda iyo Madaxtooyadda oo Safaro shaqo ugu Maqan Dalka Dibadiisa.

 

Tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State waa markii ugu horaysay oo madaxda Maamulka Khaatumo ay kuyeeshaan shir noocan oo kala ah magaalada Taleex ee lagu soo dhisay maamulka Khaatumo State.

 

124.jpg

 

1221.jpg

 

0-35.jpg

 

 

m55.jpg

 

dhoi.jpg

 

m-i.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Xafladii & Damaashaadkii lugu Xusayey Khaatumo State Of Somalia ee Kadhacay Finland {Daawo Full Video}

Waxaa kadhacday Magaalada Helsinki ee Caasimada wadanka Finland xaflad balaadhan oo lagu waynaynayo Guulaha balaadhan ee ay gaadhay Dawlad Goboleedka Khaatumo State.

 

Xafladan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan Jaaliyada Khaatumo state ee kudhaqan wadanka Finland iyo wafdi kale oo kayimid wadomo kale, sidoo kale waxaa xafladan lagu casuumay kana soo qayb galay jaaliyada Soomaaliyeed ee kudhaqan wadanka Finland.

 

Sidoo kale iyagu waxaa xafladan kasoo qayb galay Faniin igagu kayimid magaalada London.

 

Xaflad si heersare ah loo agaasimay oo ka dhacday wadanka Finland. Xaflada waxa soo diyaariyey jaaliyadda reer Khaatumo ee Finland, taaso u dhacday sidii loogu talogalay. Xafladu waxay xanbaarsanayd soo gudbin ujeedooyinka kala duwanaa oo kala ahaa curashadii Khaatumo state iyo hawsha uruurinta ah oo ay u kacday Khaatumo taasoo ah in dib loo helo Somali midaysan; taasoo ka muuqatay shucuurta dadweynihii isagu yimi madasha. Qudbadihii qiirada lahaa ee laga jeediyey madasha ay xafladu ka dhacday waxay wada timaamayeen midnimo wadajir Somalinimo walaalnimo iyo la dagaalanka xag jirnimada kala irdheenaya Somali. Waxa aan ka tilmaami karnaa qudbadii koobnayd ee uu ka jeediyey Gudoomiyaha jaaliyada Khaatumo ee Finland Mudane Ahmed Giire taasoo timaamaysay ujeedada ay ka duulayso Khaatumo iyo waxa ay Kaatumo Tahay iyadoon Khaatumo aanay ahayn Cadaw kala irdheenaya Somali. Khaatumo waa midnimo; Khaatumo waa uruuriyaha Somali. Haddaba nala daawada clip-

 

 

Xafladii Khaatumo state ee Finland oo ka dhacday Wadanka Finland Caasimadiisa Helsinki

 

Xaflad si heersare ah loo agaasimay oo ka dhacday wadanka Finland. Xaflada waxa soo diyaariyey jaaliyadda reer Khaatumo ee Finland, taaso u dhacday sidii loogu talogalay.

 

 

 

Xafladu waxay xanbaarsanayd soo gudbin ujeedooyinka kala duwanaa oo kala ahaa curashadii Khaatumo state iyo hawsha uruurinta ah oo ay u kacday Khaatumo taasoo ah in dib loo helo Somali midaysan; taasoo ka muuqatay shucuurta dadweynihii isagu yimi madasha.

 

 

 

Qudbadihii qiirada lahaa ee laga jeediyey madasha ay xafladu ka dhacday waxay wada timaamayeen midnimo wadajir Somalinimo walaalnimo iyo la dagaalanka xag jirnimada kala irdheenaya Somali. Waxa aan ka tilmaami karnaa qudbadii koobnayd ee uu ka jeediyey

 

 

 

Gudoomiyaha jaaliyada Khaatumo ee Finland Mudane Ahmed Giire taasoo timaamaysay ujeedada ay ka duulayso Khaatumo iyo waxa ay Kaatumo Tahay iyadoon Khaatumo aanay ahayn Cadaw kala irdheenaya Somali. Khaatumo waa midnimo; Khaatumo waa uruuriyaha Somali. Haddaba nala daawada clip- kan hoose.

 

 

Khaatumo State Online

 

Xafladii-Finland.jpg

SSC.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Horumarka Khaatumo State oo Xowli Weyn Ku Socdo [ Building Khaatumo State]

 

Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, Taleex oo Gebogebo Ah , Waxaa Dhowaan La Sugayaa Wufuud Heer Caalami Ah Inay Ku Dagaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Taariikhiga Taleex

 

Nala Daawo Warbixin Dheer oo ah Sawirro iyo Video Ah Halka uu Marayo dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Taleex.

 

Waxaa Bishii Hore La dhagax Dhigay garoonka Diyaaraddaha ee Degmada Taleex,waxaana si rasmi ah u dhagax Dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Karaash,waxaa maanta aan Booqasho Gaaban ku tagay Garoonka Diyaaradaha ee taleex.

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

 

 

 

DSC08012.jpg

DSC08013.jpg

DSC08015.jpg

DSC08017.jpg

DSC080191.jpg

 

DSC08028.jpg

DSC08052.jpg

DSC08058.jpg

DSC08060.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

Horumarka Khaatumo State oo Xowli Weyn Ku Socdo [ Building Khaatumo State]

 

Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, Taleex oo Gebogebo Ah , Waxaa Dhowaan La Sugayaa Wufuud Heer Caalami Ah Inay Ku Dagaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Taariikhiga Taleex

 

Nala Daawo Warbixin Dheer oo ah Sawirro iyo Video Ah Halka uu Marayo dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Taleex - Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kulan Balaadhan ee Kasoo Qaybgaleen Xukumada Khaatumo State, G.10, G,Dhaqanka, Madaxda DKMG, Jaaliyada Khaatumo Iyo Somaliweyn oo K Dhacday Nairobi+Sawiro…

 

 

Nairobi:-(RT)Xaflad si heer sarre ah loo soo agaasimay oo dhacay maanta galenkii danbe dhacday magaalada hollka shirarka iyo xafladaha ee sir ali muslim ee magaalada nnaibori caasimada dalka kenya ayaa waxaa oo ay ka soo qay galeen xubno ka tirsanmaamulka khaatumo state of somalia oo uu hor ka dhacyo madaxwayne c/nuur cilmi qaaje wasiiro, golaha sare ee dhaqanka uu hor dhacayo garaad guud khaatumo garaad jaamac garaad cali iyo xuno ka tirsan gudiga G10 oo ay ka midyihiin proff: cali khaliif galaydh iyo dr: cabdikariin xasan jaamac, musuuliyiin ka socdo dowlada kmg ah ee soomaaliya iyo dhamaan jaaliyad khaatumo state iyo dadwaynaha soomaaliyeed ku dhaqan magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya .

 

-

 

ugu hoyrn wxaa shirka lagu furay aayadaha quraanka kariim ah iyo ducooyin uu goobta ka soo jeediyey shiikh duulduuliye.

 

intaa ka dib ayaa waxaa la guda galay qudbadihii loogu talo galay madasha oo aad u tiro badnaa waxaana dadwaynihii ka soo qayb galay ku soo dhaweeyey madasha shirka afhayeenka jaaliyada barriga africa khaatumo c/qaadir awcali firdhiyexildhibaan maxamuud axmed {waaqaa} ayaa ku dheeray muhiimada ay leedahay khaatumo state waxaana dowlada federalka kgm ah ee soomaaliya iyo beesha caalamka ku guubaabiyey in la garab istaago maamulka cusub ee khaatumo .

 

-

 

Waxaana sidoo kale qudbado is dabo joog ah goobta shirka ka soo jeediyey isimo iyo nabadoono metelayey beelaha soomaaliyeed .

 

intaa ka dib ayaa waxaa cod baahiyaha loosoo weeciyey Madaxwayne c/nuur cilmi qaaje waxaana madaxwaynuhu ku dheeraaday asbaabihii kreenay in la aasaaso maamulka khaatumo iyo ahdaaftota uu higsanayo isaga oo ku carabka ku adkeeyey in ay shacabka deegaanada ssc danahooda oo idil uu metelo maamulkooda isagoo maamulada heeraha ugu baaqay inay dadka deegaanadaas ku ixtiraamo maamulkooda.

 

Sidoo kale waxaa madasha ka hadlay wasiirkii horre warfaafinta soomaalya Dr: c/kariin xasan jaamac oo sheegay in maamulka khaatumo uu yahay maamulka ka dheexeeya dhamaan umada soomaaliyeed loona dhasay midnimada soomaaliyeed waxaana uu carab baabay inay muqadis tahay midnimada umada soomaaliyeed.

 

Wasiirka xiriirka caalamiga iyo jaaliyadaha khaatumo xuseen suleebaan dhego wayne ayaa goobta xaflada ka akhriyey haykalka guud ee maamulka khaatumo.

 

intaa ka bacdi ayaa waxaa migirifoonka lagu soo dhaweeyey Pro: cali khaliif galaydh waxaana markii magaciisa lagu dhawaay sacab iyo sawaxan is qabsaday hollkii shirku ka socday oo mar keliya jawigii goobta is bedelay dr: ayaa dadkii kasoo qayb galay qudbad qiimo badan uga soo jeediyey waxaana uu ra’iisul wasaarihii soomaaliya cali khaliif qubadiisa uga hadlay maamulka khaatumo sida uu uga duwanyahay maaamulada kale isaga oo weerar ku qaaday maamulada p/land iyo s/land oo u sheegay inay ka shaqaynayaan colaad ma guurto ah siilanyo ayuu ku eedeeyey inuu debi ka galay dadka sool,sanaag iyo cayn lagula xisaabtami doono.

 

-

 

dhankale faroole ayuu ka tilmaamay shakhsi aan u qalmin inuu dad hogaamiyo isoo ka dalbaday odayaasha rer p/land inay wax uu sheegaan sidoo kale waxaa uu soo qaaday wadahadalka s/land iyo somaliya waxaana carab baabay hadii aanay khaatumo wax ka ogayn hadalkaas inaanay waxba ka soconanyn.

 

ugu danbayntii ayaa waxaa shirka soo afmeeray garaadka guud ee khaatumo garaad jaamac garaad cali isagoo aad ugu duceyay dhamaanbulshada somaliyeed iyo reer khaatumo.

 

Realtaleex New Desk.

 

Khaatumo-State.png

14.jpg

10.jpg

7.jpg

15.jpg

13.jpg

30.jpg

 

 

 

29.jpg

28.jpg

27.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Siduu u Dhacday Kulankii Wafuuda Khaatumo State Iyo Jaaliyada Khaatumoee Magaalada Nairobi + Dhegayso Khudbado Xiiso Badan oo Madasha Laga Jeediyey!

 

http://www.khaatumo.com/?p=26898

 

 

xaflad si heer sarre ah loo soo agaasimay oo dhacay maanta galenkii danbe dhacday magaalada hollka shirarka iyo xafladaha ee sir ali muslim ee magaalada nnaibori caasimada dalka kenya ayaa waxaa oo ay ka soo qay galeen xubno ka tirsan maamulka khaatumo state of somalia oo uu hor ka dhacyo madaxwayne c/nuur cilmi qaaje wasiiro,

 

Golaha sare ee dhaqanka uu hor dhacayo garaad guud khaatumo garaad jaamac garaad cali iyo xuno ka tirsan gudiga G10 oo ay ka midyihiin proff: cali khaliif galaydh iyo dr: cabdikariin xasan jaamac, musuuliyiin ka socdo dowlada kmg ah ee soomaaliya

 

iyo dhamaan jaaliyad khaatumo state iyo dadwaynaha soomaaliyeed ku dhaqan magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya .

 

Masuulyiintana ayaa halkaasi waxay ka jeediyeen qudbado si aada uxanbaaarsan Qiimo wayn ee Halkan hoose ka dhegayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this