Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

DSC07619.jpg

DSC07590.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07570.jpg

DSC07568.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafti Culus oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State uu Hogaaminayo MadaxWeyne AbduNuur Biindhe oo Nairobi Lagu Soo Dhaweeyey+SAWIRO+COD

 

 

Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Mudane C.nuur Cilmi Qaanje*Biindhe* ayaa si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey magaalada Nayroobi ee Caasimadda Dalka Kenya, waftiga oo ka koobnaa ku dhawaad 14 xunood, ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa Golaha sare ee dhaqanka ee Maamulka Khaatumo State Of somalia Waxaana Horkacayey Garaadka Garad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, waxaa sidoo kale wufuuda ka mid ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Dowlada Ku meelgaadhka ee Soomaaliya Xukumadii Dr Farmaajo Dr” Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo Jaaliyadaha ee Khaatumo Pro: Xuseen Saleebaan Dhegoweyne iyo xubno kale oo ka tirsan wufuudii ku sugnayd magaalada Muqdisho.

 

Waftigan oo ay soo dhaweeyeen boqollaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo State ayaa waxaa markii ay soo gaadheen Garoonka Dayuuradaha ee Jomo Kenyatta International Airport , halka mar is qabsaday sacab iyo sawaxan ay weheliyaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka SOomaaliyeed, halkaasoo ay ku sugnaayeen Barbaarta gaashaman ee Khaatumo State ee isugu jira Wiilal iyo Gabdho ku jeeni qeernaa calanka Soomaaliya ee Buluuga ah oo shacabka reer Khaatumo ay si wayn u qadariyaan haatana Astaan u ah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State of somalia.

 

Madaxweynaha Khaatumo State , Oo shir jaraa’id oo kooban u qabtay warbaahinta Soomaaliyeed, ayaa ugu horeyn mahadnaq balaadhan u jeediyey shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo, wuxuuna sheegay in dhamaan hawlihii ay ka soo qabteen Muqdisho ay ku soo Idlaadeen Guul , isla markaana dhawaan ay ku talaabsan doonaan hawlo kuwaas ka culus, wuxuuna sheegay in bacda nasashadooda ay warbaahinta siin doonaan warar dheeraad ah.

 

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO HADALKII MADAXWAYNE BIINDHE EE SOO DHAWAYNTA

 

Maxamed Cismaan C/nuur

Xaquuqda Sawirada Horufadhi.

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC08070.jpg

DSC08080.jpg

DSC07932.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC08092.jpg

DSC08003.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07995.jpg

DSC08004.jpg

DSC08018.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC08060.jpg

DSC07979.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07940.jpg

 

DSC07961.jpg

 

DSC07938.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

DSC08099.jpg

 

DSC07931.jpg

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

 

DSC07933.jpg

DSC07977.jpg

DSC08038.jpg

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Sida Wafdigii Khaatumo State Loogu Soo Dhoweeyey Nairobi- (Video)-

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Lasanod Online. Wednesday, March 28, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(Lasanod Online)- Waxaa shalay kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi, Wafdi ballaadhan oo ka socda maamulka Khaatumo State.

 

Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey Jaaliyadda Khaatumo State iyo Somaalida kale ee ku nool Nairobi.

 

daawo maqal iyo muqaal sidii Nairobi loogu soo dhoweeyey wafdiga maamulka Khaatumo State.

 

_________________________________________________

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo La Kulmay Safaarada NorWay Iyo Hay'adda NPA Ee Kenya-(Video+Sawiro)-

 

 

Lasanod Online. Thursday, March 29, 2012

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa saaka ka dhacay Magaalada Nairobi, kulan dhexmaray Wefdigii Khaatumo State ee kasoo kicitimay magaalada Muqdisho..

 

ee uu horkacayey Madaxweyne Abdinuur Cilmi Qaaje iyo xubno Golaha dhaqanka ee Sare ee Khaatumo State.

 

Halkan Ka Daawo Video

 

Wafuuda Khaatumo oo ka koobnaa galaha sarre ee dhaqanka iyo madaxtooyada oo ay weliyaan xubno ka socday guddiga G10 ayaa ugu horay horayntii kulan saacado qaatay la yeeshay mas'uuliyiinta hay'ada Norwegian people aid {NPA}.

 

Waxaana kulankaas ugu horaytii ka hadlay madaxaha bariga Africa hay'ada mr.Kamis, waxaa uu sheegay in ilaa sanadii 1993kii ay ka shaqayn nayeen deeganada khaatumo arimo badan oo dhanka horumarinta mashaariicda ahna ka qabteen, belse waxaa uu xusay in sanadii 2006 ay hakiyeen howlihii ay ka wadeen deegaanadaas arintaas oo ay keentay murankii xoogaanaa ee xiligaas deegaanadaas ka jiray.

 

Hadase ay dib ugu soo laabteen deegaanadii, waxana uu carabka ku dhuftay inay ceel biyood ka howgeliyeen deegaano uu ka xusay Awrboogays , Sarmaayo iyo deegano kale dad danyar ah oo ku sugan deeganada Widhwidh , Boocame, Laascaanood, iyo buuhoodle ay u qaybiyeen raashin iyo agab kale. waxaana uu xusay in sanad uu qorshahodu yahay inay furaan xarumo caafimaad magaalooyinka Laascaanod iyo kalabaydh,

 

Ugu danbayntii waxaa madasha ka hadlay madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje (biindhe) oo sheegay inay u mahadcelinayaan hay'ayada NPA oo wax badan ka qabatay deegaanadaas. soona dhoweynayaan iskaashi cusub oo dhex mara haya'dda iyo maamulka Khatumo.

 

Intaas kadib ayaa mas uuliyiintii Khaatumo ay u dhaqaaqeen dhanka saafaarada Norwey ,waxaana safaarada ku soo dhaweeyey ninka u qaabilsan arrimaha soomaaliya ee norwey Mr. Jann Patter iyo xoghayaha koowaad ee safaarada Norwey Mr:Geir Schei.

 

Halkan Ka Daawo Sawiro

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

DSC07950.jpg

DSC07979.jpg

DSC07972.jpg

DSC07969.jpg

DSC07967.jpg

 

 

DSC07961.jpg

DSC07954.jpg

DSC07951.jpg

DSC07946.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kulankii Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Safaarada Norway & Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya

 

DSC07886.jpg

 

DSC07885.jpg

 

DSC07889.jpg

 

DSC07910.jpg

 

DSC07888.jpg

 

DSC07940.jpg

DSC07939.jpg

DSC07935.jpg

DSC07930.jpg

DSC07915.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Masuuliyiinta Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo Maanta Lakulmay Safaarada Norway Iyo Haayada NPA - Nairobi, Kenya (Sawiro+Full Video)

 

Wafuuda oo mudo kooban ku sugnaa magaalda nairobi ayaa maanta waxay bilaabeen hawlahoodii shaqo iyagoo kulamo laqaatay haayda NPA oo kamida haayadaha faro kutiriska ah ee ka hawlgala deegaamda khaatumo State iyo masuuliyiin katirsan safaarada dalka Norway oo uu kamid ahaa uqaabilsanaha arimaha somalida ee dalka Norway.

 

Kulamadan oo mudo saacado ah qaatay ayaa waxay labada dhinac ka wada hadleen sidee loo xoojin lahaa hawlaha gargaarka ee ay haayadani kawado deegaamda khaatumo waxaanay safaarda dalka Norway maanta balan qaaday inay sii kordhin doonto deeqaha ay kubixiyaan hawlaha horumarinta ee laga wado deegaamda mamulka khaatumo.

 

kulankaasi kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay madaxwaynaha maamulka Khaatumo mudane Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) iyo Qunsulka Arimaha Soomaaliya u qaabilsan dalkaasi Norway, Jan-Petter waxaanay sheegay inay hada kadib sitoosa uga wada shaqayn doonaan arimaha horumarinta ee deegaamda khaatumo state.

 

 

DSC06165.jpg

DSC06151.jpg

DSC06157.jpg

DSC06181.jpg

DSC06152.jpg

 

 

DSC06159.jpg

DSC06169.jpg

DSC06161.jpg

DSC06179.jpg

DSC061611.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maamulka Khaatumo State Of Somalia oo La Kulmay Safaarada Norway Iyo Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya

 

 

4.jpg

9.jpg

5.jpg

2.jpg

1.jpg

3.jpg

6.jpg

83.jpg

untitled.jpg

 

____________________________

 

Wafuudii Maamulka Goboleedka Khaatumo State oo Lagu Soo Dhoweeyay Safaarada Somalia ee Dalka Kenya, Wafdiga Ayaa Kulan Laqaatay MasuuliInta Safaarada ee Safiirka Somalia uu Horkacayo

 

http://www.AllBuuhoodle.com

 

wafdiga ka socdey maamulka khaatumo state ayaa kulan laqaatay masuulinta safaarada soomaalida ee ayku leedahay magaalada Nairobi,iyo xubno ka tirsan ergada safaradaha dalka kenya.

 

Wafdigan oo uu horkacayo garaadka guud ee khaatumo iyo madaxweyne cabdi nuur bindhe (xaaje) ayaa waxa aykala hadleen masuulinta safaarada soomaliya ku leedahay dalka kenya xirirka iyo wada shaqayn dhex marta,wafdigani ayaa waxa uu baryahani ku sugnaa magaaladda Nairobi.

 

Garaad jaamac garaad cali oo kamid ah xub naha golaha dhaqanka ayaa shegay inay ka wada hadleen safaaradda iyo masuulinta dowladda ee kusugan halkani sidii xirir wada shaqayn oo toosa u dhex marilahayeen, waxayna kala qateen warqadaha heshiiska iyo sda aymuhimka u tahay xirirka maamul ka khaatumo iyo safaarada soomalida kenya.

 

Wafdigani oo lagu wado inay socdalka ay kujoogan kenya kaga soosaaran warsaxaafaded ayaa waxa aysidoo kale kulamo wadaqateen jaaliyadda Reer khaatumo ee kenya, madaxda,culima’udin ka,iyo bulshada rayid ka ah waxana aykala hadleen waxqabadka iyo talaabada muhim ka ah ee ayqaadi doonaan.

 

Wafdigani oo uu kamid yahay wasiirka jaaliyadaha maamul goboleedka soomaliya ee khaatumo ayaa waxa ajandaha ugu weyn kamid ah sida aysheegeen inay bulshada Reer khaatumo inay kala hadlaan horu marinta deegaanada maamul ka.

 

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo State Of Somalia Mudane Biindhe, Garaadka Guud ee Khaatumo State, Madaxda Khaatumo, Iyo Issimada Khaatumo State Ayaa Ka Hadlay Duulanka Gardarada ee Soo Qaadeen Maleshiya Somaliland

 

 

kulan wareed saxafada loogu talagay oo caawa fiidkii ay siwada jir ah ugu qabteen hoyga ay ka degan yihiin magaalada Nairobi Madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje iyo Garaadka guud ee khaatumo Garaad Jaamac Gaard Cali, oo ay garbo fadhiyeen intabadan isimo kale ee Golaha dhaqanka Maamulka khaatumo, ayaa jawaab kulul kabixiyay Baaqii uu siilaanyo Shalay BBC da kajeediyay.

 

 

Halkan Ka Dhageyso:

 

http://www.sscradio.com/playaudio.php?id=170

 

 

garaadka-guud.jpg

DSC08003.jpg

DSC08017.jpg

DSC08072.jpg

DSC08068.jpg

DSC08065.jpg

 

____________________________________________

 

 

 

Jaaliyadda Nairobi Oo Qado Sharaf U Samaysay Wafuuda Maamul-Goboleedka Khaatumo State

 

Waxaa maanta hotel Hamdi ee magaalada Nairobi ka dhacay xaflad qado sharaf ah oo ay soo agaasimeen ganacsatada,reer khaatumo ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi,Waxaana maanta munaasimada ka soo qayb galay golaha sare dhaqan khaatumo iyo madaxtooyada oo uu horkacayo madaxwayne C/uur Cilmi Qaaje, ganacsato iyo madax kale .

Kulan oo intiisa badan ahaa is wacyi gelin iyo baaraarujin ayaa waxaa madasha laga soo jeediyey hadalo koo kooban oo qiimo badan Ugu horayntii ayaa kulanka waxaa furay Garaad Suleebaan Burraale Aw-Aadan oo ka warbixiyey wacyiga ka jira guadaha dalka, isagoo ganasatada u sheeagay inay ka qayb qaataadaan horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee deegaankooda.

Sidoo kale waxaa hadlay Madaxwaynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo u mahad celiyey jaaliyada reer Nairobi sida sharafta badan oo ay u soo dhaweeyeen golayaasha kala duwa ee khaatumo state intii ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi.

Intaa ka dib madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje ayaa hadalka qaatay waxaaana uu u dheeraaday marxalada guud ee ka jirta deegaanada khaatumo state dhinacyada amaanka, waxbarshada, dhaqaalaha, iyo weliba dhamaan adeegyada bulshada. madaxwaynaha ayaa ka dhawaajiyey in loo baahan yahay in laga wada qayb qaato dhismaha adeegyada bulshada deegaanada khaatumo, isagoo ganacsatada iyo jaaliyadaha ku booriyey inay dib ugu soo taabtaan oo maalgeliyaana deegaanadooda ka maamul ahaana ay gacan siindoonaaan.

Waxaana ugu danbaytii munaasibada soo xidhay Garaad jaamac Garaad Cali oo duco ku soo afmeeray xafladan, ganacsatadii qadada oo qabanqaabiyeyna ilaahay uga rajareeyey in wax khayr qaba ka siiyo, mahad balaadhana u celiyey dhamaan jaaliyada reer Nairoi oo uu sheegay inay tahay jaaliyad door firfircoon kagaga jirta taaba gelinta maamulka Khaatumo.

 

 

 

DSC08064.jpg

DSC08032.jpg

DSC08048.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

a23-1024x724.jpg

 

 

Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga Iyo Arrimaha Dabada ah Ee Khaatumo State Of Somalia Oo waraysi siiyay Radio salama+Dhegayso…

 

 

Wasiirka ayaa ka warbixiyay dhibaatada iyo tacadiga lagu hayo shacbiga deeegaanada khaatumo state of Somalia isagoona sheegay in maamulka khaatumo uu diyaar u tahay nabada balse nabada la helayo marka ay maamulka SNMta ay ka baxaan deegaanada khaatumo State of somaliya .

Sidoo kale Radio salaama ayaa soo qaatay hadalkii suldaanka guud ee beelaha ***** Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay in siilaanyo ciidamadiisa kala baxo deegaanada khaatumo laguna wada noolaado nabad iyo darisnimo sheegayna in uu taageersanyahay maamulka khaatumo state .

 

Halkan Ka Dhageyso Wasiirka:

 

http://www.realtaleex.com/2012/04/05/wasiirka-xidhiidhka-caalamiga-ah-ee-khaatumo-state-of-somalia-oo-waraysi-siiyay-radio-salamadhegayso/

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ali-issa1.jpg

 

Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement).

 

 

 

"Dowladaha Bariga Africa Sida Djibouti, Kenya, Itoobiya Iyo Uganda SiWeyn Bay KhaatumoState Usoo Dhoweysay" Halyey Dr.Cali Isse

 

" Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandgeera

 

Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi..

 

ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia.

 

Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.

 

Halkan Ka Dhageyso:

 

 

http://lasanod.com/details.php?num=7157

 

___________________________

 

 

 

dr-cali-ciise.jpg

 

Xurmadle Dr Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Ayaa Waraysi Dheer Kaga War Bixiyey Wax Yaabihii u Qabsoomay Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia

 

Dr cali ciise cabdi ayaa ku nuuxnuux saday waraysi dheer uu siiyey radio Khaatumo, Dr ku aad u sharaxay ila hada wadama ay la kulmeen iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeeda hada kenya u joogaan Dr ka ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia.

 

Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement).

 

Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka Iyo Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video)

 

 

 

 

Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv.

 

 

 

caliciise3.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Gabay.bmp

 

 

 

Abwaanka Weyn ee Khaatumo State Hurre Ayaa Wuxu Suugaan Gabay Ah Innoogu Cabbiraya Qaabki Guusha Ciidamada Khaatumo State Iyo Qaabki Fulaynimada SNM ee Shacabka Lagu Qafaashay Loona Urursaday Si Ay Uugu Yeedhaan Guul Dagaal Iyo Maxaabiis Qabashadood

 

Daraawiish ninkii garnayaa sooma daakhilo’e

Daan daansi loolama tagiyo weliba dawdhaafe

Deg deg iima weeraro ninkii doonayaa nolole’

Duulaan masoo humo ninkii *** i yaqaanaaye

Dulqaadkiyo marki ay bateen debec sannaantaydu

Dib markaan u laabto, gacmaha daqaqankii joojey

Darmaantiyo markii aan sengaha, duubay xadhigooda

Doqon weliba waxay doonaysaa, inay I dooxdaaye

Dembigana aniga’ys kaloo daayey bederkiiye

Dabkaygay ilaween muddiyo diilin aan dhigo’e

Duubi weyne aar iyo libaax duurka ku abaaday

Diihaalka gaajada wuxuu sabarku duubmaaba

Duuddiyo wuxuu kaymaha duhurki seexdaaba

Dibood iyo maruun buu helaa gool ladaayacaye

Deg deg intuu u dilo Awrka oo doobta kala gooyo

Dusha iyo wuxuu kaga degaa duudka oogada’e

Daribtiyo markuu kuruska cuno, duubiyada feento

Dinaahyaynta iyo reenka, yay dunidu yaabtaaye

Daan daansigaad ula tagtuu, kaaga darayaaye

Aniguna dulqaad iyo waxaan, samir ku daahnaado

Deelqaaf waxan qaayiboo, sama ka doortaaba

Deriskaygu liid iyo, waxay doqon imoodaanba

Dooddiyo markii ay bateen diliyo laystaanku

Dumar iyo caruur iyo markii odayba loo duubay

Durqun iyo markii maagitaan la’iska deyn waayey

Duubcadii fardaha waatanay, dibugu laabtaane

Dadku maqalyey maantaba, inay duulan bixiyeene

Durruus wa iyagi u dhigay, doxorki ******e

Damacoodu nimanu qaldamay, dacar la leefsiiye

Dawaarkiyo markii aan madfaca diirada u taagey

Durba hele waxay doonayeen, oo dalbanayeene

Diiwaanka waa inay gashaa, diilintaan dhigaye

Dubbihii kalshaale iyo hawd, kugu deyay siiyey

Dorraad nabaradii kugu dhiciyo dakharadii maanta

Dubaaqooyinkii shalayto, iyo doogta idin haysa

Dingarraaradii hore miyaa, dibiri kuu raacday?

Docda Gacandar daafaha Waqderi Doh iyo Baaraamo

Dooxada Ooda gooyiyo Xargaga amase Nuurdaaqo

Daryaliyo Mugweyniyo Gambadhe qudhacda Deerraare

Durdurka qawlalkiisiyo dixdiyo, didibka laascaano

Damasha iyo Maygaagta iyo Darayda hoos tooda

Dimcadka meydka yaal yaala, iyo inamadaa daadsan

Dalaqyada Nugaaleed raga, bahalku daaqaayo

Degaankiyo dhulkaygii kuwaa lagu dabiibaayoo

Digashiyo inaan gabay ku daro dawgu ma ahayne

Dub nixiyo jidhbaa iigu yaal waw damqanayaaye

Dadka iyagay xiga ,naflaha waana deriskaye

Doonimayno inaan dilo ***** una dardaaraaye

Digniin iyo hayeeshee mudaan qayla dheer diraye

Dayday nabada waataan inbadan daalay keligaye

Dedaal kaygu waatuu ahaa yaan dagaal dhicine

Nabad inan ku wada daaqno waa waxanay doonayne

Diidmada qayaxan wayagay igula doodeene

*****lka iyo waatay dhegaha dabaqa saarteene

Duulaanka waatay iyagu dumarka laayeene

Duq waayeela iyo wayagaan dhaafin daa’imo’e

Dawlad iska yeel yeelidaa loogu dawgalaye

Afartaasi diiwaanka gabay dadab dhigiisii dheh

Deegaanta roob iyo sidii dirrirka cawleed dheh

Doogiyo daruuraha cirkiyo danab sidiisii dheh

Afar kalena dooddaan bartiyo daacad hadal kay dheh

Daba laqabto been aan lahayn ama *****l saaran

Oo dunida loo sheegay baan daaha rogayaaye

Duunya ay wateen iyo iyagoo xoola daba jooga

Dibjirku wiilashuu urrursadoo doqonku sheegaayo

Dagaal kuma qabsane inamadii duurka laga keenay

Daandaanka liitaa muxuu been dayacan sheegay

Dafirimaayo daal innan qaboo dakhara muuqdaane

Hayeehsee daliilkaygu waa deyn innaan wado’e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

CPJ.jpg

 

 

 

The Committee to Protect Journalists

 

Two Journalists Detained Without Charge In North Somalia

 

New York, April 6, 2012

 

--Authorities in Somaliland must immediately release two journalists who have been detained without charge for days in apparent violation of regional law, the Committee to Protect Journalists said today.

 

Somaliland authorities arrested Ahmed Ali Farah, a reporter for Royal TV, in the northwest town of Las Anod, in the Sool region, on March 31, according to news reports. Local journalists told CPJ that Governor Mohamed Mohamud had ordered the arrest and said that Farah was being held in Central Las Anod Prison. Three days later, Abdisaman Isse, a reporter for Universal TV, was arrested while visiting Farah in prison, news reports said.

 

Somaliland law forbids detainees from being held without charge for more than 48 hours. Local journalists said authorities had not disclosed reasons for the journalists' detention.

 

Local journalists told CPJ they suspected Farah and Isse were arrested for their coverage of the Sool region. The two journalists had recently covered a conference in the town of Taleh that culminated in the announcement of a new independent region, Khatumo State, the journalists told CPJ, adding that they feared the arrests of other journalists who had covered the Taleh conference.

 

"Authorities are holding Ahmed Ali Farah and Abdisaman Isse without explanation, in violation of the law, and in apparent reprisal for political coverage deemed unfavorable," said CPJ East Africa Consultant Tom Rhodes. "The journalists should be released immediately."

 

 

Control of the Sool region has been in dispute between the semiautonomous regions of Somaliland and Puntland for two decades.

 

Somaliland authorities have repeatedly detained journalists this year in what appears to be an attempt to silence any reporting of instability in the region, according to CPJ research.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this