Liibaan Posted February 20, 2012 Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites

Liibaan Posted February 20, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Iyo Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh Ka Jeediyey Copenhagen, Denmark Lasanod Online. Sunday, February 19, 2012 Copenhagen,(lasanod Online)- Waxaanu halkan idiinku soo tebinaynaa qaybtii koowaad khudbdii Dr. Cali Khaliif Gallyadh maanta ka jeediyey Xafladii Taageerada Khaatumo state ee magaalada Copenhagen, Denmark. Xafadan waxaa kasoo qaybgalay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Denmark iyo wadamada deriska la ah ee Jarmaka iyo Sweden. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 20, 2012 Historic event,historic pictures and historic Taleex.Thanks liibaan for posting the lovely pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 20, 2012 Abdul;791695 wrote: Historic event,historic pictures and historic Taleex.Thanks liibaan for posting the lovely pictures. You Welcome Brother Abdul Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 20, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Oo La Kulmay Madaxda Maamulka Khaatumo State- (Sawiro) Lasanod Online Monday, February 20, 2012 Muqdisho(Lasanod Online)- Madaxwaynaha dawlada Somalia Shiikh shariif shiikh Axmed, ayaa xalay Kulan iyo casho sharaf u sameeyay.. waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 20, 2012 Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro) (BoocameOnline) Muqdishu Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay . Quote Share this post Link to post Share on other sites