Sign in to follow this  
Jacaylbaro

WIDHWIDH: The RECONCILIATION CONFERECE

Recommended Posts

A_Khadar   

^^ Adeer sidii JB baad u hadlaysaa... I said the place is already peace so make me understand who is this peace for? and between who? snm vs ssc? triangle community vs D-block? tell us who?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

A_Khadar;729817 wrote:
^ Hope then your teammate will enlighten and answer my questions above.

 

Let me educate you a bit about this, and let your ears hear something different than your Imaam's madness. There are two groups here sweating this conference to happen. One being Landers and other being Kayse's group, and both are wishing two totally different end results.

 

1. Landers need to isolate Buhodle and use Widhwidh community to help capture Buhodle since Kalshale failed. This can't be called a peace but new occupation so if you believe in a peace, this aint one.

2. Kayse's is there for $$$ and he sells this in any way possible to make money. And he is doing well recruiting more participants (though those he recruited so far seem to make not much difference)

 

 

Having said that, I am seeing landers being very sut*pid and dump here for playing peace game when in fact they see before their faces that this card is already busted. Buhodle elders and those participated the bloody fight over Kalshale loudly denounced and even threatened to attack them. So we can NOT call this a peace conference rather it's igniting another and fresh war.

It's politics, saaxib. Keyse wants dollars you say. Fine. Does Keyse have contact with those in the SSC (if not the leadership how about some of the people)? Is it possible for him to persuade others to abandon ship? You admit that he got some with him already. What if he can get others! What if these others have their own conditions along with a demand for dollars! What if some in the SSC leadership themselves want to see what's on offer? Surely you can't dismiss a peace conference and claim it is a plan for more war when (it seems to me) all it is is a simple meeting between two sides.

 

I indeed want peace saaxib. You show me where innocents are being killed and oppressed by SL and I promise to condemn Siilaanyo and all that follow him. But if yours is simply a preception of oppression dee what better than a peace conference to get rid of all your doubts?

 

p.s.

Which is the Titanic in this context? This meeting or SL? You know the Titanic had some survivors, don't you? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;729857 wrote:
Garaad baruud is not even a real garaad who crowned him the Buhoodle community never crowned him he is an imposter.

Instead of addressing the matter now all you can do is if Garad Baaruud real or not.. I knew that successionists always lack substances. His point is where SSC stands and for sure that hit you hard!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Surely you can't dismiss a peace conference and claim it is a plan for more war when (it seems to me) all it is is a simple meeting between two sides.

 

Abti do tell us who are the two sides and what are they discussing about other than bribe people so your militia can occupy more land.

 

I indeed want peace saaxib. You show me where innocents are being killed and oppressed by SL and I promise to condemn Siilaanyo and all that follow him. But if yours is simply a preception of oppression dee what better than a peace conference to get rid of all your doubts?

 

Abti wixii Kalshaale, Maygaagle, Hagoogane, Balihadhac iyo Lasanod kadhacay ee your militia u gaysatay dadka deegaamadaa degan aadba dafirsantahay wax laga wada hadlaaba meesha mayaalaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ AK, saaxib, if I wanted you to list the names of places I would have asked you exactly that. When I said preception that is what I meant dee. Hadal cad ayaan ku hor dhigay saaxib; show me and I'll condemn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NG,

Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey B/Hadhac

 

News {WIDH-WIDH}22-05-10 Dadka Deegaanka Bali hadhac ayaa xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo duushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi Haween yihiin.

 

Xasuuqan ayaa waxa gaystey Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Caare oo ka soo jeeda beesha ***** ee Sacad Yoonis. Ciidankan oo gurmad ahaan u marayeye meesha ayaa waxay xabado aan loo meel dayin ku fureen Mukhaayad laga shaahayey taso dad badan hor tubnaayeen oo shacab ah.

 

Waxaa judhiiba halkaas ku naf baxay haweeney Ur lahayd iyo nin, ayadoo dhawaacina 3 jidka ku dhinteen ayagoo loo sii wadey Laascaanood. Warku wuxuu intaas ku daraya in baadihaya u dehxeeya Widhwidh Bali haracna ay ka gaxasteen Xoolo fara badan oo u badan Adhi kuwaaso ay qal qasheen.

 

Magaalada Widhwidh ayaa weli waxaa ka soconaya dagaal la isku gabal dhacsaday, ayadoo magalada dhexdeedana ay ku dileen 2 odey oo waayeel ah. Sidoo kale waxay madfac la eegteen guryo ay dad shacab ah ku jireen inkastoo aan cidi ku dhiman gurigaas.

 

Maxaabiistii laga qabsaday ayaa lagu hayaa saldhigyada Ciidamada xaq u dirirka ah ee S/Land, kuwaaso ayagu ah kuwa weerarka cad ku ah deeganada SSC. Sidoo kale Waxay Ciidamada SSC dhegta dhiiga u dareen taliyihii qaybta 17aad kaasoo magacsii lagu sheegay Ahmed Daahir.

 

Waxaa la gubey 5 gaadhi oo nooca tiknikada ah kuwaasoo ay wateen Cadawgu. sidoo kale waxaa laga qabsaday gaadhi sanad u sidey kaaso meel dhiidhiya ka galay.

 

Waxaa soconaya Gurmad aad u fara badan oo ka kala imaanay dhamaan deeganada ay degto Beesha *****, halka Gurmad kale ka soo qul qulayo hawdka fog ee Buuhoodle. kuwaasoo ku soo qul qulaya Jiida hore ilaa hada wax dhaq dhaqaaq ah lagama soo sheegin dhinac Nugaasha waana degan tahay xaalkeedu.

 

Bali-hadhac Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NG Northern Somali Unionist Movement (NSUM)

2010-05-23

Waxa maanta an la soconnaa in Soomaali ku kala firirtay adduunyadda dacaladeeda, in Soomaaliya meelkasta dab ka holcayo oo umaddii lagu kala dhex abuuray cudur qabiil iyo mid farac diineed, in badihii iyo kheyraadkii Soomaaliya cadow is ka guranayo, dadkii soomaaliyeedna meel kasta ku rafaadsan yahay.

 

Haddaanu nahay ururka NSUM Waxaanu aad u cambaaraynayna dawlada Itoobiya iyo Somaalidiika la baxay magaca Somaliland oo xasuuq u geestay dad Somaaliyeed oo ku kala nool Buhoodle, Widhwidh iyo Ballihadhac oo intuba ka tirsan degaanka SSC ee Somalia.

 

Umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxa aan ugu baaqaynaa haddaanu nahay ururka NSUM in meel looga soo wadajeesto cadowga Soomaaliya oo ah Itoobiya iyo maamul kooxeedyada Hargeysa, Garoowe iyo Xamar. Cadowyadan oo u adeega shisheeye iyo Itoobiya waxa ay ummada Soomaaliya ku rideen god dheer oo Soomaaliya illaa hadda ka soo waaqsan la’dahay.

  • 21 Maajo 2010 ciidamo Itoobiyaan ah ayaa si naxariis daro leh u xasuuqay dad shicib soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee gobollada SSC.
Waxaa wax laga naxo ah in maanta dad waxmagarato ah wadankii Soomaaliya hoos geeyeen Itoobiya, danta keliya ee ka leeyihiina tahay hunguri & xukun jaceyl. Dawladda kumeelgaar ah illaa hadda kama hadal mashaqadan ay ku nafwaayeen dadkan faraha badan ee sida xaq darrada ah loogu laayey dhulkoodii hooyo.

Waxaa kale oo nasiib darro ah in maamulka Puntland ay sheegteen saaxiibtinimo ka dhaxeysa Itoobiya, iyada Itoobiya xasuuqday dad soomaaliyeed dhulkoodii loogu yimid.

  • 22 maajo 2010 maleeshiyada ka amarqaata Riyaale ayaa si naxariis daro ah oo bini’aadanimadda iyo muslinimada ka baxsan dad shicib ah oo carruur iyo dumar uur leh ku jiraan ku xasuuqay Widhwidh & Balihadhac oo ka tirsan gobollada SSC.
Waxaa wax laga naxo ah in qof Soomaalinimo sheeganaya oo islaam ah uu damiirkiisu siiyo inuu xasuuqo dumar iyo carruur oo beebe marsiiyo, iyagoo kuu raadsanya wax la yiraahdo ictiraaf oo ku g´an hal qabiil.

 

Waxaa nasiib darro ah in umadda Soomaaliyeed ay arki waayeen dhibta maleeyshiyada Riyaale iyo hogaamiyo kooxeedyada kale ku hayaan umadda soomaaliyeed. Waxa aan shaki ku jirin in godka dheer oo lagu ridey Soomaaliya ay ka danbeeyaan hogaamiye kooxeedyo waxmagarato ah oo aan u naxayn umadda Soomaaliyeed.

 

Umadda Soomaaliyeed waxa keliya ee maanta la gudboon waa in laga shaqeeyo midnimo iyo sidii Soomaaliya loogu soo dabaali lahaa masraxa adduunka.

 

Ugu danbeyntii waxa aan tacsi u diraynaa hadaanu nahay ururka NSUM ehelladii ay ka geeriyoodeen dadkan Soomaaliyeed ee sida xaqdarada ah loogu laayey dhulkoodii hooyo. ILLAAH samir iyo iimaan dhamaanteen ha inaga siiyo, iyagana EEBE janaddii fardowsa ha ka waraabiyo.

 

Gudiga Fulinta

NSUM

Web: www.n-sum.org

Email:admin@n-sum.org

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
gooni   

Godkii kalshaale hadii la aasay maxay tahay nabadaan faraha badan oon loo kala hadhin gogasha widh widh iyo tan kalabaydh tan tuko raq? xagee buraashadu ka daloshaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Qareenada madaxa banaan ee Puntland oo sheegay in ay fureen dacwad la xiriirta xasuuqii Kalshaale

 

February 23, 2011 // Announcement, Warar Somaali

Axmed-taaran.jpgQareenada madaxa banaan ee Puntland ayaa waxa ay maanta shir jaraa’id oo ayku qabteen xafiiskooda magaalada Bosaso waxa ay ku dhawaaqeen in ay si rasmi ah u fureen kiis dembiyeedka la xiriira xasuuuqii Kalshaale

Dr. Axmed Yusuf Taaran oo u hadlay qareenadan ayaa waxa uu sheegay in qareenada madaxa banaan ee Puntland ay fureen gal dacwadeed la xiriira xasuuqii ka dhacay degaanada Kalshaale ,Hagoogane iyo Meygaag

Waxa uu Axmed Taaran sheegay in waxa ka dhacay Kalshaale ay yihiin denbiyo aad u culus ayna lidi ku yihiin xaquuqda aadanaha ,waxana uu intaa ku daray in dad maata ah,birimagaydo iyo xoolo dhaqato lagu laayay degaanadaas ,isaga oo tilmaamay in sharciga lala tiigsan doono kuwii amray iyo kuwii geystaba

Wehel ka dhigo hoyga wararka Somalida iyo dunida kale ee Puntlandnews24.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this