Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

Asia Times: Khaatumo State's Declaration Of Autonomy Is The First Announcement Of Its Kind On The African Continent This Year 2012

 

http://www.atimes.com/atimes/Middle_East/ND14Ak02.html

 

BY: William S van der Veen is an American researcher with a Masters Degree in International Relations from the American University in Cairo.

 

 

 

That makes three this year. Tuareg rebel's declared secession from Mali is the third instance of a sub-national identity group formally announcing they want to determine their own future.

 

This was, of course, preceded by leaders from Eastern Libya, who, in a bid for greater control of their collective future, announced the autonomy of their province in early March. Cyrenaica, the region from which the uprising against Muammar

 

 

Gaddafi began, had been neglected for decades by the former dictator at the expense of the more populous region around the capital, Tripoli. That Gaddafi's regime was funded in large measure by oil underneath Cyrenaica was not lost on its region's inhabitants.

 

Cyrenaica's declaration of autonomy, widely covered by global media outlets, was, however, not the first announcement of its kind on the continent this year. The provinces of Sool, Sanaag and Cain (SSC) comprise the latest region within Somalia to declare their autonomy. Unlike its neighboring region, Puntland, which declared its autonomy in 1998 and falls within the historical bounds of Italian Somaliland, SSC falls within British Somaliland, which declared its independence from Somalia in 1991. This is problematic because Khaatumo State, as SSC has renamed itself, has tribal ties to Puntland rather than Somaliland. This has led to tension between Puntland and Somaliland, culminating with Somaliland forces invading and occupying Las Anod, Khaatumo's capital city. They remain today, despite the recent declaration of autonomy.

 

Khaatumo's leaders, like those in Eastern Libya, ultimately decided to declare autonomy to wrest control of local affairs from what they felt was an historically illegitimate central authority. Nor are they the only instances of central authority disintegration within the past twelve months. Sudan, a poster child for rapacious central governance, saw the Christian and animist South separate via referendum in mid-2011. Like Libya, the vast stores of hydrocarbons were used to enrich those in the capital without compensating the South, the region where the majority of oil came from. Instead of funding for social development, Khartoum's major export to the South were campaigns of state repression.

 

Collectively, these countries demonstrate that marginalized identity groups who have been consistently deprived of adequate protection - or experienced outright hostility - from central state authorities, may seek redress by attempting to relocate political power closer to home.

 

A cursory glance around the continent reveals numerous other examples of such center-periphery clashes. Directly to the west of Sudan, Chad's not-quite-notorious-enough dictator Idriss Déby has enriched himself, his family and his tribe during his twenty years in power, helped in large measure by oil deposits found in 2003. In Kenya, where retention of the presidency is seen as a tribe's "turn to eat," post-election riots in 2007 led to over 1,200 dead and thousands more injured. In the impossibly complicated case of Nigeria, itself the victim of a civil war and brutally corrupt regimes, the rise to power of the Christian south, buffeted by oil revenues from the Niger Delta region, has helped spur religious tensions in the north once again. To this situation is added the ongoing tensions with the Delta region itself, where anger has persisted - and led to low-intensity conflict - over the perceived inadequate reinvestment of oil wealth into the region as well as environmental degradation.

 

While it is important to recognize each unique country's circumstances and subtleties, the continued perception of access to state institutions as a means of personal and group enrichment has the potential to alter the authority of the state vis-à-vis marginalized groups across the continent. Continued kleptocratic practices, including diversion of state rents from natural resources like oil, ethnically motivated cabinet packing or selling state assets cheaply, all historically successful ways of looting the state, will only further ensure the dispersion of power when opportunities presents themselves.

 

Conversely, national policies which promote inclusionary politics and institutionalize rule of law can dampen desires for autonomy while simultaneously strengthening the legitimacy of the national government. Such policies should broadly focus on comprehensive stakeholder engagement as well as equitable resource allocation, giving minority identity groups an ability to share in the process of state development. Examples of this already exist. Following Kenya's 2007 elections and the disastrous aftermath, a new constitution was written and put up for a national referendum in 2010. Power was stripped from the too-powerful presidency and devolved to local governments and a Bill of Rights was granted. Beyond this, multiple independent commissions were created to guard against corruption. Should this help Kenya move beyond its history of corrupt tribal politics, this could provide a model for national reconciliation.

 

Ultimately, as African nations look to move up the economic development ladder, governments must move beyond divisive identity politics. Building a prosperous society requires above all else a secure environment, which in turn requires a government with widespread legitimacy across all sectors of society. Institutionalizing how power is structured within the government and allowing for all key national identity groups to participate in determining such will go a long way to building such legitimacy.

 

The National Transition Council, guiding Libya through its post-Gaddafi transition from Tripoli, was quick to denounce Cyrenaica's call for autonomy. Such a stand is logical. As a species, we don't have a great track record of sharing power willingly. However, leaders in Tripoli would be wise to proceed cautiously. Listening to the demands of their historically neglected countrymen could mean peace and prosperity. Failing to listen may bring the exact opposite.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khaatumo State Summit, Second Day

 

ShirWeynihii Golayaasha Xukuumada Khaatumo State oo Maalinkii 2aad Galay Si Habsami Ah Na Uga Soconaya Madaxtooyada Caasimada Taariikhiga ee Talex(Sawirro)

 

DSC08065.jpg

DSC08061.jpg

DSC08067.jpg

DSC08066.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khatumo-state.jpg

 

 

 

Wasaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumada Khaatumo State oo Ka Hadashay Mowqifkeeda Rasmiga Ah Ku Aadan Wada Hadalka Somalia Iyo Maamul Goboleedka La Baxay Somaliland

 

 

Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Maamulka Khaatumo State Of somalia ka hadashay Mowqifkeeda ku aadan Wada hadalka Dhex mari Doona Dowlada Somaliya ee Maamul Goboleedka Somaliland,

 

 

 

warqad22.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

norw13.jpg

 

 

 

Shirkii Jaaliyadda Khaatumo Ee Dalka Norway-(Sawiro)-

Lasanod Online. Saturday, April 14, 2012

 

 

 

 

Oslo,(Lasanod Online)- Maanta oo ay taariikhdu tahay 14.04.2012. waxaa ka dhacay caasimada Dalka Norway ee Oslo, shir ay isugu yimaadeen..

 

jaaliyadda Khaatumo ee dalka Norway.

 

Shirkaas oo lagaga arinsanayey dardargelinta taageerada maamul goboleedka Khaatumo State iyo horumarinta deegaanka.

 

Shirkan jaaliyada ayaa sidoo kale ahaa isbarasho gudida cusub ee jaaliyada oo dhawaan loo magacaabay iyo dadwaynaha Jaaliyadda reer Khaatumo.

 

Shirkan oo si wanaagsan ay usoo agaasimeen gudida cusub ee Khaatumo ayaa ku dhamaaday si farxad leh iyo guul.

 

 

 

Halkan Ka Daawo Sawiro

 

 

 

 

Afhayeenka Jaaliyadda Khaatumo ee Norway.

 

Aadan Faandhe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

35.jpg

 

Madax WeyneKaraash, Gaaraad Abshir, & Garaad Jaamac G. Ismaaciil oo Uga Digay Faroole Faragelinta uu Kuhayo MamulGoboledka Khatumo State

 

 

waxaa maanta kadhacay magaalada taleex shir balaadhan kaas oo ay ka hadleen Madaxda Maamulka khaatumo State iyo sidoo kale Golaha dhaqan deeganada Khaatumo State.

 

Shirkan ayaa waxaa lagaga hadlayey Faragelinta uu maamulka faroole ku hayo shacabka deegaanada khaatumo State iyadoo loogu baaqayna inuu faraha kala baxo maamulkaasi arimaha quseeya deegaanada Khaatumo State.

 

Waxaa halkaas ka hadlay Garaad abshir saalax iyo garaad Jaamac Ismaaciil oo kamida golaha dhaqanka ee deeganada Khaatumo iyagoo ku nuux nuuxsaday inaysan caqli gal ahayn indadka ka tashaday masiirkooda lala dabayaaco waxaan munaasib ahayn.

 

Dhinakale waxa isna madhasha ka hadlay madaxwayne Axmed karaash oo dhankiisa ku tilmaamay dadka wax magaratada ah ee looga yeedhay magaalada laascaanod siay u ansixiyaan dastuurka maamulka firdhiye ayna waxa saamayna lahayn.

 

gabagabadii kulan ayaa waxaa ka hadlay Afhayeen maamulka khaatuo cumar jaamac saleebaan oo shaaca ka qaaaday in shacabka Ssc ay horay uga tirsanayeen Puntland hasa ahaatee hada ay yihiin khaatumo State kadib shirkii ka dhacay Magaalada Taleex.

 

 

28.jpg

18.jpg

 

 

 

DSC08092.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xukuumada Khaatumo State Iyo Garaadada Khaatumo oo Xidhiidhka u Jaray Maamulka Faroole, Uguna Baaqay Inay Farogelinta Joojiyaan

 

Kulankii u soconayey Madaxda dawladda Khaatumo State golayaasheeda Fulinta iyo dhaqanka ayaa maanta looga hadlay Farogelinta Qaawan ee C/Raxmaan Faroole ku hayo deeganada Khaatumo State, waxaana looga digey sii socoshada dhibaatada Khaatumo, shirkan waxaa gduoominayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

 

Waxaana hareerihiisa fadhiyey madaxda kale iyo weliba Golaha sare ee dhaqanka Xubnahooda ku sugan Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/H5KvYd1rDtI" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xukuumada Khaatumo State Oo Jawaab Ka Bixisay Arrimaha Wada Hadalka Dowlada Federaalka Iyo Maamul-Goboleedka Somaliland

Lasanod Online. Sunday, April 15, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(lasanod Online)- Kulan saxaafada loogu talagay oo maanta hoteelka Hilton ee magaalada Nairobi ay si wada jir ah ugu qabteen..

 

golayaasha khaatumo ee ku sugan magaalada Nairobi, ayey ku si kulul ugu dhaliileen arimaha dastuur u masaynta soomaaliya iyo wada hadalka dawlada kmg ah Soomaaliya iyo maamulka waqooyiga.

 

ugu horaynti madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje ayaa ayaa tilmaamay in wada hadalka soomaaliya iyo maamulka waqooyi uu yahay mid lagu majare habaabinayo umadad soomaaliyeed, dadka loo xulayna ay yihiin shakhsiyaad aan meteli karin shacabka soomaaliyeed. waxa uu dowlada mkg ah ka dalbaday inay ka fiirisato arintaa wada hadalka Soomaaliya iyo maamul ka mid ah mamulada Soomaaliya ka jira aan lagu maslixi karin dano gaara, iyadoo madaxa loo salaaxayo dad denbi ka galay qarankii Soomaaliyeed. isagoo intaas sii raaciyey in shacab khaatumo aanay jirin dad meteli kara oo aan ka ahayn maamulka Khaatumo.

 

Ugaas C/laahi Ciise Nuur ayaa ka digay dad sheegaaya inay ka soo jeedaan deegaanada khaatumo oo horgalo u ah maamulka Farole, sheegaaya inay inay dastuur ka ansixinayaan Garoowe waxaana uu sheegay ugaaasku in dhaamaan isimada deegaanaas ay 4bilood ka hor si buuxa kalsoonidii ugala laabteen maamulka Faroole, dhisteena maamul la siman maamulada kale.

 

Dr.Cali Khaliif Galaydh ayaa ayaa tilmaay dadka loo xulayo inay ansixiyaan dastuurka dalka soomaaliya dhaamaan soomaalidu ka tashato, dadka uga qayb gelaya khaatumana ay soo xuli doonaan isimada iyo bulshada rayidka ah ee Soomaaliya. Dr.Galaydh ayaa hoosta ka xariiqay inay dhamaatay xiligii dad horgalayaale ay ku hadli jireen magaca shacab khaatumo.

 

Cali Khaliif Galaydh ayaa labada nin ee Faroole kusoo darsaday wada hadalka dawlada kmg ah iyo maamulka waqooyi u sheegay arrin meel ka dhac ku ah shacab Soomaaliyeed. "haduu isleeyahay Faroole nin kasoo jeeda degaanada khaatumo ayaa lagugu tixgelinayaa ay arintaasi tahay riyo maalin cad ah" ayuu yiri Galaydh.

 

 

 

Diini C/laahi Maxamed {xiddig}

 

Lasanod Online. Nairobi, Kenya

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

 

DSC08483.jpg

DSC08481.jpg

DSC08477.jpg

DSC08472.jpg

DSC08471.jpg

 

 

DSC08470.jpg

DSC08468.jpg

DSC08467.jpg

DSC08466.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KHAATUMO STATE SUMMIT - Capital City of Taleex [The Third Day ]

 

ShirWeynihii Dowlada Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo si habsami leh uga socda Magaalo Madaxdda Taleex ( Live + Sawiro)

 

 

Shirka Dowladda Maamul-Gobaleedka Khaatumo State ayaa ka socda Caasumadda waxana shirkan maanta warbixino ka soo jeediyey Gen.ka Ciidamadda Khaatumo iyo Maayirka Caasumadda Taleexb waxana kulanka maanta ka soo qayb galay Golaha sare ee Dhaqanka, Golaha Madaxtooyadda Golaha Xukuumadda iyo Saraakiisha Taliska Ciidamadda Khaatumo

 

Dawladda Khaatumo ayaa mudadan Taleex ku lahayd shirweyne ay ka soo qayb galeen dhamaanba Golayaasha sharciga ah waxaana shirka la filayaa in uu soo gabo gaboobo maalmahan soo socdda

 

 

19.jpg

29.jpg

36.jpg

53.jpg

42.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/S567tDbfdn8" frameborder="0" allowfullscreen>

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State ee Dalka ITALY

 

 

 

waxaa ka dhacay wadanka talyaaniga Xaflad lagu taageerayo Maamulka dhowaan laga yagleelay Magalada Tariikhigaa ee Taleex Xafladaas oo ka dhacday wadanka Talyaaniga OO ayna ka soo qayb galeen dhamaan Jaliyadaha somaliyeed ee Wadanka Talyaniga Xafladaas oo Ahayd Tii abdid ka dhacday wadanka talyaniga oo Somalia Qusaysa Hadaba waxaa xafladaas Qudbado Aad U heer saraysa ka soo jeediyay Madax iyo waliba Shacab somaliyeed.

ugu Horayn waxaan halkaas Qudbad Qiimo badan kasoo Jeediyay

 

Dr: Osman Mohamed Gacal (Osman John) Ahna Gudomiyaha Jaliyada Somaliyed ee Talyaniga

 

Waxaa Sidoo Kale Qudbad ka soo jeediyay Doctor Somaliyeed O lagu magacaabo

 

Dr:Abdisalan Xaaji Ahmed

 

Waxa sidoo Kale Qudbad Aad u Heer Saraysa ka soo jeediyay Mudane Xuseen Osman Lugatoor (Xuseen Gebiley) oo Ku hadlayay Afka jaliyada Khatumo ee wadanka talyaniga Xuseen oo si heer sare ah ugu soo bandhigay Habkii loo sameeyay Mamulka Khaatumo lona Qayb saday yahayna Mamul somaliyed marna aysan somali kala maarmi karin isagoo Baaqna u Diray Maleeshiyada SNM inay iskaga Baxan Deegaanada Khaatumo Wayo Mamulka Khaatumo wuxuu Horseed u yahay Nabada …

 

Waxaa Sidoo kale Halkaas Qudbad Qiimo Badan ka soo Jeedisay

 

Marwo Farxiya ibrahim Maxamed Cade (Farxiya Ragad ) iyadoo Ku hadlaysay Afka haweenka Khatumo ee jaliya Talyaniga

 

waxaa Gebegabadii Qudbad Qiimo Badan ku soo Af jaray

 

Dr: Abdirashiid Maxamed Yuusuf oo Ah aQoon yahan somaliyeed Gar ahan Deganada Khatumo

 

Si kastaba Ha ahaatee Xafladaas oo lagu soo bandhigay murti iyo madadaalo ayaa

 

Korneel Abdikariin Farax siigaale Ku soo bandhigay Gabay aad U qiimo badan

 

Sidoo kale ayaa Barbaarta Ku gashaman Astanta Calanka somaliyed iyo waliba astaamo u Khaasa Khaatumo so bandhigeen Ciyaraha hiddo iyo Dhaqanka ee Jaandheerta

 

Waxaa iyana kaalin laxaad leh ka qaatay kooxda Fanka Daadihinaayay oo uu Hormud ka ahaa Al fanaan Dhagacade iyo waliba kooxda walaalaha toscano ee Farxiya Habi iyo Abdiqadir iyo Bushkuleti .

Guntii iyo Gebegebadii xaflada lagu taageerayo Maamulka Khaatumo State ayaa waxa uu ku soo dhamaatay Jawi aad u wanaagsan.

 

 

 

IMG_0722.jpg

IMG_0801.JPG

IMG_0803.JPG

IMG_0812.JPG

IMG_0821.JPG

 

IMG_0822.JPG

IMG_0707.JPG

IMG_0722.JPG

IMG_0720.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kulan Xaasaasiya Oo Dhexmaray Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State Iyo Maamulka Azaaniya State (Daawo Sawiro).

 

 

Maamulka Azaaniya ayaa Maanta waxay Kulan Xaasaasiya Kula Qaateen Hotel Nomad Ee Magaalada Nairobi Waxgaradka iyo Masuuliyiinbta Golayaasha Maamulka Khaatumo State Of Somalia , Maamulka Azaaniya Oo Uu horkacayay Suldaan Abdi Suldaan Ali Sonkor ayaa waxay isla Soo qaadeen arimo Dhawra Oo xaasaasiya .

 

Kulankan Ayaa waxaa Hadalo Kala Duwan Kasoo Jeediyay Masuuliyiin Kala Duwan oo Ay Kamid ahaayeen, Madaxwaynaha Mamaulka Asaaniya Pro,Gaandi, Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cabdinuur Cilmi Qaaje Biindhe, Suldaan Cabdi Cali Sonkor, Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur, Pro, Cali Khaliif Galaydh, Cuqaal iyo waxgarad kale.

 

Kulankan Oo Mudo saacado ah qaatay Ayaa waxaa lagaga wada hadlay arimo dhawra oo ay kamid ahaayeen xidhiidhada dhanka siyaasada iyo cilaaqaadka maamulada khaatumo iyo Asaaniya.

 

 

DSC085442.jpg

DSC08537.jpg

DSC08485.jpg

DSC08561.jpg

DSC08487.jpg

 

DSC08498.jpg

DSC08505.jpg

DSC08514.jpg

DSC08510.jpg

DSC08520.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this