Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A. I. Samatar Says He is Against Khaatumo

Recommended Posts

Aqoonyahan Cabdi Ismaaciil Samatar si fiican ayuu u hadlay. He is principled, qof principle heystaana la garta and that also advocated the greater good of Soomaalis. Maamul qabiileed is not in the interest of Soomaaliya and unity. It is a recipe dalka Soomaaliya lagu sii kala goyn goyn lahaa. That is his core principle, mid aan aad ugu raacsanahayna waaye. He is among a few shining beacon of hope we have in Soomaalida maanta nool No wonder heavyweight and respected elder C/risaaq Xaaji Xuseen believes in him.

 

Neo-qabyaaladists and regionists waxba uma dhimaanayaan this tireless aqoonyahan with dacaayadooda raqiiska ah. Ha iska daac daacsadaan.

 

N. B. - Yaa ogaado hadduu dhihi lahaa Awdal State waa aaminsanahay, the same neo-qabyaaladists would have accused him qabiilist weynaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Samatars have failed as leaders, this Hiil Qurun stuff is the fantasies of deluded old men.

He supports Somaliland now? And Somaliland territorial entigrety is important now?

Come on spare us he bull.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

MMA: I'm not denying his caliber and personal achievement but what makes him to believe SL is sacred while Awdal and Khaatumo are denbiilayaal. Don't dance around the issue sheekada ku soo dhowow saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;778754 wrote:
MMA: I'm not denying his caliber and personal achievement but what makes him to believe SL is sacred while Awdal and Khaatumo are denbiilayaal. Don't dance around the issue sheekada ku soo dhowow saaxiib.

Waqooyi Galbeed goositaankeeda wuu kasoo horjeedaa, waana mid aan ku raacsanahay. Aqoonyahankana wuxuu aaminsanyahay Soomaalida midowgo, bilaa maamul qabiileed jirin oo central maamul awood leh wada leh. Marka ma dhihi karo Awdal State ayaan taageersanahay and at the same time support central government dhismato. That would be a blatant -- waa dhameystiran kartaa.

 

Waqooyi Galbeedna maamulka ka jiro in uu taageersanyahay ma moodi, he is just saying until Soomaalida dhan isku imaato 'status quo' ha ahaato for now. That is his principle saan aniga u micneystay. In the long term, again, it is not in the interest of Soomaalida's unity to have maamul qabiileed oo faraha kasii baxooyo. How many do we have now so far? Last counted, there two dozen magac u yaal maamulo qabiileed.

 

Yes, every qabiil xaq wuu u leeyahay in uu ismaamulo xiligaan but without declaring being a 'federal state' with presidency iyo waxaas, walaa Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed ku jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As usual Hiil Qurun and their likes present no solution just empty talk. It's easy to declare contradictory statements from the comfort of ones home in Minneapolis, where ones children are safe and educated. It's another to build something to empower people to transform lives.

One will not even argue with the confused fake nationalists who's whole stance is my house, my father and my farm were great. However it's been 21 years and all you have is silly nostalgia when the people have suffered. Yet the only admin that work, that have created something are insulted and those like the Samatars who watched everything from the safety of their homes are praised.

 

Nah Hiil Qurun is not saying much and regional power and develoution one can not avoid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MMA sxb the issue is not those who are against him but it is about his arguments. I don't want to beleive in what others want to say about him when I beleive that he is giving us conflicting messages. Midda kale brother Somaliland inay goosato keligiis kama soo horjeedo ee Soomaali badan baa la qabta balse doodda meesha taalla waxay tahay in Soomaali 2011 ay is dhahaan anigaa kuu talinaaya adna choice ma lihid waa laga fiican yahay, mana qabo inay taasi meelna ku habboon tahay. Gobollada Waqooyi xitaa waxaan qabaa Madaxtinnimo iyo Caasimad hallagu maslaxo haddii ay Soomaalida kale la middoobayaan laakiin haddii dad ka mid ah degaannadaasi ay go'aansadeen inay maamulka Somalilland ka horyimaadaan iyagoon dagaal ku ahayn Hargeysa ma qabo in la yiraahdo waad khaldan tihiin ee Hargeysa keliya halla idiinka taliyo and you don't deserve inaad tashataan.

 

For maamullada qabiilka...I think meeshii u dambeysey in lasooo taabtay mid hore, mid dhexe iyo mid dambena wax Dowlad dhexe oo Soomaaliyeed dhaama ma keenayaan!

 

Hallaga wada sheekeeyee dhaaf oo cid walba ha tiraahdo waagaan calanka iyo dowladda lahayn markii la isku wada yimaado. Markii laga soo tago in nabadi ka dhacdo degaannada ay inta maamulihi ka taliyaan iyo xoogaa horumarin ah intaas wax dhaafsiisanna oo dalka dan u ah mallaga fili karo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan, hal hal iigu dhig sababtaa aragtidiisa aad ugu soo horjeedid. Hal hal u qor aan kula fahmee. Intuu abuurin ururka Hiilqaran kahor waaka soo horjeeday ee sababta maxee tahay, point by point inoogu dhigba aan aragnee.

 

Yacni dibadjoog waaye dalkana xaal uma haayo waxaas dacaayad raqiis waaye haddaa taas soo wadid, anaga dhana dibadjoog wada ah, kuwa maanta hoggaanka sheegtana dibadjoog ahaayeen berina noqonaayaan jeebabkooda buuxsadaan intee joogaan.

 

Cabdi Ismaaciil Samatar wax dhaamo maanta ma arki and I personally hope in uu dalkeena wax u qabto, hoggaanka sarana qabto instead of jaahiliinta maanta dalkeena hoggaankiisa sheegto oo waliba waxba saxiixi karin, inay wax aqriyaan iska dhaafee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What nonsense Abdi Ismael Samatar is a Human Geographer who has less education and Experience than the current PM.

Abdiweli not only can sign, but he is a hats are graduate who specialized on governance and economic development.

Thus while Mr, Samatar comes up short. On the experience thing he has nit worked on the ground in Somalia nor can h even convince Somali's in Mainnesota let alone those in the old country. He is not charismatic nor a leader of men. Yes he is an adequate pen pusher who knows more about human geography than most of us. How that makes him the most qualified I don't understand.

 

Again who will elect Mr. Samaatar? No one of importance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;778797 wrote:
Abwaan, hal hal iigu dhig sababtaa aragtidiisa aad ugu soo horjeedid. Hal hal u qor aan kula fahmee. Intuu abuurin ururka Hiilqaran kahor waaka soo horjeeday ee sababta maxee tahay, point by point inoogu dhigba aan aragnee.

 

Yacni dibadjoog waaye dalkana xaal uma haayo waxaas dacaayad raqiis waaye haddaa taas soo wadid, anaga dhana dibadjoog wada ah, kuwa maanta hoggaanka sheegtana dibadjoog ahaayeen berina noqonaayaan jeebabkooda buuxsadaan intee joogaan.

 

Cabdi Ismaaciil Samatar wax dhaamo maanta ma arki and I personally hope in uu dalkeena wax u qabto, hoggaanka sarana qabto instead of jaahiliinta maanta dalkeena hoggaankiisa sheegto oo waliba waxba saxiixi karin, inay wax aqriyaan iska dhaafee.

Sxb runtii markay ugu yaraato dhawr saacadood ayaan fikraddiisa dhegeystaymarar badan oo weliba su'aalo macquul ah ka weydiiyey..Macquul iima aha inaan hal hal u soo qoro, waxaa xitaa ku jira waxyaabo ay dad dano kale leh si kale u isticmaali karaan oo aanan rabin inaan noqdo nin isaga ka eexday. Waanan ogahay inuu cadow badan leeyahay weliba dadka maamul-qabiileedyada horbooda.

Anigu marna ugama soo horjeedey dibed buu joogey. Dowladda hadda joogtaba 90% iyo tii farmaajoba waa dibed-joogeyaal marka dooddu ma ahan. Anigu 2002 - 2007 waxaan qabey inuu noqon karo hoggaamiyaha ugu fiican balse intaas wixii ka dambeeyey xoogaa ayuu sidaan u arki bridge-ka ka dhacay. .

 

Waan qabaa in dalka hoggaankiisa fursad loo siiyo inuu jago sare ka qabtaa...And I beleive he would do better than kuwii na soo maray but isaguna he needs to improve oo uusan xoogaa keligii-aqoonyahan, keligii-Soomaali noqon.

 

Let us go back to Hiil Qaran...odaygaan miskiinkaa ee C/Risaaq Xaaji Xuseen Ilaah ha caafiyee, Jengeli, Cabdi iyo Axmed Samatar miyaa Soomaali oo dhan iyo Yuusuf Garaad oo last minute uga baxay I dont want to say why? lol. Hiil Qaran waa loo baahnaa laakiin xoogaa waxaad mooddaa in lagu degdegey maamulkeeda. Samatar waxaa lagu yiqiiney inuu ahaa shakhsi u dooda xuquuqda Soomaalida iyo dalkaba balse sidii sidaas loogu ogaa iyadoon la ogeyn meel uu Soomaalida kula tashaday waxaa laga warhelay xisbi siyaasadeed oo Hiil Qaran la dhaho oo London looga dhawaaqay! Maba xuma oo waa la sixi karaa balse weli uma malaynayo inuu rabo inuu Soomaalida kale dhegeysto! It is not too late....Hiil Qaran waxaa la dhihi karaa waa billowga xisbiyada macquulka ah ee Soomaaliyeed laakiin dhaqanka Samatar iyo kooxdiisa ayaa saamayn badan ku yeelan karta horumarka ururka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Samater's have always opposed secession and belief Somaliland should seek unity with Somalia

Its a grave lie to state the biggest opponents of secession, actually support it.

 

Hiilqaran opposes clan state or based maamuls and Federalism for Somalia. And belief in unity and

Centralized State. That is why Puntland folks and other clan state supporters here oppose Hiilqaran. :D

 

Strage that even someone who says he wants a centralized State opposes Hiilqaran.(Xiinfaniin)

 

And its quite cheap that Hiilqaran is only associated with one of the dozens founders. Even Abdirizaaq Xaaji Xussen,

Not a warlord like AY is one of the founding fathers of Hiilqaran. Shame on those that deny his history and

Legacy of 1960-1964.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

General Duke;778799 wrote:
What nonsense Abdi Ismael Samatar is a Human Geographer who has less education and Experience than the current PM.

Abdiweli not only can sign, but he is a hats are graduate who specialized on governance and economic development.

Thus while Mr, Samatar comes up short. On the experience thing he has nit worked on the ground in Somalia nor can h even convince Somali's in Mainnesota let alone those in the old country. He is not charismatic nor a leader of men. Yes he is an adequate pen pusher who knows more about human geography than most of us. How that makes him the most qualified I don't understand.

 

Again who will elect Mr. Samaatar? No one of importance.

And more importantly he comes short of one huge thing.... he aint from your clan. The denominator is missing here hence your opposition.

 

I think Samatar has great ideas for Somalia, he just doesn't have what it takes to implement those ideas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;778859 wrote:
And more importantly he comes short of one huge thing.... he aint from your clan. The denominator is missing here hence your opposition.

 

I think Samatar has great ideas for Somalia, he just doesn't have what it takes to implement those ideas.

Yeah he is not from my clan. Neither was Omar Jess from my clan thus what is the relevance? Obviously you support Narnia because of its great plans for the Juba regions right...

 

I had to debunk this idea that Mr. Samatar a Human Geographer was the "most educated, capable blah blah" Somali. When let alone Somali's everywhere, the current PM has better credential, went to better Universities and studied a field that is of importance to governance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Let us be honest. Professor Ali Khalid Galayr has a dubious past, mainly in relation to corruption at mareereey sugar factory. Should the Samatars write about him in foreign land, maybe not. But they sure have a better CV in terms of integrity.

 

Again, none of the people who are commenting here have 1/4 of the knowledge the two professors have. So, they should know their limits. This doesn't apply to Duke andthe punties. In that land, the day you enter grade 11, you buy a reading glass (no matter your age), tie the glass-holder small bag at your waist, firmly attached to your suun, carry a briefcase and that is it: you are a Professor. The place has a misguided sense of self-confidence which is beyond impudence. It borders foolishness. So, these naturally-born professors can critique the samatar professors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this