Sign in to follow this  
double decker

Farmaajo Waa is Casilay. WHY?

Recommended Posts

Abwaan   

lol....The famous sentence. "Maslaxada ummadda ayuu ilaalinayaa" Kuwii ka horreeyeyba, kulligood soo sidaas ma dhihin markii ay xilka ka tageen? Shalay markii uu lahaa waa joogayaana wuxuu lahaa shacabka ayaan u danaynayaa....Toloow markee buu been sheegayey labada wakhti?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I believe people's message is beyond the two Sharifs and Farmaajo. They are proclaiming that they've had enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Naxar Nugaaleed;729423 wrote:
^I am at a complete loss as to what you have against farmaajo. now his a lier, if you don't mind what is it?

Bal adba garo, may be is personal thing that most us have no clue what so ever or may be Abwan will write a book "Contemporary Somali Politic for Dummies " then detail what we are missing here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo maha inuu nin xun yahay ee Uganda ayaa ku cadaadisay, self-sufficient hadaan ahaan laheyn maanta dhibkaan nama heysan laheyn,, nasiib darro,, Farmaajo waxaa lagu diidanyahay horumarka, shabaab hadii laga saaro dalka ciidankaan amisom maxey sameyni doonan? Wuxuu waa mashruuc soomali ha ahaadaan ama ajaanib ha ahaado meesha waa lagu qaraabanooya, SOMALIA WAA BEEC ninkii beeso rabo meesha ka qaraabo!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Imisan laha oba TFG wa inay Alshabaab la heshiyaan taas oo kaliya bay kaga bixi karan yuweri Museveni iyo ciidamadisa. Alshabaab waxay haystan ciidan gaadhaya ila iyo 4000 oo xoog u hubeysan intaas ayaa loo bahanyahay ku dar Ciidamada dawlada Kumeel gaadhka isku dar waxad marka haysata Ciidamada Amaanka dalka. Yaad kallo u baahantahay TFG siday maanta tahay is no solution for Somalia , Somalia maha dal xor ah waxa looga yeedhiya Kampala hadaase la diido amarka Kampala way kharajiynayan Ciidamada Kampala ka yimi Masuuliyinta Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo muhiimadu waa ka weyntahay laakiin hadu iscasilayo maaney ku fiicneeyn inu markii hore iscasilo. tankale afarcodleynta waa laga fiican yahay. 1. inuu barlamanka ku shego kuwa aan diyaar u ahayn in doorasho la qabto. 2. inu yiraahdo waa iscasilaya 3. inu yiraahdo barlamakanka ayaan heshiiska marsiin asago shalay eed dusha uga tuuray 4. inu iscasilo asago TICKET KAYGI TRAINKA IYO WAKHTIGAYGI AAN KU ADAY BANANBAXA AYADO ROOB DA'AYO IGA KHASAARIYAYA.LOL

 

Marka Farmaajo Ma wuxu isu adkeeynaayey Dad iyo Dal jecely Mise in Gunadiisa la siiyo ayu ku gorgortamayey ama wasir laga dhigo dawlada soo socota???

 

WAR JIRAABA CAKAARU IMAN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

miyuu is casilay maba ogeen. In uu joga u wacneed laakin haduu is casilay somali siyasadeed ma aha mid wacan I am sure wuu ka nasan.

 

tan kale haduu is casilin oo dhoho waan joogi waad magasaaan..haduu is casilayna waxba laga shegaya lol..is it damn if u do and damn if u dnt!..

 

amaan siiya haduu is casilay hadaba

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

all the talk were bargaining chip, reports said he is paid handsomely, and now will retire in the states. Who is next?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Shacabka somaaliyeed waxaa la gudboonaan lahaa siday u muujiyeen midnimo inay kusii wadaan ilaa wadanku xor noqonayo

iskana tuuraan labada madaxweyne iyo barka iyo golahan afrikaanka u xiran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faah faahin ku saabsan cadaadiskii uu isku casilay Farmaajo

Muqdisho : (Sh. M. Network) Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan sababtii ku kaliftay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo in uu si dheqsi ah uu isku casilo xili dhawaan uu diiday in uu xilkaasi isaga degayo.

 

Iyadoo shalay uu is casilay Ra’iisul wasaarihii xukuumada Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku aadan waxa soo dadajiyay is casilaada Ra’iisul wasaaraha, waxaana warar soo baxay ay sheegayaan in Max’ed C/laahi Farmaajo xiligii uu kusugnaa Magalada Kampala ee xarunta wadanka Uganda ay ku qasbeen in uu xilka iska casilo maadaama labada Shariif ay ku heshiiyeen in xukuumadiisa la badalo, xukuumad cusubna la soo magacaabo.

 

Ra’iisul wasaarihii is casilay ayaa ku dooday in xukuumadiisa ay tahay mid tayo leh oo dibna u soo celisay hanaankii nabada ee Soomaaliya, hase ahaatee taasi waxaa ka cagajiiday wadamada beesha caalamka ee Ra’iisul wasaaraha ku cadaadinayay in uu xilka isaga dego.

 

Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo aan ku qanacsaneyn cadaadiska kaga imaanaya beesha caalamka waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho si uu u dajiyo dad banaanbaxayaal ah oo dibadbaxyo ka dhigayay Muqdisho, waxaana la tilmaamay in dadkii dibadbaxayaasha ahaa ay Ra’iisul wasaaraha ka dalbadeen in uusan xilka iska casilin taasi oo keentay in Ra’iisul wasaarihii hore uu ku adkeysto in uusan xilka isaga dagin, isagoo oo doonayay in uu ka horyimaado hamiga wadamada daneeynaya in uu iscasilo.

 

Wadamo dhowr ah oo ay ka mid tahay Uganda ayaa durbadiiba waxa ay qaateen talaabo ku aadan sidii Ra’iisul wasaaraha ay xilka uga tuuri lahaayeen, waxaana labo maalin ka hor dowladda Uganda ay soo dirtay Magaalada Muqdisho, taliyaha ugu sareeyay ciidamada Uganda kaasi oo warqad ku aadan in Ra’iisul wasaaraha uu iscasilo u gudbiyay Max’ed Cabdullaahi Max’ed, waxaana Farmaajo iyo sarkaalkaasi dhex maray muran iyo dood mudo socotay oo ku aadan is casilaada taasi oo dhalisay in ra’iisul wasaaraha sargaalkaasi uu u qabto in uu isku casilo mudo 72 saacadood ah.

 

Xasan C/laahi Max’ed oo la dhashay Ra’iisul wasaarihii is casilay ee Max’ed C/laahi Max’ed ayaa Shabelle u sheegay in isagu uu goobjoog u ahaa talaabooyinka cadaadiska lagu saarayay Ra’iisul wasaarihii xukuumada, waxaana uu intaasi ku daray in tani ay noqon doonto mid taariiqi ah oo umada Soomaaliyeed marnaba aysan hilmaami doonin.

 

Markii shalay uu ku dhawaaqay Max’ed C/laahi Farmaajo in uu xilka iska casilay ayaa taasi waxa ay farxad galisay wadamadii daneynaya is casilaadiisa, waxaana durbadiiba soo dhaweeyay dowladda Ethiopia, iyadoo war ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee Addis abab lagu sheegay in Ethiopia ay si toos ah u taageersantahayay heshiiskii Kampala islamarkaana ay garab taagantahay dowladda KMG.

 

Intii uu xilka hayay Ra’iisul wasaarihii shalay is casilay ee Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa waxaa yaraaday musuq maasuqii ka jiray hay’adaha dowladda, iyadoo mudo sanado ah kadib ay mushaarkooda si toos ah u heleen ciidamada dowladda KMG waxaana taasi ay dhalisay in ciidanka dowladda KMG ay la wareegaan fariisimo farabadan oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab, waxaana aan la ogeyn mudada halka sano ah ee dowladda loogu kordhiyay sida uu xaalku noqon doono.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Abwaan;729415 wrote:
lol....The famous sentence. "Maslaxada ummadda ayuu ilaalinayaa" Kuwii ka horreeyeyba, kulligood soo sidaas ma dhihin markii ay xilka ka tageen? Shalay markii uu lahaa waa joogayaana wuxuu lahaa shacabka ayaan u danaynayaa....Toloow markee buu been sheegayey labada wakhti?

Ceeb caleek warya. Siyaasi been ma sheego; xawaashkuu badsadaa uun. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this