Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

 

Youtube

 

 

MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash:"Hada Laas Caaanood 30 KM Baanu u Jirnaa, Waana Hubaal Inaanu Xoreenano Caasimadeena Laas Caanood. Waxaanu Diranaa Digniintii Ugu Danbeesay In Maleeshiyada SNM/Somalland Ka Baxaan Laas Caanood Iyo Dhamaan Deegaanada Khaatumo State"

 

 

Shacabka Deegaanada Laas Caanood Sida Kalabaydh oo Si Weyn u Soo Dhoweeyay MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

 

laascaanood.jpg

DSC08574-1024x768.jpg

DSC08525.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

sulub2.jpg

DSC08551.jpg

DSC08528.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08500.jpg

DSC08504.jpg

DSC08518.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC08525.jpg

DSC08521.jpg

DSC08504.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08500.jpg

DSC08507.jpg

DSC08483.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08444-1024x767.jpg

DSC08448-1024x767.jpg

DSC08440.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

3.jpg

6.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

5.jpg

7.jpg

8.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

 

 

51.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

32.jpg

21.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

14.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

AfBakayle.com

 

Daawo+Sawiro : Soo Dhoweyntii MadaxWaynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Axmed Karaash Ee Deegaanada Ku Xeean Maagaalada Laas Caanood ( Kalabaydh Iyo Saaxdheer)

 

Madax wayne axmed Cilmi Cismaan Oo maalmahanba kumaraya Safar shaqo deegaano ay kamid yihiin Kalabaydh Iyo Saaxdheer oo katiran gobolka sool, Safarka Madaxwaynaha ayaa waxaa ku wahelinaya Xaran Wasiiro Iyo wasiiro Kuxigeen Katiran maamulka khaatumo, Waftidan ayaa waxaa sidiiran loogu soodhaweeyay Magaalooyinka kalabaydh iyo Xaadheer.

 

 

DSC08530.jpg

DSC08548.jpg

DSC08551.jpg

DSC08552.jpg

DSC08555.jpg

 

DSC08500.jpg

DSC08504.jpg

DSC08507.jpg

DSC085171.jpg

DSC08466.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

images?q=tbn:ANd9GcQ16p1Vf7uoRWeQj9nlX2d

 

MadaxWeyne Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Diiday Aqoonsigii MamulGoboleedka Khaatumo State Of Somalia

 

AKHRI WAR SAXAAFADEED

 

Halkaan ka akhri

 

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa gabi ahaanba xilkii ka qaaday wasiirkii Beeraha Xanaanada xoolaha Dhirta iyo daaqa ahaana Raysal wasaare ku xigeen.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu shaaciyay xil ka qaadistaan waxaana warkaasi uu u qornaa sida tan.

 

Warsaxaafadeed

 

Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah.

 

Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo).

 

Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa

 

Asagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin.

 

Wuxuu Soo Saarayaa Xeerkan:-

 

Qodobka 1aad

 

Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa.

 

Qodobka Labaad

 

Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dowladda

 

 

 

 

wasiirka-beeraha.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC06938.jpg

 

 

Sarkaalkii Watay Ciidamo iyo Gaadiid Isu Soo dhiibay Maamulka Khaatumo State Of somalia ayaa sheegay in Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Warlord Siilaanyo uu Dagaal Qabiil Iyo MusuqMaasuq wado isla mar ahaantaana uu Hubka Ciidanka u Adegsado Beeshiisa, Hadana Siilaanyo waxaa uu Ku Darsaday Inuu Sibidhkii Berbara ugu Adeego Beeshiisa.

 

Nala Daawo Hadalkii Sarkaalkii Watay Ciidamda Iyo Gadiidka Somaliland ee Isu Soo Dhiibay Dowlada Khaatumo State

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Taliyaha Ciidamadii Reer Hargeysa Waxa uu Yidhi: "Waxaa Wax Lala Yaaba Ah Sibidhkii Berberaa oo

 

Kalshaale Noqday.... Waxaan u Adkaysan Waayey Cadaalad Daradda Siilaanyo ....

 

Shalay, Anoo Hal Gaadhi oo Yar Wata Ah Ayaan Soo Maray Sooljoogto.

 

Maante, Balse 100 Gaadhi oo Maleeshiyada Somaliland Ah Ayaa Soo Dhaafi Waayey"

 

 

 

baxsad.jpg

 

 

Sarkaalkii Reer Hargaysa Ee Khaatumo Isu Dhiibay Oo Hadlay- (Maqal)-

Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012

 

 

 

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Axmed Cismaan Warsame oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Somaliland ee lasoo khalday..

 

ayaa saaka isaga, gaadhi tikniko ah iyo ciidankii uu watay isu dhiibeen maamulka Khaatumo State ee gobolka Cayn.

 

Axmed ayaa shir saxafadeed kaga hadlay waxyaabaha ku kelifay inuu isu dhiibo maamulka Khaatumo.. Hoos ka dhegayso.

 

Halkan Ka Dhegayso

 

 

http://www.xargaga.net/images/file/A2011/Ninka%20Codkiisa%20.MP3

 

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Daawo Video Taliyaha Ciidanka Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Wasiir ku Xigeenka Khayraadka Dabiicaga Ah ee Khatumo oo Ka Hadlay Ciidamada Iyo Gadiidka S/land Lagala Soo Galay.

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Ciidamo Iyo Gadiid Kasoo Jeeda Reer Hargeysa Ayaa Kasoo Goostay Maleeshiyada Somaliland Waxaana Lagu Soo Dhoweeyey Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Laas Caanood: Qaar Ka Mid Ah

 

Eheladii Dadka ee Maleeshiyada Somaliland Xasuuqay Iyo ee Kuwa Qafaalatay Oo Shir Jaraai'd Qabtay(Video+Sawiro)

 

Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012

 

 

 

 

Laascaanod,(lasanod Online)- Waxa maanta magaalada Laascaanood kulan ku qabatay ehelada dadka ku xidhan jeelka Mandheera ee dhawaan..

 

maleeshiyada Somaliland ka taxaabtay magaalada Laascaanood.

 

Halkan ka Daawo Video

 

Waxayna sheegeen caruurtaasi oo aad u yaryar in qaarkooda y xanuunsanayaan lagamana warhayo waa naloo diiday ayay yidhaahdeen inaan soo booqano caruutayada. Hooyooyin halakas ka hadlay qarkoodna way ilmaynayeen, muragada haysata dadka waalidka ah yaa waxay tahay mid saamayn ku yeelatay qoysas badan oo ku nool magaalada Laascaanood,

 

Waalidiintan ayaa waxa ay ka dalbadeen hay'adaha xuquuqul insaanaka inay wax ka qabtaan dhibaatadan lagu hayo caruurtooda aan dambiga lahayn ee ku jirta meelihii ingiriisku ugu talagalay dadka dhiiga qaba.

 

Waxayna mar labaad codsadeen dadaka caruurta naga xidhay inayan shuruud ku xidhnayn siidaynata caruutayada. waxa aan uga digaynaa ayay yidhaah deen waalidiintaasi inaan caruurtayada tacadiyo loo gaysan iyada oo qaarkood markii la qabanayay ay jidhdil ku sameeyeen maleeshiyaadka Somaliland.

 

 

 

DSC06889.jpg

DSC06877.jpg

DSC06871.jpg

DSC06868.jpg

DSC06870.jpg

DSC06883.jpg

 

 

Waalidiintii Carurtii Laqafaashay‏ oo Hadashay

 

 

 

Walidiintii ay jabhada SNM ka qafaalatay Caruurtooda oo ka dayriyay xaalada caruurtooda daawo videogan.

 

Kulan ay maanta isugu yimaadeen waalidiinta dhalay Caruur ay dhowaan ciidamada Jabhada SNM qafaasheen kuwaas oo ka qabqabteen magalada laascaanood oo loo qaaday xabsiga Mandheera ayaa waxay sheegeen inaysan wax war ah ka hayn xaaladda ay ku sugan yihiin ubadkoodii oo si xaq daro ah loo xidhay islamarkaana loo dhaadhiciyey xabsiga Mandheera.

 

Halkan ka daawo

 

Waalidiinta oo ay ka muuqatay wajiyadoda murugo ayaa waxay sheegeen inay ka wel welsan yihiin xaaladda caruurtooda oo qaarkood ay sheegeen in da'adodu ay ka hoosayso 10 jir.

 

Dhawaan ayey ahayd markii Jamhada SNM oo magalada laascaanood ku xidh xidhay 77 caruur ah kuwas oo maxaabis ahaan loogu qaaday Xabsiga Mandheera islamarkaana lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen banaanbaxyadii ka dhacay magalada laascaanood 07/3/12.

 

 

 

XOL

 

________________________________________

 

 

 

 

 

Jeelka.jpg

 

Somaliland oo Laga Codsaday Inay Sii Dayso 84 Carruur Ah oo ee Maleeshiyada Siilaanyo Ka Qafaalatay Magaalada Laas Caanood

 

 

 

Qaar ka mid ah waalidiinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka codsaday maamulka Somaliland in uu sii daayo 84 carruur ah oo ku xiran xabsiga Mandheera.

 

Kulan ka dhacay magaalada Laascaanood oo ay ka qeybgaleen in ka badan boqol waalidiin ah ayaa muujiyay cabasho la xiriirta carruurta ka xiran iyo xaaladda ay ku sugan yihiin.

 

Aamina Cali Xaaji Aadan oo ka mid ah hooyooyinka cabashada ka muujiyay carruurtaas ayaa sheegtay in wiilkeeda si gardarro ah lagu xiray, waxayna hay’adaha u dooda xuquuqul insaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ugu baaqday in xadgudubkaasi wax laga qabto.

 

Qaar ka mid ah waalidiintaas ayaa sidoo kale sheegay in carruurta uu xiray maamulka Somaliland aysan weli qaan gaarin, isla markaana qaarkood ay ku xannuunsan yihiin gudaha xabsiga Mandheera.

 

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa carruurtan ka qabqabtay magaalada Laascaanood 7-dii bishan March ee sanadkan, kaddib markii uu magaaladaasi ka dhacay bannaanbax rabshado watay oo ay dadweynuhu ku taageerayeen maamul dhowaan looga dhowaaqay degmada Taleex.

 

_______________________________________________________________

 

Laascaanood.jpg

 

Duqey Biri-Mageydo Ah Ayaa Maanta Somalidiid Militia Ku Xidhay Magaalada Laas Caanood

 

Malishiyada Labaxday Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay rag ku sugnaa magaaladda Laascaanood oo qaarkood waayeel yihiin.

 

Cali Warsame oo ah qiyaasta Sideetamaadka waayeelka Galay ayaa ciidan uu horbaxanyo u ahaa Xaaji Jeeni yare ku garaaceen qori dabadii kadibna ay gaadhi ku tuureen iyagoo rasaas ku furay dumar ka xanaaqay qaabka loola dhaqmaayo odaygaas.

 

Waraysiyo dheer ka dib waxaa laga soo xigtey qaar ku dhowdhow Jeeni yare inuu odaygaasi u xidhmay inay ilmaadeer yihiin Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash madaxweynaha maamulka Khaatumo.

 

Lama garanayo sababta qaabka noocan ah uu adeegsanayo in kasta oo lala xidhiidhin karo canaan kaga imaanaysa dhinaca magaaladda Hargeysa oo lagu eedaynayo inuusan keenin dadkii wax ku oolka ahaa tanina ula muuqatay inay tahay talaabo wadahada furi karta ayay dadbadani qabaan.

 

_____________________________________________

 

 

 

hrights.jpg

 

 

Human Rights Group Criticize Somaliland On Children Imprisonment

Lasanod Online. Monday, March 12, 2012

 

 

 

Washington:- On 8th March 2012, more than 80 School Children were forcefully taken away by Somaliland administration to notorious jail of Mandhera, almost away 200km from Lasanod city.

 

According to eye witnesses and relatives of those children some of them were beaten and dragged into police vehicles while heading home from School. Somaliland accused children for participating local demonstration rally supporting Khatumo State of Somalia which recently established the Historical city of Taleex.

 

The report also says that mothers who gave birth recently were also taken by Somaliland forces to the Mandhera jail without proper justification.

 

It is deplorable and unacceptable that an administration claiming to be democratic to use such tactics to humiliate and make human suffering especially women and children and herby call upon all responsible people to immediately release those minors and other innocent people. Also those responsible for endless killing of civilians must be brought to justice otherwise leaders of Somaliland administration has to answer for these crimes committed on their orders or instructions.

 

Finally, Such inhumane actions will only serve more bloodshed and clashes among the people of Northern Somalia and should be stopped.

 

 

 

 

 

Eng. M Hersi

 

Chairman of Northen Somalia Human Rights Group.

 

 

Northern Somalia Human Rights Group (NSHRG)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

axmed-cali-farax.jpg

 

 

NUSOJ Calls On Somaliland Authorities to Release The Detained Las Anod Journalists

 

Mogadishu — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today made an urgent appeal to the Somaliland Authorities to release TV journalist held by the police in Las Anod District of Sool Region in northern Somalia.

 

According to information from Las Anod, Ahmed Ali Farah,a reporter with Somali 24 TV, was arrested on Saturday, 31 March 2012 at around 12:00 pm local time. Farah was accused of being among the team of journalists who were reporting from Taleex Conference, which culminated in the announcement of the new Khatumo State.

 

Abdiweli Hassan Gooni, NUSOJ Puntland Coordinator has called on Somaliland authorities to immediate release Farah, who is also stringer for Radio Daljir.

 

Responding to this development, NUSOJ Secretary General Omar Faruk Osman said the union was concerned that the Somaliland authorities had chosen to arrest the journalist for doing his work.

 

"It is not the journalist who organized the conference nor did he proclaim the new state. His job as a journalist was to report the event and what took place, for which he should not be arrested," said Osman

 

untitled.bmp

axmed-ali.jpg

 

_________________________________________

 

Cabdisamed-Kayse.jpg

 

 

 

Another Reporter Arrested in Las Anod, Somalia

 

Wariye Cabdisamed Kayse Oo Xabsiga Loo Taxabay Iyo Axmed Cali Faarax Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Laas Caanood

 

Waxaa maanta ciidamada maamulk siilanyo ee ku sugan laascaanood xabsiga utaxaabeen wariye Cabdisamed kayse Indhataag oo ahaa Wariye madax Banaan Oo xiligii shirka khaatumo uga soowarama jiray Tvga Universal Magaalada Taleex Ee sharka khaatumo kasocaday.

 

Waxaana Wariye cabdisamad laga qabtay isagoo ku sugan gudaha magalada laascaanod waxaana loogudbiyay xabsiga wayn,iyadoo labo casho kahor ay ciidamada maamulka Somaliland ay hore xabsiga ugu taxaabeen wariy axmed cali faarax oo ah wariye ka hawl galijiray Tvga Royal ,

 

Suxufiyiinta ay xireen ciidamada somaliland ayaa ku jira xabsiga wayne ee magaalada laascaanood,xarigan ay ciidamada maamulka siilanyo ugaysteen wariyayaash ayaa kamid ah,tacadiyada kadhanka ah Xaquuqda suxufiyiinta uu maamulka somaliland kula kaco xsufiyiinta kahawl gala Gudaha Gobolka Sool.

 

Ilaahada Lama oga sababta looxidhay Suxufiyiinta maanta loogudbiyay Jeelka wayn ee laascaanood, oo iyagu inta badan sidaacad ah uguta howshooda shaqo iyo waajibaadka saaran.

 

Xadhiga suxufiyiinta ayaa magaaladda Laascaanood ah mid aad u fudud iyadoo sadexdii bilood ee la soo dhaafay 9 weriye la xidhay tira kalena ay u baxsadeen degaano ka baxsan maamulka Somaliland gacanta ku hayso oo ay ka mid tahay magaaladda Buuhoodle ayaa loo aanaynayaa khilaafyo siyaasadeed oo ka aloosmay degaankaas gabagabdii sanadkii aan soo dhaafnay.

 

Laascaanood/Afbakayle.com Desk

____________

 

Suxufiyiinta Magaalada Laas Caanood oo Xabsiyada Loo Dabolay Si Loo Qiriyo Runta Iyo Xasuuqa Ka Socda Laas Caanood Iyo Deegaanada SSC/Khaatumo State

 

 

makhtal.jpg

 

Weriye C/qani Makhtal oo ah Xoghaynta Suxufiyiinta KHAATUMO State oo Dhaliilay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Wariyaasha Deeganada SSC/Khaatumo Sida Weriye Axmed Cali Faarax

 

Xoghaya Suxufiyiinta Khaatumo Cabdiqani Makhtal Maxamed ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay maanta kaga hadlay Xadhiga Wariye Axmed Cali Faarax iyo guud ahan Tacadiyadda Suxufiyiinta Laascaanood oo maamulka Hargaysa uu si joogto ah ugu hayo Wariyayasha Laascaanood ku sugan

 

Xoghaye Cabdiqani Makhtal waxa uu sheegay in Xadhiga Jirdilka Suxufiyiinta Laascaanood uu noqday mid joogto ah isla markaasna bil gudaheed 7 suxufi lagu xidhay Laascaanood isla markaasna kuwa Barakacayasha ku ah Buuhoodle iyo Taleex ay hadh iyo habeenba la kulmaan Hanjabadaado kaga imaanaya Jabhada SNM ee ku sugan Deeganada SSC

 

Xoghayu waxa uu Canbaareeyey Ururadda Suxufiyiinta u dooda oo uu sheegay in Tacadiyadda lagu hayo Warfidiyeenadda Khaatumo aysan ka hadal

 

 

Halkan Ka Dhageyso, Waraysi Xoghaya Suxufiyiinta Khaatumo

 

http://www.realtaleex.com/wp-content/uploads/2012/03/Waraysi-Xoghaya-Suxufiyiinta-Khaatumo.mp3

 

 

Maxamed Cismaan Cabdinuur Xaashi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

yasinsulub.jpg

 

DSC07074.jpg

DSC06867.jpg

DSC06917.jpg

DSC06859.jpg

 

Khaatumo State Oo Maamul Deegaan Ka Hirgalisay Maamul Goboleedka Khaatumo

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012

 

Yasiin Axmed Sulub

 

 

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa xaflad balaadhan oo ka dhacday magaalada Buhoodle lagaga dhawaaqay Maamulka Khaatumo ee Gobolka Cayn.

 

iyo ka degmada Buuhoodle.

 

Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiinta xilka gobolka loo magacaabay, waxayna magaxcaydoodu ahayeen sidan:

 

Gudoomiyaha Gobolka Cayn - C/raxmaan Maxamed Axmed

 

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal

 

Xoghaya gobolka Cayn- Cabdi xakiin X. Axmed Burukude

 

Xisaabiyaha gobolka Cayn- Maxamed Axmed Cali Macow

 

Maayarka Degmada Buhoodle -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali

 

Xisaabiyaha Dawlada Hoose - Cabdi Jaamac Jiis

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

LIVE:{Daawo + Sawiro +Dhegayso} Habkii loogu dhawaaqay Maamulka Gobolka Cayn & Kan Degamada Buuhoodle!

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Tuesday, March 20th, 2012 | Posted by horufadhi

LIVE:{Daawo + Sawiro +Dhegayso} Habkii loogu dhawaaqay Maamulka Gobolka Cayn & Kan Degamada Buuhoodle!

 

Akharisyashaa sharafta leh waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirada iyo codadka xafladii caawa ka dhacday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laguna magacaabayey maamulka degmada buuhoodle iyo kan gobolka Cayn.

 

Wasiirka arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaasi ku dhawaaqistii wasiika halkan Hoose Ka Dhegayso.

 

Horufadhi News Online

 

 

LIVE: Deg deg – Maamulkii Magaalada Buuhoodle Iyo Gobolka Cayn oo Lagu Dhawaaqay & Madaxwayne Indhasheel oo Soo Xidhay Munaasabada Xaflada {Akhriso}

 

waxaa xaflada balaadhan oo saacado socotay kadib lagu dhawaaqay Maamumulka Gobolka cayn iyo kan degmada Buuhoodle

 

Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaas waxaana loo kala magacaabay sidatan

 

Gudoomiyaha Gobolka Cayn .C.raxmaan maxamed axmed

 

.

 

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal

 

.

 

Xog haya gobolka Cabdi xakiin X axmed Burukude

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSCF6291.jpg

 

DSCF6165.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSCF6287.jpg

DSCF6172.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSCF6193.jpg

DSCF6253.jpg

DSCF6236.jpg

DSCF6228.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Maamulka Gobolka Cayn iyo Ka Degmada Buhodle oo la Shaciyey Daawo Sawiro Akhri Liiska Masuliyiinta.

 

 

waxaa xaflada balaadhan oo saacado socotay kadib lagu dhawaaqay Maamumulka Gobolka cayn iyo kan degmada Buuhoodle

 

Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaas waxaana loo kala magacaabay sidatan

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Cayn .C.raxmaan maxamed axmed

 

 

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal

 

 

Xog haya gobolka Cabdi xakiin X axmed Burukude

 

 

Xisaabiyaha gobolka Maxamed axmed Cali Macow

 

 

Maayarka Gobolka -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali

 

 

xisaabiyaha dowlada hoose -Cabdi Jaamac Jiis

 

 

 

Kudhawaaaqistan kadib ayaa waxaa halkaasi ka hadaly maxamed yuusuf Jaamaca indhasheel oo kamida golaha madaxtooayda Maamulka Khaatumo State waxuuna halkaasi ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uuna sheegay muhiimada ay leedahay in dardargeliyo howlaha Maamulka

 

MAXAMED CISMAAN C.NUUR XAASHI

 

BUUHOODLE SOMALIA

 

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC06983.jpg

DSC06954.jpg

DSC06985.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC07022.jpg

DSC06976.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC06900.jpg

DSC07108.jpg

DSC07099.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC06970.jpg

DSC07025.jpg

 

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC07027.jpg

DSC06888.jpg

DSC06862.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC06882.jpg

DSC06874.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

DSC06881.jpg

DSC06860.jpg

DSC06863.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC07040.jpg

DSC06858.jpg

 

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC07039.jpg

DSC07059.jpg

DSC06831.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC06845.jpg

DSC06826.jpg

DSC06821.jpg

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

DSC07100.jpg

DSC06806.jpg

 

 

Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07838.jpg

DSC07830.jpg

DSC07827.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07824.jpg

DSC07823.jpg

DSC07822.jpg

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07808.jpg

DSC07811.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07807.jpg

DSC07799.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC07758.jpg

DSC07754.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07750.jpg

DSC07730.jpg

DSC07708.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

DSC07695.jpg

DSC07693.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07670.jpg

DSC07635.jpg

DSC07627.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this