Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

DSCN05111.jpg

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0510.jpg

KHaatumo State Presidential Palace

 

DSCN0549.jpg

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0511.jpg

 

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0486.jpg

 

KHaatumo State Presidential Palace

DSCN0554.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC079613.jpg

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

 

DSC07960.JPG

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

 

DSC07964.JPG

 

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

 

DSC07940.jpg

 

Laas Caanood, KHaatumo State Of SOmalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC08313.jpg

Khaatumo Ministers and Garaads Delegation in Capital Mogadishu

DSC08306.jpg

Khaatumo Ministers and Garaads Delegation in Capital Mogadishu

DSC08315.jpg

Khaatumo Ministers and Garaads Delegation in Capital Mogadishu

 

DSC08331.jpg

 

KHaatumo Ministers and Garaads meeting with PM Abduwali Gaas

 

DSC08345.jpg

 

KHaatumo Ministers and Garaads meeting with PM Abduwali Gaas

 

DSC083411.jpg

 

 

KHaatumo Ministers and Garaads meeting with PM Abduwali Gaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Madaxda Xukuumada Maamul Goboleedka Khaatumo State oo Kormeer ku Tagay Geedka Barakeesan ee Berde Khaatumo, Caasimada Taleex

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Nairobi oo Si Weyn Looga Soo Dhoweeyay Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

VIDEO: Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia oo Olole Iskaa Wax U Qabso ah Oo Ka Bilaabmay Caasimada Taleex Iyo Geedka Barakeesan ee berde KHaatumo

 

Lasanod Online. Friday, May 04, 2012

 

 

 

 

Taleex,(lasanod Online)- Waxaa si rasmi ah magaalada Taleex uga bilaabmay Olole Iskaa wax u qabso ah oo lagu dayactiryo dhismayaasha..

 

iyo qurxinta bilcida magaalada Taleex.

 

Ololahan oo ay ka ka qaybqaateen madax sare oo ka tirsan maamulka Khaatumo, waxaa goobaha wax laga qabtay ak mid ahaa dhismaha Berde Khaatumo oo dhawaan ay waxyeelo gaadhay kadib Roobab watay dabaylo oo ka da’ay Caasimadda Maamulka khaatumo ee Taleex.

 

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaflada Si Heer Qaran ah Loogu Dabaal Dagayey Maamulka Khaatumo State of Somalia Oo Dalka Switzerland lagu qabtay (Sawiro)

 

Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Taageerayay Dhalashada Maamul Goboleedka Khaatumo State ayaa lagu qabtay magaalada Geneve ee Dalkan Switzerland.

 

Xafladaan oo uu Aayadaha Qur’aanka Kariimka ku furay Sheikh Cabdilaahi Cabdi Caateeye oo Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyed ee Dalka France, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Safiiro ka tirsan Dowlada Kmg ee Soomaaliya, Wasiro Ka socday Maamulada Khaatumo State iyo Awdal State, Madaxda Jaaliyadaha Somalida ee ku Nool Dalkan Switzerland iyo Qaar ka Tirsan Jaaliyadaha Reer Khaatumo ee Qaarada Yurub , waxaana Dhanka Madadaalada ka qeyb qaadanayay Fanaaniin Soomaaliyeed oo ay ka dhex muuqdeen Samatar Xasan Samj,Cabdifataax Beyloot iyo Fanaaniin kale.

 

Xaflad waxaa furay Gudoomiyaha Jaaliyada reer Khaatumo ee Switzerland Yaasiin Cabdiraxmaan, Waxaana Xiriiriye ka ahaa Cali Sugale oo isna ka mid Mas’uuliyiinta Sar Sare ee Jaaliyada Khaatumo ee Dalkan Switzerland.

 

Waxaana Halkaasi Qudbado ka soo jeediyay Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka France Siciid Maxamed Dheere, Safiirka Dowlada Kmg ee Somaaliya u fadhiyo Magaalada Geneve Yuusuf Maxamed ismaciil (Yuusuf Bari Bari), Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Bulshada Khaatumo State Aasiya Faarax Xasan, Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta ee Maamulka Awdal State Cabdirashiid Cabdullahi Iidle, Aqoonyahan Cusmaan Xaaji Xasan ( Cusmaan Badawi) iyo Qaar ka tirsan Hogaanada Jaaliyadaha Soomaalida ee Dalkan Switzerland.

 

Waxaana Madasha gees gasta lagu xardhay Calanka Jamhuuriyada Soomaliya, Kan Maamulka Khaatumo State iyo Calanka Maamul Goboleedka Awdal State.

 

Sidoo kale Waxa uu Gacanta ku haya inta badan Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn. Xafladaan ayaa waxa ay ku soo dhamaatay Jawi aad u Wanaagsan.

 

Dadkii ka soo qeyb galay ayaa waxaa ka muuqaneysay Shucuur iyadoo goobta ay soo buux dhaafiyeen Inta Badan Soomalida ku Nool Dalkan Switzerland.

Si kastaba ha ahaate Maamulka Khaatumo State ayaa waxa uu ka mid yahay Maamulada Aqoonsiga Rasmiga ah ka heysto Dowlada Kmg ee Soomaaliya.

 

Khaatumo-38.jpg

Khaatumo-41.jpg

Khaatumo-12.jpg

Khaatumo-14.jpg

Khaatumo-28.jpg

Khaatumo-6.jpg

Khaatumo-58.jpg

Khaatumo-56.jpg

 

 

Khaatumo-34.jpg

 

Khaatumo-39.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

 

 

Khaatumo qorsheeso qoraalkeedu wuxu yahay

qabqabliyo nin qalad wada

ma qaloocin karaya

qaadirow alahayow

qiimaha dhulkaygana

anagu ukhushuucnayee

arligeyga gacan qabo

 

Ameeen Ameen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Aaliyyah;834456 wrote:
^waan u jeeda in aad horumarka iyo midnimada reer khaatumo ka gubanasid. Ee waxkale qabso waa iga talo.

Not at all, but yes, I hate Khaatumo movement and I am not afraid to admit it, though I love all of SSC. Sorry for voicing my opinion, I will now leave this thread :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this